Qabiilkee tahay Abwaan Sharlaawe iyo WAREYSI 800K Fadlan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 94

  • @moha786
    @moha786 ปีที่แล้ว +10

    Abwaan Allaha Kuxifdiyo, Somalinimo Nadeqdo❤

  • @afgoyebalaadjanaay133
    @afgoyebalaadjanaay133 ปีที่แล้ว +12

    Mansha allah abwan sharlawe waan ku haystaa. Caqliga ilaahay ha kuu daayo.

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 ปีที่แล้ว +4

    Ma shaa Allaah noolaada inta nololi jirto guuleysta 2 darood reerkohor ayan idin watay abwaan yaal madaxda jiilka danbe cimri dheer cibaado san🎉🎉🎉

  • @imanmohamed6839
    @imanmohamed6839 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah barakallah illahy ha ku xiftiyo waan jeclahay

  • @abdiraxmaanyare9032
    @abdiraxmaanyare9032 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ❤ dhamaan umada Soomaaliyeed waan idiin jeclahy 💯💯💯✍

  • @ahmedyusuf441
    @ahmedyusuf441 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan sharlaawe waa
    Abwaan run sheeg
    Ilaah wuxuu yiri runt sheeg haba qaraar naate

  • @AmiirahCqaadir
    @AmiirahCqaadir ปีที่แล้ว +3

    Waqti fiican u ku soo aa diyay ma sha alaah ❤❤❤❤❤❤

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 11 หลายเดือนก่อน

    Jazaakalaah Agwaan sharlawe waxbadan oo wanaagsan baad nosoo gudbisaan adiga iyo camari gulesta labadinuba 🏆🏆🏆🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shukriabdirahmaan717
    @shukriabdirahmaan717 ปีที่แล้ว +1

    abwaan cameer wankutagera guules wil dagananatahay caqlileh mash alah

  • @NasraGulaid
    @NasraGulaid 6 หลายเดือนก่อน

    Asc
    Aad ayaan u jeclahay sharlaawe
    Akhlaaq qurux caqli ayuuu isku darsadey Allah ha ku xifdiyo
    Waalidkii ku dhalay aduunyo iyo aakhiro Allah ha karaameeyo

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Mashallah Mashallah 👍 Allah hadina xafidiyo amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @hassansalad7433
    @hassansalad7433 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah rabi haidin xafido dhalinyaro

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 ปีที่แล้ว +2

    Mabruk mamruk Abwan Sharlawe❤❤❤❤

  • @maymunmahamed9035
    @maymunmahamed9035 ปีที่แล้ว +2

    Wiilal. Yar. Yar. Ayaan.Tihiin. . . Guul. Ban. Idiin. Rajeyey. Horey. Usocda ❤️💯❤️💯❤️💯👍

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว +5

    Sharlaawe wuxuu astaahilaa
    Malaayiin inay Ku xirnaadaan

  • @saacidcabdi8812
    @saacidcabdi8812 ปีที่แล้ว +3

    Keep going abwane

  • @anabahmed6926
    @anabahmed6926 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah abwan horay isoco maskax bu alle kusiiyay

  • @FarahShire-h6n
    @FarahShire-h6n ปีที่แล้ว +1

    Wan salamya labada abwan Iyo shacabka somaliyey masha Allah ❤

  • @WardoIbraahim
    @WardoIbraahim 8 หลายเดือนก่อน

    Abwaan sharlaawe Allaha haku jeclaado

  • @hawoabdinur792
    @hawoabdinur792 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ilahay ha idinxafido

  • @adonallah2302
    @adonallah2302 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah xafidakumu laahu fidiin

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 ปีที่แล้ว +2

    ASC ABWAN SHARLAWE IYO ADIGABA HG AYAAD TIHIIN

  • @safiyaxuseen-sq4wq
    @safiyaxuseen-sq4wq ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @M00n_sky-y1o
    @M00n_sky-y1o ปีที่แล้ว +4

    Masha Allaah abwaan Allaaha ku barakeeyo

  • @casiloGedi
    @casiloGedi 5 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah soomaalinimda kaa badan

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ hambalyo bro keep going

  • @marianyusuf8976
    @marianyusuf8976 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah mama guul❤❤❤❤

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkklk w❤❤❤❤walahi luuq aan laguu malayn ayaad ka soo baxaday noolow

  • @HawaAden-jr4fk
    @HawaAden-jr4fk หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan qalbiga nagu filane asxaabtaada soo dhowee 😂😂😂

