Maxaa kala qabsadey Muuse Biixi Iyo Sheekh Cabdillaahi Sh . Cali Jawhar ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024
  • Ilaysnews Is Media Production Company, Concentrate on Media Productions :-
    - Daily News
    - Breaking news
    - Feature stories
    - Documentaries
    - Event Video Production
    Make Sure You Click On Subscribe So That You Don’t Miss, Future
    Videos @IlaysNewshd .
    Our Social Links :
    FB : / ilaysnewspage
    X : / engabdirahim12
    Web : ilaysnews.com
    Copyright © 2024 Ilays News. All Rights Reserved.

ความคิดเห็น • 64

  • @user-tu5nm1id6v
    @user-tu5nm1id6v 5 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah Masha allah tabaarakallah alle ha ku barakeeyo sheekh alle cimriga iyo caafimaadka ha kuu siyaadiyo

  • @user-rw3ox4zq5n
    @user-rw3ox4zq5n 5 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله تبارك الله الله يحميك ويحفظك

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 5 หลายเดือนก่อน +2

    Cimrigaa alle ha dheereeyo sh abdilahi ali jawhar wabaag fare umadeed,

  • @user-vx7qp3mi9x
    @user-vx7qp3mi9x 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekha Alaha barakeeyo

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waa culimadii one of the last men of our nation

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 5 หลายเดือนก่อน

      He is dog of dhadiga isaaq

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 5 หลายเดือนก่อน +2

    ❤ Mansha Allah Jazakaleh kheyr Sheikh Talo dhaxal gel ah oo Aqoonyahan sare ❤

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh8776 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah, بارك الله فيك يا شيخ

    • @farahaden6667
      @farahaden6667 5 หลายเดือนก่อน

      😊😮😢🎉❤

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 5 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Abdillahi Sh.Ali Jawhar Allah ha barakeeyo cimri dheer iyo caaqibo san Eebe ha siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rab.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 5 หลายเดือนก่อน

      Dhadiga isaaq iyo casha bac kuu xaar waa luu toosay

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cimriga Alle Ha kuu Dheereeyo Hogaanka Tiirka Culimada Somaliland Sheekha Boorame

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaha sheikh cabdullahi Allaha ku dhowro amin ya Rabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AadanCabdi-yj7pb
    @AadanCabdi-yj7pb 5 หลายเดือนก่อน

    Hogaamiyaha ruuxiga ah eesmaaliland❤❤❤❤❤ 2:40

  • @SuldaanMaxamedfoodcade
    @SuldaanMaxamedfoodcade 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh cilmi iyo aragti iyo dacaadnimo Allah isugudaray baatay aduun iyo aakhiro libaankusii❤

  • @abdisalamegal7047
    @abdisalamegal7047 5 หลายเดือนก่อน +2

    Abdillahii Ali ma hadu BARAARUGAY WAA NASIIB DARE😮

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n 5 หลายเดือนก่อน

    Shiiikhi ilaahay haku xafido

  • @seryu8204
    @seryu8204 5 หลายเดือนก่อน

    Maanshaalaah waa qudbad dhaxal gal ah ka culus qudbada ay jeediyaan kuwa isku magacaaba aqoonyahnada kuwa isku sheega madax dhaqmeedyada kuwa isku magacaba reeraha intaba waa qudbad khuseysa sheekh ale haku barakeeyo

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Guul

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 5 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa allaah sheekh run sheeg ah

  • @mustsfeyuusuf3923
    @mustsfeyuusuf3923 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah sheikh ax weeyi madaxweynuhu culimada hala tashado

  • @AbdulrezakSayid-hh1br
    @AbdulrezakSayid-hh1br 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh to late

  • @yayayacin
    @yayayacin 5 หลายเดือนก่อน

    Adero waad mahadsantahay ee lakiin hakusheegin muslim muse sabiri muslim

  • @DahirAxmed-gl1oi
    @DahirAxmed-gl1oi 5 หลายเดือนก่อน

    Waa samatalis sida lagu yaqan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh alle ha ku barakeeyo laakin muuse biixi nin habaar qabe dhiigyo cab ah oo waliba cuqdadaysan

    • @hibonour9657
      @hibonour9657 5 หลายเดือนก่อน

      Futadaada dhiigyo cab ah

    • @hibonour9657
      @hibonour9657 5 หลายเดือนก่อน

      Faqash foqol faqash

    • @Libanomer.435
      @Libanomer.435 5 หลายเดือนก่อน

      Cuqdad la dhimo mxd ka badeli kartaa

    • @hibonour9657
      @hibonour9657 5 หลายเดือนก่อน

      Yaa cuqdad qaba tolow?

    • @user-hs6ro6so6n
      @user-hs6ro6so6n 5 หลายเดือนก่อน

      Alle Ka yaab

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 masha allah sheikhu ruun ayusheikaye

  • @ashaahmed8169
    @ashaahmed8169 5 หลายเดือนก่อน

    Taladu waa muhiim ilaahay ayaa inoo sheegay

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih 5 หลายเดือนก่อน

    Maansha allah waa hadal talo waayeel

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 5 หลายเดือนก่อน

    Hala dhageysto sh abdillahi waa rijaal ,

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 5 หลายเดือนก่อน

    Sh abdillahi waxad nagu tahay qaali wadani ah

  • @CxakiinXasan-yv7dh
    @CxakiinXasan-yv7dh 5 หลายเดือนก่อน

    ManshAA
    4:53 4:53

  • @dekaibrahim7625
    @dekaibrahim7625 5 หลายเดือนก่อน

    Culimadi somaliland ee wax garadka ahyd weyi allh haku xiftiyo

  • @nathra7351
    @nathra7351 5 หลายเดือนก่อน

    Asxaabtii nabi maxamed cid gaadheysaa majiro ninkani waa sheekh wuxuu ku hadlayaa hadalkii diinta waa sax

