ความคิดเห็น •

  • @eng.abdiasisdhamac5195
    @eng.abdiasisdhamac5195 6 ปีที่แล้ว +429

    Inkaarta illaahay haku dhacdo kuwa culimada aflagaadaynaya
    Aamennnn

    • @Mohamed_Abukar
      @Mohamed_Abukar 6 ปีที่แล้ว +4

      Abdiaziz Mohamed Dhamac aamiin Aamiin

    • @ifraaxwadani650
      @ifraaxwadani650 6 ปีที่แล้ว +24

      Madhahayo amiin ee waxaan leeyahay ilahaay hasoo hadeeyo xaqana hatuso

    • @infinitywar2205
      @infinitywar2205 6 ปีที่แล้ว +2

      Abdiaziz Mohamed Dhamac bahal dhibtaa taheee dadka ka dhanow maxad u habaarasaa? Qofka sii in ku filan.

    • @Fatima-hy4ge
      @Fatima-hy4ge 6 ปีที่แล้ว +5

      Saxib culumada waa bina adam maa mala igba

    • @mohamedabdullahi3099
      @mohamedabdullahi3099 5 ปีที่แล้ว +2

      Asc

  • @amenaabdi3739
    @amenaabdi3739 6 ปีที่แล้ว +122

    لا اله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين ، اللهم استر نا فوق الارض وتحت الارض ويوم العرض يا عزيز ي جبار ،

  • @abdirahmanmohamed6461
    @abdirahmanmohamed6461 4 ปีที่แล้ว +10

    Wan ku fanna sheikh yada somaliad, ilahay hano barakeyo shs kena amiin ya rabb,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍

  • @rukiyamuse7332
    @rukiyamuse7332 6 ปีที่แล้ว +127

    Wuuba islaqumanyahay oo hada waan guursaday kuye sideey kii hore oo qabo ey adiga kuuracday ayey mid kale uraaci mida kale dadkaan kuhaayo sheikhow nin kale ayaa uur iyeelay iyagoo laqabo aaway kii qabay adigoo gogal xalaal ah heysto oo cabsi la,aan sariirta jiifi karo intaad doonto maxaa waxan raxo laheyn oo cabsi iyo kala carar kurbo iyo danbi kubaday yaab huxumantii ayaa ilbax nimo lamooday ilaahey xaqa hanawado tuso aamiin

    • @abdirahmanabdihakiimshire1693
      @abdirahmanabdihakiimshire1693 6 ปีที่แล้ว +3

      Rukiya Muse aaamiin

    • @guureaden4458
      @guureaden4458 6 ปีที่แล้ว +1

      Rukiya Muse that is right👍

    • @adeeghayemarket
      @adeeghayemarket 6 ปีที่แล้ว +2

      Rukiya Muse wax garad aya tahay gabdho badan sidaan uma fahamsana

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 6 ปีที่แล้ว

      Asagana nag kale oo nin aqbu ku soo furan iyadana wuu iloowi. waa la dhihi karaa arintas xal ma leh.

    • @abdurazaksomali5101
      @abdurazaksomali5101 6 ปีที่แล้ว

      Waa wax lala yaabo sidee buu ku aaminayaa naag iyadoo laqabo isaga latuman jirtay sow isagana ninkale kala tuman mayso ileen nabsina wuu galay naagtuna iimaan malahee

  • @dowlattahmed5576
    @dowlattahmed5576 5 ปีที่แล้ว +44

    Iidhaqsada waa la ifadhiyaayeeh 😂😂😂😂sheekh Jazaakumullahu Khayr ❤

    • @nadiifochanel9550
      @nadiifochanel9550 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣abowe subscribe ikucaawi alaha kusharfee

    • @dowlattahmed5576
      @dowlattahmed5576 4 ปีที่แล้ว

      @@nadiifochanel9550 kkkkkkk haye

    • @nadiifochanel9550
      @nadiifochanel9550 4 ปีที่แล้ว

      @@dowlattahmed5576 mahadsanid abowe

    • @nadiifochanel9550
      @nadiifochanel9550 4 ปีที่แล้ว

      @@dowlattahmed5576 isar abowe ane kusaraye

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 6 ปีที่แล้ว +17

    Subxaanalah diin macaan baan leenahay wax laga yaqyaqsado ragow gabdho weli aanan guursan ayaa buuxa ee guursada ilaahey ka baqa acuudu bilaah naagayahow xayawaan ma tihiine iska daaya waxan oo kale 😱😱

