Iraan iyada ayu Cadaw ku ahaan Asad inti danbe dhaman duqaynti isreal e suriya ciidamda Iran aya la duqayn jiray kuwa Asad may taban jirin marku dhacay duqaysy
masar eeraan maraykanka iyo israa.iil dhamaantod waxay aaminsan yihiin in aan lala macaamili karin kooxda qabsatay siiriya lkn kooxda siiriya qabsatay siiriya haday damcaan in ay qanciyaan kooxda waa la hubaa in ay jabayaan ama ay noqonayaan caamiliin aan matalin aragtida shacabkoda taas badalkeda aya la yimaadan siyaasad dabacsan isla markaasna ayna iska fogayn dawlada maalintii ay liiteen tasgeeray ee turkiga iyo xaliifkii asad ee ruushka ay soo dhawaystan iska ilaawan wixii la soo maray ee ahayd in ruushku xasuuqay shacabkii suniga reer suuriya una gacan haatiyan ruushka shiinaha iyo turkiga oo ah xaliifkooda koobad
Illahay kulankooda khayr haka dhigo
Mahadsanid Gaylan.
hormaray haye ,ereygaa run ma aha
Masar meel ay ku jirto kheyr lagama sugaayo
❤illaahow❤islaamka guulsii aamin aamin aamin❤yaa allah❤
Danta ugu wayn ee Islaamka, quwadda dawladaha Muslimiinta ahna soo celin karaa waa in Masar Af-gambi ka dhaco!
Xisbullah wa in lalaya
maashaa allaah guul guul
maashaa allah 🙏🏾
Munaafiqiinta kuraasta daashatay waqtigoodii waa dhamaaday
Ilaaheey Xaqqa Hagaransiiyo Mid Walba ilaalinta Bini Aadanka
illaahaay haka qabto cadawga suuriya
Waa in siisii meesha laga saaraa la doonaayo falastiin xor ah
Asc ❤❤❤❤❤😂😂😂😮😮😮😮😊😊
Muslim alliance waxba maso kordhinayan madama ay munafiqiin hogaaminayan wa miiska korkiisa
MASAR IYO EMAARAATKA WAXA DOONAYAAN INEY ISRAEL U GACANGELIYAAN SYRIA...
Turkey kuma jiro group kas lakin waa lagu Marti qaaday.
Aaway Somalia
❤❤❤❤❤❤❤
Islaamka awoodiisa allaha mideeyo
🎉🎉🎉🎉
War lagu diirsaday ayad soo gudbisey
Iraan iyada ayu Cadaw ku ahaan Asad inti danbe dhaman duqaynti isreal e suriya ciidamda Iran aya la duqayn jiray kuwa Asad may taban jirin marku dhacay duqaysy
SH ISAXAAQ DAGAALKA LAGUHAYO WUUKA ADAAGYAHAY LAKIIN WAA INLAFAHMA
Hadey falastiin wah looga qabaneynin kakela taqa dheh
Waxba kaqadi mayan golani
Waxba kama soconayaan intay masar ku jirto meesha
Hadii qaza xabad joojin iyo in maamulka xamas lagu wareejiyo waa burburkii madaxda munaafiqiinta ah ee carbeed
Masar lama aamini karo, waayo waxey guun u tahey mareykan marka hadii aan lays aamini karin Urur ma shaqeynayo…
Asdd
Urur arimaha islaamka ka shaqeynaya hadana iiran iyo masar kujiraan wuxuu iila muuq daa cayaar
Syria waxay dal turkey wabsaday😊
Haleysku ciyaaro waaye D8 waaba inta muslimiinta lugooysay kuligood wa in laga tuuraa xukumada.
We5
Alow iraan iyo yahuuda muslimka kaqabo alaw iraan jabto dhagarta ey muslim umaleegeyso kaqabo dadbaa shiico muslim uheysto maahan sidaas ohaw
Arahtidada weye falanqayntadu
masar eeraan maraykanka iyo israa.iil dhamaantod waxay aaminsan yihiin in aan lala macaamili karin kooxda qabsatay siiriya lkn kooxda siiriya qabsatay siiriya haday damcaan in ay qanciyaan kooxda waa la hubaa in ay jabayaan ama ay noqonayaan caamiliin aan matalin aragtida shacabkoda taas badalkeda aya la yimaadan siyaasad dabacsan isla markaasna ayna iska fogayn dawlada maalintii ay liiteen tasgeeray ee turkiga iyo xaliifkii asad ee ruushka ay soo dhawaystan iska ilaawan wixii la soo maray ee ahayd in ruushku xasuuqay shacabkii suniga reer suuriya una gacan haatiyan ruushka shiinaha iyo turkiga oo ah xaliifkooda koobad
NIgeria muslim ba maaahee
Neyjeriya muslimka badan sidaas ayeey ururka islaamka uga mid tahay