Waa 38 Jir, waxuu dhalay 22 Caruur ah waxayna wada Joogaan 4 Xaas, Maansha Allaah..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

ความคิดเห็น • 105

  • @umusumaya859
    @umusumaya859 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah tabarakallah

  • @maysuunofficial
    @maysuunofficial 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah tabaarakallaah Alle haku barakeeyo dhamaan reerahaaga insha'Allah

  • @hiboilix2104
    @hiboilix2104 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaallaahtabarakasheikh❤❤❤❤

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabaaraka ismuhu Shekh
    Xasan Waajidi Allaha barakeeyo
    Owlaadda Allaha ka dhigo Mu'uminiin
    Saalixiin .

  • @faadumoxasan2131
    @faadumoxasan2131 3 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah tabarakalaah ilahay ha u bakerayo carurta iyo cilmigaba iyo cafimadka

  • @najmomaxamed5177
    @najmomaxamed5177 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah u barakeyo aamiin

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah bless you brother 👍👍

  • @cambarofaarax4009
    @cambarofaarax4009 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Tabaraka llaah Waajidi Alle haku xafido inama kula mida alle hanooga dhigo Inamada

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allah Allah hawxafido oowlaada iyo xaasaskaba

  • @abdirashidneeqn5209
    @abdirashidneeqn5209 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma shaa Allah

  • @abdinajibmohamed8794
    @abdinajibmohamed8794 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh alwaajidi

  • @sunduskha3711
    @sunduskha3711 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah shiikh allaha kubarakeeyo

  • @iftiinshepro6666
    @iftiinshepro6666 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allaah tabaarakallaah, fasilaada xun uma baahna Sheekhan iyo reerkiisuba!

  • @hodanh4275
    @hodanh4275 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah, wax waliba waa qoraal ka Allah ilaahay xagiis ka timid,

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 2 ปีที่แล้ว

    Illaahay khayr badan haku siiyo inshallahu.

  • @maryanhassan7742
    @maryanhassan7742 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah allaha kuxifdiyo sheikh

  • @Farxiyageedi
    @Farxiyageedi 3 ปีที่แล้ว

    Mashalaah shiq I laahi haku xafiido

  • @hhuruuh2996
    @hhuruuh2996 3 ปีที่แล้ว

    Masha Aallah bara kalaa fiiki qeer Allah haku siiyo sax waye

  • @ayaanmahubo5291
    @ayaanmahubo5291 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah allaha haku marakeyo🤲

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 3 ปีที่แล้ว +1

    Markaasoo kle yaa sheikh xaas kaaga dhigaa isdhaha markaa maqlo ilmahayga anaa quranka baray nin dhahaayo

    • @sahramohamed8755
      @sahramohamed8755 3 ปีที่แล้ว +1

      M.a macanto maka heshay anba lkn angaa bari karno ogow qaali

  • @mahamuudibrahim1476
    @mahamuudibrahim1476 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah

  • @yusufjamanoor417
    @yusufjamanoor417 3 ปีที่แล้ว +3

    Caruur badani faan maha, lkn cidkale ayaa biilisa.
    Somaliyey runta sheeg.

  • @IbrahimAhmed-sb5bu
    @IbrahimAhmed-sb5bu ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @hiboabdi7487
    @hiboabdi7487 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekho dintu haday afar banysay miyaya banaysay in social media lagag shekeyo oda reero dhisana khilaf dhex dhigto dada baa jira xabadoda ku qancsan ee naftada oo keliya ka hadal adeer adigu raga dhana qulubtoda ma dalacnyside mise adigab damac rag gelinya nimco haduu ilahay idin siyeye guryihiina la fadhiya

    • @sahramohamed8755
      @sahramohamed8755 3 ปีที่แล้ว

      Waxaana maseer lgaa dhhaa mcntio nimanka dhan way raban

  • @ruqiyoabdulkadir3111
    @ruqiyoabdulkadir3111 3 ปีที่แล้ว

    masha alaah tabaaraka laahu

  • @umuana9408
    @umuana9408 3 ปีที่แล้ว +1

    Way buuxaan 4aaa arimood mid ku wngsn

  • @socaadali8251
    @socaadali8251 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallaha wa wareysi ad an ula dhacii 😍😍😍

  • @calicantar9057
    @calicantar9057 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @AbdulSattar-cb8ch
    @AbdulSattar-cb8ch 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماماتي اللهم يحفظك ويحميك يارب العالمين الشيخ حسن وجدي

  • @khatrasharif7397
    @khatrasharif7397 2 ปีที่แล้ว

    waxaan kutalinlahaa latasho gabadhaad hore tashila aan wadhibaato

  • @kiinmohamed7066
    @kiinmohamed7066 3 ปีที่แล้ว +1

    Shq xasan wanku jiclahaylakiin ilahay hauxiftiyo lakiin nimanka hanagudiran

  • @safiyo582
    @safiyo582 3 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @yusufjamanoor417
    @yusufjamanoor417 3 ปีที่แล้ว +1

    Lkn hadii aanu helin jaaniska carabta, dadka kale ee somalida ah ayuu la mid ahaan lahaa.
    Lkn dad badan oo somali ah ayaa xaafidal quraan ah

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 3 ปีที่แล้ว +1

    Meeqa carruurtiisa iyo xaasaskiisa ka mid ah oo yaqaana macnaha iyo tafsiirka Qur'aanka Kariimka?

