SAFAR KA CEERIGAABO 12 SAAC IYO GAARIGA OO WADADA INOOGA HALAAWE …

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waa kan channel kayga: / @dayahpro
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yayaviv1
    Last subscribers: 364,872

ความคิดเห็น • 432

  • @abdullahikashka7620
    @abdullahikashka7620 3 ปีที่แล้ว +272

    😭ANIGANA MA SOO BAXAA

  • @nasraabdullahisaid7054
    @nasraabdullahisaid7054 3 ปีที่แล้ว +54

    Qeys qayser inad kaxeysato asa kala yaqaaney meelahan keep going walalkeyn hunter 🥰👋

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 3 ปีที่แล้ว +32

    ALHAMDULILLAH Alla nabada hanoo siyaadiyo SOMALILAND
    Waa dhul nabad ah oo dalxiiskana aad ugu wacan.

  • @aragsanahmed3169
    @aragsanahmed3169 3 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi ilmo ayaa igu soo istaagtay😢😢😢somaliland dal nabad ah anagana allah nabad ha nooga dhigo wadankeena

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin wll nabad waarta rabbi ha idin siiyo
      Anana hano siyaadiyo

    • @suubansmile9388
      @suubansmile9388 3 ปีที่แล้ว +1

      Allah nabad haka dhigo wll

  • @mobambam4594
    @mobambam4594 3 ปีที่แล้ว +87

    Muhimadu waa somaliland waa dal nabad ah soo dhawoow my nigga
    🍏💨🍎💖💖😎😎🇨🇦🇨🇦🇨🇦

    • @hodanabdi433
      @hodanabdi433 3 ปีที่แล้ว +1

      Illahy noo barkee isha nacabka mga hy inshalh

    • @barkulmis
      @barkulmis 3 ปีที่แล้ว

      Dal aaa 😀😅😃😅😅😄😅😄

    • @mobambam4594
      @mobambam4594 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hodanabdi433 aaamiin wll🥰🤗💯💖🧸

    • @hodanabdi433
      @hodanabdi433 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mobambam4594 aamiiin two wlo

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 3 ปีที่แล้ว +9

    Somalind ku tamashaad mnsha allah ceerigabo nin tagaa waa nin dalxiis tgy mnsha allah somiland allow nabada noo siyaadi iyo horumarka ,yaxye wax badan ba no so ban dhigtee ku damaashad dalka wooow,buurtii daalo no soo duub

  • @apdirahmanapdillahi2799
    @apdirahmanapdillahi2799 3 ปีที่แล้ว +22

    Qays qaysar Inaad kaxatsatay ahyd🖐️❤️

  • @skid-rs2eo
    @skid-rs2eo 3 ปีที่แล้ว +10

    Berbera qurux badnaa mashallah Yahya welcome to Ceerigabo walal🟩⬜️🟥

  • @Siirmaqabe.
    @Siirmaqabe. 3 ปีที่แล้ว +21

    Hadad kufaraxsantahay nabada somaliland kajirto I love you abaayo ama abowe

  • @ayaanmahubo5291
    @ayaanmahubo5291 3 ปีที่แล้ว +5

    8 sano ka hor aya igudanbaysa wadada barbara iyo hargeysa udhaxaysa wlhi wan uxisay inasha Allah wan iman hadi ebe aqbalo ✌😍

  • @enggeelemyy7083
    @enggeelemyy7083 3 ปีที่แล้ว +15

    Somaliland habeen iyo maalinba isku mid weeye alle ha usiyaadiyee

  • @ayaandajiya6016
    @ayaandajiya6016 3 ปีที่แล้ว +6

    Heesta nabaday marka aan maqlo wlhi ani wan qirooda allow nabad noo siyaadi from hargaysa🤍💚❤

  • @xasangeedi659
    @xasangeedi659 3 ปีที่แล้ว +16

    Walhi lagen lagen dhaly waanan ku faraxsanahy inaad somaliland nala joogto form somaliland

