Waraysi Xusuus Reeb Waraysi Yusur Aadan Abraar PRT 1 By Ducaale HCTV

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 80

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว +6

    Intii aan wareysi daawanayey kani waa midkii ugu cajiibsanaa, ilaahow haweenka inoo daa. Masha allah, aqoonyahanad Yusur Adan Abraar. Allah ha ku xafido.

  • @abdirahmanmuktar3946
    @abdirahmanmuktar3946 3 ปีที่แล้ว +2

    One of my favourite Somali woman alive. Ilaahay ha inoo kaa dhowro

  • @ifrahsomali7663
    @ifrahsomali7663 6 ปีที่แล้ว +3

    Drs Yusur Abraar mashallah qofka waxabara tahay ina tahay umada cada kama saan allaha ku xafiido somali waxa kala dilay waa qabiil iyo qaad

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 6 ปีที่แล้ว +3

    maasha Allah tusur af soomaali bey nagaga dherjisey wareysigeeda. Dadka qaarbaa ku rarafan lahaa luuqad qalaad,waxna lagama fahmi lahayn. Dadka wareysiyada bixinayoow ku dayda YUSUR

  • @Somali_Geologist
    @Somali_Geologist ปีที่แล้ว +1

    That's my real Edo 😊 but I have no job although I am masters degree of Economic Geology

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 6 ปีที่แล้ว +1

    Maaashalllah callayka ❤️
    Wariyaha wanagsan iyo gabadha sharafta badan yusra
    Aad baan iddiin salaamayaa dhammaantiinba ❤️✋

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo 7 ปีที่แล้ว +7

    Aqoon baa ku duugan, Alaha cilmiga iyo caqligaba kuu barakeeyo

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 3 ปีที่แล้ว +2

    Gob samaroon...... Ma aha sida islaanta Faasiqada ah Adna.

  • @jadams5318
    @jadams5318 7 ปีที่แล้ว +5

    Yusurey walaal nolow soomaalida sharaf iyo xurmad ayay kuu haysaa,khaasatan soomaaliya waxay kuu aragtaa qof xurmad leh aamin ah
    Mustaqbal fiicanna aad ku leedahay wadankaaga soomaaliyeed yusur abraar waa soomaali mideeye aqoon sare le. Nolow yusurey.

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei 7 หลายเดือนก่อน

    Waaaa wadani sax ah Somali ah

  • @mohammedroble9437
    @mohammedroble9437 4 ปีที่แล้ว +1

    Aqoonyahaand sare yusu r aadan abraar noolaw ,hore uu soco

  • @farxancilmi7252
    @farxancilmi7252 4 ปีที่แล้ว +1

    Maa sha allh Aqon ayaakudugan

  • @asmaxadi3902
    @asmaxadi3902 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah inder quruxeeey cimriga allaha kudheereyo hno

  • @mujaahidgeele1212
    @mujaahidgeele1212 5 ปีที่แล้ว

    maansha allahaa waxaan ka hellay cadayna u ah aqoonteeda iyo qiyamkeeda qofnimo markaliya AFQALAAD ku masheegayso taariikhda ay ka waramayso

  • @Afhayeentotal
    @Afhayeentotal 7 ปีที่แล้ว +5

    yusur abaar waale waxabaay cawaaa istustay dadkaankan leeh dawaladu shaqohana siiso waxay tiidhi ardaydaa jamcada kasooabaxoow shaqo abuuraa mashalaah

  • @koryare
    @koryare 4 ปีที่แล้ว

    boqorad waaye allah ku barakeyo

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 5 ปีที่แล้ว

    Cabdiraxmaan Somali land hadaanu nahay, haweenka naag kuma nidhaahno, inta kale ee aad soo qortay waa no comment sxb mahadsanid

  • @abdiqaniabdilahi9777
    @abdiqaniabdilahi9777 6 ปีที่แล้ว +1

    Maxamuud Cabdi Cali Ducaale alle cimriga iyo caafimaadkaba ha kuu dheereeyo.

  • @cabduqaadirmaxmed7224
    @cabduqaadirmaxmed7224 6 ปีที่แล้ว

    my my ducalee waa wariyaa ween wanala ogyahaay wariyanimasisaa waxow kasoshaqey noyaa saxafadaa mudo 40sanoo

  • @sadrigadeeqa1471
    @sadrigadeeqa1471 6 ปีที่แล้ว +1

    maansha alah yusur alah ha ku xafido ❤❤❤❤

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 3 ปีที่แล้ว

    Odaygani Maa qaadoolu ahaan jiray.wareysi xuma??