  • @hodanhussein7110
    @hodanhussein7110 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaha

  • @zozodeep8557
    @zozodeep8557 3 ปีที่แล้ว

    Maashaallaah. Laa quwata ilaa. Billaah

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 3 ปีที่แล้ว

    Mmaashaa allah

  • @safiyamuuse8158
    @safiyamuuse8158 3 ปีที่แล้ว

    Manash allah

  • @mahamuudibrahim1476
    @mahamuudibrahim1476 2 ปีที่แล้ว

    ✅ 👌 👍

  • @user-sg6wv6og1d
    @user-sg6wv6og1d 3 หลายเดือนก่อน

    Su aalaha aan
    munaasab ka eheen
    oo family gisa hose la xirira mashaaa iqda ka daaya
    wa ceeb wariyayaal wixii cilmi ah oo ay dadka ka fa idesan karaan le hala weydiyo wa iga talo

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 3 ปีที่แล้ว +1

    Waà nin ragga

    • @khadraahmed605
      @khadraahmed605 3 ปีที่แล้ว

      Yaahuu guur uunbayay kagaga dhagtay ciyaal aan tarabi lahayn maxay tarayaan ..alshaabaab unbay noqonayan

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh kulahaa sheekhu xattaa masoo qaadi karo

  • @isse83
    @isse83 3 ปีที่แล้ว +1

    Catoosh ma wuxuu iska dhigayaa wariye british ah waa asiga su,aasha u weydiinayo sida wariye ogeynba caruurta cidda bixisaa inuu yahay allah

  • @hhuruuh2996
    @hhuruuh2996 3 ปีที่แล้ว

    Sax waaye waalahi

  • @alihamud322
    @alihamud322 3 ปีที่แล้ว

    Shiekh qurunka ma xafisno.

  • @user-vh8pe7ie9r
    @user-vh8pe7ie9r 3 ปีที่แล้ว +1

    Ascw
    Masaariiftooda ma bixin kartaa mose ayagaa ku masruufa
    Nimanka somalida xaqa ma sugaan badanaaba calaamatu tacajib

    • @ruqiyoabdulkadir3111
      @ruqiyoabdulkadir3111 3 ปีที่แล้ว

      beerahooda ay fashaan ilaahey baa u fududeyay risiqa

  • @fatumaahmad6582
    @fatumaahmad6582 2 ปีที่แล้ว

    A c Arooy sheikh xisaab baa u taal Allah kuu fududeyo balse dhashaya ka dhaga la' waxaan Arooy waa cudur.

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiikh xasan isuugu dayda yaa weeylak shiikh xasan waa nin cilmi leh oo qof usoo daliishanaayo aayad ama xadiith xaqana iska ilaalinaayo oo simaayo naagaha laakin naag kasto waa ka tilaabsanaahaa shiikha ruuxiisa dhib la aan maku tagin afarta kkkkkkk mid ayuu furay ugu horeesay

  • @hhuruuh2996
    @hhuruuh2996 3 ปีที่แล้ว

    ✍✍✍

  • @maryanhassan7742
    @maryanhassan7742 3 ปีที่แล้ว +1

    Warunta

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 3 ปีที่แล้ว

    Xàyďààñkù wàà jiŕaa

  • @yusufjamanoor417
    @yusufjamanoor417 3 ปีที่แล้ว

    Waar waydii wuxuu ka shaqeeyo?????
    Waa diin in aad shaqaysata waa (Jihaad)

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 3 ปีที่แล้ว

    In naaga la fuul fuulo oo uur loo yeello, maxaay addunyada ka badali ama ku kordhin?.