  • @gaabow1000
    @gaabow1000 4 ปีที่แล้ว +2

    Qisadaanoo kale waan arkay lkn illaah iga badbaadiyay waqti waxeey eheeyd rinji ku shaqeeyn jiray lkn ma rabo inaan ka hadlo
    Dumaroo haduu ninka ku qabo kaa weeynaa 15 sano ama isbadal cimriga ku yimaado oo sidaa jecleeyd wax iska badalaayn ha,u lumin ajirkaaga hore iyo kan danbe xumaan ku joog aduun aaqirona camal xun la tak iska ilaali walal iimaanso nolosha markaas haaysato thnks

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 4 ปีที่แล้ว +1

      ahmed cunaaye nin biriq ah ya rabo idin kuba uma samirtaan oo wad zineysataan

    • @updirahmanfahmi2415
      @updirahmanfahmi2415 4 ปีที่แล้ว

      @@HoyaZak oo aduu xageed kusoo indho cadaY

  • @DrsMaryannasiibbadan
    @DrsMaryannasiibbadan 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh naagta ninkedi u celi mxa la dhahaa i fahamsii iyada ka tagtay adoon ma aha u celin karo
    .tan labaad naagtaas ninkedi hore uma ba roona inu ku labto niyad uma hayn doono
    Alaha khyr ugu badalo

    • @maryamadahir1199
      @maryamadahir1199 4 ปีที่แล้ว

      Intaan Commentes Ka Aqrinaaye Wax ila Arkay Dumar Naceeybka Kabuuxa Ninkaan Sheekha Sheeganaayo Waa Adiga Oo Kaliya.

  • @falizabdikadir8675
    @falizabdikadir8675 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah sheikha si fcn ayuu ugu sharaxay waa hdii uu qadanaayo
    Kii qaato alle haka dhigee
    Anaganah allow nailaaliyoo no dambi daaaf
    Aaamiiiin ya Allah 🙏

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 3 ปีที่แล้ว

    Jazak allah khyer sheikh caliim somaalii mohamed cabdii umal
    Nink waa nin idho adga allah utowbad keen inasha allah

  • @hibaaqcadeey4292
    @hibaaqcadeey4292 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah lkn sheekhow naagtana dhagax laguma dilaayo miyaa?

  • @allintorolla.i.r2655
    @allintorolla.i.r2655 7 ปีที่แล้ว +32

    Subaxanallah ilaahi haloolaabto waxaan dacaayo waa qalad anaga galnay walaala yaalo . ilaahi aa kamagan galay tanoo Kale 😧

  • @cabdinaasirdaahir850
    @cabdinaasirdaahir850 6 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خيرا ياشيخنا الحبيب كماشافيتنا بهذه المسألة....

  • @dafamoahmud6155
    @dafamoahmud6155 6 ปีที่แล้ว +44

    shiikh umal cirada waxaa kasoo saaray waa somali iyo dhibkooda waa dad madax adag oo anshi xun.

    • @aamiinyaarabi5802
      @aamiinyaarabi5802 5 ปีที่แล้ว +1

      DAFA Moahmud nabigana maxaa ka soo saaray

    • @abdihalimyusufmohamed8903
      @abdihalimyusufmohamed8903 5 ปีที่แล้ว +6

      adigana somali uunbaad ka mid tahay, markaa adna waad anshax xuntahay. umad dhan lama dhaho way xunyihiin.