  • @dhaqandhowrpand7383
    @dhaqandhowrpand7383 4 ปีที่แล้ว

    edo yusur allh cimriga hakuu barakeeyo

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo 7 ปีที่แล้ว +4

    Waa wareysi Dhaxal gala

  • @abshirmuqtar7414
    @abshirmuqtar7414 6 ปีที่แล้ว +6

    Odaygaan xamar necbaaaaaa

    • @khaalidgabily7628
      @khaalidgabily7628 5 ปีที่แล้ว +1

      Waayadee Hadaa ma wax La jeclaadaaa

    • @khaalidgabily7628
      @khaalidgabily7628 5 ปีที่แล้ว

      Waayadee Hadaa ma wax La jeclaadaaa

    • @mohamudahmed3078
      @mohamudahmed3078 3 ปีที่แล้ว

      Waliba nacaybkiisu wuu qaawan yahay oo Soomaalida kaloo dhan intaan Somaliland ahayn aad buu u neceb yahay, waa cunsuri aan caadi ahayn, waliba abaal wayn bay Soomaaliya isaga ku leedahay, waa abaal laawe

  • @abdiwaahid1593
    @abdiwaahid1593 3 ปีที่แล้ว +1

    Odaygaan waa cunsuri aad u qalbi u xun

  • @drabdihakimmohammedaare7402
    @drabdihakimmohammedaare7402 6 ปีที่แล้ว +2

    mashaALLAH

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo 7 ปีที่แล้ว +1

    In magaceeda lagu cunaa La doonaayay, Lacagta Soomaaliya dibada u taaley

  • @ajakislakisweah4889
    @ajakislakisweah4889 6 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan qaab wareesigiisa aad ayuu u liita

  • @Afhayeentotal
    @Afhayeentotal 7 ปีที่แล้ว +2

    HCTV sxb part 1 maha 2 kadhigaa qoralka

  • @kingsamowade3999
    @kingsamowade3999 7 ปีที่แล้ว +6

    aar gabadhu ma samaroonbaa tolow

  • @abdirahmanmuktar3946
    @abdirahmanmuktar3946 3 ปีที่แล้ว

    Odaygu wuu Yara asaasaqay.....la baas

  • @warsamemaxamed7624
    @warsamemaxamed7624 6 ปีที่แล้ว

    Dr ...wll wariyihu qaadka asagaa cuna yuukuudhuban

  • @abshirmuqtar7414
    @abshirmuqtar7414 6 ปีที่แล้ว +6

    Dadka boorame dadkaa waalwaalan oo kale ma ahan soomaalilaane ma aqoosano

  • @runsheegmedia470
    @runsheegmedia470 6 ปีที่แล้ว +4

    hhhhhh dalkii ku dhalay kulahaa war odayga waa asaasaqay
    gabadhana waxuu ka sheekenayaba ma taqaano waa somali asala

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 6 ปีที่แล้ว

    Mashallaah

  • @moabdi3495
    @moabdi3495 7 ปีที่แล้ว +2

    Ninkani wariye ban moode balse waa un oday qabyaalad madax martay hhhhh subxanalaah

    • @jirfe
      @jirfe 6 ปีที่แล้ว

      Mo Abdi you are fucking ignorent ideot you don't understand what's going on

    • @moabdi3495
      @moabdi3495 6 ปีที่แล้ว

      agaasimaha rooxaanta: wtf are U talking about and who the heck are u anyways... lol

    • @HardTalk1
      @HardTalk1 6 ปีที่แล้ว +1

      Qabyaalad qudhun ah ayaa madax martay oo aad u qaawan, waa yaabanahay sida uu anshaxa wariyaha uga baxay ee uu riyaawada isaga jiro.

