Ali dul dul waa run sheeg weyi waxi wadani wixi Lagu sheegayey ayaaba kaso ifbaxay ee maamulka raqda ah ee muqdisho Lagu eedayanayey Kulmiye wlee waa soolaabnayaa muse bixi came back again
ASC SOMALILAND ALL MY PEOPLE INSHA A'LLAH KHAR BADAN AYAAN IDIIN RAJAYNAYAA GUUL IYO GOBANIMO FORAVER EVER YAA MOOSES GOOD LUCK MY SWEET HEART WISHES YOU LONG LIFE BLESS YOU 🙌 ALWAYS GUUL🎉🎉🎉🎉❤WABILAAH TOWFIIQ ❤❤❤❤❤
CALI DUUL DUULOW REER BERI BAA TAHEE AAN KUU JILCIYO , WUXUU UGA JEEDEY INA CALI WARAABE 20 SANO AYUU SOO TAAGNAA WAANA LA DOORAN WAAYEY MARKAA WAXAYNU KU BEDELAYNAA XISBI REER HARGEYSA AH WAANA HORSEED EE HA LA SOO SAARO , MA GARATAY
Dr. Maxamed Cabdillahi waa ninka keenay Dp World, ee Barbara dhisay. Nikan Isaqina barigu la maqam ma tihin. Maqam sare micnaheedu waa High Station. Silanyo waxa uu geeyey halka America laga xukumo, haddii aad kun sano jirtaan , ma Fahmi kartaan. Waaayo, beerka ayaad ku siqaysan. Weli cargo maydun yeelan.
Ku lahaa ma gacmahay ka xidhan yihiin may iyaguba qaataan kobka xagayna uuga xidhnayn sawirkooda boodhadhka saw kuwa gacmaha ka xidhan ma anagaa xidhnay waa xaga alle garba duub alle
Hadalka madaxweynaha xaal baanu ka bixiney, Faysal Cali waraabe, waa nin Qaran ❤
Guul somaliland guul kulmiye xisbiga mujaahidiinta insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💚💚💛💛💚💚💛💛💚💚💛💛👍👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Guul guul guul Somaliland ❤❤❤
Guul kulmiye guul madaxwayne Muuse insha alah
Well done somaliland defenders
Ali dul dul waa run sheeg weyi waxi wadani wixi Lagu sheegayey ayaaba kaso ifbaxay ee maamulka raqda ah ee muqdisho Lagu eedayanayey
Kulmiye wlee waa soolaabnayaa muse bixi came back again
Markle Markle AABO MBC... 5 more years... VIVI KUIMIYE... GUUUUL SOMAILAND❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cali Duul Duul weriyuhu mamucaarad baa waadiga hadalka kugujinayee weriye wadaadka waad xiijisay ee kayaree su,alpha badan hanaka xanaajin guul guul iyo gobanimo Somaliland mansha Allah tabaraka beautiful Somaliland
I love ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘 ❤️ 🎉my Country ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤
Dawalada cusube kulmiye Cali duul duul waa in Laga dhigaa wasiirka difaaca
Somaliland guul iyo gobonimo somaliland, allahayow dadkayaga iyo dalkayaga barakee oo barwaqee, cadowga somaliland ilahay jabi, guuuuuuuuuuul
GEESI QARAN ALI ISMAIL.❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUUL KULMIYE... GUUUUL SOMAILAND.....❤❤❤❤❤❤❤😂
Kulmiye guuuuuuuul guuuuuuuuuul masha Allah guuuuuuuul
Walahi cali wuu igu qosliyey wasirka war faafinta xukumada cusub ee kulmiye in sha allah cali
Somaliland guul Insha Allah
Mashalah tabarakalah madaxwayne muuse Biixi guuul soomaliland guuul Maxamed kahim guuul maxamuud Sajin guuul dhaman soomaliland guuuuuuuul ❤❤❤🎉🎉
Faysal Cali Waraabe isagaa xagal daacay maalmihii Olilaha ku weeraray Muuse Biixi iyo Ciidanka jabkiisii. Waanay duuban tahay
🎉🎉🎉guul xisbiga kulmiye guul insha alaah🎉🎉🎉🎉🎉
Waa halkii hadraawi intuu maanku gaajeysan yahay guuli waa weli reer wadani cayda ayey yaqaanan ee siyaasada ma yaqanaan.
