CABDIRAXMAAN HALDHIS
CABDIRAXMAAN HALDHIS
  • 21
  • 99 335
MAANSADA HIILKA NOLOSHA || CABDIRAXMAAN-HALDHIS
Cabdiraxmaan-Haldhis, waxa uu ka mid yahay dhallinyarada maansoota ee Soomaalida
มุมมอง: 156

วีดีโอ

MAANSADA AABBO|| CABDIRAXMAAN-HALDHIS
มุมมอง 16510 หลายเดือนก่อน
Cabdiraxmaan-Haldhis, waxa uu ka mid yahay dhallinyarada maansoota ee Soomaalida
CAWAYSKII SABAAX | CABDIRAXMAAN-HALDHIS
มุมมอง 12210 หลายเดือนก่อน
Cabdiraxmaan-Haldhis, waxa uu ka mid yahay dhallinyarada maansoota ee Soomaalida
Walaashay Kordahab|| Cabdiraxmaan-Haldhis
มุมมอง 8910 หลายเดือนก่อน
Cabdiraxmaan-Haldhis, waxa uu ka mid yahay dhallinyarada maansoota ee Soomaalida
Maansada: Anigu reer Hebel ka Koray|| Cabdiraxmaan-Haldhis
มุมมอง 23210 หลายเดือนก่อน
Cabdiraxmaan-Haldhis, waxa uu ka mid yahay dhallinyarada maansoota ee Soomaalida
Qisadii Digrigii Xubbiga||Cabdiraxmaan-Haldhis
มุมมอง 17710 หลายเดือนก่อน
Cabdiraxmaan-Haldhis, waxa uu ka mid yahay dhallinyarada maansoota ee Soomaalida
Maansada:Duufaan-Dabbaala- Cabdiraxmaan-Haldhis
มุมมอง 5010 หลายเดือนก่อน
Cabdiraxmaan-Haldhis, waxa uu ka mid yahay dhallinyarada maansoota ee Soomaalida
Haldhis iyo Habeenka Maansada Gabiley
มุมมอง 9110 หลายเดือนก่อน
Cabdiraxmaan-Haldhis, waxa uu ka mid yahay dhallinyarada maansoota ee Soomaalida
Salaan Macaan::Saafi Ducaale
มุมมอง 62K3 ปีที่แล้ว
Sannadka cusub heestan "Salaan Macaan" oo uu Maxamed Cali Kaariye 1968 allifay, muusiggana Cabdiqaaddir Muuse u sameeyay ayaan hawada idiin soo marinayaa.
Maanso: Hal Caways|| Cabdiraxmaan Haldhis
มุมมอง 2K4 ปีที่แล้ว
Hal Caways
Maanso: Waxaan Nahay Duul Xukuman| Kaltuun Naasir|
มุมมอง 1.3K5 ปีที่แล้ว
Maansada afraad ee qisadii Digrigii Xubbiga.
Ergada Malag Baan Dirsaday| Cawaale-Deeqsi|
มุมมอง 4.4K5 ปีที่แล้ว
Ergada Malag Baan Dirsaday, waa maansadii saddexaad ee qisadii Digrigii Xubbiga.
Waraysi| Cabdiraxmaan Haldhis| Astaan tv
มุมมอง 2.1K5 ปีที่แล้ว
Afar Maanso Iyo Sheekadooda
Maansada Aabbo; Cabdiraxmaan Haldhis
มุมมอง 5K5 ปีที่แล้ว
Maansada Aabbo; Cabdiraxmaan Haldhis
GABAYGA DIIWAAN:CABDIRAXMAAN HALDHIS
มุมมอง 1.1K5 ปีที่แล้ว
DIIWAAN Dogobkii habeennimo cigaal dawga isu taagay Dawankii dhegdheer lagu tumiyo luuqdi daba joogtay Dacawgii khiyaamada dhigiyo diinki laga reeyay Duud diyo libaaxii ahaa boqor dugaagoo dhan Dabka baydhistaydii waxaan duubi jiray sheeko Dib haddaan xasuus ugu noqdoon baadho dahrigayga Dulucdooda lama koobi karo waana daris dheere Dalcaddaa markii aan ka baxay guuxu dami waaye. Nin ciyaarta d...
MAANSADA: ANIGU REER HEBEL KA KORAY;CABDIRAXMAAN HALDHIS
มุมมอง 5905 ปีที่แล้ว
MAANSADA: ANIGU REER HEBEL KA KORAY;CABDIRAXMAAN HALDHIS
Maansada Aabbo; Cabdiraxmaan Haldhis
มุมมอง 1K5 ปีที่แล้ว
Maansada Aabbo; Cabdiraxmaan Haldhis
Maansada: Laba-dhaaddan; Cabdiraxmaan Haldhis
มุมมอง 1.9K6 ปีที่แล้ว
Maansada: Laba-dhaaddan; Cabdiraxmaan Haldhis
Qisada Maansada-Digriga Xubbiga: Cabdiraxmaan Haldhis
มุมมอง 13K6 ปีที่แล้ว
Qisada Maansada-Digriga Xubbiga: Cabdiraxmaan Haldhis
Cawayskii Sabaax-Maanso: Cabdiraxmaan Haldhis
มุมมอง 3K6 ปีที่แล้ว
Cawayskii Sabaax-Maanso: Cabdiraxmaan Haldhis
Cabdiraxmaa Haldhis- Maanso: Hoobaan
มุมมอง 8126 ปีที่แล้ว
Cabdiraxmaa Haldhis- Maanso: Hoobaan