  • @kaahanuuraahmed3695
    @kaahanuuraahmed3695 3 ปีที่แล้ว +15

    My home sanaag gobolkii cagarnaa miss you durba qabowgaagii uxiisy ceerigaabo janoy😭🥰

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 3 ปีที่แล้ว +6

    Another level safarka waxbaa lagaa bartaa waan ku wataa Yaxye hunter gar iyo gardaraba from Hargeisa

  • @aliyare3898
    @aliyare3898 3 ปีที่แล้ว +35

    Run ahaantii hargeisa ilaa cerigaabo waxay isku jiraan masaafo dhan 780km waxaan lasoocdaa 12 saacadood anigu waaxan ahay will reer cerigaabo sxp ku bashaal dalkaaga hooyo

    • @mustafekaraama8199
      @mustafekaraama8199 3 ปีที่แล้ว +1

      Wᴀ ʀᴜɴ ᴀɴɪɢᴀ 15 ᴀʏᴀɴ ᴜᴋᴀʟᴀ sᴏᴄᴅᴀʏ

    • @qalinlemedia9862
      @qalinlemedia9862 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh wara anigaana ceerigaabo tu hargeiza aaday 740km waayeh

    • @labbadhagaxnindhexdoodkaso8483
      @labbadhagaxnindhexdoodkaso8483 2 ปีที่แล้ว

      Sxb way kaa khaldan tahay hargeysa iyo ceerigaabo 900km ee halkaa ku noqo

  • @bahthoonabthykariim3121
    @bahthoonabthykariim3121 3 ปีที่แล้ว +10

    Ka waran berbera iyo kulaylkeedi waxaN filayaa inaaD ka heshey team berbera waadin salaamay

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 3 ปีที่แล้ว +8

    I miss my country somaliland❤🤍💚ftrom ontario, toronto!!

  • @hodomahamed3766
    @hodomahamed3766 3 ปีที่แล้ว +9

    Mashaaalh dadkygii somaliland hargysa to barbara to sanaag 🥰🥰💚💬❤💪 guulyso hanterkena

  • @abshirsuleman5308
    @abshirsuleman5308 3 ปีที่แล้ว +12

    Bro yaxye Hunter keep going kashka iyo dhaanteeye ciil ku dishay raaxayso nio💥💯🤩

  • @mumtaazali3824
    @mumtaazali3824 3 ปีที่แล้ว +4

    yaa Allah ii kas wadankaygoo aan safar dhul aan ku damashado asago nabad ah

  • @Shamsa74
    @Shamsa74 3 ปีที่แล้ว +5

    Wall siyaad bare muu dhisin iska hubi wadada siilaanyo ayaaa dhisay road the siilasnyo

  • @seinabzalah4563
    @seinabzalah4563 3 ปีที่แล้ว +16

    Ceerigabo gurigaygi wan uxiisay 🥰

  • @asmaqurux4021
    @asmaqurux4021 3 ปีที่แล้ว +13

    Manshallh keep going wllky my wadaankayga 💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @princesshudamedia38
    @princesshudamedia38 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha allah kama daalo video yada laga duubo dalka heeso qiimo badan oo nabada saartay waa run hadi nabad lahaysan dalxis ma jireen dhalintuna dalkooday ku bashaali lahaayeen oo qurbo ma xiseeyen allow somaliya inteeda kalena nabad ka dhiig aamiin🙏🙏🙏

  • @monam7931
    @monam7931 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah dhulka hoyo waa qani allow NOO barkee dalkena Wan u xisay walee

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 3 ปีที่แล้ว +29

    From berbera somaliland keep going

  • @mahadcabdi3126
    @mahadcabdi3126 3 ปีที่แล้ว +3

    Zxp ha odhan siyaad bare laga ayaa inay dhibato ku kento cerigabana waan kula jogna lkn erayada aad ku had laysid iska fiiro

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha alh yaxye hunter best vlog keep going my brother 😍💯