  • @user-cj7xk4zj7k
    @user-cj7xk4zj7k 5 หลายเดือนก่อน

    Wuu taliyay sheekhu ina biixi usheega😊

  • @Harriss223
    @Harriss223 2 หลายเดือนก่อน

    Waa eeygii maalmihii Laascaanood dadkayaga isaaq ku casuuqayey sacabka u garaacayey.
    Waa eey diinta slle ku qaraabta sabta isaaq ku shaqaystaan.
    Waa eeyga isaaq ugu fadwooday duulaankii iyo xasuuqii qaawanaa ee ay dadkayaga iyo dhulkayaga ku soo qaadeen sabta isaaq oo aan nala wadaagin
    Dhalasho
    Dhiig
    Dhul
    Calan
    Dawladnimo.

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 4 หลายเดือนก่อน

    Shiikhu wuu taliyay

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 5 หลายเดือนก่อน

    Somalidu waxay tidhaa duco horaa shifo loogala quustay

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 5 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxweyne Muuse lataliyayaal xun baa utaliya haduu sheikh khan oo kale kadhigan lahaa lataliyaha Madaxweynaha maanta dib baa loo dooranlahaa

    • @hibonour9657
      @hibonour9657 5 หลายเดือนก่อน

      Hadaba waanoo dooranaynaa haduu illaahay kadhigo inshallah yaa kale hee mujaahid madaxweyne Muuse biixi cabdi

    • @waxgarad6646
      @waxgarad6646 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@hibonour9657muuse madax tinimadiisu waa gabal dhacay by muuse👋

  • @user-fq3pn1ds1s
    @user-fq3pn1ds1s 5 หลายเดือนก่อน

    Siyaad barre waa dhintayintaa ogaada Iidoorow.

  • @user-ig4bk2jr7v
    @user-ig4bk2jr7v 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh munaasib maaha inaad muuse biixi ku metesho cismaan binu cafaan iyo xasan ibnu cali ridwaanu ALLAAHI calayhim. Maalintii uu ku macsuumey isagoo laascaanood garaacayana hadal kale ayaad lahayd

    • @AdoonAdoon-ei3dd
      @AdoonAdoon-ei3dd 5 หลายเดือนก่อน +1

      Dhiiga dadka markuu daadinayay mwaaninayn,maantana doorashuu kahadalayaa
      Dhiiga muslinka doorashadaa kaweyn
      Illahay xaqa hatuso

  • @warsamewali6620
    @warsamewali6620 5 หลายเดือนก่อน

    Somaliland markii isagu uu xilka ku warergey ayuu bilaamey burburkeedu weyna kudeysey

  • @casanova11ize
    @casanova11ize 5 หลายเดือนก่อน

    Islaantaas umusha ah laascaano madfac baa lagu dhuftey. Juuq iyo jaaqna kamuu oran. Munaafaq

  • @sadakabirjeeb8399
    @sadakabirjeeb8399 5 หลายเดือนก่อน

    Hadii hadal la maqlaayo ninkas wu hadlay walahii

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkk kkk

  • @ismailomar7962
    @ismailomar7962 5 หลายเดือนก่อน

    Culimadii hadii ay khiyaaliga buunbuuninayaan wa dhibaato weyn, sheekha wuxuu leeyahay madaxweyne, madaxweynuhu uu sheegayo iyo dalka uusheegayo sheekha ayaan layaabanahay, reero soomaaliyeed oo deegaanadooda jooga miyaa dowlad noqonaya??? dadkaan soomaaliyeed halkay ku dambeyndonaan ayaan layaabanahay

  • @basheabdirahmanabdilahi9476
    @basheabdirahmanabdilahi9476 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh muze suuligu ku maqanyee haso noqdee sug

  • @SafaAhmed-lh1tt
    @SafaAhmed-lh1tt 5 หลายเดือนก่อน +1

    Muuse caaamaalaq

  • @warsamewali6620
    @warsamewali6620 5 หลายเดือนก่อน

    Laaliinse ninkan uu lahadlayo waa nin dhagareysan

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 5 หลายเดือนก่อน

    Geesi qaran amni jecel danta shacabka somaliland ka naxaya,

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 5 หลายเดือนก่อน

    Adigu sheekh si wanaagsan oo alla kacabsi leh baad u hadashay laakiin wixii waqooyi ka dhacay maydaan qixin anaga ayaad na qixiseen ee diyaar garooba waad qaxaysaane

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa hadal aad u qurux badan lkn Sheekhu kama uusan hadlin KALA GOYNTA JINSYADDA SOOMAALIYEED iyo xumaha cidhibta danbe ee Islaam mideysan qoysas laga dhigo. Taa ka hadalkeeda ayaa ka dhineyd.

  • @farhanadan7634
    @farhanadan7634 5 หลายเดือนก่อน

    Munaafaqad IYO barafsaarka sheekh fadlan nagada

  • @MindfulMedia07
    @MindfulMedia07 5 หลายเดือนก่อน +1

    Alshaabab hala tashan
    Muso noo taley madaxaween

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 5 หลายเดือนก่อน

    MADAXWAYNE SIILAANYO AYAA BULSHADA LA TASHAN JIRAY

  • @warsamewali6620
    @warsamewali6620 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekha allaah ha xafido