Weriyahani ma socod baradbaa mise wuu ku talagalay aflagaadada Warsangeli. Markii laga reebo magaalada Ceerigaabo oo la wada degan yahay, ma jirto tuulo Warsangeli dego oo SNM ka taliso, dhamaan degaanada Maakhir waa Puntland waxaana ka dhacay doorashooyinkii degaanka, marka waa ku gef in weriyahan abaaydinka ahi yiraado Warsangeli qaybina waa Puntland qaybina waa Somaliland.
Xagee ama goormee ayaa lagu casumay Deni Laascaano oo uu diidmo ka keenay? Goormaase Furdhiye loo diiday inuu yimaado Garoowe? Kanse ma weriyaa mise waa diradiraale doqon ah?
Maamul daadejin waa la sameeyey mamul weki qorigi sitao dagal ku jira dawladnimona dhisaya ila malinti cadowga laga saray nimanki waa lala dagalamaya marka wacbadan o la qaban laha hawlahasajira iyado sida ay tahay ayay hadana xawli ku socota ssc o lagu majeerta dhaliilo wa jiran lakin waa wax aad u yar yar ola laga gudbi doono
Adeer waa run in shacabku rabo ssc laakiin nasiib daro maamulkii wuxuu noqday mid xamar laga xukumo madmadaw badan baa ka muuqda
Caddaalad darro iyo keligii Cun ayuu kusoo kordhiyey Dhulbahante
Weriyahani ma socod baradbaa mise wuu ku talagalay aflagaadada Warsangeli. Markii laga reebo magaalada Ceerigaabo oo la wada degan yahay, ma jirto tuulo Warsangeli dego oo SNM ka taliso, dhamaan degaanada Maakhir waa Puntland waxaana ka dhacay doorashooyinkii degaanka, marka waa ku gef in weriyahan abaaydinka ahi yiraado Warsangeli qaybina waa Puntland qaybina waa Somaliland.
Ileen waxaasaa dadka siyaasi isaga dhigi jiray
Yaahuu
Dadka puntland caayya waa caynaashe
Makhir xamar bay ka dhisantahay reer ssc buuqa yareeya sanaag Bari waa puntland firdhiye usc isu dhiibay 😂
Xagee ama goormee ayaa lagu casumay Deni Laascaano oo uu diidmo ka keenay? Goormaase Furdhiye loo diiday inuu yimaado Garoowe? Kanse ma weriyaa mise waa diradiraale doqon ah?
Waar dugaagan yaa waraystay
Maamul daadejin waa la sameeyey mamul weki qorigi sitao dagal ku jira dawladnimona dhisaya ila malinti cadowga laga saray nimanki waa lala dagalamaya marka wacbadan o la qaban laha hawlahasajira iyado sida ay tahay ayay hadana xawli ku socota ssc o lagu majeerta dhaliilo wa jiran lakin waa wax aad u yar yar ola laga gudbi doono
Wariye nimankann Aad waraysiga ka qadayso horta xog ogaal mayihiin
Adeer niyajabka dadka dalka joogana bal qiyaas shacabka
Galmudug waa immisa gobol
Adeer idinka ha iisu sacabeynina ee xaqiiqada waxaay tahay in inta majeerteen uu jiro dhulbahante waxba uma hagaagsyaan, ma munaafaq baa tahay sidii qolo majeerteen ah aniga ma dhihin ee waxaa yiri cabdinaasir dhagdheer oo u dhashay beel weynta leylkase,midakale warsangali see maamul loogusameeyn dhulkoodii ugu badnaa wuxuu raacsan yahay majeerteeniya,
Caynaasha ka mid dadka caaya
Puntland he is shit
Cadowga harti hajabo dhexdooduna idinma qaado yaa soomaali diid