Faadumo Cabdillaahi Maandeeq 🔥Iyo Heesta "NINGARAD"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @muhammadsheikh676
    @muhammadsheikh676 2 ปีที่แล้ว +12

    Maandeeq caafimaad iyo cimri dheer Allaha siiyo aamiin yaa Rabbi top hees

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

      Mudo sarir jif aheyd xafada sigale deganeyd 😂😂😂

    • @muhammadsheikh676
      @muhammadsheikh676 ปีที่แล้ว

      @@farhiaismail1984 sariirta dormeo waaye catiir intaas Laguma jiifi karee kkkkkk

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 2 ปีที่แล้ว +8

    Ereyada iyo laxanka Axmed S Bidde.
    Kamanka waxa tumaya macallin Ilbir AHN.
    Maandeeq Cimriga Alle haw barakeeyo.

  • @Idiris17
    @Idiris17 2 ปีที่แล้ว +5

    Faadumo cllahi cimriga iyo caafmaadka allha u siyaadiyee fanaanadaan ugu jeclahy guud ahaan hoboladi gayiga heeseheeduna ima dhaafaan badi.

  • @omard7649
    @omard7649 ปีที่แล้ว +2

    Wah wah heesta aan u jeclahay heesaha qaraamiga Pretoria south Africa ayaan ku dhagaysanayaa 27/8/2023

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 2 ปีที่แล้ว +4

    Waw hees micno murti iyo cod macaan xambaarsan dheh. Soo badi heesaha Maandeeq. Sixid "Nin Garadkaa" ee maahan "NinGaradkaa" waase khalad anba aan sameeyo markaan wax qorayo. Mahadsanid as always WWW

  • @Madadaal
    @Madadaal 2 ปีที่แล้ว +3

    Fadumo Cabdilahi Mandeeq iyo Abwaanka heesta leh Axmed Saleeban Bidde, cimri caafimaad Ilaahay ha siiyo.

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar ปีที่แล้ว +2

    Waxaay ku jirtay ruwaayadii uu Abwaan Axmad saleebaan bidde curinteedu lahaa oo la oran jiray garashaa garab weeydi
    Kabanka waa macalin ilbir Aun
    Maandeeq iyo AXMED saleebaan bide rabi cimriga ha u barakeeyo

  • @sumyo6548
    @sumyo6548 6 หลายเดือนก่อน +2

    "Dadku waa la noolow oo Nabad ahaadee ama waa ka noolow oo Nacab ahaadeen"
    Erayo mug iyo miisaan leh mahadsanid Abwaan Bidde alle ha u naxariisto moom Fatima Maaqdeeq dhabtii Heestaan waa mid khaas ah.
    Tiro 9 jeer ayaan dhagaystay hal Goob oo Erayada qaar earphone u qaatay maxaa cod miisaan haystaa moom Alle hakuu naxariisto.

  • @gudinimcaan613
    @gudinimcaan613 2 ปีที่แล้ว +3

    Maamo Faadumo Cabdilaahi Kaahin "Maandeeq" Alle cimriga ha kuu barakeeyo🤲

  • @saacidfaaraxsiciid6115
    @saacidfaaraxsiciid6115 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa riwaayaddii "Garashaa garab weyday" 1969

  • @ahmedmohamedmohamud7187
    @ahmedmohamedmohamud7187 2 ปีที่แล้ว +3

    Daryeel waa Nin raga noqoo
    Xaqa naawilaayee
    Ama Waa Naruuriyo
    Haba filan nimciyo rays.

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv ปีที่แล้ว

    markii iigu horreysay aan ku maqlo music, fanaanad

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 ปีที่แล้ว

    Maanta waxa Ay Ku Sugantahay War Looma Hayo 😢

    • @AliFarai-dc7yg
      @AliFarai-dc7yg 8 หลายเดือนก่อน

      Way nooshahay alxamdulh Cimriga Alle how dheereeyo

  • @mahdibra8592
    @mahdibra8592 2 ปีที่แล้ว

    Wa hees aad uwanagsan murti badana kujirto iyo waliba cod macan masha Allah

  • @SuugaanSafari
    @SuugaanSafari 2 ปีที่แล้ว +1

    Eesh calaa Faadumo Cabdilaahi Kaahin Maandeeq 🥰🥰🥰🥰

  • @abdirasaqyuusuf9869
    @abdirasaqyuusuf9869 2 ปีที่แล้ว

    Wali ma haysid heestii maandeeq iyo maxamed yuusef

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +4

    Maad nasin naftayda
    mise waa nin garadkaa
    Anigana Nasiibkayy
    Faadumo Abdulaahi Kaahin Maandeeq

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Aun mamo qaran mandeq

  • @axmedismacil7052
    @axmedismacil7052 2 ปีที่แล้ว

    Hees iyo badh maandeeq cimriga allaha ku barakeyo

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma jiro nin Axmed Saleebaan Bidde ku gaaro sameynta heesaha, si gaar ah kuwa jaceylka.

