SOORAAN IYO JAWAAN | DADKAN AAN IS FAHMIN AFGARAD YAA U SAMEEYA | FULL 4K

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2016
  • Ku Xidhnow Sooraan And Jawaan Film Production
    Facebook Page:- / sooraanandjawaan
    TH-cam: / @sooraanandjawaanfilmpro
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 946

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +234

    Inta daawanaysa marku sooran dhintay like
    Alle Jannada hakugu abaal mariyo legend😢😰(26-5-2021)Black day:

    • @Muuse99
      @Muuse99 3 ปีที่แล้ว +2

      Nin dhintay maa like ku raadsane subxaanallah 😭😭😭

    • @salmacabdi3946
      @salmacabdi3946 3 ปีที่แล้ว

      @@Muuse99 may wlhi

    • @abulwagacusub5481
      @abulwagacusub5481 2 ปีที่แล้ว +1

      aamiin

    • @samiiraabdirahman7067
      @samiiraabdirahman7067 ปีที่แล้ว +1

      Xata mamada shaaha kahadlysa way dhimaty allha unaxristo dhamntod

    • @AsmaCabdiraxmaan-cj1kg
      @AsmaCabdiraxmaan-cj1kg ปีที่แล้ว +1

      ​@@samiiraabdirahman7067 amiin hno😢

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 2 ปีที่แล้ว +37

    The greatest comedian I ever see. Sooraan Allah haku naxaristo kuma ilaawi doono intan dunida kaga dambayno 😔✋🏿

  • @somalia499
    @somalia499 3 ปีที่แล้ว +25

    Allaah janada ha geeyo soraan iyo maama sahra

  • @fadumoabdulkadir1155
    @fadumoabdulkadir1155 3 ปีที่แล้ว +9

    Sooraan iyo sahro ba waa ka jiiteen oo 1 sano lee kala dambeeyeen waxay na ahaayeen labo fani ah ilaahow u naxariiso😭😭

  • @hamsemohamed5033
    @hamsemohamed5033 2 ปีที่แล้ว +8

    Sooraan ismaaciil sugulle ilaahay qabriga ha kuu waasiciyo🤲🤲

  • @drssacdiyazuuzaana7929
    @drssacdiyazuuzaana7929 ปีที่แล้ว +15

    Sooraan😰
    رب إجعل قبره روضة من رياض الجنة ولا تجعله حفرة من حفر النيران يا رب العالمين 🤲😭💔

    • @sharifmahamud2993
      @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

      رب اجعل قبر ه حرفة من حرفة سقر

    • @ALONEMAN-kq9ff
      @ALONEMAN-kq9ff ปีที่แล้ว

      Zhp waxa tahay commentiga ugu yar ee an arko midwalba 2yr 6 yr 1yr 5yr kama yara yab😂😂

    • @ZakariyeAbdinasirHoori
      @ZakariyeAbdinasirHoori หลายเดือนก่อน

      أللهم امين يارب العالمين

  • @ananmohamuud9018
    @ananmohamuud9018 3 ปีที่แล้ว +44

    Soran :Asc
    Jawaan: adeer iib maaha
    2021 farta taag qofkii daawanaayo😂👍

    • @raxmaaden5702
      @raxmaaden5702 2 ปีที่แล้ว

      1err4ttetyuiogdsxvbm

    • @raxmaaden5702
      @raxmaaden5702 2 ปีที่แล้ว

      We3dvceiuytghjkzxcvbnmuyhjkkii9pplknnnnnnmkklpppojhhuuuygftyyhhhjjjjjjkkkmm

    • @lipzamehbokh1605
      @lipzamehbokh1605 ปีที่แล้ว

      👍👍👍👍

  • @bashiirafrica
    @bashiirafrica 4 ปีที่แล้ว +174

    Alle qabriga ha u waasiciyo maamo sahra rooble warsame😭😭😭

    • @SharmarkeAOsman
      @SharmarkeAOsman 4 ปีที่แล้ว +5

      Walaal maamadu maxay u dhimatay

    • @abdiazizdarwiish
      @abdiazizdarwiish 4 ปีที่แล้ว +5

      Aamiin yaa Allah 😢

    • @abdiazizdarwiish
      @abdiazizdarwiish 4 ปีที่แล้ว +6

      @@SharmarkeAOsman way xanuusatay wll waqtigedina waa dhamaday Allah ha u naxariisto

