WEEDHO XASILINAYA XISKA IYO MAANKA | YASIR MUKHTAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Saaxiibayaal kanaalka Share gareeya si aynu dhawaanba ugaarno 100K ❤
    Sojediye Yasir Mukhtar
    Kanaalka DHIIRIGELIYE 2020
    WhatsApp 00252614125229
    Instagram DHIIRIGELIYE
    EREYADA RAADINTA :
    Yasir Mukhtar
    Dhiiri galin
    Xikmado
    jacaylka
    Muxaadaro

ความคิดเห็น • 342

  • @DHIIRIGELIYE
    @DHIIRIGELIYE  4 ปีที่แล้ว +258

    Saaxiibayaal kanaalka Share gareeya si aynu dhawaanba ugaarno 100K ❤

    • @maryanahmed9301
      @maryanahmed9301 4 ปีที่แล้ว +5

      DHIIRIGELIYE instagram ka follow back iga so dheh 🙏

    • @umumeymuunxuseen5255
      @umumeymuunxuseen5255 4 ปีที่แล้ว +7

      Asc ma awood 100k hadan awodi lahaa wllhi wan garsiilaha allow xifdi wll yasir muqtaar💓💓💓💓💓💓💓💓💓

    • @munasheikh7214
      @munasheikh7214 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxaad ka hadleyso waa wax xaqiiq ah wllky mahad sanid

    • @rahmacabdi2532
      @rahmacabdi2532 4 ปีที่แล้ว +1

      yasiroow inaader

    • @rahmacabdi2532
      @rahmacabdi2532 4 ปีที่แล้ว +4

      yasiroow inaader

  • @aragsidemedia850
    @aragsidemedia850 4 ปีที่แล้ว +117

    INTA DHIIRIGELIYE ILA TAAGEERTA LIKE DHAC

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 4 ปีที่แล้ว +35

    Masha Allah codkada xita quranjada inay dhagaysato.isku dayaysa😍rabi haku xafido walalkay🤲🏻

  • @zainabmaxamed4249
    @zainabmaxamed4249 4 ปีที่แล้ว +27

    Masha allah wllky yaasir mukhtar mar waliba nafsadeena ayaa niyad dhis ku samysaa ,mar waliba wxaa nagula talisaa inaan nafsadeena ku kalsoonano جزاك الله خير

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack 4 ปีที่แล้ว +1

    Gooh banaaxi iyo madaareysaa eryadaas waa markii iigu horaysay oon aan maqlo thanks sxb yasir

  • @farxaanzaki4830
    @farxaanzaki4830 4 ปีที่แล้ว +24

    Inta ila JCL wllkena wanagiiza like izaar

  • @تمامتمام-ص9ذ
    @تمامتمام-ص9ذ 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah magaca channel ka iyo wax qabadkiisu way is leeyiin runtii ❤️

  • @samaaraaquen4326
    @samaaraaquen4326 4 ปีที่แล้ว +4

    Wll yasir mhdsnid wanadada aad io aad...Waxii wanagaada oo kujira hda waqti siisid kuma qasarin xaqiiqda wxee thy xikmhda qaliga aad io aad iicjibiyen ixtirmka waa shey qali waqtiga si sahl ayuu no dhafaa lkn qof ki fa idestid naziib leh allhow umuraha sahal yarbii🤲🏻🤲🏻

  • @nanduuquen2775
    @nanduuquen2775 4 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah wllky Allah ku xafido insha allh
    Keep going ♥️♥️

  • @nasrimustafe7773
    @nasrimustafe7773 3 ปีที่แล้ว +2

    Wll ilaahay aduunyo iyo aakhiraba waxfiican hakugu tuso dhiirigaliye

  • @raaniyamohamoudali3201
    @raaniyamohamoudali3201 3 ปีที่แล้ว +3

    Nashiidada waan ka helay magaceed Hunayal ❤❤Yaasir walal waxan kaaga Duceeya Qalbiga iLaahay Haku Xifdiyo 💯💯💎

  • @humairahussein2287
    @humairahussein2287 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah shukran brother markasta wan dhagaysataa wanad qurxoon oo aad no soo dubto Allah kaa ajarsiyo inshallah

  • @wllmaankagemar8797
    @wllmaankagemar8797 3 ปีที่แล้ว +6

    RUNTI MARKAN XANAQSNHY WAXN DAWADA DHIRIGALYE_______🥰🥰😅💞
    WLL YAASIR MUKHTAR RUNTI WAAN KU TAGEERA WLHI WN KU JECLHY ADI IYO DADKA MUSLIMKA AH OO DHAN__________😘😍🥰💗
    ALLAH JANADA HANA WADA GEEYO________💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @Liam-tt6ki
    @Liam-tt6ki 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ilahay caqligaaaga hakuu siyaadiyo💫💫💫

  • @sumayaabokar5143
    @sumayaabokar5143 4 ปีที่แล้ว +14

    Linkiga hadu iiso dhacay horay aanba uga dhuftay si aan ugu hor maro 26 qof maaba iga horaysa 😁😁 anyway msha Allah horay usocda axbaabii
    wll Yasir shukrn jazaka Allah🥰