    • @umumalak1947
      @umumalak1947 3 ปีที่แล้ว

      Wan kayabay wllo arinkaa somalidu 4 xaas iyo in naago la aruursado wa darajo ay gadheen u arkaan yaabnay

    • @sahramohamed8755
      @sahramohamed8755 3 ปีที่แล้ว

      Aadan ma shiidid wllky waa rabtiine culimada ka xishoo pls

  • @isse83
    @isse83 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxanba u meyhaa wareysigaan inuu shekha gurigiisa saameyn ku yersho sababtoo ah daaqilka ayuu usii gelayaa heer uu gaaro inuu shiiikha yiraa mid ayaa jirto fcn oo xiriiriso

    • @hiboabdi7487
      @hiboabdi7487 3 ปีที่แล้ว

      Bada buu isku furaya intuu lahaa rag damac gelii

  • @hanasacad7943
    @hanasacad7943 3 ปีที่แล้ว

    Waa runtasiy

  • @hiboabdi7487
    @hiboabdi7487 3 ปีที่แล้ว

    Dumarka marka ladhahayo waa caqli caruur wakana

  • @mariaabib2421
    @mariaabib2421 3 ปีที่แล้ว

    Dee wariyoow anagaad nagu socotaa hadaa..... Halked u kicinaysaa raga...... 🤨

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 3 ปีที่แล้ว

    Hal xaas hadaad gursato macnaha ma dhamaystirnid miyaa wa guurka Madan sabab loo baneeyay e mid walba ma dulsaarna intaas o naag bay furayaan wlhi nolosha khalad ka fahanteen

  • @hudastyle1826
    @hudastyle1826 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkklk😇😇😇

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 3 ปีที่แล้ว

    Xabadii baaban hhayne

  • @daahirxassanducale5747
    @daahirxassanducale5747 3 ปีที่แล้ว

    Tuu570

  • @nursebilan1368
    @nursebilan1368 3 ปีที่แล้ว

    Shekhow raga hanagu dirin,

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 3 ปีที่แล้ว

    Nolosha khalad baad ka fahantee dadka ha waalin noloshu naago la aruursado o niyada laga dilo way ka wayntahaye

  • @user-vh8pe7ie9r
    @user-vh8pe7ie9r 3 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah haa waa sax lakin dulumka dhaafa somaaliyeey

  • @yusufjamanoor417
    @yusufjamanoor417 3 ปีที่แล้ว

    Waar dadkii ay carabtu lacagta siisay

    • @mohammedy.nnbv.nhussein9792
      @mohammedy.nnbv.nhussein9792 3 ปีที่แล้ว

      afar maninkastaa loobaneyay sheeq umad kale dambe ha kuridin mid waxaa jira xitaa aan hal lagu aamini karin kuwaas camal haku darin

    • @mohamedjirde5235
      @mohamedjirde5235 3 ปีที่แล้ว

      Ma carabbaa irsaaqadda bixi allaa baxsha

  • @mahadduale6944
    @mahadduale6944 3 ปีที่แล้ว

    Sheikhoow yurub baan ku noolahay dumarka yurub ma rabaan tookalee maxaan sameenaa

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 ปีที่แล้ว +1

    Ragoow ilaah baan idinku dhaariyey. Ninkaan maqla,

  • @nsia4466
    @nsia4466 3 ปีที่แล้ว

    Waa in aaku daraa in 1ka khayr badan tahay 4 dumar oo stress kula nool oo qalbigoda degen ilaah wuu baneeyay haddana waxaa la yiri mid aa kuu khayr badan ragow dumarka waa sidiinna oo kale ha qalbi jabin

  • @mudanemudakar8456
    @mudanemudakar8456 3 ปีที่แล้ว +1

    Alshaabab alshabaab dhalay weeyaan murtadka xun in xabsi la dhigo ayay ahayd kumanaan hooyo ayuu kuway dhaleen ka laayay isna 22 ayuu dhalay wtf

    • @mohanofficial6444
      @mohanofficial6444 3 ปีที่แล้ว +1

      hora waxa loyiri *tukulush timir gaari waye Qaraar waayu yirahdaa* m.allh dheh ishaada xun yeysan galine waad kamaseersanthy ujedaye.

    • @yussufhussein8123
      @yussufhussein8123 3 ปีที่แล้ว

      Uuf

    • @mudanemudakar8456
      @mudanemudakar8456 3 ปีที่แล้ว

      @@mohanofficial6444 sidii hablaha ayaad usheekaynaysaa adeero hadaanad aqoon ulahayn Afkaaga uraaya xidho hooyooyin badan wuu goblamiyay murtadkaniye waa ninkii u fadwoon jiray xarakada

    • @amk5191
      @amk5191 3 ปีที่แล้ว

      Wax Kasto carabka kuhadlo diwaanka aya luguqora is ilaali

    • @anasabdulahi4047
      @anasabdulahi4047 3 ปีที่แล้ว

      waad akhlaaq xuntahy
      sheikha afka ka jeedi.
      adigaa alshabab iyo wax kadaran ba ah.

  • @abdirahimgeedow8376
    @abdirahimgeedow8376 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @cabdiraxmaan7014
    @cabdiraxmaan7014 3 ปีที่แล้ว

    Maashaalaah

  • @maryanhassan7742
    @maryanhassan7742 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @eblanoor9920
    @eblanoor9920 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @barlin7796
    @barlin7796 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @najmomaxamed5177
    @najmomaxamed5177 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @deeqamashalaah5972
    @deeqamashalaah5972 3 ปีที่แล้ว

    Mashalaah