  • @munaaskar9001
    @munaaskar9001 3 ปีที่แล้ว +19

    Nabadeey macaneey.❣️❣️😢🥺

  • @shugrimohan7623
    @shugrimohan7623 3 ปีที่แล้ว +15

    Magaladaydii ceeergabo 💚💯

  • @HALLAASIMEDIA
    @HALLAASIMEDIA 3 ปีที่แล้ว +12

    Keep going bro somaliland waa dalkaga i love this vlog

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 3 ปีที่แล้ว +11

    The one N only Legend Hunter 🙌
    Ku baashaal Dhulkaaga 💧♥️

  • @queendeeqa2128
    @queendeeqa2128 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa tabintii tooska aheed ee yahye muumin wardheere ❤️✌🏽

  • @rihanakhadar4997
    @rihanakhadar4997 3 ปีที่แล้ว +3

    Manshalah wadankayga allow dhawr wadaykayga Somaliland iyo nabada taal

  • @somamohamed6422
    @somamohamed6422 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallh niman dhularin dhayo male anigoo dalka ku dhashy dhul aanan marn bad marty wll yahye hunter alle ha ku xafido adi iyo tiim kaagaba👍👍👍 we love

  • @hoodosicid1447
    @hoodosicid1447 3 ปีที่แล้ว +3

    Yaxyahayga caashaqa baashal wll qaali form burco

  • @farduusmuuse2498
    @farduusmuuse2498 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah walal yaxye Ku so dhawow magalda

  • @salahsahal9259
    @salahsahal9259 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah illahaye haa ku barkeeyo yahye gobalkii sanaag

  • @Adoonti__Alle
    @Adoonti__Alle 3 ปีที่แล้ว +5

    Ceerigabo magaaladydii kusoo dhowoow yahye 😘🥰❤

  • @Shamsa74
    @Shamsa74 3 ปีที่แล้ว +7

    Hantar mar hadaad gobolkaygii tagtay waad fogaatay 🤩🤩❤

  • @Maxamedgamaalvlogs
    @Maxamedgamaalvlogs 3 ปีที่แล้ว +2

    From Hargeisa Keep Going bro

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 3 ปีที่แล้ว +6

    The Best And The Most Beautiful Region In Somali SANAAAG👏💖.

    • @maxamedfaarax7623
      @maxamedfaarax7623 3 ปีที่แล้ว +2

      Apti xoolo ilahay bad tahay kalay afkaga kaso dhig somalia

    • @sulekhasaid2891
      @sulekhasaid2891 3 ปีที่แล้ว +2

      Joje jealous nimada say somaliland not somalia say mansha Allah somaliland jealous nimada makharuqa nimada ma ficana somaliland mansha Allah

    • @fatimamohamed7063
      @fatimamohamed7063 3 ปีที่แล้ว +1

      Kalay ka dhig Somalia
      Somaliland. Baan la hadaaa

  • @shugriqali5248
    @shugriqali5248 3 ปีที่แล้ว +4

    Siyaad bare sameeyay kulahaa waar aqligu futada mu kagala inay cusubtahay waaba u jeedaye siiranyo ayaa sameeyay

    • @shaaficiabokor4449
      @shaaficiabokor4449 3 ปีที่แล้ว

      Wuxuu sheegayaa ta xagaa caynaba iyo lascaanood aaday sa.

  • @mohamedahmed-bu4hb
    @mohamedahmed-bu4hb 3 ปีที่แล้ว +4

    Welcome to erigavo saxiib yaxye hunter.❤

  • @nasiimdhalad5263
    @nasiimdhalad5263 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhulkeyga Somalailand❤Aniguna Somaliland❤

  • @maryamaahmed2278
    @maryamaahmed2278 3 ปีที่แล้ว +2

    Ala wllo mrkad erigavo timatid lamiga jamacada sanaag soo mar adoo lugynaya🙏please

  • @shafiemohamed8684
    @shafiemohamed8684 3 ปีที่แล้ว +1

    Oooooh my God what a country
    I love my country Somaliland

  • @hoodoaxmed818
    @hoodoaxmed818 3 ปีที่แล้ว +4

    Midhisho, daallo iyo gudmo biyo casba tag hadaad ceerigaabo tagtayba yaxyoow

  • @garaadseidabdi3479
    @garaadseidabdi3479 3 ปีที่แล้ว +4

    So dhowoow legend welcome to ergavo sanag somaliland

  • @asmamahamed1458
    @asmamahamed1458 3 ปีที่แล้ว

    Dalkayge hooyo wllhi waan u xiisaye Hargeisa cadye ku dalxiis yahye dalkaga hooyo