    • @salmaabi9508
      @salmaabi9508 4 ปีที่แล้ว

      @@aamiinyaarabi5802 Allahu Aclam lakini hadey dibato kuso baxdo waa rer qureysh iyo Yuhudi dibka badna o galafa ah

    • @hamzaabdi7988
      @hamzaabdi7988 4 ปีที่แล้ว

      @@Emra_ahmett90 sax wall

  • @abuukarmaxamed3578
    @abuukarmaxamed3578 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq maalin soon aytahay ayaan xaaskeygi utagay wax dhiwaato ma iisugnaatay

  • @jamaalyare225
    @jamaalyare225 7 ปีที่แล้ว +53

    Cajiib ilaahay dadka xaqa ha fahansiiyo sh umal masha allah jazakallah

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      Jamaal yare wll subscribe. Igu caawi

    • @nadiifochanel9550
      @nadiifochanel9550 4 ปีที่แล้ว

      Aaamiin abowe subscribe ikucawi alaha kusharfee

  • @ardohodan7118
    @ardohodan7118 5 ปีที่แล้ว +7

    سبحان الله وعياد بالله .. ربنا آسترنا،وأكمل إيمانا وأقو ضميرنا....

  • @drkhaire1787
    @drkhaire1787 5 ปีที่แล้ว +6

    Allah naxariis bdana anago dambilayashaas ah ayaa wili koonkisa si qoslenaa alx

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 5 ปีที่แล้ว +5

    Subxaana allah ilaahoow ceebteena astur aduun iyo aakhiro yaarabi

  • @anaansheikh5971
    @anaansheikh5971 6 ปีที่แล้ว +8

    Mansha Allah sheikh umul
    ILaahey haku Xafido Cimri dheeraaraadna ALLah kusiiyo
    Iyo Caafimaad

  • @eng.abdiasisdhamac5195
    @eng.abdiasisdhamac5195 6 ปีที่แล้ว +93

    Waa arin aad fool xun arintani alle xaqa ha inagu sugo

  • @isseguled5498
    @isseguled5498 6 ปีที่แล้ว +5

    Mansha ALLAH jazakalla ajir iyo xasanat ALLAH xakasiyo amiin amiiin amiiin sheq umul nolow in bathan

  • @xaliimoyusuf9452
    @xaliimoyusuf9452 4 ปีที่แล้ว +4

    SUbxanallah Allow ASTUR CEBAHAYAGA IYO KUWA MUSLIMIN TABA Allahu ma Aaamiin Aaamiin Aaamiin

  • @mohamedabdihakim8017
    @mohamedabdihakim8017 5 ปีที่แล้ว +4

    ana kadiday hadakahor intay gabar aaan wadasoconjiranay intay igutiri ninkaygi naaagbu ilgursday eeee maxmdow adan kugursanyaye iiii imow maseyr dartis bayrabtay inay iskga furto oooy iigursto aniga ana waankdiday wadambi baan kuiri ilhay kabaq ninkgana dhaqo hadu naag kulagursdayna afarbu ilhy ubaneyay

  • @nuurcabdiraxmansayid7185
    @nuurcabdiraxmansayid7185 5 ปีที่แล้ว +85

    Asc umada somaliyed

  • @abdiileye5943
    @abdiileye5943 6 ปีที่แล้ว +1

    al salaamu calaykum magacaygu waa Abdinassir ileye waxaan jooga dalka iwidhan waxaan sheekh waydiinayaa marka la leeyahay ha meherinina dumarka ilaa amarka walidkeed mooyaane ma quraanka ayaay ku soo aroortay quraanka mise waa xadiis nabawiya jasakumahu khayr

  • @ahmedhajjialihassan475
    @ahmedhajjialihassan475 5 ปีที่แล้ว +4

    masha Allah ya sheikh Allah wuxukudortay umada somaliyed aad iyaan kujeclahay

  • @drs.suldishhazzo6541
    @drs.suldishhazzo6541 4 ปีที่แล้ว +3

    Subhanallah 😥💔 ilahay xumtaa hanag nadiifiiyoo😢😢

  • @nasraismaail3060
    @nasraismaail3060 5 ปีที่แล้ว +2

    Laaa xawla wallaa quwata illaa billaah allow na astur fidunyaa wal aakhira

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 ปีที่แล้ว +2

    💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليكم علماؤنا الكرام 💝
    💝🌴 الله يعزاكم و يحفظكم ويسعدكم و يبارك لكم جميعاً عاجلاً غير آجلٱ 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    شكراً جزيلاً لإفادة عن الأجوبة و جزاكم الله الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @wadanigasomaliyed7630
    @wadanigasomaliyed7630 6 ปีที่แล้ว +15

