WAREYSI.Waxaan Wareystay Wiil Truckle Soomaali Ah Oo Saameeysay Duufaantii HELENE.DAAWO.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ต.ค. 2024
  • #Subscribe#Like#Share#Comment.

ความคิดเห็น • 19

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 54 นาทีที่ผ่านมา +1

    Maasha allaah rabi ayaa badbaadshay walaahi qatar syuu galay

  • @muslimaali3279
    @muslimaali3279 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Alaha badbaadiyo umada masaakiinta ah insha alaahu

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaha Badbaadiyo Dadka Somaliyeed Meelkasta ay Joogan

  • @fowsiyoHussein-v6h
    @fowsiyoHussein-v6h ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxanallaah walahi wuu siktay ninkan alla truck leey walee dib badan bay qabaan miyaani ogayn hawada cajiib thanks elmi waste bro

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Asa'aleykum walaal Emli,jazakallahu kheyr for updating us...may Allah protect 🙏 all of us insha Allah...

  • @fardowsamohamed9166
    @fardowsamohamed9166 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah ilmi waare waadmahadsantahay barnamijyadada tayada leh umada maskiinta ah masiibada Allah kabadbaadiyo aamiin yaarabi

  • @ilwaaddegan4564
    @ilwaaddegan4564 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Plz somaaliyey news ka waa muhiim wadan ka aad joogto inaa la socoto si aad wixii jira u ogaato dad iska socda baa ubadanahay khataro badan baa dhici kara sida wiil kaan somaaliyeed ku dhacday alx hadii alle ku bad baashay indhaha aan furno khayr alle haku siiyo elmi waare wariyebsare oo war xaqiiq ah keena thanks bro🎉🎉

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo 52 นาทีที่ผ่านมา

      Ahmed madoobe iyo muuse juudaann bay ku waa bariistaan😅😅😅😅

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkaas usheeg sadaqo ha baxsado nafta intaas bay jirtaaye akharadaadana hailawin dheh wll qarabadana xidhidhi allahba badbadiyaye

  • @cabdulahishiimooy2775
    @cabdulahishiimooy2775 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Walal marwalaba ilahay ha idin badbadiyo dhamantina

  • @fahanmumin
    @fahanmumin 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Wcs ❤

  • @AbdiHaji-je2dx
    @AbdiHaji-je2dx 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc cilmi ware sxb
    Waxan joogaa memphis tn
    Ma laga yaabaa in daad kaas soo gaaro

  • @Yassin-f2b
    @Yassin-f2b 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc illahay habadbaadiyo dadra somaliyed gear ahan kuwa taragleyda ah

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wcs walalkey cilmi

  • @analovely6906
    @analovely6906 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ascw walal 🩷🩷🩷🩷🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @seed3966
    @seed3966 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc

  • @mkkaptainGAMER
    @mkkaptainGAMER 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc wll

  • @apdi_fatah_zaamofficial1710
    @apdi_fatah_zaamofficial1710 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wlal Group 5 update Mala soo direy

    • @safioahmed4103
      @safioahmed4103 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xagee ka xeraystay😂