    • @omarabdi7906
      @omarabdi7906 4 ปีที่แล้ว +2

      And is I

    • @xaawoxuseen863
      @xaawoxuseen863 4 ปีที่แล้ว +1

      Wall waan ka naxaY Markaa ilaahay Haku naxariizto

  • @Muuse99
    @Muuse99 3 ปีที่แล้ว +3

    Marku geeriyooday kadib hadaad imaaday u dodeeya plz maanta waa uu inaga jooseeya abwaan sooraan allah unaxriisto janatul fordowsa allah ka waraabiyo 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭

  • @khalifahmedmohamed7204
    @khalifahmedmohamed7204 3 ปีที่แล้ว +7

    Allah yarxamuhu sooraan iyo gabadha kalaba .... inaalilaahi wainaa ilehi raajicuun

  • @asmaqaali7739
    @asmaqaali7739 4 ปีที่แล้ว +21

    🤣🤣wlahi soran iyo jawan wadad nool reer burco 💗love buuran iddinku ahay

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 3 ปีที่แล้ว +2

    Alla ha unaxariisto sooraan ismaciil...ina lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun..

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 4 ปีที่แล้ว +33

    AlaHa unaxaristo😭😭 Shalay Ruwyad Pey Jileysay mantana qabriga Pey Ku Jirta😭

    • @abdullahiali7121
      @abdullahiali7121 4 ปีที่แล้ว

      Qofka dhinty yawaye o ruwayada ku jira

    • @ibnuazaan2723
      @ibnuazaan2723 4 ปีที่แล้ว

      Abdullahi Ali habarta shaaxa shubeysa ee jawaan ag fadhida

    • @HayayaabeQowrax10
      @HayayaabeQowrax10 4 ปีที่แล้ว

      Adiguna maanta comont bixinysa barina qabriga bowr

    • @naruronalka4338
      @naruronalka4338 2 ปีที่แล้ว

      Allaha unaxaristo

  • @hafsamowlid6027
    @hafsamowlid6027 3 ปีที่แล้ว +17

    2021inta siday like

  • @user-lg2lq2ex3j
    @user-lg2lq2ex3j 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ita. Daawanaysa. 2023 11/ 17
    Sooran. Ismaacil sugule. Alow kuu naxariso amiin😢😢🤲🤲🤲🤲 like. Saara

  • @edirisyusssof7089
    @edirisyusssof7089 2 ปีที่แล้ว +7

    Sahra IYO Sooran Alle HaYdin NaxariisTo Labadiina🥺😭

  • @amiinyousuf5471
    @amiinyousuf5471 4 ปีที่แล้ว +15

    Ramadan mubarak who is still watching april 2020

    • @maweelada9217
      @maweelada9217 4 ปีที่แล้ว

      . Njixpt0 m
      🐵🐗🐗🦄

    • @maweelada9217
      @maweelada9217 4 ปีที่แล้ว

      Mgxwyg. ..
      K08m5 c yt? M
      M6731 z1. L

  • @abdiali1224
    @abdiali1224 5 ปีที่แล้ว +82

    Ilahay hawnaxariizto sahra roople ita dawanayza 19K uzoduceeya wllalayaaL

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 5 ปีที่แล้ว +1

      Ameen

    • @axmedcynte8723
      @axmedcynte8723 5 ปีที่แล้ว +2

      Sahro waa qoftee dumarkan Alla ha u naxariisto wixii muslim geeriyoday

    • @faarahakhyaar7661
      @faarahakhyaar7661 4 ปีที่แล้ว +2

      Alle how naxariisto sahra rooble

    • @omarabdi7906
      @omarabdi7906 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Ali

    • @zak5062
      @zak5062 4 ปีที่แล้ว +1

      Alle ha ha unaxariisto iyada iyo wixii muslimo dhintay

  • @cagazulupladage833
    @cagazulupladage833 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxaristo inta dhimaty 🥺

