Asalaamu calaykum sheekh Waxaan ku riyooday anigoo bada korkeeda da wiifoow Saran aan marba dhinac isku wiifinaayo waana faraxsanahay dadki xeebta joogeen ay yaaban yihiin waxaan ahay hooyo waana la i qabaa InshaaAllah iiga soo jawaab khair allah ku siiyo
Shiiq riimi alle haku barakeeyo waxaa ii fasirtaa riyadan waxaan ahay xaas waxaan ku riyoody nin raba in oo wax ila sameeyo kalmo cml ana aan aqoon ulaheen nin kaas waana ka cararay shii qoy ii soo fasir waan ku baryaa
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Asc sheekh qer alaha kusiyo waxan kuriyoday ano ninkayga oo mudo 2 sano iga maqan iyimid on kadalbaday galmo asago igalmonayo dad na arken Ana Wan cararay dadki wey iga daba imaden nimad wey icayen Ana waxan ogu jawabay Ani ma sineysan ee wa ninkeygi asna meshi bu igaga haray an kaga dagay😢
Asc shehk .alah kubarakeyo waxn rawa inan Riyoyin kula wadgo tan 1 waxn kuriyoday.abe o matano ah.o mid dhimanaya tan 2 waxn kuriyoday mas madow waxana iga dilayo abe mcn tan 3 waxn kuriyoday nagta lilaqabo wan isqilaf sananhy anago kabo cusub nahoryalo o hashiineno tan 4 afard waxn kuriyoday ninkega o nag kale gari lasaran o cano afka ugu qawanyo plz shehk iso jwb allle dartiisa
Asc sheekh waxaan ku riyoodey imaheyga dhamaan oo aan leeyahy MashaAllah dad badana guriga joogaan cuntana aan diyaariney dadka aan siineeno aabahey dhintana qolka ku jiro uu sakaataat yahy hooyane la joogto hooyo wey nooshahy.
Sheikh waxaan ahay gabar xalay waxaa ku riyooday ayadoo qof i dhahaayo beri dambo qiyaamaha aa dhici doono ee beri soon ducadaan aqriso ducada waa hilmaamay qof ka neh ma arkin codka lee maqlaayey
asc sheeq riimi waxaan ku riyooday anigoo siddo ama wato meyd culeys badan aan keenay qabuuraha qabuurahana waxaan ku arkay oday la'aasayo waan u duceeyay ka dib meydkii aan waday waxaa ka soo baxay wiil qurux badan 2 ilaa 3 jir waa naxay ka dib waxaan dhahay anigaa korsanaayo waan qaadanayaa Mahadsanid
Asc sh waxan ahay gabar laga dhintay oo aseey wado waxaan ku riyooday anoo joogo meel biyo ku jiraan waana sida war oo kale meesha biyaha ku jiraan biyaha nadiif qurux badan waaye kalarka biyaha waa sida biyaha badda oo kale markaan biyaha galo oo ku dabaasho waxee u shaqeenaayaan sida biyaha badda oo kale waa farxaayaa markaa kasoo boxo way istaagaayaan
Asc shikh rimi waxan ku riyodaa labo riyo igu soo la labato kurka i dilacayo wax iga soo baxayan iyo ani uu mantagayo marki aan tusana run aya u mataga ama malinta dhan wan la labonaya gabar aya ahay in muda ah xanunsaneyd hadana wan ficanahay alxamdulah ducoyinka iyo iscilajiska badsasay please isoo jwb qer alaha ku siyo shikh
اللهم محفظ علماءنا ومشاءقنا وذريتهم واموالهم وحياتهم وبعد من كل ما يؤذيهم اللهم أحسن بينهم اللهم ألف بين قلوبهم اللهم إجعلهم من اهل جنه خلد
Jazaka Allah khayran sh riimi, iyo gabadha ilahay ha idin xifdiyo.