    Mansha Allah shaiq umul Allah s.w haku xifdiyo

  • @educationalchanell8313
    @educationalchanell8313 5 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay kabaq ayaan kuleenahay umada soomaaliyeed aad baan idiin salaamaya asxaab

  • @khadraismail9091
    @khadraismail9091 5 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah nag LA qabo oo ninkale uur uu yelanaysaa ilahay cebteenaa iyo ta muslimimka ha astuuro

  • @qalbidagan6511
    @qalbidagan6511 4 ปีที่แล้ว

    sheeq yahow waxaan kuwey diinayaa ninkeyga wuxuu iguxiray sharuud sharuud kaasoo ah ninkayga waan isdagaalnay wuxuu dhahay hakabixin guriga wuxuurabay inuu igaraaco waan cararay waxaan tagay dariska maka furanahay fiiri halmar igu soo qor commintiga lambarkaaga waxaan rabaa inaa suaala kuweediyo

  • @maaido5659
    @maaido5659 ปีที่แล้ว

    Hadi aa ilahay ka baryo inuu idilo ma danbi baa qof walb o cilmi ule ha iga jwb walalyal

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 4 ปีที่แล้ว +1

    Xasbunallah wanicmal wakiil Subxaanallah ilaahoow adigaa weyn uma Soomaaliyeed astur wax walba waa la maqli Subxaanallah xayul quyuum

  • @camoooqanciyecadecamooocad2856
    @camoooqanciyecadecamooocad2856 5 ปีที่แล้ว +2

    sida loo dugdaa salaatullayl sheekh wa xanjiraa 16 sano ayaanjiraa madukankaraa sheekhoow

    • @aniisameeraale6278
      @aniisameeraale6278 5 ปีที่แล้ว +1

      camooo qanciye cade camooo cade asc .wll sida loodugto salaatul leylka karaadi TH-cam ka ayagoo dhamestiran ayadka helikartaa.asc wr wbk

  • @جمالجمال-ف7ص
    @جمالجمال-ف7ص 5 ปีที่แล้ว +4

    أجمل الدروس العلمية سمعتها بموقع الشيخ الاستاذ (محمد معاني)على اليوتيوب ممتاز

  • @zakariehassan3881
    @zakariehassan3881 4 ปีที่แล้ว +1

    وَلَنَبْلُوَنَّكُم بِشَيْءٍ مِّنَ الْخَوْفِ وَالْجُوعِ وَنَقْصٍ مِّنَ الْأَمْوَالِ وَالْأَنفُسِ وَالثَّمَرَاتِ ۗ وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ (155)
    Maxaan ula yaabeenaa caabuqa COVID19 waxan aan aragno ayaa ka dhaca dunida waliba wadamada muslimiinta wallaah waa cuqubo iyo caro alle xagiisa nooga timid ee aan ilahay u noqono towbad ayaa layska rabaa
    فَلَوْلَا إِذْ جَاءَهُم بَأْسُنَا تَضَرَّعُوا وَلَٰكِن قَسَتْ قُلُوبُهُمْ وَزَيَّنَ لَهُمُ الشَّيْطَانُ مَا كَانُوا يَعْمَلُونَ (43)

  • @rabiicaadan5548
    @rabiicaadan5548 6 ปีที่แล้ว +10

    Subxnlh ilaaahoow wadada xaq ah na garansii oo tawbada na waafaji amiin

  • @suhuurmohammed3917
    @suhuurmohammed3917 5 ปีที่แล้ว +6

    SUBXANALLAH ALLOW XAQA TUS LABADAA FAAXISH,SHEEKH CIMRIDHERER IYO CAAFIMAAD ALLAH HAKUSIIYO

    • @nadiifochanel9550
      @nadiifochanel9550 4 ปีที่แล้ว

      Mcnto ikucaawi subscribe alaha kusharfee

  • @zakariyecali4729
    @zakariyecali4729 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah
    Shiiqeynow Allaha nokadaayo
    Dambigaagana Allaha Dhaafo insha Allah

  • @TheHassanabdi
    @TheHassanabdi 6 ปีที่แล้ว +1

    Sheikha wuxuu yiri maanta "dhagax" majiro, yaase bedelay xukunkii dhaxaha?

