WAXAAN GO,AAN KU GAARAY INAAN NINKAYGA ISKA FURO WAAYOO WUU I 😭😭😭😭🙈😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 187

  • @ayaanqueen4676
    @ayaanqueen4676 2 ปีที่แล้ว +45

    Masha Allah abyo walhi waxaad itahay sxb tahyda aanan aqoon gaara ulahayn balse mushkilaad badan o ihaystay aan uga gudbay ama qisoyinkaga ha ahaato ama latalinta gabdhaheena somaliyeed u so gudbiso ha ahaatee walhi dhirigalin aan ka qaataa abyo waxad kugu abaalgudo ma aqaane Allah jasadkaaga naar haka ilaaliyo adi iyo ehelkagaba love u walasheey mcney❤❤❤❤😘👸

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +11

      Hadalkiinaas ayaaa Ana dhiira gakin ii ah

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 2 ปีที่แล้ว +6

      Aamiin yaarab
      ayaan waa nasab waa daadax mansha allah aniga xitaa wexey iitahay gabadhaan dhalikari waayey,wiilal baa iijooga ayadaase gabadhayda ah laakiin ayada ma is ogo inaan gooni u ilaashto waan uduceeyaa gabadhayda iyo qoyskeeda

    • @naimohussein1596
      @naimohussein1596 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa Rabi

    • @hibaqabdulahi9028
      @hibaqabdulahi9028 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc xbbti ayan wan ku raba wanan kala so hadlay face book lakin ma aqan ima suragali ianad argto ee iso jawab xlkan si an ku siyo anuu fcbok gayga

    • @sweetamla2058
      @sweetamla2058 2 ปีที่แล้ว

      Anigaba walahi anigoo xaalad kusugan ayan bartay Allah kasokow nafteyda ibadbaadisay

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 2 ปีที่แล้ว +2

    Wale ayaney adi iyo farxiya tawakal taladina waku liibanay alx jizakallaah qeyr

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 ปีที่แล้ว +13

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🕋

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf2948 2 ปีที่แล้ว +7

    Asc aniguna waxan kuu dari laha abayo istiqfarta iyo saliga nabiga lazim walahi ilahay SWT uu kuu gargari, hana ilabim athkartu waa muhim jidan, lakin salat la’an wax shaqaynayo malahan mcto. Allah haa kuu garab galo abayo lakin xaga dinta uu carar.

  • @ahlaamey3392
    @ahlaamey3392 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayaaneey saa kuu jeclhy anoo jaamacada joogo xitaaa ku daawada ♥️🥺

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว

      Alaha kubjeclaado xayaati😘❤️❤️😘

  • @naimohussein1596
    @naimohussein1596 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayaaney Masha Allah taloyinkaga wan qaadaney abyo illahey Qalbiga ha u dajiyo lnsha allah

  • @najmaadam9771
    @najmaadam9771 2 ปีที่แล้ว +2

    Abayo ayaan taladaada ayaan kugu raacay taladaada mid ka wanaagsan majirto abayo ilahay haku xafido

  • @maxamuudcabdi6690
    @maxamuudcabdi6690 2 ปีที่แล้ว +10

    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @faaisodaahir3195
    @faaisodaahir3195 2 ปีที่แล้ว +6

    Shukran hbbti ani gabr ayan nin naag qabo ayaan shukan sadaa marka hadiiba sidaan oo dhan aan ogahy ineey gbr wlsheey ah u streesesyso maba la hadleen hadan i.a warkiisa waa soo af jara😥

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 2 ปีที่แล้ว +3

      Masha allah abyo waxatahy wax garad mid ad nolasha isla bilabatan ayad heleysa gabdhaha nimanka rerka leh jecel iskuma kalsono o waxey dhahan hadan jaf jafto mid kala iga qadaneyso marka waxas wa qalad