Sheiqana midakale waxan kuriyodi anigo masjid jogaa on leyahy sheiqa muxadara bixinaya an isleyahy sual maweydisaaa sheiqaaa
Jasaa kala khayr allhu musali cala maxamed
Fggf
Asalaamu calaykum sheekh
Waxaan ku riyooday anigoo bada korkeeda da wiifoow Saran aan marba dhinac isku wiifinaayo waana faraxsanahay dadki xeebta joogeen ay yaaban yihiin waxaan ahay hooyo waana la i qabaa InshaaAllah iiga soo jawaab khair allah ku siiyo
Shiikh riyada mahalkana lagusodirayaa fadlan isheeg 🙏
Asc Shiq khayr Allah kusiyo waxa kuriuooday. Gabar an anan dhalin ulaygu nabaaayo adaa dhalay gabadhaan markaa yareed 11 maraanirtay waana katagtay hada waagabar Wayn Ana waxa dhahayaa madhalin gabartaa Mana dhalikaro hoyo ahal Wil haysato o an laqabin baan ahay carmal Ana ahy shiq raali ahow jizaa akal laah khayr ❤
Aniga shiikha waan ku xiranahay riyooyinka aan waydiiyana waligay iigama soo jawaabo
Maan fahmin
Aniga xita imso jawbo
Sheikh riiyada meel ku xanuunesay hadii aad iska toobdey waa maxay jkz
Maasha allaah shiikh riimi❤❤❤❤
Asc Sheekh waxan arkay Marar Baden aniga oo qaawan oo dumashi yaashey dhex imanaya
بارك الله فيك يا شيخ الله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله
سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم
Shiiq riimi alle haku barakeeyo waxaa ii fasirtaa riyadan waxaan ahay xaas waxaan ku riyoody nin raba in oo wax ila sameeyo kalmo cml ana aan aqoon ulaheen nin kaas waana ka cararay shii qoy ii soo fasir waan ku baryaa
Masha Allah
Asc sheekh waxan ku riyoodey aniga iyo gabadh kale oo aan garnayn oo sujuud leh isoo fasir jasaka laah
Sheikh waxaa kuriyode cunug yar aa dhaley oo xaar badan xaaraayo ifasir sheikh jazakallaah
sheikh xagee lagala xarira
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Sheikhow Alle haa ku xifdiyo waxn ku riyooday anigoo wajigey sajuud ka muqto iyo anigoo xijaab cadeys xiranaayo iyo niqaab isku eg gabar ayaan ahay iso jwb
Riyada fasilaysi halke kudu soo dira
Asc sheekh waxan kuriyoday ninka iqaba oo jeceyl isheeganaya o anleyahay maxad hore igu sheegi wayday 2 haben 1heeben isago wax kasta oo u kaqashafijiray dartey usameynaya
Asc sh wxn ku ryd anigo geed timir ah beeraayo oo siinaayo labo dumar ah oo geriyoodey. Plz Iso fasir
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh
Asc sheekh qer alaha kusiyo waxan kuriyoday ano ninkayga oo mudo 2 sano iga maqan iyimid on kadalbaday galmo asago igalmonayo dad na arken Ana Wan cararay dadki wey iga daba imaden nimad wey icayen Ana waxan ogu jawabay Ani ma sineysan ee wa ninkeygi asna meshi bu igaga haray an kaga dagay😢
Asc shehk .alah kubarakeyo waxn rawa inan Riyoyin kula wadgo tan 1 waxn kuriyoday.abe o matano ah.o mid dhimanaya tan 2 waxn kuriyoday mas madow waxana iga dilayo abe mcn tan 3 waxn kuriyoday nagta lilaqabo wan isqilaf sananhy anago kabo cusub nahoryalo o hashiineno tan 4 afard waxn kuriyoday ninkega o nag kale gari lasaran o cano afka ugu qawanyo plz shehk iso jwb allle dartiisa
Asc sheekh alaah hakubarakeeyo waaxan kuriyooday anoo duulaya oo hawadamaraya gacmahayga iyo lugahaygaan kuduulayay
Aniga ku riyooda waxa jira xanuun ruuxi ah il, sixir ama jin. Sidaas bu marhore i sheegay qof ilaahay ba og waxay tahay.