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 ปีที่แล้ว +3

    Horta abwan sharlaawe you tube kiisii wax masoogasho miyaa,ani ahaan fb ma isticmaalo,marka abwaan you tube ka imaw macquul adaytahay,waxan ku aqaanay you tube kiisa ABWAN SHARLAAWE hadii aad badashay noosheeg

  • @saeedhassan4125
    @saeedhassan4125 ปีที่แล้ว +2

    Taasi waa Maamul xumida Soomaliyeed, in uusan qofna helikarin Xaqiisa WASIIR ama XILDHIBAAN la'aan?
    Iyo in XILDHIBAANADA IYO WASIIRADU MA MATALAAN QABIIL MARKEY XILKA HAYAAN,TAASI WAA KHALAD

  • @Farhiyasheikh-g5c
    @Farhiyasheikh-g5c ปีที่แล้ว +1

    Masha alah dhaxdhaxaad

  • @duceysane3322
    @duceysane3322 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah ❤ bro horey usoco

  • @tasniiminaabdiadentasniimi2286
    @tasniiminaabdiadentasniimi2286 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ilma aderaday ❤️🩸❤️🥰

  • @Amiin-dk6tu
    @Amiin-dk6tu ปีที่แล้ว +2

    Wilashan qabiil koda waan aqana lkn wanagooda ku taagera

  • @nimo1843
    @nimo1843 ปีที่แล้ว +1

    Habalyo sharlawe🎉🎉🎉🎉

  • @FaadumoCawi
    @FaadumoCawi ปีที่แล้ว +2

    🎉hampalyo 🎉🎉🎉🎉🎉 16:56 16:58

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo ❤ abawan 👑✔

  • @Salman-h6t7e
    @Salman-h6t7e 11 หลายเดือนก่อน

    Cadiii mahaan

  • @daahirmacalin5776
    @daahirmacalin5776 ปีที่แล้ว +6

    Somaliya qabiil ayaa bur buriyay. Weligoodna wey ku Dhiman ilaa qiyaamaha cudurkaas

  • @yahyoos
    @yahyoos 11 หลายเดือนก่อน

    Waaba ninka salemanka ugu nadiifsan abwan sharlaawe 😂😂😂

  • @gedumkakhan9091
    @gedumkakhan9091 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤maashaa allaah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @casiloGedi
    @casiloGedi 5 หลายเดือนก่อน

    Waw

  • @IbrahimMoos
    @IbrahimMoos 6 หลายเดือนก่อน

    Abwanka madaxweene u qalmaa

  • @fadumoa1254
    @fadumoa1254 ปีที่แล้ว

    Abwaan pls ha dhihin erayada ma fahano hadaan nahay reer koofur balse dheh anigu ma fahmo

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt ปีที่แล้ว +2

    Waad isku egtihin zxp

  • @anisocadey7696
    @anisocadey7696 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo 🎉

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 ปีที่แล้ว +1

    ANIGA HADAAN IDIN DAAWANAYAA WAQTI HORE AYAAN LAHJADIINA KA GARTAY INAAD 2DIINABA HGIDIR TIHIIN

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A ปีที่แล้ว +1

    Garabkiina Allaha galo waxaa tihiin dhilinyaro caqli badan wanaaga halka kawada

  • @sareedocabdi6129
    @sareedocabdi6129 ปีที่แล้ว +3

    WAARYAADA LABADIINAN WIIL NOOLAADA AADBAAN UGAHELAY AQOONTIINA IYO CAQLIGÌNAB
    HADII DHALINYARADA SOOMAALIYEED SIDIINAN OOKALE AHAANLAHAAYEEN MEELBAAN GAADHI LAHAYN
    HARGAYSAAN IDINKA SOO SALAAMAY

  • @ShukriShukri-gp9xh
    @ShukriShukri-gp9xh ปีที่แล้ว +1

    Hambalyoh hmbalyo hmbalyo hmbalyo hmbalyo hmbalyo hmbalyo 🎉

  • @cabdiReermagaal-z8j
    @cabdiReermagaal-z8j 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @casiloGedi
    @casiloGedi 5 หลายเดือนก่อน

    Labadiinuba ma isku qabiil baad tihiin

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 6 หลายเดือนก่อน

    Anìi ga malihi

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN ปีที่แล้ว

    Mariiixaankkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @jamladane1891
    @jamladane1891 ปีที่แล้ว

    waaaw

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y ปีที่แล้ว +1

    Waa dad qabiil uu madax maray heesta uu allofay waxay ka tarjumaysay inuu dhiig yacabki farmaajo uu sii joogo kursiga