    • @ammiinmohamed9965
      @ammiinmohamed9965 6 ปีที่แล้ว

      Xukunkaas wcu yimada mrki aad xaas thy uun lkn ninkan iydo ka furay bu utagay

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 5 ปีที่แล้ว +4

    Allaha ku jeclaado shiiq umal.
    Waxaan ka Hela sida adag u ugu jawaabo MA ciyaaro shiiqa

  • @ibroeverythingnew1337
    @ibroeverythingnew1337 5 ปีที่แล้ว

    Laa xawla walaa quwata illaa billaah. War waa maxay qofka waxani oo kale ku kacaya ee dhulka inala jooga. Innaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun.

  • @habiibahaaji4761
    @habiibahaaji4761 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah shiiq illaahey ha ku xifdiyo

  • @abdullahidahir4275
    @abdullahidahir4275 6 ปีที่แล้ว +22

    Axmed Nuur shirwa yare rabi baq sheekha aflagaadada ka daa yaa kaa cafinaya sheekh umal waa caalim layaqaano adigu ma takfiir baa tahay mase adigaa musiibadan ku jira oo xalaashanaya maxaa kaa khaldan

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil ปีที่แล้ว

    Ninkaasi xaal kiisa ma sahlana
    Ilaahay baad leedahay, siduu kaa yeeli lahaa Alla og, bal towbad keen

  • @Nimo-abiib
    @Nimo-abiib 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma gabadha xaq bila adan ah ta kale gabadha iyada dooratee maxa u celi ah ma alaabaa gabadhu waa qof doonis leh hadalkan sheekhu waa qalad 100%

    • @maryamadahir1199
      @maryamadahir1199 4 ปีที่แล้ว

      Waligiiisba Waa Uu Dumar Necbaa. Lakiin Aniga Waxaan Layaabaa Naagaha Iska Dhageeysto Odaygaan Asagoo Habeeyn Iyo Maalin Dumarka Caayo.

    • @Cabdilaahicumar-y3b
      @Cabdilaahicumar-y3b 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@maryamadahir1199dee waa runtiis qofkii zino ku dhaco shiikh xitaa ma dhihin ee kitaabka quraan ka ku qorantahey 😢deeds kale waxaad leeedahey waxaa layaabanahey gabdhaha dhageesta shiikha laakiin adaa kadaran waayo waxaad dadka usheegeysid marka hore waa in adi lagaa dareemaa oo shiikha adaaba dgageesanaayo

  • @fartundahir8088
    @fartundahir8088 6 ปีที่แล้ว +6

    Subxaanalaah allaah soo hanuuniyo wiilkaa walaleen ah

  • @jamacmohamed2274
    @jamacmohamed2274 5 ปีที่แล้ว +3

    culumada haday qoslaaan dadkuna wayqoslayaàan yaaaa ila arkey

  • @naasirmaxmedmaxamed2196
    @naasirmaxmedmaxamed2196 6 ปีที่แล้ว +3

    Subxanalaah waa danbi weeyn Alle ha inaga badbadiyo jariimadas oo kale

  • @hoomeyozil6356
    @hoomeyozil6356 6 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanallah waa dunuub cad Inaa nillaah wainaa ileehi raajicuun

  • @mahbubmo
    @mahbubmo 6 ปีที่แล้ว +5

    Maxaan sameyn karaa waxbo kuumataalo. You should've thought about that beforehand.