Mansha Allah Ali runle cimrigaaga alleh ha dheereryo Dadka qiimaha leh ee somali ka hadhay baad ku jirtaa
Ali wa geeeeeeeeesi Qaran guuuuuuuuuuil iyo gobanimo kulmiye Horseed iyo Hilaac
Ali inadeer please programada badi waa kader waa la raagsada imikana waa xiligii ugu muhiimsanaa warkuye
Asc Mansh Allah guul iyo gobani kulmiye guul horseed and hillah
ASC SOMALILAND ALL MY PEOPLE INSHA A'LLAH KHAR BADAN AYAAN IDIIN RAJAYNAYAA GUUL IYO GOBANIMO FORAVER EVER YAA MOOSES GOOD LUCK MY SWEET HEART WISHES YOU LONG LIFE BLESS YOU 🙌 ALWAYS GUUL🎉🎉🎉🎉❤WABILAAH TOWFIIQ ❤❤❤❤❤
Ilaahayow doorasho nabad ah iyo guusha muuse biixi
Guuuuuuuuuul Ssb & kulmiye
CIR JIIDHE TV WAXAAN KU XASUUSTAA DHAQANKII ODAYAASHII HORE MARKAY CAWAYSKII AARDAAGA ISKU WARAYSANAYAAN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
GAADH-HAYAHA DALKA CALI DUULDUUL NOOLOW
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
Siilaanyo ILAAHAY ha u Denbi dhaafe Aad buu u Sahan Xumaa .
Cali carab legend
Mujaahid cali waa gob somalilander asal ah masha allah
Faysal wuxu u hiiliyey waddani shalay
Waa muuse waa ku daayey iyo kulmiyeba u dhamaatay qabayaldii cudurkii xumaantii waa dhamaatay cali xaarka iska du oo runta wajah
CALI DUUL DUULOW REER BERI BAA TAHEE AAN KUU JILCIYO , WUXUU UGA JEEDEY INA CALI WARAABE 20 SANO AYUU SOO TAAGNAA WAANA LA DOORAN WAAYEY MARKAA WAXAYNU KU BEDELAYNAA XISBI REER HARGEYSA AH WAANA HORSEED EE HA LA SOO SAARO , MA GARATAY
Anbakulama socdo waxka sheega Faysal aniyo cali xalbaanuka bixinay hadalkaa hadafka ah
Allah waasobaxai muuse pailod guuuuuuuuul guuuuuuuuul kulmiyeh guuuuuuuul guuuuuuuuul
Guul ciilshiire
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Faysal Ma Aqoonsani xukuumada Biixi 13 Nof 2022 ma lahaa isbahaysi Mudaharaad ma kula socday xirsi ciro etc Qalalaasaha dhiiranaan ma siiyey ciro
❤
Viva kulmiye
CALI RUNTAAN KUGU JECLAHAY EE HARAALI GALIYO INA CALI WARAABE
Faysal cli wuxuu jabiyay distoorkii dimuqraadiyada xisbiyada somaliland musharaxu labateeram doorasho ayuu kuleeyahay xisbiga uu gudoomiyaha kayahay
Dr. Maxamed Cabdillahi waa ninka keenay Dp World, ee Barbara dhisay. Nikan Isaqina barigu la maqam ma tihin. Maqam sare micnaheedu waa High Station. Silanyo waxa uu geeyey halka America laga xukumo, haddii aad kun sano jirtaan , ma Fahmi kartaan. Waaayo, beerka ayaad ku siqaysan. Weli cargo maydun yeelan.
kulmiye guuul kulmye guuuul
waa labadi nin ee silaayo waalay
Caliyooow waxa la rabaa inuu faysal xanaaqo uu fadhiga ka kaco uu ciidagalha kala so hadho wadni iyo kaah
Mujaahidku caawa runbuku hadlaya
Sadax xisbi qaran aa soo baxaya waa kulmiya hilac horseed mal ku qor😂😂😂👋👋👋
Xirsi baa kaxaystay ee Siilaanyo ma soo kaxaysan!!. Ta labaad ninkan Gabiley waxa looga yaqaan Mr Bajaaj ah isku xidhaha Wadani iyo Somaliya!!. Afkiisana waa kii ka qirey khudbadiisii jimcaha ee beerta xoriyada!!.
UURKU HALKUU DOONAYUU AFKU XADAA!!!.
Calaw meesha wax timo lihiba majoogaan waa xiirane miidhan kkkkkkkkkkkk
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ina ismaaciil carab xataa heesihii kacaanka wuu qaybsanyahay.maskax weyn baa saaran.