    • @mohomadabdulahi6989
      @mohomadabdulahi6989 4 ปีที่แล้ว

      Walal yasir aad iyo aad ayaa u mahadsan thy waxaad nasiisay hadiyad aad u qaali ah hadii aan awoodi lahaaa mahadnaq iyo duco wax ka wanagsam ama ka qiimo badan waan ku siin lahaa lkn alle qalbigaaga ha xafido ileen meeshaash hadey hagaagto xumnaha kle wey hagaagayaan alle haku xafido cimri dheer iyo cibaado san ayaan kuu rajeenayaa waxaan alle ha baryayaaa in aan ku kulano janatul firdoowsa insha allah ani dhibaato fara badan ayaa iheysta lkn waxaan yaqiisanahy in aan maalin un helaayo nolol qurux badan hadii ay ii qorneen in aan aduunka farxad yar aan ka dareemo alle ayaaaa malinta yoomal qiyaamo iga farxindoono insha allah hore u soco ayaan ku lee yhy ani neh waxaan rabaa in aan noqodo qoraaaa aana soo saaro buugaaga dhiirir galin iyo kuwo ani iga hadlaayo aana kugu hadlo sida ooo alle nooo wada jacel yahay oona ceebaheena noogu asturaaayo insha allah ani sanadkaan ayaa iskuulka igu dambeyso kan aan hada kaaga sooo qoraayo qoraalka walalakey ayaa is kaleh magaceygu waa muno cali waxan rajeenayaa guul

  • @مروهمحمود-ص1و
    @مروهمحمود-ص1و 4 ปีที่แล้ว +7

    ماشاءاللہماشاءاللہماشاءاللہماشاءاللہماشاءاللہماشاءاللہماشاءاللہ یاخی جزاك اللهُ‎ جزاك اللهُ‎الحَمْدُ ِللهالحَمْدُ ِلله

  • @updynasirmohamedshuke9421
    @updynasirmohamedshuke9421 4 ปีที่แล้ว +6

    MASHA ALLAH WLL YASIR ABUKAR WAAN KUGU DAYSADAA WAXAANA TAHAY QOF LUGU DAYSADO REALIY

  • @Umuqanciye
    @Umuqanciye 4 ปีที่แล้ว +1

    Marki laga rebo inta ale unaxristey inta abadan wa sida ad shegtey muhimadu wa in ad jecelato naftadi wll yasiir mar walbo guuleyso abid insha allh waxan kugu hanbalyeynaya waliba goor dhaw 100k insha allh

  • @samaaraaquen4326
    @samaaraaquen4326 4 ปีที่แล้ว +4

    Dhiirigeliyehena mcha allah💯

  • @abdilhayalimohamed811
    @abdilhayalimohamed811 4 ปีที่แล้ว

    YASER MUKHTAR apoowe waxan alle kaaga barinayaa cimri dheer iyo caafimaad inshallah. Apoowe

  • @canuushabdiali9431
    @canuushabdiali9431 3 ปีที่แล้ว

    Wanaagi oo qof my.teacher yaasir mukhtaar❤🥺

  • @ikraamahmed6225
    @ikraamahmed6225 4 ปีที่แล้ว +4

    masha allah walal Yaazir jazaakalah kheyr 😍❤

  • @sadiahassan2543
    @sadiahassan2543 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran walaal yaasir
    Mukhtaar

  • @maynunaali4673
    @maynunaali4673 6 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah waa runtad Allah ha kubarakeyo 🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @zakiyohassan2025
    @zakiyohassan2025 4 ปีที่แล้ว +1

    Sax yaasir muqtaar mahadsanid xigamadahaga waaan quuta ilaah jazadada qeer haka dhigo ku nolow aduunka nolol qrux badan aqirane janadii sareesay❤❤❤❤❤

  • @syogahofficial6757
    @syogahofficial6757 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaazir mukhtaar wll waad wanaagsantey halkaana kaga hay balse wll sawirada gaalada inooma fiicna ee inoogu badal sawirka ka fiican wll sida kuwa jawiyada qurxoon
    Waxan rajeynayaa inaad arki doonto jawaabna aad ka soo bixiso waad mahdsantey

  • @hothantanicha3890
    @hothantanicha3890 3 ปีที่แล้ว +1

    Aale caqliga ku barakeeyo🤲

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah hakuxiftiyo

  • @sagaloffical7633
    @sagaloffical7633 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilahey Dartii ayaan kuu jecelahy wllky
    Horeh usosco noloshaada

  • @fatimaxayaat1184
    @fatimaxayaat1184 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah mahadsanid wll yaasir Allah kuxifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤🌹🙏🙏🙏

  • @abdilaahihassan-k8p
    @abdilaahihassan-k8p ปีที่แล้ว

    Masha Allah alle haku dhawro wll yaasir mukhtaar ❤❤🎉🎉🤲🤲

  • @nadiifoali2029
    @nadiifoali2029 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah wll yasir
    Illahy haku xafido

  • @hodanalidirire3870
    @hodanalidirire3870 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah walaal Aniga.wad idhir kalisaa walaal waxaan ku ley yahay jasaa Akal laa kheeir