  • @haliimogobadofficial4516
    @haliimogobadofficial4516 4 ปีที่แล้ว +122

    Kkk Riwaayadan waa ilameerayso cadiyaaa 😅😅😅 inta 2020 ila dawanaysa Like ku riiixa

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 ปีที่แล้ว +8

    Waxkale Hadii Ayba Kahadlayso Amaba Ay Xambaarsantahay:
    "Waxay Kahadlaysaa Is Afhamwaaga kadhex jira Umadda Soomaaliyeed Ee Ilaahay Kuwada Uumay Dhulka iyo Gobolkan Geeska Ee Ay Nimcadu Dhex Ceegaagto Balse Aanay Isku Fahamsanayn Sidii Itaalka Loo Mideyn lahaa Leysuguna Tashan Lahaa Xooga iyo Taladana Loogu Jeedin Lahaa Hal Dhinac Oo Leysku Fahmi Karo"....
    Abwaano Sooraan-Jawaan Xeeldheerayaal Xigmad Badan...

  • @deeqoballe2857
    @deeqoballe2857 4 ปีที่แล้ว +164

    2020 QoFki Ila dawanâ like Dhac igU zii 🙏

  • @sawdaladan3076
    @sawdaladan3076 2 ปีที่แล้ว +1

    Ale ha u naxristo soraan😟😭

  • @muneirch0ma268
    @muneirch0ma268 3 ปีที่แล้ว +8

    Yaa daawanya 2021 😂😅 RiWaaYaDaN

  • @nasteexomaxamud5626
    @nasteexomaxamud5626 4 ปีที่แล้ว +4

    Allha u naxaristo sahra roople😥😭😭😭

  • @sharafbadan1980
    @sharafbadan1980 3 ปีที่แล้ว +6

    Allaha unaxariisto maamo sahra iyo soraan😭😭💚

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 16 วันที่ผ่านมา

    Wallee waxey aheyd ruwaayad cajiib oo waaqica jira ka turjumeyso. Allaha u naxariisto abwaan sooraan iyo inta kale ee dhimatay. Aammiin.

  • @hamsehashi2499
    @hamsehashi2499 5 ปีที่แล้ว +7

    ilaahay haw naxariisto SAHRA ROOBLE WARSAME oo qabriga haw nuuro waxay ahayd runtii gabadh qalbi wacan oo sharafle u Duceeya walaalayaaal

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 5 ปีที่แล้ว +33

    Aun janatul fardowsa allaha geeyo sahra rooble😭😭

  • @nimcosuleiman4714
    @nimcosuleiman4714 หลายเดือนก่อน

    Rabigay hakuubnaxariisto soraan ismaaciil sugule😢😢

  • @subaydaabdiali7097
    @subaydaabdiali7097 5 ปีที่แล้ว +85

    Inta sooran iyo jawaan taageersan like ha ila dhaafin😂😁🤣😃😄😅😆😀

    • @muqtaaribraahin6019
      @muqtaaribraahin6019 5 ปีที่แล้ว

      exhsfhsuhj

    • @muqtaaribraahin6019
      @muqtaaribraahin6019 5 ปีที่แล้ว

      sdjsahhjiysuh😭😭😭💚💚💙💙💜

    • @muqtaaribraahin6019
      @muqtaaribraahin6019 5 ปีที่แล้ว

      ndhhfyruhdhhjgxgggb
      gjdjhdgsvhtafjjufvsdhdjhdvdbjdhbdbbdbhdhdrdjkfnshhdgfghehuugdhhhhdjjvbxdbbdbdhhehdfhhxdgdvxbbxbdbxbjfddhbbfnugfzggxz
      bcbjjfjjd
      jfjk0

    • @sahrafarah6734
      @sahrafarah6734 5 ปีที่แล้ว

      Subayda Abdi uojilhlhyiyiyoy

    • @sahrafarah6734
      @sahrafarah6734 5 ปีที่แล้ว

      Subayda Abdi Ali and I'm not sure what it is I guess I love you I love to see you if you have been able my phone is about this one is better and you can come over c Hi friend and he said it when it was just a meeting