Asc sheekh waxaan ku riyoodey imaheyga dhamaan oo aan leeyahy MashaAllah dad badana guriga joogaan cuntana aan diyaariney dadka aan siineeno aabahey dhintana qolka ku jiro uu sakaataat yahy hooyane la joogto hooyo wey nooshahy.
Shiiq waxan ahay will 18 jir waxan ku riyooday gawar laqawo anigo lagal moonayo waan aqana gawadha aniga wali maguursan iso fasir shiiq
Sheikh waxaan ahay gabar xalay waxaa ku riyooday ayadoo qof i dhahaayo beri dambo qiyaamaha aa dhici doono ee beri soon ducadaan aqriso ducada waa hilmaamay qof ka neh ma arkin codka lee maqlaayey
Asc sheikh eeda adeer qabo mar walba riyo kutimada naceebna waa jira waxe ledahay ma iisosocetin anagane waxa dhahena maya
Asc sh rimi, waxaan ku riyooday nin oday ah oo aan aqaano, aniga oo sadaqo sinaayo, aad ayu u farxay. Maxay noqoneysaa riyadaasi, JazakaAllahu kheyr
shek wahaan kuriyoo day
anoohero
ciidankasoo
bahaayaoo
rasaaslaigufuray
anigaiyodadkale
shekajariyo
Xasanaadalahakaasiiyo
Waxaanahaygabadh
Xaaslehmagacaygunawaadeeqa
Asc sheiqana aniga waxan ahay will wali gursanin eee waxan kuriyodi anigo gabar walashy ciyal aydashi duksi bara o hadana anleyahy book waxa jira maktabada yel ladaha forward soqada ukusacida .
asc sheeq riimi waxaan ku riyooday anigoo siddo ama wato meyd culeys badan aan keenay qabuuraha qabuurahana waxaan ku arkay oday la'aasayo waan u duceeyay ka dib meydkii aan waday waxaa ka soo baxay wiil qurux badan 2 ilaa 3 jir waa naxay ka dib waxaan dhahay anigaa korsanaayo waan qaadanayaa
Mahadsanid
asc ilaahay haku xifdiyo adun iyo aakhiro iifasir waxan kuriyoday gabadha aano saxibo nahay baan utagay waxan arkay iyado afka oodhan dhiig kuleh wan baqay wan kaso cararay bay ibacsatay ilaahay waiga badbadiyay shaikh maxay noqon karta
Asc sh waxan ahay gabar laga dhintay oo aseey wado waxaan ku riyooday anoo joogo meel biyo ku jiraan waana sida war oo kale meesha biyaha ku jiraan biyaha nadiif qurux badan waaye kalarka biyaha waa sida biyaha badda oo kale markaan biyaha galo oo ku dabaasho waxee u shaqeenaayaan sida biyaha badda oo kale waa farxaayaa markaa kasoo boxo way istaagaayaan
Asc sheekh waxan ku riydaye anigo ninkeyga naga ila guuure sanayo maxa waye fasirka riydasa labo mare aya ku riyodeye iso jwb qeeyer allha ku siiye
Asc shikh rimi waxan ku riyodaa labo riyo igu soo la labato kurka i dilacayo wax iga soo baxayan iyo ani uu mantagayo marki aan tusana run aya u mataga ama malinta dhan wan la labonaya gabar aya ahay in muda ah xanunsaneyd hadana wan ficanahay alxamdulah ducoyinka iyo iscilajiska badsasay please isoo jwb qer alaha ku siyo shikh
asc
asc sheekh
😊
Asc sheekh riimi
Sheekh fadlan jinni caashiq xagen ka eega fadlan link ma i siin kartaa