ความคิดเห็น

  • @suhaibawkeahmed3161
    @suhaibawkeahmed3161 13 วันที่ผ่านมา

    Salaamulaah Abwaan Cabdiraxmaan Hal-dhis

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 18 วันที่ผ่านมา

    AUN SHERIIFAH SSAVI DUCAALEH

  • @nurabdiqadirahmed8294
    @nurabdiqadirahmed8294 หลายเดือนก่อน

    Sharafta iyo akhlaaqda kamuuquuta AUN. Saafi ducaale.

  • @NimoDaad
    @NimoDaad 2 หลายเดือนก่อน

    Maalmaha eiidahaa laga soo dayn jiray radio hargaysa i.ika lagamaba soo daayo

  • @nasirabdalla8811
    @nasirabdalla8811 3 หลายเดือนก่อน

    Laxanka iyo musica ayaa aad u wanaagsan

  • @Xasan10-e2i
    @Xasan10-e2i 3 หลายเดือนก่อน

    Wllhi xasuus ayaan galay gabar aan jeclayay ai xad dhaaf ah ayaan dhageysan jiray allaha u naxariisto fananada

  • @mohamedabdisalam1732
    @mohamedabdisalam1732 5 หลายเดือนก่อน

    Voa ayaan ku bartey 2007dii

  • @mascuudyusuf410
    @mascuudyusuf410 6 หลายเดือนก่อน

    Saafi dhib yar ilaahaw unaxriso maxamed ali kaariye sidoo kale from galkacyo Somalia guul

  • @hodanesse8265
    @hodanesse8265 7 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto wxy hada fananad qali safi ducale

  • @Fadumohalgan
    @Fadumohalgan 7 หลายเดือนก่อน

    Waagii aan ardayada ahaa xasuus salaamaha lagu furi jiray iyo raadiyada duhurkii markii lafurayo alloow kuu naxariiso

  • @abdullumohamed5674
    @abdullumohamed5674 8 หลายเดือนก่อน

    A

  • @husseinahmed627
    @husseinahmed627 8 หลายเดือนก่อน

    Illaahow kuu naxariiso; waa fanaaniintii aan dhalinyaranimadii kusoo kornay.