    • @faaisodaahir3195
      @faaisodaahir3195 2 ปีที่แล้ว +2

      Thank you abaaayo mcn nlolo qurx bdn ilaah ka baryay naa

  • @ayanomer9456
    @ayanomer9456 2 ปีที่แล้ว +3

    Anigu laba wiilba haysta marka shaqada kumaqanahay gurigaygo isdhaxyala marka arko xanaaq walahi ma oydba iqabata wa ayo waxa lagayaba marka sii baxayay in aan hagajiyay hadana isago isdhaxyala marka u imado waa xanaqa lkn odaygayga ifahma hada malintu iga horeyo guriga oo udkonka kabaxaya aad yabaysid ayaa ugu taga markasa anoo dalan iska qosla

  • @ladan8644
    @ladan8644 2 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah waa sax abaayo aamusnaanta waa lagu faaaaaaaiiday♥️♥️shukran ayaan quruxeey abaayo🥰🌹👑👑Alhamdulillah Ilaahey ha idin barakeeyo adiga iyo dhamaan walalaha fikradaha iyo talada fiican nagu biiriya ♥️♥️

  • @najmaxuseen2017
    @najmaxuseen2017 2 ปีที่แล้ว +3

    Naa ayaaney walaashey waxeykutiri anago gurigena wasaq yahay kudawanoyna

  • @hanicabdulahicilmi8609
    @hanicabdulahicilmi8609 2 ปีที่แล้ว

    Amiin yaarab intii kur beeysan kurbada allaha ka feeydo agana farxafeena allha nosiyaadsho insha allaah amiin yaarabi caalamiin🤲

  • @maxamuudcabdi6690
    @maxamuudcabdi6690 2 ปีที่แล้ว +8

    اللهم ارحمهم واغفر لهم على أمهاتنا في الدنيا والآخرة يارب العالمين

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc sister ninkaan ka danayso mid ka qeyr badan sister allaah ha ku siiyo amiin amiin

  • @naimohussein1596
    @naimohussein1596 2 ปีที่แล้ว +2

    abyo waxan le yahay nin ku yiri guur dayaar uma ihi adigane aamusnaata ugu dadaal lnsha allah

  • @muniiradhalgobed8945
    @muniiradhalgobed8945 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan gobdoon ani waxad ithy wlshy iga wen boski gabadh wllshy ah ayaad ii taagn thy wayo ani gabadh ilama dhalan wiilal bes ila dhashy God bless you sister 😘 la taliyahyga qaaska ah iithy ilaahy jismigaaga naarta haka xoreeyo adih iyo family alleh haydin barakeyo

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga seygaaga iyo caruurta iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan qurux adaaba talo siiyay qli😥 shukran😘😘😘

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah talo aad uquruxbadan ayee kusisay gabdhohodhan waee anface
    Ilmahaga madaxoda usabar

  • @suhaylabakar1165
    @suhaylabakar1165 2 ปีที่แล้ว +12

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ❤💯❤

    • @sowdaaadan
      @sowdaaadan 2 ปีที่แล้ว

      صلى الله عليه وسلم

    • @caishamohamed2471
      @caishamohamed2471 2 ปีที่แล้ว

      صلي الله عليه وسلم

  • @layaansamiix6592
    @layaansamiix6592 2 ปีที่แล้ว +2

    Mid ku dul baro. Oo. Ha u joojin guurso.

  • @bintuzeynab3998
    @bintuzeynab3998 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan qalbiwanaag dhiirigalisadeena waa sax taladaada waana kugu raacsanahay gabadha walaasheena waxaan leeyahay shibta ugu dadaal illahayna weydiiso sawjsaalixa illahay hakuu sahlo qaali

  • @saciidoyuusuf1518
    @saciidoyuusuf1518 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc ayaan waan ku salamay ugu jireen caqliga iyo ilmaha iyo xaajiga alla kuu barakeeyo ayaan gabdhaha aduun war uma hayaa waxaan dhihi lahaa ayaaba dhahay allaha ku narakeeyo