  • @Amiirashidan
    @Amiirashidan ปีที่แล้ว

    Sheekh wxaa dhowr mar kuriyooday waliba xili duhur aan jiifo asarna la garin riyo nxdin leh oo igusoo noqnoqota wwaa incirka iga soo fiiriyo qof hal il oo wyn leh oo basaxiiran oo dadkoo dhna markaas wada cararaya markii ani layga reebo xtaa ma arkayaan waxacayrinaya isaga qof hdaan dhaho arka aniga dhulka igu tuurayo ishana iskuqabsanyo markaas 3bilood maan arkay oo 2020 ,2021,2023 managaranyo zababta aan u arkyo aniga kaliya😢 shiikha iwydiiya ha ishegee😢

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil ปีที่แล้ว

      Waxaa rajayn inuu sheekhu kuu fasiro riyadaada.
      1.Anigu shaqsiyan waxan ku leeyahay aqriso suuratul kahf
      2.Ilaahay waxaa ka magan gashaa Sharta masiixu dajaal
      3. Waxaad ku riyooto mala sheeg sheego, xitaa hadaa sheeegayso dadka cilmiga uleh waydii oo oo fasira ku dheh, " waxaa fican inaadanba sheegin hade mid fiican eheen"

  • @mohamedmuunyo3964
    @mohamedmuunyo3964 5 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah Allah ha ku xufdiyo sheek umal

  • @cumarcabdicaligeedidrbukha8279
    @cumarcabdicaligeedidrbukha8279 7 ปีที่แล้ว +30

    Subxanalllah hadii xishood jirin waxkasta waala arakaa yaab yaab

  • @fadumoosman1292
    @fadumoosman1292 5 ปีที่แล้ว +2

    Subaxana Allah allow khatumda ino Hagaaji laxowlaa

  • @xusenismacil1551
    @xusenismacil1551 ปีที่แล้ว

    Shiikh su aal nin xoolo ugalmoodey mxaa xukun u ah

  • @yasminadenhororyasminadenh1125
    @yasminadenhororyasminadenh1125 5 ปีที่แล้ว +7

    Allah hnaga xijabo fitnadaa aduunka

  • @globaltruckingllc1618
    @globaltruckingllc1618 6 ปีที่แล้ว +15

    I bet he can’t go to work he is thinking Amee adna mid kale kugu qiyaantaa goood luck bro ilmihiisa xataa xalaal uma aha

  • @faysalahmedsheikh6975
    @faysalahmedsheikh6975 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow No adaa Culmada Alllow Cimri dheer Siiii Culmada Amiin Amiin Amiiin

  • @HSA3614
    @HSA3614 6 ปีที่แล้ว

    Wuxu awal biyuu waalnaay mise wuu ukasay naagta xitaa maxaa kaqaldan waxani ileen waali laguma tilmaami karee

  • @samsamhamood2816
    @samsamhamood2816 4 ปีที่แล้ว

    Acuudu Billh minasheydhaani Rajiim War Allh kacabsada Waba Kiraahyo Wuxuu Sameyey Subxana allh Subxana allh

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 4 ปีที่แล้ว

    Aduunyo madaxa ku socota ayaan dhex joognaa yaa rabi

  • @abdiwahidmohamed66
    @abdiwahidmohamed66 6 ปีที่แล้ว +1

    Shikh maxamed anigu nag ayan qabey waxay iidhashey. 7 caruur ah oo isku nuug ah anigu mas kin. Oo xamalato ayan ahaa nin ayaa iga ka xeystey labo carur ayaa udhashey neirobi islii ayuu jooga hadda maxan sameeya

    • @suhuurmohammed3917
      @suhuurmohammed3917 5 ปีที่แล้ว

      Makaa dhabbaa mise sheekhaad la kaftamaysaa wll

  • @nuurulquluub8685
    @nuurulquluub8685 6 ปีที่แล้ว +18

    Waxa ilaahay noo ciqaabay waa #dulmiga
    سبحان الله

  • @ustadhazeinab8226
    @ustadhazeinab8226 6 ปีที่แล้ว +3

    subxanallaah!!! Allah hainodambi dafo
    sheq nagta oo ningaa kaziseystay ayadha dambi malahan miya