    • @NasraGulaid
      @NasraGulaid 6 หลายเดือนก่อน

      Yaa badaley dhiigyacabkii
      Farmaajo
      Reer xabaal fagte

  • @maymunmahamed9035
    @maymunmahamed9035 ปีที่แล้ว +1

    Sharlawe. Ader. Farmajo. Ayey. Katurjuntay. Ee. Cadeyso. Cayar. Jecelna. Kusowacay. Makulmiyey. Dubiga. Nasa. Adeg. Iyo. Weertas. Qoriga. Ader. Ha iidhibin. Macnaha.Waa. Way. Weyn

  • @maymunmahamed9035
    @maymunmahamed9035 ปีที่แล้ว

    Sharlawe. Reer. Abti. Iyo. Reer. Aabe. Mawaxad. Ledahay. Waa. Reer. Xaaji. Saleman
    Marka Saciibka. Camari. Isagan. Hacadeyo. Cidiisa

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 ปีที่แล้ว

      Asagu magaca camaari ayuuba ka caddeeyay oo waa meel magaceed hal qabiil dago

  • @ashoduale9144
    @ashoduale9144 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan camaari yow ninka dhiqaad lugaha ugalisay

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 ปีที่แล้ว +2

    Labadiinu isku qabiil Miya tihiin😮😮😮

    • @hawaahmed9614
      @hawaahmed9614 ปีที่แล้ว +2

      Wali qabil kuma baran lakin waxyalalo aanku arkay oo fican aan ku jecladay

    • @Nadiifoxasan-n2q
      @Nadiifoxasan-n2q ปีที่แล้ว

      Haa

  • @sareyeltd
    @sareyeltd ปีที่แล้ว +1

    Sheeko nin marexan ha ama majerten ha oo jooga xamar ayaa garanen cido yahaye miya . Warye sheekada jale hawiiye oo sheeg . Waa anigo jooga Borama

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A ปีที่แล้ว

      Yaa ku yiri waa mareexan iyo majeerteen😂😂😂

  • @hasancade-ez3tm
    @hasancade-ez3tm ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤ lagen

  • @ustaadaadam
    @ustaadaadam ปีที่แล้ว +2

    Sharlaawoow aan madaxweyne kaa dhigano

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaal Faaycali iyo Ciyaal Weero iyo Ciyaal koolo wasiiro iyo xildhibaano iyo Nissa ayey xoog ku heystan

  • @IstahilYusuf-gl5yc
    @IstahilYusuf-gl5yc ปีที่แล้ว +1

    Waa runtiis

  • @Amiin-dk6tu
    @Amiin-dk6tu ปีที่แล้ว

    Awal ciyaal xamar ba aheyd

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 ปีที่แล้ว

    ABWAN SHARLAWE ADER QORIGA HAY DHIIBIN INUU ALIFAY WAAN OGAA

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว

    Sharlaawe somalilaan buu necessary yahay😂

  • @maxamedmirecagayare6296
    @maxamedmirecagayare6296 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo guuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahadmohamed8097
    @mahadmohamed8097 ปีที่แล้ว +1

    hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo walalkeda sharlawe

  • @maxamadxaayow969
    @maxamadxaayow969 ปีที่แล้ว

    Inaa reer xaaji tihin dadku waa ogyahin intaan ogeyn hada ha idin Barto

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 ปีที่แล้ว +1

    Aniga inaad saleebaan tahay waaba ogaa luuqadadaada lool

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 ปีที่แล้ว

    🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 ปีที่แล้ว

    Hambalyo abwaan

  • @fartuunabdulaahinuur
    @fartuunabdulaahinuur ปีที่แล้ว

    Ry

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 ปีที่แล้ว +1

    SOOMAALI you gartaye Oromo yaad ka tahay ? .

  • @Salman-h6t7e
    @Salman-h6t7e 11 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk

  • @SomaliLewico
    @SomaliLewico ปีที่แล้ว

    jow kow now labadan jaahil wan ku qosla walahi waxay modayan social media meel wax laga wanaagiyo ama meel sharaf laga heelo jow somalidi jaahil iyo sharaf maxa kala haysta jow kow now hadana bow

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 ปีที่แล้ว

    Kuwani waa Mooryaan dhiigyocab ah iswareysanya waa tuugo mafio ah

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A ปีที่แล้ว +1

      Qabiilkey yihiin ya xasaasiyo ka qaaday maskiin qofka qalad uusan laheen lama saaro Rabbi ka cabso

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 ปีที่แล้ว

      Oo la hubo 😅 imisa qof ayay dileen

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 ปีที่แล้ว

    musuqmaasuq ayaad ka dhigteen waddankii.