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc hppti ayaana ayantan mashqul awgi comment xta janis uma helo

    • @uali7359
      @uali7359 2 ปีที่แล้ว +1

      Ayaan hadaan boqolkakaleh kaligay kugadhsinkarayoh halmar Ayaan Gaga farxinlahaa Ayaan qurux aqliga alahakubarakeyo

  • @fadxiyamaxamedcabdilaahi4079
    @fadxiyamaxamedcabdilaahi4079 2 ปีที่แล้ว +2

    1gabadha wallo intad singaltahy nin wakhti hasiinba 2ragcotuko istikhaaryso oodhe haduu khyr iileyahy ilaahow sodadaji guurkeena hadii kale hore iidhafi yaarabi wakhti haigaga lumin kana aamuus waa hlka ayaane
    Wax dhama hadaad heshana raac hawjoojine
    2 gabadha wallo nin horta lamatuso inaad kuwaalanthy uusiikibraaba
    Teeda kale walhi adaa kaqaalisan tuu lasheekysanayo wayo aduu boqorada dhan eeguri ujogta eeawlada hysatabad thy mnshallh midbanaanka joogta waa maaweelo wuxuu iskudhafinaya wakhtiga
    Maraas 1 aduu bar inaad qali thy oo allha ku karameyy qurxdaada shaqdaada awladaada aamus naan
    Hadad wakhti heshana sijayada dhigo tasbiixso waa shydan waxn inagubayaaye adaa guuulysan

  • @hamdaabdirahman5900
    @hamdaabdirahman5900 2 ปีที่แล้ว

    Fariid kula mid Ayaan ahay xita hdi an xanusanayo waan so qabta wixi Hawley iyala qaliyeey alle Haku dhawro

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 2 ปีที่แล้ว +7

    Asc ayaneey abayo mcn wllhi aniga waxan kadhgta marwalbo walashay igawen sababtoah aniga malihi walal iga wen oo aniga ayaa curadah walalahayga iga yaryarna mata ma ahan kuwa aan fikrad kahelayo ama talo aan wax kawaydisanayo aad ayey uyar yaryihin 😢😭😭Hoyaday mcn ayadana allaha unaxaristo oo waynaga dhimatay 8sano ayey xabalantahy.
    Marka sidas darted abayo wllhi waxyabo aad ubadan ayan kafaiday oona kabarty Ohalkan anan kusokobi karin wllhi abayo indhahaa ifurmay wax walbo ayan adiga kabartay oo wanagah walalahay xitaa waykubarten sidan marwalbo kudhagaysan jiray aniga sxbna malihi mana ihi gabdhaha bananada ubaxo osaxibadoda waqti lasoqata janisna umahayo melo war wareg oo walalahayga ayan cida ujoga odabka ushida nadafadodana ogada boski hoyo ayan ogujira war farabadan kadib AYANEY wllhi adigaa wax walba iah Seb+lataliso +dhirigaliso +walal igawey intaba adigan kadhigtaa xabibti allaha kudhowro akharo iyo adunbo hortada kher allaha dhigo