    • @mohamedabdullahi430
      @mohamedabdullahi430 5 ปีที่แล้ว +1

      Wey leedahy lakin suasha ninka so weeydiiye ayu ujawaboya sheikha

  • @shukricolow1771
    @shukricolow1771 4 ปีที่แล้ว

    Ina lilahi wa in ilhey rajacuun alle ha namidin taas yaa rabi

  • @kawthermohamudhersi8890
    @kawthermohamudhersi8890 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow diinta nagu toozi adaa qaadiree

  • @farxiyamaxamud7805
    @farxiyamaxamud7805 ปีที่แล้ว

    Wll Waxan doonaya inan ogaado laba qof o dhalimyaro eh oo fawaaxish ku dhacy o ka toobad keenay Haday is xalaashdan danbiga ma la dhaafaya 😢

    • @Mrreporter258
      @Mrreporter258 ปีที่แล้ว

      Hadaydaan wax isudhalin toobad keen baa idinku waajibay. Kadibna hadaad uur qaaday guurka kahor waad sugaysaan intuu kadhalanayo ilmuhu wayo guurku ma ansaxayo intay gabadhu uur xaaraana wado(walad firaash). Waxan qaldayna Alle hayga dhaafo.

  • @qalqaloocstudio9686
    @qalqaloocstudio9686 6 ปีที่แล้ว

    Subxannallah Ilaahaw Dumarka Noo Astur. RAGGA caadaystay inay naag la qabo uhamiyaana soo hanuuni

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 4 ปีที่แล้ว +1

    الهم اني أعود بك من منكرات الأخلاق

  • @rodaawale3296
    @rodaawale3296 4 ปีที่แล้ว +1

    Nacuuudubilllah nacuudubillah nacuudubillah yaa rabi

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว +8

    Anshax xumo iyo xadgudub kawen maba jeree kaa dhowr danbi oow isku jamlestay najeynaaa

  • @الطائرالمحروق
    @الطائرالمحروق 5 ปีที่แล้ว +16

    😂😂😂😂😂
    Eee dhaqsada waa lay fadhiya

  • @apkapowy2238
    @apkapowy2238 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a alle ha idin xafido 👏

  • @kahiyemohamed3276
    @kahiyemohamed3276 5 ปีที่แล้ว +8

    xasbunaAllahu wanicmal wakeel 😂😂😂😂😂😂😂

  • @ridwaan1236
    @ridwaan1236 2 ปีที่แล้ว

    Asc shiikh su aal ina kuwaydiyo ayan rabaa

  • @CabdicasiisSiciid-q9u
    @CabdicasiisSiciid-q9u ปีที่แล้ว

    Haduu yimaado magaladuu kudiley hadan kudilo cadaab magalayaa Mize magalaayp

  • @mohamedzayga3709
    @mohamedzayga3709 6 ปีที่แล้ว +11

    Subxanalah waaa arin aaad u foolxun
    Ilaahey xaqa haina tuso
    Dadka meshan aflagaadada uso galayo afkiina qabsada wanag la imadda meshan culimada somaliyed wax aanan aqon ulaheyn bey naga jahilnimo bixinayan mrka hala isku xishoodo

  • @abdinasirmohamed9085
    @abdinasirmohamed9085 7 ปีที่แล้ว +20

    Subxaan alaah danbiile doqon ah baa ninkq waxaa sameeyow lkn waad garanaysaa dnbigaad gashee ilaahay u toobad keen

  • @abdikadirsheikhumal3506
    @abdikadirsheikhumal3506 5 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllah sheikh Umal.

  • @shanbalqase2803
    @shanbalqase2803 6 ปีที่แล้ว

    Sheikh uma jazakalaha khyr sheikh

  • @yunussalah3587
    @yunussalah3587 5 ปีที่แล้ว

    Kaas waa mooryaan xoog buu ku qaatay naagta ee ma sasaban waa boobey kaas sheikh

  • @AymanYare-hq6tk
    @AymanYare-hq6tk 4 หลายเดือนก่อน

    Shiqow waxa nin igu gursaday wafuratas kale

  • @xasanyaanyo3327
    @xasanyaanyo3327 5 ปีที่แล้ว

    Culimada o la af lagaadeeyo dambi wen laga hela waliba waxa aaminsanahay rux diinta si fcn uyaqaan Culimada macaayo ninka shekha uu ka hadlayo wa nin dambi wen kudhacay allaha nawada hanuuniyo dhamaanten a