  • @caytoabiib219
    @caytoabiib219 6 ปีที่แล้ว +38

    😂😂😂😂😂😂
    KuLaH Yaaa idiidaY inaan jamiCi Noqdo
    AmraN YareY Caadi maha

  • @kaafinuur2544
    @kaafinuur2544 5 ปีที่แล้ว +138

    Dee hooyo hadaa nin isiisay waan iska yeelayaa kulahaa kkkkkkkkkkk yaaila daawanaayo 2019

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 5 ปีที่แล้ว +1

      😁😁😁😂😂😂

    • @ismacilmaxamed3988
      @ismacilmaxamed3988 5 ปีที่แล้ว +1

      🎪⚘🌷🥀🌹🥧🍦🍉🎂

    • @farxiyaofformas6634
      @farxiyaofformas6634 5 ปีที่แล้ว +3

      Ascending the gap in the air in a small bowl and the ruf has been used for the first three year international series that has seen a relationship with its former world heavyweight leader Rafael Benitez's men in their own hands and a third round tie in the final against 564959

    • @farxiyaofformas6634
      @farxiyaofformas6634 5 ปีที่แล้ว +3

      Ascending through this view is an interesting question that the first time I saw it in the first half of the 6489

    • @faadumonuur9808
      @faadumonuur9808 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ismacilmaxamed3988 m

  • @mahamedalih7063
    @mahamedalih7063 5 ปีที่แล้ว +14

    Yaa daawanaya 2019kii

  • @kingsame5607
    @kingsame5607 4 ปีที่แล้ว +10

    Soraan baa toosan is lahaa de anu maba furin aw iska so jaray kkkk

  • @mohamedmohamoud1696
    @mohamedmohamoud1696 4 ปีที่แล้ว +7

    2020 yaa dawanaya
    Mida kale dadkan meesha ku jira qaar inaga hooseya ayaa ku jira ee aan u ducayno in eelahay u naxariisto👐

  • @shafiabdi53
    @shafiabdi53 3 ปีที่แล้ว +15

    Yaa dawanaya 2020 riwayadn 😂😂😂😂😂

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 ปีที่แล้ว +8

    2:29 Sooraan: Asc
    Jawaan: iib maaha Adeer😂😂😂
    5:55 Askarnimadu wa waxan happy ba ku ahay😂😂
    7:38 Aniga Cidina ima Diidi karto inan jaamacada galo jaamici noqdo😂😂

  • @mikailbhai5875
    @mikailbhai5875 5 ปีที่แล้ว +10

    War haduu kharaaryahy iyo hadii ii macaanyahyba Gabadhaada ayaa kuu karisey😆😆😆😆😆😆😆

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 5 ปีที่แล้ว +8

    iLaaHy Hku naxariizTo Mom Zahra RoopLe😓

  • @sayalayasalah1046
    @sayalayasalah1046 5 ปีที่แล้ว +43

    Xikmadan waxaa lagasmeeyey sadex qaf oo somalia haday isuyimaadaan waligood is fahminmaayaan

  • @abubakarhusseinahmed5330
    @abubakarhusseinahmed5330 ปีที่แล้ว +1

    Inta iladaawatay ruwaayadaan xiligaan 2022/ 11/2 like ugu raaca

  • @crahmanaxmedcrahmanaxmed4643
    @crahmanaxmedcrahmanaxmed4643 5 ปีที่แล้ว +2

    Illahy ha unaxaristo sahra rooble inta 2019tobanka dawanysa please aynu uducayno

  • @fouzeyahyousef9034
    @fouzeyahyousef9034 6 ปีที่แล้ว +18

    برغم البساطة في التمثيل رووووووعة سروران وجوان ههههههههههه

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 5 ปีที่แล้ว +49

    Soraan :Asc
    Jawaan: iib maaha Adeer
    kkkkmmmm

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 6 ปีที่แล้ว +17

    ruwayadan maskax ba ka danbaysaa inaan hablaha jmacada loo diidin inad doorto xildhibaankaga inaad islanta kibir u furin inaad cuntadaayda kariso diidin in askartaa la isu diidin wooow noolada qof caqli leh ba fahmaya ruwaydan waa wacyi gelin wanagsan weliba taas habalaha jamacadaloo diido