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +2

      Sdoo kle xbbt alaha kudhowro garabkaagana alaha galo hooyana alaha unaxariisto

    • @xareeydocali701
      @xareeydocali701 2 ปีที่แล้ว

      Faiza wlhi aad uyabanahy waxan isku heystay gawadhii kaliyged ayado yar masuliyada qaaday blse gawar ila mida ayan maanta helay wana adiyga abaayo kula mida ayan ahy aniygaba hooyadey 7 sano duugan thy wll iga ween maanta sida ayaan ii ilbixisay maheysto oo ayaan okaliya aya wll iga ween kadhigtay ilaahay jirkeda cadaab matuso aniygaba hooyo 6 caruur iga tagtay masuuliyadii oo idil aniy ley saray wax barasho intee hooyo noleed inta bartay unba heystaa moye wax kle maradin oo maba raadin karo sabbti qaar dugsi u dir qaar iskuul u dir inta kle ayeeyo aabo dhashay xanaaneya io hooliy hii alx marwalba qol mugdiya in aan galo ayan ooyi jiray oo waxan dhihi jiray dadka noloshooda wey socotaa taada maxaa ku dhacay oo masidana ahayd riyada lahayd lkn ayaan malinta bartay ayan kabaxay cidladii io isla hadalkii badnaa alx asxaap malihi wayo ma awoodo in aan asxaap yeesho lkn gawar aniygo kle in aay jirto ma ogeen abayo guul ku rajeeyna duco dhemana heysana ee ilaali sida aniygaba u ilaaliyo dunida wey dhaman rabtaa aan hadhow ku meel marnee qeer ku dhafay🤲🥰🌹 walashey

    • @raxmaaadan431
      @raxmaaadan431 2 ปีที่แล้ว

      Faisa Allah haku la garbgalo walalaha hoyada n'a allaha unaxariso warun ayaan wehel ayeey notahay

  • @naimakhalif9683
    @naimakhalif9683 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah indho weyney salan sare 🖐️

  • @zafa.apdirizak.
    @zafa.apdirizak. 2 ปีที่แล้ว

    Qof Caqli illahy siiiyey wllo wan qadaney waaanadaaada🥰🥰🥰🥰🥰

  • @FathiaFathia-un5xo
    @FathiaFathia-un5xo 10 หลายเดือนก่อน

    Abayo waxathayi gabdh buqorae👸saldatuko isqurxi saligabadi ikukalsonow hayiscabdhinin naftadfarxdsi inshallh wagulesani😊😊😊❤

  • @hamdagesey-sf5iz
    @hamdagesey-sf5iz ปีที่แล้ว

    Mhdsnd wlshy ayaan tala aanka helin wlshy beri kamalin markan rer dhaqanyo aanka helin afka benta waka xarane Mhdsnd ❤

  • @farhiasiad4562
    @farhiasiad4562 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abaayo allah ku barakeeyo jazzaka allah kheyr wax badan aan kaa faaiidnay 🙏 💖 ❤

  • @umuiqlaascabdulahi5836
    @umuiqlaascabdulahi5836 2 ปีที่แล้ว

    Masha alh abyo ayan cdey wlhi taloficn ayad sisay abyo walhi wan kularac sanahy walhi abyo ayan hormar wacan qali abyo tali ficn ayad sisay walhi abyo ilahay haku zaaideyo caq ligaaga ilahayw amin abyo 🤲🤲💋❤🧡💛💚💙

  • @umuiqlaascabdulahi5836
    @umuiqlaascabdulahi5836 2 ปีที่แล้ว

    Ayan cdey abyo ilahy hakaa farxiyo adun iyo aqiri runti waxbadan ayan kaa Faaiday abyo ilahay qer badan haku siyo wan ♥ kujeclhy qali walhi waxa tahay qofka idhiirigeliya runti qali adi iyo familkada ilahay haku xifdiyo qali mar waliba waxan ahy garab kada qali ❤🧡💛💚💙

  • @umucafifa
    @umucafifa 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaney wa duhur ayay no tahy hrgysan jogna

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว

    Walaashay macaan wixii kheyr ah allaha kugu toosiyo illaahna talo saaro tan kale 🥬🥬🥬🥬🥬🥬 korgaaga ka ilaasho hadduu ku jecel yahay waxuu ku dayaa inuu ku taabtaabto ee macaan badaney juuqda ku day hana is jilcin ee afkaa juuqda gamay halagaa arko

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ayaney talo wanagsan waad siisey gabdhaha illaah mida rerka leh rerkeda ha u xajiyo

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +1

    Lacagta aad biilka ka dhigeyso meel dhigo saad beri ilmahaaga ku ilaashatid beri hadduu meel codlaa kaaga tago adoo waxba haysan xanuun ka badan ma jiro oo ilmahaaga kuu biili maayo beri