  • @m.deekowchanel9033
    @m.deekowchanel9033 3 ปีที่แล้ว +5

    Wellcome bro Gobolka Sanaag gobolka agaaran 💚❤🤍

  • @rahmamuuse3062
    @rahmamuuse3062 3 ปีที่แล้ว +5

    Huno daallo iyo surad inad aado bn rajeynayaa madama aad ceerigaabo tagtay

  • @saciidomaxamed1716
    @saciidomaxamed1716 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla Ceerigaabo jecliya Ilahay caafimad igu garsii malintan dalxiis ku tagayo

  • @neimahiis2079
    @neimahiis2079 3 ปีที่แล้ว +8

    Wwww dhulkeenA nimca fadhadida ♥️🗯💚

  • @ayaanmaxamed9289
    @ayaanmaxamed9289 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going brother

  • @iamk3977
    @iamk3977 3 ปีที่แล้ว +6

    Muqal qurux badan welcome to Somaliland bro

  • @xanaansaleban6280
    @xanaansaleban6280 3 ปีที่แล้ว

    mansha allah somalinad nabada rabi hawu siyadshe burco mada salamine hadhowu so mar

  • @samiiraducaysan3782
    @samiiraducaysan3782 3 ปีที่แล้ว +5

    Welcome to cerigabo 🥰🥰🥰🥰

  • @adamsulaiman3969
    @adamsulaiman3969 3 ปีที่แล้ว +1

    REPUBLIC OF SOMALILAND

  • @saygaruushka9716
    @saygaruushka9716 3 ปีที่แล้ว +1

    Badhan soo gaar zxp from Nairobi

  • @sahracismaan3950
    @sahracismaan3950 3 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah wlle dalxisa nabad gab

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 3 ปีที่แล้ว +3

    Welcome to cergabo

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah allah ha iidiin so nabd celiyoo

  • @ismacilmukhtar2691
    @ismacilmukhtar2691 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah magaladaydiiii uxiizey 9years kamaqnaaa from hargiesa

  • @ritagaraad8212
    @ritagaraad8212 3 ปีที่แล้ว +2

    Sanaag cerigabo hada tagty wlee qurux iyo qabow aragty inan joga wcnayd huno oo ku arko🥰🥰🥰🥰

  • @talozaap
    @talozaap 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah yahye welcome dhulkagii hoyo

  • @shamsoomar4457
    @shamsoomar4457 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going my pro wanku wata legend

  • @ayandahir2581
    @ayandahir2581 3 ปีที่แล้ว +4

    Wow wan uxisay wllhy

    • @roodamaxamed2157
      @roodamaxamed2157 3 ปีที่แล้ว

      Soo dhawoow welcome ceerigabo 👑🥰💯🌹

  • @xafsasiciid2776
    @xafsasiciid2776 3 ปีที่แล้ว +9

    Dalkayguuu somaliland❤❤💚

  • @zavia3263
    @zavia3263 3 ปีที่แล้ว +3

    Yahye so dhowow🥰🥰

  • @khaalishameisse7445
    @khaalishameisse7445 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi markaa ku arko waxaa soxasostaa walalkey walibo markaa socuneso ilhy haku dhafo abwe yahye wan kusalamay inbadan ❤️💕💕❤️❤️💕💕

  • @cabdijapaarmuztave7597
    @cabdijapaarmuztave7597 3 ปีที่แล้ว +2

    AlAaB tazoo Kle so baDi zhp Yaxye Hunter 🥰😘

  • @safiyadheman8746
    @safiyadheman8746 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @hanaxasan744
    @hanaxasan744 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh duukaysaa💚💚💚💚💬💬💬❤❤❤