  • @hoodocabdimaxamed4255
    @hoodocabdimaxamed4255 5 ปีที่แล้ว +2

    Sahra rooble illahay çaafimad taama ha ziiyo u zoo duceeya wllyaal manta waay jiifta xanuunka alle haka dul qaadee😭😭😭😭😭

  • @ayaanlehassan6727
    @ayaanlehassan6727 3 ปีที่แล้ว +6

    Allah ha unaxariisto soraan ,,😞

  • @benin9773
    @benin9773 2 ปีที่แล้ว +4

    the funniest somali play i ever watched
    Waaxay medelaysa isfahan waa ay somalida kujirto
    Sooran waa best actor
    ALLAH HA UNAXARIISTO

  • @HamzaAli-xt4gy
    @HamzaAli-xt4gy 7 ปีที่แล้ว +54

    مسرحية في منتهى الروعة والإبداع ، وممثلون ذوي الكفاءة المهنية والاحترافية العالية ، فحياهم الله جميعا تحياتي لهذه الفرقة التمثيلية البرعية

    • @TruthfulAndHumble
      @TruthfulAndHumble 6 ปีที่แล้ว +2

      Hamza Ali
      Speak somali if you're Somali people not Arabic. Mahadsanid!

    • @TruthfulAndHumble
      @TruthfulAndHumble 6 ปีที่แล้ว

      Said Jama
      Arabic is not our mother tongue. Somali is. Stop your stupid claims. Speaking arabic is not wrong but it's wrong when you know Somali which is the mother tongue of every somali. I wish he is non Somali because if he is Somali. Then he is lost soul. Btw write to me with Somali if you're Somali because I preper to speak my native language to my follow Somalis than the ugly English and Arabic. Somali is gold and Somali is the language of noble people. Not a language to ignore. A language to be proud off. A language that is unique in its own nature. A language of the best people in the world. The language of land of the Republics and the nation of poems. So speak to me with Somali if you're Somali. If not have a nice day

    • @TruthfulAndHumble
      @TruthfulAndHumble 6 ปีที่แล้ว +1

      Said Jama
      Mahadsanid laakiin cadey inaa Soomaali ku hadashid! ku hadal luqad kale haddii aanad ahayn Soomaali! Ku hadal Soomaali haddii aad tahay Soomaali. cadee!

    • @TruthfulAndHumble
      @TruthfulAndHumble 6 ปีที่แล้ว +1

      Said Jama
      hadda waxaan nahay saaxiibo maxaa yeelay waxaad ku hadashay afka hooyo. Waan necbahay marka ay Soomaalidu ingiris ee ku hadlaan. 👍👍🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯

    • @TruthfulAndHumble
      @TruthfulAndHumble 6 ปีที่แล้ว +1

      Said Jama
      ma jiro luqad saafi ah. Carabika xataa waa luqad laga sameeyey hebrew, persian, iyo ingiris yar.
      Eebe wuxuu ku hadlaa luqad kasta maxaa yeelay Eebe waa dhamaan aqoonka ( Al-Alim) sidaas darteed wuxuu kaloo fahamsan yahay Somalika. sababtaas awgeed waxaa ku akhriyaa quraanka Soomaali iyo waxaa ku tukadaa Soomaali. Waa been maka ee dhahayaan Carabic waa luqadha Eebe. waxay doonayaan in ay tirtiraan luuqadeena. aynu Eebe u caabudno luuqadaheena.
      Nabad iyo Nolool iyo Dhaqan iyo Luuqad iyo Dhiin. 👍

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto
    Sooraan

  • @dopeboy1038
    @dopeboy1038 4 ปีที่แล้ว +3

    Who’s still here (summe2020🐐🤣👍🏿

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 5 ปีที่แล้ว +11

    Kulahaa war anigu NIN isku kalsoon baan ahay

  • @mabruuka2634
    @mabruuka2634 4 ปีที่แล้ว +7

    Naamaye kumaan furun 😂😂😂asc iib maaha 😂😂wlhi waa riwayad qosol badan 2020 yaa ila daawanayah 😂😂🙏🏼♥️♥️♥️