    • @mohamudahmed3078
      @mohamudahmed3078 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa run waa cunsuri, Allaha caafiyo, waxaa ka sii daran siduu isagu isku illowsan yahay dadkoo dhanna ay u arkayaan inuu cunsuri Somaliland madax martay uu yahay, oo aan qarsan karaynin xataa markuu dadka sharafta leh waraysanayo oo uu waliba meel aan munaasab ahayn su’aasha cunsurinnimada ku waydiinayo qofka, runtii Gabadhu cashar way u dhigtay wayn markii ay dhowr goor kala hadashay qabyaaladda iyo Soomaalinnimada uu isagu Soomaalida kale neceb yahay, intaas baa waraysigiisa kharribtay

  • @abshirmuqtar7414
    @abshirmuqtar7414 6 ปีที่แล้ว +3

    Xamar waa caasimada boorame iyo samaroon

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 6 ปีที่แล้ว +1

    Wariye maaha kani, maaha xumaantaadu in ay debeda u soo baxdo ilaa xadkaa.

  • @GuledHA
    @GuledHA 6 ปีที่แล้ว +2

    Sida waraysiga loo qado hala soo baro odaygan nacaybku ka buuxo
    Qofki oo hadlki wata ayu ka dhexgalayaa

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 7 ปีที่แล้ว +3

    Yusur way mudan tahay oo waxaa lagu muday irbadii Fosiya lagu muday oo ma fayooba . u fiirsada hadaladeeda Somaliweyn iyo wax laga baxay ayey dabo socotaa .

    • @ceydiidxasan9108
      @ceydiidxasan9108 6 ปีที่แล้ว +4

      A mujahid
      Yusra dadka soomaliyed way usiman yihiin waaa qof hankeda ka weyn qolo meel yar isugu tagay mrka caadi iska dhig

  • @ahmedmohamedadan8203
    @ahmedmohamedadan8203 6 ปีที่แล้ว

    Yusur aadan abraar aabeheed waa dhatarkii aasaasay borama hôspital 🏥

    • @musekhadir4233
      @musekhadir4233 5 ปีที่แล้ว +1

      Walasheed waa doctor fozia Abrar in Minnesota, beforehand she was working in Djibouti smi 2 while the only female doctor in Djibouti.

  • @bashiirmursalmohamuud4422
    @bashiirmursalmohamuud4422 6 ปีที่แล้ว

    kani wariye maahan wlh waa maxay wuu ku hadlaayo waa maxay yaa mushaarka kusiiyo xayawaan
    ilkahaa ka dhamaaday

  • @nuhalsharqi9326
    @nuhalsharqi9326 7 ปีที่แล้ว

    gabadha mu ka amuuso inta ay hadaalka ka dhamaysanayso muxu la hor ordayaa, waxbana mayaaqano

  • @waikanwakan2907
    @waikanwakan2907 6 ปีที่แล้ว

    Gabadhaan waa wax garad caqli badan waana dhal xalaal ah. Isaaq oo idil ayay kacaqli badantahay. Waxaase yaab leh odaygaan duliga ah garaca xaaraanta ah in ay wareysi siiso maahayn.

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว +1

      Waikan Wakan, waar xishood oo cayda naga deyso, gabadhana waa gabadh samaroon ah oo isaaq ka dheereyn waa dadkayagii aanu wax wada lahayn ee wada dhalaney, ilaahaybaa koonfur nooga soo ceshey. Caqliga Allah ha u daayo waad ka faaiideysan Kari weydeen cilmigeeda, hadana dhulkeedii bey kulasoo laabatey kartidii iyo cilmigii ilaahay siiyey.

    • @HardTalk1
      @HardTalk1 6 ปีที่แล้ว +1

      Inantani waa inan aad u qiimo badan waanay inagu yar yihiin dadka noocan oo kale ah fadlan iska daa dadka aad caayayso, kan waraysanayaa laakiin wuxuu u eegyahay in uu asaasaqay oo kale

    • @sayid6649
      @sayid6649 6 ปีที่แล้ว

      odaygu bariiska ma mooye iyo tib buu kutuntaa illeen ilko uu waxku calaaliyo mahahyee.... sxb tibtu yaanay kaa lumin... kkkk

    • @abdirahmanmuktar3946
      @abdirahmanmuktar3946 3 ปีที่แล้ว

      Gabadha ma amaani kartid adoo isaaq afka kasoo qaadin🤔

  • @abdirizakabdi7320
    @abdirizakabdi7320 5 ปีที่แล้ว

    gabadhaan.waxay.kuwacnad.inay.ushaqayso.dalkeeda.somaliyed.wagabar.aquun.uleh.bangiyada.yio.siyaada.dhaqaale.walaalo.uadeeg.dalkeena.intaad.awooda.kkkkkkk