  • @MahmoudMohamed-rw6ue
    @MahmoudMohamed-rw6ue 8 หลายเดือนก่อน

    Slmulah abwaan Haldhis

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 8 หลายเดือนก่อน

    Barnaamijka Salaamaha Radio Muqdishow Aun Cabdalla Nuuradiin 1980 uu tabinjirey oo dadka dhageysanjireen

  • @elmihussein3718
    @elmihussein3718 8 หลายเดือนก่อน

    Illaahay ha unaxariisto Aameen

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaa lagu furi jirey barnaamijkii salaamaha iyo waraaqaha leysudiro ee Imaqashii imadadaali

    • @Fadumohalgan
      @Fadumohalgan 7 หลายเดือนก่อน

      Of caleek waa xasuus aan guuray🤔

  • @muxudiinxuseen1344
    @muxudiinxuseen1344 8 หลายเดือนก่อน

    Idaacada Raadiyo Muqdisho marka ay Hawada soo galeyso ayaa lagu furi jiray❤❤❤

    • @Fadumohalgan
      @Fadumohalgan 7 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad xasuus gaara duhurkii ayaa lagu furi jiray

  • @MIRALUUL979
    @MIRALUUL979 8 หลายเดือนก่อน

    Waa loo maleeyaa Mar in aynu kulane Dad badan oo aan xiisa qabo ayaa jira oon kala fognahay

  • @AbdirisaaqMaxmuud
    @AbdirisaaqMaxmuud 9 หลายเดือนก่อน

    Waan iidney😂

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 9 หลายเดือนก่อน

    Barnaamijkii baafinta dadka kala maqan ama kala lumay ee Daljir ayaan aad ugu xasuustaa heestan.allaah ha u naxariisto Saafi ducaale iyo fanaaniinteenii dhimatay.

  • @AmalAhmed-zd1si
    @AmalAhmed-zd1si 9 หลายเดือนก่อน

    Heestan runtii waxaan Ku xuustaa waayo waayo. Garahaan maalimaha. Eidaha maantaana waa salaasa maanliintii udanabaysay Ramadan Bari arbacadana waa Eid 10 Apr 2024 insha'Allah ilaahay ha unaxiisiiso saafi ducaale iyo muslimiintii geeryotay

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 9 หลายเดือนก่อน

    AUN SSAAVI DUCAALEH AAMIIN

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 9 หลายเดือนก่อน

    Waa heesaha aan ugu jeclahay ee safi ducaale ku lugeyso allah u naxariisto iyada iyo abwaankii heesta lahaa maxamed cali kaariye

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 9 หลายเดือนก่อน

    Alah yaa rahma rahimin saafi ducaale

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 9 หลายเดือนก่อน

    Alloow kuu naxariisto, waxay ku geeriyootay Hargiesa

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 9 หลายเดือนก่อน

      Waa run fanasniintii hore way dhamaqdeen xabad xabad baa sii nool mar waxan garanayaa aanu jirin fanaan dhintay oo la dhagaysanayo kaad shidaaba wuu m olaa

    • @Fadumohalgan
      @Fadumohalgan 7 หลายเดือนก่อน

      😭😭😭😭 ilahoow unaxariiso saafi ducaale xusuus bay nooga tagtat

  • @Alimohamed-jr8uf
    @Alimohamed-jr8uf 10 หลายเดือนก่อน

    Abwaan Hal dhis ashqaraar,iyo amakaag+ cod laxan dareenka xaradhaaminaaya

  • @Said-e3y
    @Said-e3y 10 หลายเดือนก่อน

    Saafi ducaale waa dhalinyaradii fanka 1960 kiii ku soo biiray

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 9 หลายเดือนก่อน

      THAT WAS SOMALIALAND

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 10 หลายเดือนก่อน

    Waayo-waayihii wacnaa Legend Marxuumad Saafi Ducaale Allah Yaa-Raxma !!!....Aamiin Aamiin......thanks.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 10 หลายเดือนก่อน

    AUN

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 10 หลายเดือนก่อน

    AUN Amiin

  • @shsalaaxudiinnabaddoonchan7774
    @shsalaaxudiinnabaddoonchan7774 10 หลายเดือนก่อน

    maansha allah tabarakalah alayabarik alayacisak alayaxfadak aladulashanak abwaan jira ehlu sharaf abdiraxmaan haldhis hore u soco sxb guul gobonimo