  • @daadirali1404
    @daadirali1404 4 ปีที่แล้ว +9

    december 2019 👍🏾

  • @bashiirmokhtar2944
    @bashiirmokhtar2944 6 ปีที่แล้ว +15

    Hhhhh askarnimadu waaa waxaaan happy ku ahay kulahaaaa😂😂😂😂

  • @jaamacmushmush3992
    @jaamacmushmush3992 5 ปีที่แล้ว +7

    HHHH SOORAAN MOOYAANE INTALEL HUF

  • @FowziyaFoos-jn3wd
    @FowziyaFoos-jn3wd ปีที่แล้ว

    Alla ya raxma sooraan ismaaciil sugule qof qiima bdn buu ahaa janada allaha ku casuumo 😪

  • @mucaadahmed1381
    @mucaadahmed1381 2 ปีที่แล้ว

    Rabi Naxariistii Jano Haka Waraabiyo Qabrigana ha uwaasiciyo Sooraan Quluubteena kama bixi doontid

  • @saradirir4467
    @saradirir4467 7 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah sooraan wa qosol badan riyawaad sooraan Iyo jawaan ah baan dawaada

  • @abdirisaaqsalebaan2814
    @abdirisaaqsalebaan2814 5 ปีที่แล้ว +3

    Soooraan iyo jawaaaaN maddaxa qazla😂😂😂😂👌

  • @asmaaxmed8087
    @asmaaxmed8087 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay hakuu naxariisto sooran ismaacil sugule

  • @nuurcade9334
    @nuurcade9334 3 ปีที่แล้ว +1

    Sooraan Alle ha kuu naxariisto aammiiin

  • @daherahmed7926
    @daherahmed7926 6 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan ahay Jabuutiyaan laakiin waan jeclahay rowayadaa reer Somaliland

  • @foosipowerkhadar150
    @foosipowerkhadar150 5 ปีที่แล้ว +16

    alle naxristii jano haka waraabiyo aamin sahro rooble

  • @bukharibk8347
    @bukharibk8347 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahoow unaxariiso soraan😭

  • @user-zr2hh9fr9m
    @user-zr2hh9fr9m 3 หลายเดือนก่อน

    Ilhy unaxariso soran iyo mama sahro😢😢😢😢 yaaarabi

  • @kaahomusemohammed7972
    @kaahomusemohammed7972 3 ปีที่แล้ว +6

    Soran iyo jawan qosol badana😂😂😂🤣🤣🤣👏💪

  • @ismahanqueenmhd8870
    @ismahanqueenmhd8870 5 ปีที่แล้ว +10

    Meesha waxa iguqosalbadan inanta yar jamacada kalimeyso hhhh intii kuqoshashay ĺnanta yar like isaara 2019 yaaaila dawanyo

  • @amiirahussein1612
    @amiirahussein1612 4 ปีที่แล้ว +4

    Ax ilaahay haku naxariiso mama sahra adiga iyo dhamaan maytidoo dhan anagan ilaahoow nog dab naxariiso ax waa xaq geeridu😭😭😭😭😭😭

  • @salmanyemeniii4498
    @salmanyemeniii4498 7 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah

  • @WEELEEMAHADHADA
    @WEELEEMAHADHADA 5 ปีที่แล้ว +12

    Soomaali waa siday tahay wallaahi

  • @abdullaahishmuktar9436
    @abdullaahishmuktar9436 5 ปีที่แล้ว +18

    2019 koow baan ka ahay

  • @ismealindhaburhassan3988
    @ismealindhaburhassan3988 2 ปีที่แล้ว

    Wuu dhintay sooran alle ha u naxariistee

  • @cbdurahmanibrahim8506
    @cbdurahmanibrahim8506 2 ปีที่แล้ว +1

    Cawa roob baa no da aya djibouti alaha unaxaristo waxa an dawanaya ruwayadan waa ladhacay walahi qulubteena waa ku jiri doonta sooran alah yarxamu

