“Waxbaan Dilayaa iyo badbaado Qaran Siyaasadda macno uma soo kordhineyso,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    siyaasinta ka soo jeeda waqooyiga soomaaliya waa siyaasiyiin u adeega gooni isu taaga soomaali land waana siyaasiyiin shaqo tag ah mar walbana waxay taageeran hadba ninkii xukun villa soomaaliya joogta

    • @abdijaliil6985
      @abdijaliil6985 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waa niman shaqadooda yaqaana oo garanaya meesha lacagtu kaxigto

    • @shan-maalsomali8533
      @shan-maalsomali8533 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa run haddii ayna sidaa samayn ma waxa aad rabtaa inay ka shaqeeyan waxa aad doonaso... Dube shalay farmajo wu la shaqaynayay, maantana Xasan ayuu taageersanyahay. Halkaa ka wad bahasha oo shaqaysta, Hargaysana guryo kasoo dhista

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Smooth talker ( magician )

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waad qaraarsantahay waxa laga garanaa qosolkaaga xilka hadaadan kaqeebgalin waa isbaaro miyaa qaldaano

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    mashaqaystanimada ayaynu ugu hoosayna ee Saboolnimada wadamada ugu sarreeya ayaan ku jirnaa ee hadaan sabool nahay Wadankeeno Dagaalo iyo dawlad xumo ku raagay Maxay Wadamo shisheeye inoogu soo shaqa tagaan ? Saboolnimada gaaladu inagu sheegaani waa mid siyaasadeaysan ee maaha mid Halbeeg Dhaqaale ama mid khayraad kuma salaysna

  • @HappyCherryDumplings-hg9no
    @HappyCherryDumplings-hg9no 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mushkilada waa adiga

  • @KingAbgalCaliGaaf
    @KingAbgalCaliGaaf 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MARKII WIILASHA RAASKAMBOONI DHIIG DAATAY MIYAA WADA HADAL XASAN SHIIKH U TANAAZULAY, MARKII HORE LAGA RABAY. KARBAASH IYO CEEB KADIB MIYUU TANAAZUL IMANAA, AXMED MADOOWE ANIGOO WACEESLE TAAGEERSAN, XASAN BADA XAGEE GEESAY, MARAAKIIBTA ETHIOPIA BADA SOMALIYA IYO BILAHA SOO SOCDO, YAA KA DAMBEEYAY

  • @KingAbgalCaliGaaf
    @KingAbgalCaliGaaf 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Eebow, kan xasan shiikh ayaa soo diray, kan waan ku shubo lacag ayuu soon qaatay, asaga iyo kuwa badan oo tv ga imaanayaan

  • @jaamaccabdi9681
    @jaamaccabdi9681 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    3:02 sowtaad lahayd cidna.loojoojinmaayo

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aidid” moryankas wa ninkii somalia dumiyey cadaabta ha galo 😂😂””” waa ninkii abuuray nacaybka somaliayet!!

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iidoor siyaasiintoodu Xamar intay BUBURIYEEN ayay 30kii sanno dhex fadhiyaan Xamar si ayna Somaliya u degin. Imikana waxay u ololay nayaan Isku dirdir. Laba xisbi oo IRRIR SAMAAL oo Xassan Dhiiqo, yira way soo baxeen. Darood, Jareer wayn, Rahanween ween, Gaboye iyo dhamman Somalida aan IRRIR Samaal ahayn wa in Somaliya ka guuran ama????

  • @AbdikadirMohamed-l8u
    @AbdikadirMohamed-l8u 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalida siyasiyintoda qaar eeyaha reer galbedka ka ficn wayo eyga reer galbedka xaqiqda ayu taabta somalida xaqiiqda ma aqan wxy kaga baqaan kaa dhahaya halaysu tanaasulo muu hdlka runta kasheego tani maleh tanasul tusale teyda jirto Lama yelayo wa tii kudhisantay badbado quruntey waqtigii farmajo xasan sheekh sow kii wadada axmed madowe taagersana waqtigi farmajo hadane axmed wadadii ayu qaday xasan sheekh inu KAHOR yimado wa qalad tanasul maka Iman karo sida aan aniga Dona Layela hadii kale wa dagaal taa socon meydo Lama tanasulayo ayado aan talo lawada wadageyn

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Isaaq iyo Hawiyoow oo xataa Ciise ama mujrimkii Ilaahay nacay Ismaaciil 3 Qabiil oo banaystay dhiiga ummada Soomaaliyeed Gaar ahaan Daarood iskuna dayay 3 maamul Goboleed ee Daarood leeyahay inay burburiyaan waxay ku bilaabeen khaatumo Harti Isaaq way maydhay oo hurguftay wayna wadhay Hassan iyo Ismaaciil wax walba waa bixiyeen Goojacade ayaa Isaaq lagu waayay.
    Hassan iyo Ismaaciil waxay isku dayeen puntland oo hay ku bixiyeen lacag badan waa la Cunay Hassan iyo Ismaacil.
    Tii u danbaysay waa Jubland Hassan waa lagu kufsaday Daaroodoow noolaada jira Ilaahay ayaa Idin sharfay waayo waa laga gardaran yahay.

    • @saidhassan2151
      @saidhassan2151 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War ilaahay kabaq qabiil waxba tari maaayo anigu daroodbaa ahay waxaad sheegaysana kulama qbo.

  • @HaybeHaybe-h3w
    @HaybeHaybe-h3w 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kani ma ninbaaa mise waa NAAG

  • @Mirhan777
    @Mirhan777 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Irir duuulaan buu darood ku yhy lkn balan bn ku qaaadney inaaad irirow adigu duntid o meelksta ku jabtid ama ku farax ama ka nax