Kani.waakii.walayaa.xereda.dhulbahante.galay.ookale.ee.markii.ladiley.dagaalka.sababay
Abw C ISMA CARAB LA TALIYAHA W WARFAAFINTA IYO TA MADAXA BANAAN
Huwan aya waretsata mujaahid cali ilaahey amarkii kamala hadal badiyaan
Waxba dhawr maynee Allow dhagaxyo soo daadi
Kaasi waa nin aan aqoona siyaasada waa nin ku dhashay baydhaabo waxa uu yaqaana afka mayga waxaa uu aminsanahay dhaqanka mayga.
wadani wuu asqoobay mid somaaliya kudhawaaqa mid kulmiye kudhawaaqa sida maayir qiiro
💚💚💛💛💚💚💛💛💚💚💚💛💛💚💚💛💛
Ku lahaa ma gacmahay ka xidhan yihiin may iyaguba qaataan kobka xagayna uuga xidhnayn sawirkooda boodhadhka saw kuwa gacmaha ka xidhan ma anagaa xidhnay waa xaga alle garba duub alle
Asc dadkaas waxaa keenay xirsi iyo ina xaashi oo uu siilaanyo xilal u magacaabay
Reer zHargeisow mujrim kaa Mohamed Omer bud la dhaca halkii loo badnaa baska u saara waa Somaliweyn kalab ah ninka garaaca.
waa laka haareyay warkaasi waa cadyahey Calaw guuul waa sidaad sheegtay caruurtu wax habartaandeeee!!!!
wadaniyow bye bye bye
c.risaaq khaliif ku dar😂😂
Caliyoow salaan sare qaddiyaddaada waddaninimo ayaan kugu qaddariyaa kal iyo laab
Dhana uma socona
Dhaqdhaqaaqna daa calow😂😂
🤣😂😂😂😂 MA TIIRKII MAGAALADAA TIHIIN WAXAAD TARAYSAAN BAA YARAAYE
Cali duul duul madax sare
Wuxuu u soo qaaday Ucid maxaa yeelay wuxuu doonayaa inuu helo codka taageerayaasha Ucid. Dorashadu ma aha qof jacayl.
Anoo wadani ah ayaa tageersan Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from somaliland ❤❤❤
Somali waa mid lama qaybin karo
Somalia xanbaro…SOMALILAND is gonna be the 55th country alter the 13 November
Dee waa runtaa wadani ayaad taageersantahay laakiin faqash ka had iyo qadaad wayn ayaad tahay maxaa noo keenay soomaliya somaliland ayaa laga hadlayaaye iska taageer wadni waa haduu kuusoo baxo
Kulmiye hawaaro
cali duulduul muuse howmagacaabo wasiirka arimaha mucaaridka
Koobka Shacabkaa udhiibaa Waa xilkii❤❤❤❤❤❤❤
Ciro gacmahiisuu isku gowracau ina mooge iyo xirsi ha la waydiyo
Waa lays mayd garaacay
Cali ismaaciil carab xageed ka dhacday beryahan ma daadkii isbadelka ku jiidhay oo lasuxdey?
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Garoonka waxa looga dalbaday in la borotomo
We’re all kulmiye ❤
🌿💚💚💚☘️☘️🍀🍀🍀🌼🌼🌼guuuul 🌿💚☘️☘️🍀🍀kumiye 🌻🌻🌼🌼🌻🌻🌻
Kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👏👏👏👏
Kkkkkkk❤❤❤ waa fani Ali
Kkkk.CALI ISMAACIIL CARAB!!!!!.WALEE ANIGU DOORASHADAN HADA NINKA KOOBKA DAHAB KA QAADAY WAA CALI!!!!!!.ANIGA ISAGAY IIGU TAHAY!!!!!.HARGEISA ILAAHAY HA ISUGU KAAYA KEENO!!!!!.
😅😅😅😅😅😅
Faraha kaqaada
مشالله تبارك الله 🟩🟨✅️🟩🟨✅️
Cali caac makhajilo muuse muxuu qabtay oog buu ku soo tubay adoo qaran sheegta dawacana dagaal buu ku galiyey muxuu kuu qabtay cajuus waji xun baa tahay
❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤
Wuxu kuyidhi
Faysal wugabobay
Kkkk
Markasu
Faysal ciraka
Maray
Wuka gardaran yaha muse
Caloow horta cod xumidaa kkkk
🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀
Qudhun qoofal kkkkk cali duulduul waa ciidama kala
Midh Midh inoogu soo baxa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😅😅
MUUSE DHIMEY, KULMIYENA WAA SAKARAAD, CALYOOW CALOOSHAADII WERWERKA KUGU HEYSEYNA WAA MACALUUL