  • @surerosoble2888
    @surerosoble2888 ปีที่แล้ว

    Waxay hordhac u Ahman jiray barnaamij ka bixijiay radio moqdisho oo salaamo la is ugu dirijiay ,waaye waayo .missed those days young and carefree

  • @seryu8204
    @seryu8204 ปีที่แล้ว

    Dib u xasuuso saxiib noloshii aad waqtigaasi aad ku jirtey ama aad soo qaadatay iyo sida xaalka aduunka maanta uu yahay

    • @Fadumohalgan
      @Fadumohalgan 7 หลายเดือนก่อน

      Walahi iyo bilahai waan ooyaa dad iyo dal baaba'ay baanu Nahay😭

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢heestaan ayadoo qoraal ah ayaan akhristay oo buug ku qoran 12 sano anoo jira. Wiil aan ku heysan jiray aan u qoray anoo Ka soo dhoofayo dalka😂😂😂😂 balse waan Ka xishooday inaan siiyo warqdaaas Ka dib warqadii waan iska tuuray aduunyo wlahi

    • @abdishakurabdi5190
      @abdishakurabdi5190 ปีที่แล้ว

      12 Sano baaku qooqaneyd yaahuu

    • @muhyadindahir3188
      @muhyadindahir3188 9 หลายเดือนก่อน

      @@abdishakurabdi5190😂😂😂 IstaaqfurAllah waar gabadha kaxishood

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed 9 หลายเดือนก่อน

      Oooh xishood iyo self respect kahorjogsaday rabitanka qalbigaaga. ......kawaran today xishoodki hablihi is gone for ever and it,s unfortunate and sad

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed 9 หลายเดือนก่อน

      Ooh IND xishoodki hablihi wagaas jiray is gone for ever anaa garaadsaday iyagoo HABLAHA uu socodka kadhumo markay na agmarayan maantana iyagaba badhida iyo naasaha ku agruxaya saad usoo eegto

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 9 หลายเดือนก่อน

      @@abdishakurabdi5190 😂😂haa wlaal inaan guneysoobo maa rabtay

  • @mumtaazmohamed8496
    @mumtaazmohamed8496 ปีที่แล้ว

    fcnaan lahayda ano warama 🤐

  • @baxsanfaisal3129
    @baxsanfaisal3129 2 ปีที่แล้ว

    Maanso cajiiba💕🤌

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay waxan la hortagayaa in aan arkay ninkan oo salaad dhaxdeeda wax ku caajanaaya 🥺

  • @hamdamahamed6636
    @hamdamahamed6636 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahey aabo unaxariiso xasuus ayaa galey inderky haldhis afkaaga caano lagu qabey

  • @Mohamedaar0809
    @Mohamedaar0809 2 ปีที่แล้ว

    Abwaane nin aad u aminsan ban ahay maskaxdaadu waxa ay qorto

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah Rabi haku xafido Abwaan

  • @sabaahxasan4280
    @sabaahxasan4280 2 ปีที่แล้ว

    Shukrn abwaan afku kuma go,o qof magaca sabaax maanso u tiriya adaan ku arky guul bn ku rajaynya

  • @maanlulaahmed9003
    @maanlulaahmed9003 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭

  • @nastehomahdi5199
    @nastehomahdi5199 3 ปีที่แล้ว

    😭😭

  • @indhodeeqabdilahi4021
    @indhodeeqabdilahi4021 3 ปีที่แล้ว

    Abwaankayga 🥰

  • @ednaali578
    @ednaali578 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭 emotional

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว

    💔😢😭

  • @abdifatahsalan3759
    @abdifatahsalan3759 4 ปีที่แล้ว

    Qiso xanuun kulul wlhi

  • @abrahmanahmek2197
    @abrahmanahmek2197 4 ปีที่แล้ว

    Kama daalo maansadan Allaha barakeeyo Abwaanka 9/12/2020 🇦🇹

  • @omermowlidsaxardiid5967
    @omermowlidsaxardiid5967 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Barwaaqo xasan cod daadaxa

  • @ismahanahmed2985
    @ismahanahmed2985 4 ปีที่แล้ว

    😭😭