  • @asturanmohammedxusein6389
    @asturanmohammedxusein6389 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wr wbkt xbbti manata wa so dhaqsateh shukran mcnye sidokle duhr lamidah abyo mcn nolow intee nolal jirto ina adeer qali

  • @hodanahmed2474
    @hodanahmed2474 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney cad baad haysa wlhi

  • @hanicabdulahicilmi8609
    @hanicabdulahicilmi8609 2 ปีที่แล้ว

    Naa ayaaneey xaad horta inaad weeyn thay iskaga dhigtaa waliba 30 jir maadan noqone wllhi kwo waxaa jira 30 ilaa 40 jira misana gabdhaan nahay dha haaya allhahuma maa najeeynaye 😅😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅😂😅😅😅🤣🤣🤣🤣🤣😂😅😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @abdullahiyusuf9719
    @abdullahiyusuf9719 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan waxan karaba ibar Gabar Wll mcn

  • @poqolsoondabka882
    @poqolsoondabka882 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin alle haku anfaco taladada sifcn ayad ola talisay mahadsanid wll

  • @munohassan5207
    @munohassan5207 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkk ayaan fani waye masha allah masha allah tabaraka laah way iso martay taas kaligaa ma ahan abayo

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs m.a ayaanee alahakuxifdiyo halmarlee iisamey lingi waankuuduceyna💯💞💔💞💯💔💞

    • @jumlotv2756
      @jumlotv2756 2 ปีที่แล้ว +1

      Maashaalaah waadmahadsatahay hawar yar ayaan gacan qawataa kaaga aan arko 💔💯💗💯💯💔💯💞harmarlee iisamey💯💞💯💔

  • @zahrocayni1988
    @zahrocayni1988 2 ปีที่แล้ว

    Abayo mcnto ayaney ilahey hakuxafido xbbt

  • @hanicabdulahicilmi8609
    @hanicabdulahicilmi8609 2 ปีที่แล้ว

    Allah subxaana wadacllaa tala☝ saarta wllhey naagtii is qeemeeysna waala qeemeyaa tii isliidna waala,liidaa wllhi marka gabdhow qeeymo iyo qaayo isku yeela nimanku ayagaa idin daba caraidoona ika qora 📝 taas ani wabillaahi towfiiq 😎

  • @shadiawarda1805
    @shadiawarda1805 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ayaan Manta igu Horeysay Videos kaga talooyinkaga Inta wanaag iyo khayre aan ka Faa'iday tiro maleh جزاك الله خير الجزاء حبيبتي.

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 ปีที่แล้ว +1

    Jacyl lahyne meshakadanyso wabukucadeye maxasugee

  • @manaalahmed2163
    @manaalahmed2163 2 ปีที่แล้ว +3

    Dheerigalisho manshaa Allah❤🥰

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว

    Gabadha kale 🥬🥬🥬🥬 macaan badney waxaan ku leeyahay i fur ha dhihin dheg jalaq ha u siin naag walba hala sheekeysto tan kale lacagtaada cesho asaga fursad aad siisay oo lacag aruursi ah oo naag kale 🥬🥬🥬🥬🥬🥬🥬 uu ku guursado berina biilkeeda adiga kaa qaado

  • @aishoali5347
    @aishoali5347 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayan gobdoon marlaga joogo 4sano buu ila guursaday xajiga maserkii wxuu ila galay inaa ujaray kaar farii ah waxbe masu aalo illaa wax guriga laga rabo mahee xaga usocatoo xagaa katimid xagaa adee midne maba dhaho lkn daryeel cunto macan hadal o mcn o yacni jwb ah ani wax maab su aale ayaa kuso dhaweya online hdu yhy lama hadli jirin se thy hduu idhaho fcn abowe alx badhaha canka matago hadalku marku igu so dhaco aniga isku jawabi jiray intana hadlin kadib wxaa dhacay ninkii mudo 4bil marki lajogay inuu iga baryo halmar afka ikala qaad waku barya iqosol wlhi uma qosli jirin bushimaha kala fogey jiray wax yar abayoy afka ikala qaad igu baryy abowe afkan soo maha katiri naya 4ba ibanan heygu mashqulin my aqli maheyn nolashi wakadhacay jiitba iskaso qaada halmar sharafey ila hadal mrka gabdhaha wxa kula talaya iney isqimeyan mrki leyska indha tiro mhd snd

