Sida qof loogu qanciyo waxkasta Aamino

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789

ความคิดเห็น • 80

  • @evanasuula3594
    @evanasuula3594 4 ปีที่แล้ว +46

    Zxp Abdirizaaq waan tijaabiyey Sida aad qof jeceshahy gacanta loga dhigo Alxamdulilaah waan ku guuleysty guur fcn nh waan dhigty ALLAH ku xafido adi iyo Qof walbo Big fan 😍🥰😘

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 4 ปีที่แล้ว +14

    Ilaahow qofkasta oo muraadleh muraadkiisa oo kheyr ku jiro waafaji intii xanuunsan xanuunka Ka korqaad intii caafimaad qabtana caafimaadka usiyaadi آمين
    th-cam.com/video/C7N6ZVi81Lk/w-d-xo.html

  • @saam-khalif8176
    @saam-khalif8176 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxaad ibartay sida loo adkeeyo shakhsiyadeyda waxa kale oo i tustay wadayda guusha 😎 mana jireyso waxan kugu badalo abaalkaga ilahay riyadada hakuu rumeeeyo 🤲

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913
    @daahirwacaysciisedaahirwac3913 4 ปีที่แล้ว +4

    Video aad ufiican oo aan waxbadan ka faaiday❤❤

  • @Safiyoahmed23424
    @Safiyoahmed23424 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll cabdirisaaq Farah

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto315 4 ปีที่แล้ว +3

    In lays qanciyaa waa shayga ugu muhiimsan ee ay dad kuwada noolaan karaan

  • @abdiwaliabdulahi1745
    @abdiwaliabdulahi1745 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Macalin qeer allaa haku siiyo
    Wax badan ayaan kaa faaiday
    Shukran wll mcn

  • @happygirl3251
    @happygirl3251 4 ปีที่แล้ว +2

    Shukran wllo

  • @anisaibraahim400
    @anisaibraahim400 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks you techer noosoo badi

  • @hassannoor1738
    @hassannoor1738 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank you abdirasaaq farah

  • @sahrahassan3186
    @sahrahassan3186 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wax badan ayaan kafaaiday mahadsanid

  • @suhaybcllaahi6581
    @suhaybcllaahi6581 4 ปีที่แล้ว

    Thank you teacher cabdirisaaq faarax

  • @jackplayer6240
    @jackplayer6240 4 ปีที่แล้ว +4

    Bro muqaaldan Soo badi aad ayaan U,xiiseenaa keep going

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks TEACHER

  • @abdimalikmohdabdisalam8464
    @abdimalikmohdabdisalam8464 4 ปีที่แล้ว +3

    Wax ka baro 🙏🏽

  • @maamecade5864
    @maamecade5864 3 ปีที่แล้ว +1

    M a c/risaaq wll allaha kaa ajar siiyo

  • @hassannoor1738
    @hassannoor1738 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalah

  • @yuskaofficial1380
    @yuskaofficial1380 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wll marwalibo waxad Ka hadasha hadalo aan u baha nahay♥️👈

  • @nuuraden7126
    @nuuraden7126 4 ปีที่แล้ว +2

    Alxm 2nd maanta

  • @xmdimohamoud7767
    @xmdimohamoud7767 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a ☝️

  • @aligabade1679
    @aligabade1679 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll c.risaaq alah ku dhowra wllhi waxbdan ayan kafaideysty waxan kacodsanlahaa inaad noosobadiso muqalada wllo

  • @ayubpro
    @ayubpro 4 ปีที่แล้ว +2

    keeep you bro

  • @yahyehussein2597
    @yahyehussein2597 4 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @mohamedwaziirka854
    @mohamedwaziirka854 3 ปีที่แล้ว +1

    MaNshallaHa my pr0 keaping going

  • @axmednaanaa1990
    @axmednaanaa1990 4 ปีที่แล้ว

    Mash aallha
    Mahad Sandi
    Wllo qodobo
    Waxtarle
    Wad nosotabisay
    Jisakalahi khay wlo

  • @shaakirxsrrwrdfdwhshaakir8296
    @shaakirxsrrwrdfdwhshaakir8296 2 ปีที่แล้ว

    mash Allh

  • @abdallahnuridin599
    @abdallahnuridin599 4 ปีที่แล้ว +2

    First time

  • @amadabubakar
    @amadabubakar 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going shp

  • @dheeymandhamaad6311
    @dheeymandhamaad6311 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaal kaso hadal jaceelka amusan oo lakala cab sanayo oo marka la iska hor yimado oo lakala cararayo oo wadnaha kugarac mayo oo cabsida badan

  • @KAFTANJOY
    @KAFTANJOY 4 ปีที่แล้ว +1

    Haa keep goin pro

  • @muusecaafi2730
    @muusecaafi2730 4 ปีที่แล้ว +1

    Shugran masha Allah

  • @caawiyeyare7619
    @caawiyeyare7619 4 ปีที่แล้ว +5

    Sxb aaway waaya arag forex xagee ka baxay
    Inta ila tabtay channelkaas like dhac ku siiya

  • @kowsar39
    @kowsar39 4 ปีที่แล้ว +1

    Soo badi huno 💞

  • @faatimaziciid2613
    @faatimaziciid2613 4 ปีที่แล้ว

    Wll waxan jeclhay wiil wiilku wuu iqadriyaa ma is aragno badankii khadka bas iska aragna ee see jacayl ugu abuuri karaa🙈

