ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Manshalah shekh mustafe cali canood
Mashallah tabaarakallh Sheekh mustafow waxaan is iraahdaa sheekhu miyuu joogay meesha😂😂, sida aad ukala dhigdhigayso qof qof iyo ficiladoodii aad usoo tabinayso, weligay ma arag qof sidaan okle noogu kala dhigdhiga❤❤❤❤. Jazaakallh.
Aamiin
Alxamdullilah weligay awoow, iyo qabri, sixir walaa sheekh midna illaahay umasii marin. I am free from shirk ilkaahow waankaaga mahadcelinayaa.
Mushrikiintana kaberi noqo sidaad shirkiga uga beri noqotay ookale
Hada waswaas baan kaqaaday dadkii @@al_tauhidchannel4526
SCw❤❤❤
Jazaka Allah kheyr
Jaska llha khayr
Scw
Jasaa kalaah
Illaahay hakuu naxariisto sheekhay. Waad noo nimca sheegtay. JZK Laahu khayrka
Jazakaĺaah khayr sheekh
Salaama Calaykum sheekheenaAllaha kudhowro waadna noo faa’iidaysey❤️❤️❤️
Ilahow nagu anfac
Alxamdulillah alle ayaa kumahadsan baabinta asnaamata maatana wan rajeyneynaa iney dhacdo markale lkn somalida reer miyigaa markey geela ceelasha kawaraabsanayaan waxay dhahaan hubaleyaa hobaleyaa koley wa wax kasoo gaaray mushrigiintii beregaas jirtay
Walaal taas sax maahin waxaa jiro hees hawleed dadku isticmaalaan markeey shaqada kujuraan sida waraaabka xoolaha,, dhisida aqalada iwm muhiim maahin meesha laga soo guuriyay kaliya eray ahaan sax ahaanteeda la eegaa dhibna malahan ia
Qof ciida cuntay oo abuurka iska celinwaayay ineey baryaan oo lafihiisa lasoo saarayo xitaa kuma tusaala qaadanayaan miyaa .
Sheekh Mudaan kugu xishnaa wax kastio aad internetka soo gelisay waan dhegaystay lkn hal su,aal Jamaacada Sheekh Maxamuud Cismaan ee Qarsho degen maxaad ka aamin san tahay fadlan Bi Saraaxa Iiga Jawaab Mahadsanid Sheekh
Manshalah shekh mustafe cali canood
Mashallah tabaarakallh Sheekh mustafow waxaan is iraahdaa sheekhu miyuu joogay meesha😂😂, sida aad ukala dhigdhigayso qof qof iyo ficiladoodii aad usoo tabinayso, weligay ma arag qof sidaan okle noogu kala dhigdhiga❤❤❤❤. Jazaakallh.
Aamiin
Alxamdullilah weligay awoow, iyo qabri, sixir walaa sheekh midna illaahay umasii marin. I am free from shirk ilkaahow waankaaga mahadcelinayaa.
Mushrikiintana kaberi noqo sidaad shirkiga uga beri noqotay ookale
Hada waswaas baan kaqaaday dadkii @@al_tauhidchannel4526
SCw❤❤❤
Jazaka Allah kheyr
Jaska llha khayr
Scw
Jasaa kalaah
Illaahay hakuu naxariisto sheekhay. Waad noo nimca sheegtay. JZK Laahu khayrka
Jazakaĺaah khayr sheekh
Salaama Calaykum sheekheena
Allaha kudhowro waadna noo faa’iidaysey❤️❤️❤️
Ilahow nagu anfac
Alxamdulillah alle ayaa kumahadsan baabinta asnaamata maatana wan rajeyneynaa iney dhacdo markale lkn somalida reer miyigaa markey geela ceelasha kawaraabsanayaan waxay dhahaan hubaleyaa hobaleyaa koley wa wax kasoo gaaray mushrigiintii beregaas jirtay
Walaal taas sax maahin waxaa jiro hees hawleed dadku isticmaalaan markeey shaqada kujuraan sida waraaabka xoolaha,, dhisida aqalada iwm muhiim maahin meesha laga soo guuriyay kaliya eray ahaan sax ahaanteeda la eegaa dhibna malahan ia
Qof ciida cuntay oo abuurka iska celinwaayay ineey baryaan oo lafihiisa lasoo saarayo xitaa kuma tusaala qaadanayaan miyaa .
Sheekh Mudaan kugu xishnaa wax kastio aad internetka soo gelisay waan dhegaystay lkn hal su,aal Jamaacada Sheekh Maxamuud Cismaan ee Qarsho degen maxaad ka aamin san tahay fadlan Bi Saraaxa Iiga Jawaab
Mahadsanid Sheekh