  • @user-bc8yn1fz8d
    @user-bc8yn1fz8d 8 หลายเดือนก่อน

    M.a ayaan wll cod wacan bad leedahy❤

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 2 ปีที่แล้ว +2

    abaayo waqtiga yusan kaalimin wuuba kufasaxay

  • @maxamudyare3947
    @maxamudyare3947 2 ปีที่แล้ว

    M,,,a guulayso

  • @user-ft1if2ov6i
    @user-ft1if2ov6i 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله ♥♥♥♥♥

  • @nafisaxaji3385
    @nafisaxaji3385 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah

  • @amalbashiir6630
    @amalbashiir6630 2 ปีที่แล้ว

    Mashalaah xabiibti ilaah haku xafido waxtahy dhiirgilso ayaa nootahy sababtoo ah wax walbo aduunka ka jiro ayaa nosogudbisy Mashalaah xabiibti aan horay iskaga ilaali jiray Ayaan had iska ilaaliyaa mcnt

  • @caashaaadancali6052
    @caashaaadancali6052 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo alaah kudhowro

  • @dajiya5984
    @dajiya5984 2 ปีที่แล้ว

    Ayan wehliso ilaahey haku xafido badbaadisada nolasheyda tahy ano maseer lawalan rabo wax jirin gurigeyga udumin rabo gabar walshey vediogaga isi share gareese 9bil kahor wlhi
    Hadana waxatahy marwalba qof wehel I ah dawado shaqadeydi xiti waka lubate mhdsanid abyo hor mar wacan

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +1

      Hadalkaas waa ii farxad allaana mahad leh gurigaaga kuu badbaadshay shukran abaayo

    • @dajiya5984
      @dajiya5984 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaangobdoon3254 ❤

  • @nadiifoabdullahi3266
    @nadiifoabdullahi3266 2 ปีที่แล้ว

    M.a.sh.a runtii ayaaney wan ku xiisey in.sh.a cadowga cagta hostede

  • @aaminadhool3780
    @aaminadhool3780 2 ปีที่แล้ว

    QUEEN ♥️♥️

  • @aminoabdi5277
    @aminoabdi5277 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah ilhay kaamaburburiyo wllo taloqabeen wax badan bankaa faaidnay❣❣❣