  • @luulismaiil1801
    @luulismaiil1801 3 ปีที่แล้ว

    Wllo ilaahay aduunka ilaahay waxaad jeceshahayba aduunka iyo akhiiraba

  • @salaamastar4729
    @salaamastar4729 4 ปีที่แล้ว +5

    Oowa layga soo horeeyay miyaa

  • @cabdicasiisciiseshidaale1373
    @cabdicasiisciiseshidaale1373 4 ปีที่แล้ว +6

    Waalaga soo horeyey maa idhihi rabtiin😂😂

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 4 ปีที่แล้ว

    Buugaa xageen kaheli karA zxp

  • @munasarmawliid7049
    @munasarmawliid7049 4 ปีที่แล้ว +1

    waan kumahadsantahay walal ok

  • @sabriyegemar1591
    @sabriyegemar1591 4 ปีที่แล้ว +2

    Waadku mahad santahay sxb oky

  • @Najmaabdi09
    @Najmaabdi09 3 ปีที่แล้ว

    Waan ku taageeraa keep going

  • @akyareproduction
    @akyareproduction 4 ปีที่แล้ว

    Wax kasta oo qiimo leh way yaryihiin maclinkaan videos badan masoo dhigo wax yar oo tayo leh horay usoco

  • @abdowalimohamedhassan1535
    @abdowalimohamedhassan1535 3 ปีที่แล้ว

    M.A

  • @somimchannel2809
    @somimchannel2809 4 ปีที่แล้ว +3

    Runtii aad ayaan uga helay muuqalkan wana midkaan in farabadan raadin jirey mahasanid
    Lkin asxaapta hadii ha hesheen muuqalkan fadlan subscribe Wax iigu siiya channelkayga paaz films
    🙏🙏Thanks

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @abdalaali8061
    @abdalaali8061 4 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @ayanahmed9483
    @ayanahmed9483 4 ปีที่แล้ว

    Nin loo xiisey ❤

  • @yazariabdirisak7346
    @yazariabdirisak7346 4 ปีที่แล้ว

    Waxa kalo kamida in aad ahaato mid dagan aanan muhiimad badan siinayn in aad qanciso .
    Hadii uu ku ogado qofku in aad rabto inaad fikrad ka dhaadhiciso marnaba kama qadan doono , waxa muhiima inuna qofku kaa daremin in ujeedkagu yahay inad qanciso ee ujedadu tahay uun madadaalo iyo xooga cilmi kala qadasho .

  • @sahrah9372
    @sahrah9372 3 ปีที่แล้ว

    Kolay waxfiican maadsheegin Hada ilaa waxa aad wado ufurtay Dadka markii horaba beentoodii loo xaalwaayey

  • @raxmoruun8718
    @raxmoruun8718 ปีที่แล้ว

    Wll dhulka wa warega ma runba

  • @sakariyemustaphe7681
    @sakariyemustaphe7681 4 ปีที่แล้ว +3

    Second person

  • @samiiracadaani3137
    @samiiracadaani3137 4 ปีที่แล้ว +2

    Secnd

  • @jonnydeep8058
    @jonnydeep8058 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad meeyay forex kii aad bilwaday... waan arki waayay ee mise waad joojisay. Xog inaga sii bal.

  • @zulthanzinyor6011
    @zulthanzinyor6011 3 ปีที่แล้ว

    İnaader kii aan islahaa KU qanci sawkan ila daawanaya

  • @Danabstudio19
    @Danabstudio19 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰

  • @Samimusic.1
    @Samimusic.1 4 ปีที่แล้ว

    zhp ma psychology ayad jamacada ka baratay🤩

    • @imaammaxamed7845
      @imaammaxamed7845 4 ปีที่แล้ว

      Laga yaabaa brother waa big psychologically

  • @asmabeauty2935
    @asmabeauty2935 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Wllhay
    An
    Jeclahay
    Subscribe
    Isaara
    Waa
    Iga
    Codsi

  • @xogtacusubmedia4940
    @xogtacusubmedia4940 4 ปีที่แล้ว

    Soo Booqo Channelka Dar ilaahay Subscribena Nagu Caawi

  • @queennadiya6255
    @queennadiya6255 4 ปีที่แล้ว

    Wll vidio yada nosoo badi plssss

    • @hazancesc1432
      @hazancesc1432 4 ปีที่แล้ว

      Video maalin kasto masoo geliyo

    • @queennadiya6255
      @queennadiya6255 4 ปีที่แล้ว

      @@hazancesc1432 haa asigo malinkasta so galiyo ficnaan leed

    • @hazancesc1432
      @hazancesc1432 4 ปีที่แล้ว

      @@queennadiya6255 beentasda ma,ahn casharada jaceylka uu ka shekeynayo way igu socon jireen wllhi wax badan ka faa,idey

    • @queennadiya6255
      @queennadiya6255 4 ปีที่แล้ว

      @@hazancesc1432 haa aniba so kle wx badan ka faidey

    • @hazancesc1432
      @hazancesc1432 4 ปีที่แล้ว

      @@queennadiya6255 hada video lasoo dhigay daawo🙏🙏

  • @abuabdi7423
    @abuabdi7423 4 ปีที่แล้ว

    Ruuxa waxa lagu cel celiyo maskaxdisa qabato taasi ben mahin

  • @ismaaciil.7275
    @ismaaciil.7275 4 ปีที่แล้ว

    Kanaal wax tar leh

  • @somalimusic4591
    @somalimusic4591 4 ปีที่แล้ว +2

    First 😂😂😂

  • @dalkasoomaliyawaxkabaro417
    @dalkasoomaliyawaxkabaro417 3 ปีที่แล้ว

    Keep goin thanks