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj ปีที่แล้ว

    Axyaa qaraami

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +4

    fadlan idinka oo mahadsan sawirka mid ka fiican miyaad weydeen, miyuu idinla qurux batay, Maandeeq maanta wa ayeeyo, sidaana uma eka, please update your photo profile asa

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 2 ปีที่แล้ว +5

    Allow Cimrigeeda Dheereey Heestaan Marar Badan Oon Arkay Sooran In Uu Ereyada Lahaa Ayaa Ku Qorneed Idaacadda Radio Muqdisho Sooraan Ayey Ugu Diiwaan Gashan Tahay. Dadka Badanna Axmed Saleban Bide Ayey Sheegaan Sida Hadda Aad Ku Qortayba?
    Halkee Ayey Iska Qaban La'dahay?

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 ปีที่แล้ว

      Muqdisho wexeeda ha rumaysan ma garanayaan.
      Waa nimanka heesta aan maalno hasheena maandeeq ee saxardiid maxamed jebiye sameeyay yidhi cabdillaahi qarshe ayaa sameeyay.

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics ปีที่แล้ว

      @@khadarmohamed2676 Sidee Loo Rumaysan Waayaa Sow Halkee Asalba Lagu Kaydiyay Maaha.

  • @abdibashe567
    @abdibashe567 7 หลายเดือนก่อน

    Waaw

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 ปีที่แล้ว

    waayo waayo

  • @abdishakurabdi5190
    @abdishakurabdi5190 2 ปีที่แล้ว +1

    Ereyada waxaa Sameeyay axmed saleebaan bidde

    • @abdinasir685
      @abdinasir685 2 ปีที่แล้ว

      Awày abihii jacelka abawan. Maxamed Cali kariye saxiib number 1 wa ninkaas xaga jacelka

  • @buuxciise1382
    @buuxciise1382 2 ปีที่แล้ว +3

    dadku waa la noolow
    oo nabad ahaada
    Ama waa ka noolow
    Oo nacab ahaada 🧠🧠

  • @ugaaskante8582
    @ugaaskante8582 2 ปีที่แล้ว

    wow

  • @AbdirashidHassan-pe4jd
    @AbdirashidHassan-pe4jd 7 หลายเดือนก่อน

    Mandeeq 1:02

  • @daahirguureye5923
    @daahirguureye5923 2 ปีที่แล้ว

    ninka youtubkan leh hal su aal rabaa inuu iga jawaabo

  • @abdikaadir136
    @abdikaadir136 2 ปีที่แล้ว

    Qabiilkeeda waa ayo waa uun garashee wan jeclahay walhi hooyadaan

    • @ahmedhaji3240
      @ahmedhaji3240 2 ปีที่แล้ว

      Hoyadeed wa Somali aabaheedna British

    • @abdikaadir136
      @abdikaadir136 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ahmedhaji3240 magacaas c.lahi kaahin biritishka lama baxaan kkk

    • @mohamedmaslah3606
      @mohamedmaslah3606 2 ปีที่แล้ว +3

      Waa Gabadh waa reer Sheekh Isxaaq ah ka sii ah geedka labka Arab

    • @abdikaadir136
      @abdikaadir136 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedmaslah3606 m.a ayada iyo seynab baxsan iyo daleys booska hooyo ayey igu jiran

    • @ahmedhaji3240
      @ahmedhaji3240 2 ปีที่แล้ว

      @@abdikaadir136 soo baar taariikh fog ma aha adiga baran doona

  • @MahamudAwsalax
    @MahamudAwsalax หลายเดือนก่อน

    Kibirkii faankii bal wax ha idiin qabto fiqi kaad aqli la.aanta ku raacayseen ssc baan sheegayaa
    Iknow naag raawistay yaa yaqaan yaad u sheeaysan yaad ugu soo gabanaysaan aqli xumaa oo kibirkodu iyagow bayhoofa isku camirayal aan loo qabin