  • @nasteexocabdulaahi4807
    @nasteexocabdulaahi4807 2 ปีที่แล้ว

    Ayan gobadan wan ku jacalay waan ku xiisay inbadn ayanata qadka waan ka maqanay

  • @maymuunmohamed167
    @maymuunmohamed167 2 ปีที่แล้ว

    Sllaha raxmaankaa ha u xaliyo gurigeeda

  • @fatumakiin1993
    @fatumakiin1993 2 ปีที่แล้ว

    Ayaaney allaha ku dhawro macaanto qisooyinkaaga aad baan ugu xiisaa qadka aad uma isticmaalo waayo wax barasho kala duwan baan ku jiraa lkn anoon qisadaada dhagaysan wajigaaga arag aad baan u caajisaa dhiiri galisadayda baad tahay
    Maanta waxaa isoo jiitay arinta gabdhaha dhalin yarada ah ee waxbarta inaad ka soo hadasho aad baana kaaga sugaynaa midaa abyo qisooyinkaaga aad ugama ra'yi dhiibto waayo waxaan ka baqaa gabdhaha masaakinta ah fikirka u baahan inaanan hadal kayga saamayn waayo anigu maan gaarin darajada xaasnimo qisadii aad ii soo jiidato rayi inaan ka dhiibto aan rabana hooyaan dhagaysiiyaa si ay bal fikirkeeda iigu kabto marka dhiiri galisadeeda hal mar bal anagana na soo jaleec qisooyinkaada badankood wallhi waayo aragnimo baan ka sii qaataa si aan hadhaw reer hadii aan yeesho aan ugu maaraysto mushkiladaha qoysnimo allaha ku sharfo

  • @aishanur9295
    @aishanur9295 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhiiro galisadiina ayaan❤️👏

  • @hamdaahmed6444
    @hamdaahmed6444 2 ปีที่แล้ว +1

    Ana ugu hor dawaday manta

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abaayo macan maalmahaan waan mashquulay ee see tahay adiga iyo Cimraan yare iyo dhamaan family ga

  • @hamdidaahir6503
    @hamdidaahir6503 ปีที่แล้ว

    Hooyadeey.ookele.waaye

  • @asiyaibrahim6504
    @asiyaibrahim6504 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abayo amuska waa dilaa iyo argosi ugusareyo oo dadka an aqonin.

  • @mmukhtar3979
    @mmukhtar3979 ปีที่แล้ว

    Abaayo aniga talo ayaan rabaa eeinteekugusoodiraa teliyer waye

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 aniga maah maahyadan ku heystaa ❤

  • @xaliimoaadam4848
    @xaliimoaadam4848 2 ปีที่แล้ว

    Illahey dartii ayan ku jeclahay abyo♥️♥️

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah talo ad uwanagsan wad sisay 🥰❤️🙏

  • @poqolsoondabka882
    @poqolsoondabka882 2 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @aaminasaalax5087
    @aaminasaalax5087 2 ปีที่แล้ว

    M.a Ayaaney wsc qliyeey

  • @hamdifaarah3664
    @hamdifaarah3664 2 ปีที่แล้ว

    dhiiro galiso apyo ayaan allhah ku dhowro

  • @nagadxussen6692
    @nagadxussen6692 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo mcn🤴🤴💋💋❤

  • @farhiyaabdi7291
    @farhiyaabdi7291 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abayo qisoyinkada wn kahelay

  • @xawohasan7677
    @xawohasan7677 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo ayaney aniga waxan ahy minyaro waxana aad ugumaseers minweynta waxakala mahan waxan ugamaseerayo ninkeyga safaroowaaye marikii ayada lajoogo imasooraadiyo hadii uuimaadana asagoo sariirteyda kujiifo ayuu nagtiisa lasheekeysanaya hadiaan aan dhaho dariitteyda naag hakula sheekeysanin wuxu idhaha maxa kagaley caruurtey aabahooda aad ayan ujeclahay tala ayaan karawa ayaneey

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 2 ปีที่แล้ว +1

      Abyo wa qalad inu sarirtada ugu shekeyo aniga waxan ahay minweyn o 8 ka hor ayu gursaday ma wacdo mana radsado asaga iso waca lkn dinta ma qabto inu gurigaga ugu sheyo blse rerka yu ka dumine ka amus haba daneynin faraha ka qad asa is garan done