  • @AYuubCashuur-o2g
    @AYuubCashuur-o2g 3 ปีที่แล้ว +2

    Ku raaxayso Wadankaaga Lpxow From Burco somaliland❤👑✔

  • @SamiaOmer485
    @SamiaOmer485 3 ปีที่แล้ว +3

    Dhulkayga somaliland allow barakeey💚⚪❤🌎

  • @zubeydamaameofficial8785
    @zubeydamaameofficial8785 3 ปีที่แล้ว +1

    Yahye hunter allah keep u from purco❤

  • @manacnalka9392
    @manacnalka9392 2 ปีที่แล้ว

    Keep going wll yahye hunter

  • @farxiyaabdimaxamed3346
    @farxiyaabdimaxamed3346 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma allh soi dhawaw wll yahye 👉🤴❤

  • @sacdiasultan4427
    @sacdiasultan4427 3 ปีที่แล้ว +2

    Badhan markad tagto waxaa ka sugayaa inaad suldaanka guud gurigiisa soo boqato wllky insha allah waaan ku wataa from sanaag

  • @shaficimaxamedxassan9382
    @shaficimaxamedxassan9382 3 ปีที่แล้ว +4

    Hunter legend🔥

  • @sharmaboyfans7180
    @sharmaboyfans7180 3 ปีที่แล้ว +5

    Badhan hoygii saldanada maad booqatid sxb ❤

  • @abdirisaqabukar9309
    @abdirisaqabukar9309 3 ปีที่แล้ว +1

    Safar salaama sxb yahye hanter

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 ปีที่แล้ว +2

    Anba reer sanaag ahay lkn harheusa waxka barta marka fasaxa adayo 12 baa gadhi sarnada daal com😂❤

  • @ogaalkanolosha8410
    @ogaalkanolosha8410 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a keep going pro yaxye waan ku wataa

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 3 ปีที่แล้ว

    Sanaag janadii ifka calmadow adoon tagin haso noqon dhul mucjiso ayad arkeysaa allow igu sin❤️❤️❤️

  • @xamseyaasiin4594
    @xamseyaasiin4594 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxb siyad bare waxba ma dhisin tariikhda iska sax

  • @skillscraft7463
    @skillscraft7463 3 ปีที่แล้ว +1

    Yahye hanter I love you this TH-cam idea💏😀😁😁

  • @blacktyga252
    @blacktyga252 3 ปีที่แล้ว

    My home ceerigaabo Greenland 💚

  • @abdihakingurxan149
    @abdihakingurxan149 3 ปีที่แล้ว +3

    gaadhigu siduu idiinka halaabay ma alaabbaa ileen alaabtiyo xoolaha uun baa hallaabee mise wuu xumaadaad ka waddaa

  • @IlhaamIlhaam-sp4by
    @IlhaamIlhaam-sp4by 3 ปีที่แล้ว +3

    Yaxya hantar saxib dalxiiiska aduunka ayaad qadaneee saxib waaaan ku wataaa bro iska siiwado dalxiiskaada saxib sare lkn dalxiiska aniga ayaaa ka dhiman saxib

  • @Kaysegamer10
    @Kaysegamer10 3 ปีที่แล้ว +3

    Wan u xiisay ceerigabo magalada ay xudunteyda ku dugantahay 😭

  • @shakirahusein6386
    @shakirahusein6386 3 ปีที่แล้ว

    Welcome hunter

  • @aliyare3898
    @aliyare3898 3 ปีที่แล้ว +3

    Shp welcome cerigaabo gobolki dalxiiska iyo quruxda

  • @abdimaalikmire340
    @abdimaalikmire340 3 ปีที่แล้ว +4

    Legend alweys legend

  • @saynabahmed995
    @saynabahmed995 3 ปีที่แล้ว +3

    my home❤

  • @xamdaabdi8850
    @xamdaabdi8850 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wllo

  • @nimcohasan1972
    @nimcohasan1972 3 ปีที่แล้ว

    Waanka xumahay inaad buurtii sheekh iyo burco habeen martid wll qli inshallah inaad mardanbe iman doontid 🥰🥰🥰🥰🥰