  • @kikikiki821
    @kikikiki821 5 ปีที่แล้ว +15

    Ilhow xaqa na waafajiyo

  • @CabdicasiisSiciid-q9u
    @CabdicasiisSiciid-q9u ปีที่แล้ว

    Shikhow nin walal kaydiley hadan dilo cadaab magalayaa

  • @janogasho8717
    @janogasho8717 6 ปีที่แล้ว

    sheekh umal waxyaa baha aan arkay ayey kamitahay allow na astur weliba ninkeeda ayuu
    saaxiib layahy

  • @roodoali9497
    @roodoali9497 ปีที่แล้ว

    Ninkeyga 3 mar ayu idhay hade waxa sameyso wadiga furan tahay ayu dhahay wixi ma sameyn lkn shurude miye buri hade wax badan ka so waragato

  • @muraayadcilmi3347
    @muraayadcilmi3347 5 ปีที่แล้ว +1

    Wiil ayaan wada soconay mudo 8sano ah calaf wan isku yeelan weyna nin kale ayan gursaday kadib wilkii aan wada soconay wuxuu idhahay iska fur ninka ama rag ayan kudalbanaa Anne waxan ugu jawabay anigoo firinayo jecelka aan adiga kuuqabo ninkeyga xalasha iskama furayo illa mina laahi kukala tagno Hadaa dishone Waa howl adiga kuutaal kuma guursanayo mudo kadib ninkii wan kala tagnay billaa qorsho aana ulla jeedo aheyn hada hhhhhh waxan isku soolabanay wiilkii aan calafka isku yeelan markii hore ma aqaan inuu dhulka igu jiidi doono iyo inkale rabi wadada toosan heygu aadiyo isoo duceeya

    • @maryamadahir1199
      @maryamadahir1199 4 ปีที่แล้ว

      Why Aad oga Baqeeysaa Inuu Dhulka Kuugu Jiido? Why Awooddaas Dhan Aad Usiineeysaa Ninkaan? Hadduu Edab Daro Kuula Yimaaddo, Iskafur isnah. Kalsooni Yeesha Naagahiinaan Soomalaiyeed Oo Waxbarta Oo Shaqeeysta. Nin Uun Ha Unoolaanina Aduunkaanee.

    • @Mandeeq6707
      @Mandeeq6707 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo hada mawada jogtaan

  • @diinihaabsade5026
    @diinihaabsade5026 5 ปีที่แล้ว

    Sheekh xaaskayga ayaa uur iile waxay igu tiri waxan doonayaa inan qabsodo taraaraysi

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah
    Xusbunallaah wanimca wakiil

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana Allaah laa xowla walaa Quwata illaa bi'Allaah😭😭😭😭😭

  • @sabiriinabdi3048
    @sabiriinabdi3048 6 ปีที่แล้ว +1

    Somali xaq iyo badilki iskumid ayayba u arkaan yaab siduu wadanka uburburisen ayaad diintina uburburinay subxanallah

  • @SuldaanAxmed-gp3me
    @SuldaanAxmed-gp3me ปีที่แล้ว

    Shiiqow anigoo raali ka aheen aabe hey naagteyda ma iga furikaa 😢

  • @ismanyare5280
    @ismanyare5280 6 ปีที่แล้ว +1

    Innaalilaahi wa inaa iliyhi raajicun
    Yaa rabiiiiii udanbi dhaaf adoomadada rag iyo dumar
    Allow naguhanuuuni xaqa iyo xaqiiqada yaaa allaah

  • @ladanabdihussein3331
    @ladanabdihussein3331 ปีที่แล้ว

    Sheikh umul number kisa Yaa hayo

  • @wanagjecelchannel7877
    @wanagjecelchannel7877 6 ปีที่แล้ว

    SubxanalAllaaah Afoyinka socda Ilahey Hanaga ges marsho Aniga iyo Inta Islam eh