  • @nasteexocabdulaahi4807
    @nasteexocabdulaahi4807 2 ปีที่แล้ว

    Dhiir galaso gabadha aya tahay shugran macanto 😘😘

  • @zapiriinaapdullahy9743
    @zapiriinaapdullahy9743 2 ปีที่แล้ว

    Dhiiragelisada gabdhha ayaan cadawgaa unolow xppti🥰

  • @ayaanmaxamed405
    @ayaanmaxamed405 2 ปีที่แล้ว

    Asc sami wan ku slmay Axzaan cod m.a🥰😘

  • @hamdicabdullahi5650
    @hamdicabdullahi5650 2 ปีที่แล้ว

    Wixii talo aniga siin leheen adaa siisey

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 2 ปีที่แล้ว

    waad yartahay ilaah cimriga hakuubarakeeyo

  • @sacdiyomursal3585
    @sacdiyomursal3585 2 ปีที่แล้ว

    M a abaayo alaha kaa ilaaliyo cadawgaaga mahadand

  • @Zuzu-Moha
    @Zuzu-Moha 2 ปีที่แล้ว

    لا تؤخر عمل الیوم الی الغذ✌
    Wlhi aniga xitaa hooyadey majecleen in alaab wasaq laga seexdo aniga iyo adiga inaa wax badan iskeega egnahaa umaleysaa aniga xitaa aabahey waxoo idhihi dhar hadaan dhaqaayo waxoo idhihi jiray quraxda kuu gu dhacaa 🤣🥰

  • @simanmoha6064
    @simanmoha6064 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala ayaanay isku mid baa nahy imisa jeer howl aan qabyo uga tegay schoolka layga reebay🤣🤣

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว

    Asc mashallah abyo Allha kuxfdo

  • @zakiyahusseinabdi368
    @zakiyahusseinabdi368 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @sowdaaadan
    @sowdaaadan 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله 😍🥰🥰😍

  • @umuqaali8031
    @umuqaali8031 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah waxaad siisay fikrad aad u muhiim ah jazaakalaah qeyr waa runtaa nin hadii loo nacamleeyo balaayuu iska dhigaa anigaa sidaas ahaan jiray maseyr igama aheyn keliya qurbaha ayuu degan yahay aniga iyo carruurteydna dalkii ayaan joognaa walaahi markaan wicitaankiii ka joojiyay walaahi isagaa maalintii iyo habeenkii nasoo waco markii bareega shaqada lagasiiyo

    • @memeshmed9279
      @memeshmed9279 2 ปีที่แล้ว

      Asc wll anigeey hada arintaas i heeysata
      Wll ima soo waco anna ma waco ciyaalka aabo noo wac bey habenki i dhahaan
      Fariinta wuu arka oo waa online hadana uma soo jawaabayo ciyaalkiis kamana qabanaayo
      Xaa sameeya wll

    • @هنادي-12
      @هنادي-12 2 ปีที่แล้ว

      @@memeshmed9279 shib ka dheh wicitan ka ka dey qoral ha o qorin marku ku wayo asiga ku so wacayo 2 maalin hadad ka amusto asiga kugu so walanayo

    • @hamdaali6326
      @hamdaali6326 2 ปีที่แล้ว

      @@memeshmed9279 halkeen kalasoo xidhiidha wll

    • @hamdaali6326
      @hamdaali6326 2 ปีที่แล้ว

      @@هنادي-12 xppty xagee kalasoo xidhiidha

    • @هنادي-12
      @هنادي-12 2 ปีที่แล้ว

      @@hamdaali6326 fecebook kada iso qor Ana kugu so darsanayo

  • @hodoahmed7921
    @hodoahmed7921 2 ปีที่แล้ว

    Wcz wlshey ayaan qalbi ✨❤❤

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 2 ปีที่แล้ว +1

    ♥️♥️♥️❤❤ Ayaan mcnto LOVE YOU🌍❤♥️🦋

  • @maryamoyusufwaheliye6924
    @maryamoyusufwaheliye6924 2 ปีที่แล้ว

    Duhur wanagsan intii duhur uthy

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว

    Xawaaji iyo cusbo is mari ee qaali iska dhig waad arki doontaa inuu kaa soo daba ordo kana maseyri

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 2 ปีที่แล้ว

    Haduu ku rabo isigaa jcln laaha guuraka isiga wada mida kale ka dulakeena

  • @nagadxussen6692
    @nagadxussen6692 2 ปีที่แล้ว +1

    Wsc Ayaan 🥰 💯 🥰