  • @salmanalfarsy4500
    @salmanalfarsy4500 7 ปีที่แล้ว +22

    They are all funny seriously.....stress remover..#soraan

  • @daadirdaadir9277
    @daadirdaadir9277 3 ปีที่แล้ว +3

    Waw wlhi aadban ujeclahay sooran and asxabtisu

  • @clahiwarme-tw2pt
    @clahiwarme-tw2pt ปีที่แล้ว +1

    allahow uanaxiisto soraan iyo ma'mo.sahro

  • @qadraawil1654
    @qadraawil1654 2 ปีที่แล้ว +2

    Alleh ha unaxariisto soraan😭🤲

  • @mubarakjama1040
    @mubarakjama1040 4 ปีที่แล้ว +10

    2020 who else watching

  • @samiirayaredaahir6013
    @samiirayaredaahir6013 5 ปีที่แล้ว +113

    Hhh who is watching 2019

  • @inawalanwal5529
    @inawalanwal5529 3 ปีที่แล้ว

    Maanta Sooraan waynaga hooseeyaa. Ilaaxay hawnaxariistee halmar aamiin ila dheha.

  • @barremusse1464
    @barremusse1464 3 ปีที่แล้ว +1

    Naxariistii janno Allaah haka waraabiyo Sooraan

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 5 ปีที่แล้ว +45

    Like igu sharfa Asxaabta magaca iigu qoran igu Xurmeeya

  • @fatimaabdirahman2296
    @fatimaabdirahman2296 5 ปีที่แล้ว +6

    Who is watching 2019 ooh funny😂😂😂😂😂😂

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 ปีที่แล้ว

    Sooraan alle ha unaxaristo aamiin😥

  • @movieskills9082
    @movieskills9082 11 หลายเดือนก่อน +1

    AUG .2023 cida daawaneysa

  • @mubarikcaddow1654
    @mubarikcaddow1654 3 ปีที่แล้ว +5

    Allaha u naxariisto Abwaan Sooraan iyo Sahra Rooble

  • @abdullahikeirmohamed7770
    @abdullahikeirmohamed7770 7 ปีที่แล้ว +4

    waa dad aan jeclhy sooraan iyo jawaan

  • @abdirizakhassanmataan2264
    @abdirizakhassanmataan2264 2 ปีที่แล้ว +1

    Soraan Allah haunaxaristo iyo mama sahro stii watching 2021

  • @Abdikareem875
    @Abdikareem875 3 ปีที่แล้ว +2

    Soran.malaha arbiciinkii waalidaa la galay 😆😆😆 20/12/2020 like ha ila dhaafin

  • @hamdaabdi6282
    @hamdaabdi6282 7 ปีที่แล้ว +10

    warya ilahy yaqaano o nabi shaqo kuleh subxanalh war dee ruwaayadu yaaany danbi idinlagalin subxabalh

  • @ahmeddhego1890
    @ahmeddhego1890 5 ปีที่แล้ว +12

    Malaa arbaciinki waalidaa la galay😂😂

  • @wadaniyare8148
    @wadaniyare8148 5 ปีที่แล้ว +17

    riwaayadii iigu qosolka badneyd hhhhhh inta ila midkaa like ii saara

  • @maxamedbaashe6488
    @maxamedbaashe6488 4 ปีที่แล้ว +2

    Who is watching 2019 ????

  • @izadinj1212
    @izadinj1212 4 ปีที่แล้ว +25

    8:01 ya iladawanayo 2020😂

  • @faraxmaxamed1143
    @faraxmaxamed1143 7 ปีที่แล้ว +10

    wuu iga qosliyey wlhy

  • @hamseahmed4985
    @hamseahmed4985 3 ปีที่แล้ว

    Alow kuu naxariisoh sooraan Ismaaciil suguleH

  • @Mohamed-kv8to
    @Mohamed-kv8to 3 ปีที่แล้ว +2

    2020 yaa daawanaya

  • @omarahmed83
    @omarahmed83 6 ปีที่แล้ว +9

    a 4k in Somalia ya´ll deserved some respect