  • @faraxfanni957
    @faraxfanni957 4 ปีที่แล้ว

    Mnshalah wllky yaasir mukhtaar alle haku xafido

  • @aishaomar2387
    @aishaomar2387 4 ปีที่แล้ว

    Saxiix hadalkag ilahy ha ku barkeyo guul iyo gobnimo aan ku rajeyna

  • @cafaafapdale9016
    @cafaafapdale9016 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah allaha nagu anfaco wllkiis adigana ajar iyo xasanaad Allaha kaa siiyo😘

  • @nasrociise7397
    @nasrociise7397 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi yaasir nolosheena wax bdnaa ka badashay allaha ku barakeeya

  • @gudooncali2698
    @gudooncali2698 3 ปีที่แล้ว

    M.a wlky yaasir mukhtar qofka kaliyee dhagysto

  • @bushrasalah9858
    @bushrasalah9858 4 ปีที่แล้ว +4

    ماشا الله اخی الله حافظ فی کل مکان😊😍

  • @shacaybmaqas1356
    @shacaybmaqas1356 3 ปีที่แล้ว

    Zhp alle haku barakeeyo caqliga iyo caafimadka

  • @hanadsaleeban2965
    @hanadsaleeban2965 3 ปีที่แล้ว

    I my favorite channel and best encoungare 🙏🙏🙏♥️👊🏿

  • @shiinetotti1229
    @shiinetotti1229 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay hakaa jasa in siiyo wll yasir

  • @munamohamedsharif3512
    @munamohamedsharif3512 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alllah walal yasir jazakalah kheyr alle haku xifdiyo 🤲🤲🤲🤲♥️

  • @aragsidemedia850
    @aragsidemedia850 4 ปีที่แล้ว +7

    KEEP GOING DDHIIRIGELIYE

  • @munaabdi5162
    @munaabdi5162 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku xafido wllky yaasir

  • @sacdiyamahamed8139
    @sacdiyamahamed8139 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah wll mahsanid waa Xikmado qiimo badan Allaha kuusiyaadiyo

  • @mohamednaaji4993
    @mohamednaaji4993 4 ปีที่แล้ว +1

    m.allh yasir mukhtar dhiri galiye dhab ah

  • @fatimaxirsi2139
    @fatimaxirsi2139 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah alle haku karaameeyo wlky

  • @faatmaofficial160
    @faatmaofficial160 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going dhiirigeliye 🙏🙏✌😍

  • @najmaabdi5564
    @najmaabdi5564 4 ปีที่แล้ว +4

    ما شاء الله جزاك الله خير أخي👌

  • @aynaashechannel1762
    @aynaashechannel1762 4 ปีที่แล้ว +7

    Amazing Words 😍

  • @fatmahaji3119
    @fatmahaji3119 4 ปีที่แล้ว +4

    mashallah barakaAllah brother thank you ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munamohamud9192
    @munamohamud9192 3 ปีที่แล้ว

    M.a wan jeclahy wllo xkmadhada ficn mansha allah

  • @munayusuf599
    @munayusuf599 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah aadaa umahadsanthy wllky wllhi mararaka qaar waxaanba moodaa inaa ang iladardaarmeso adunyadaada iyo aaqiradadaba allH kuwanajiyo

  • @amiiraabdishakuur9363
    @amiiraabdishakuur9363 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير اخي ❤️❤️❤️

  • @drsramlahosonti8634
    @drsramlahosonti8634 4 ปีที่แล้ว

    Mash allh wllken yasir allh ku xfido inbadn wad nawanisay marwalbana kheyrka nalawadagtaa jazaka allh wll xafidu allh

  • @maayanmacalin7235
    @maayanmacalin7235 4 ปีที่แล้ว

    maasha Allah ilaahey Hague dhaafo

  • @khadraabdullahiabdi9189
    @khadraabdullahiabdi9189 4 ปีที่แล้ว

    Wll yasir muqtar mahdsanid wehelka nolosha

  • @mulkishariif8041
    @mulkishariif8041 4 ปีที่แล้ว

    M.a allah kheyr hakuugu abaalmariyo wll yasir xaqiiq wax bdn kaa faaiiday shukran in bdn

  • @basradacwi3838
    @basradacwi3838 4 ปีที่แล้ว

    Mnzha allaH dhiiriGaliye yaasir alle haku daaaayo

  • @wehlieofficial6261
    @wehlieofficial6261 3 ปีที่แล้ว

    Ado weyn ustaad yasir👏

  • @monaosman727
    @monaosman727 4 ปีที่แล้ว +1

    manshaallah walal yasir jazakallah khyr 😭😭

  • @siraadguure1855
    @siraadguure1855 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allaha ku xafido adun iyo aakhiro

  • @fatimaistahil1190
    @fatimaistahil1190 2 ปีที่แล้ว

    Mashalllah yasiir mukhtar 💯💯💯💯

  • @alfaanchefmmj8684
    @alfaanchefmmj8684 4 ปีที่แล้ว +2

    ManshaAllah yasirow riiyo Ayan iskula jogne kawaran walahi my dear brother nolow intey nolal jirta

  • @cabdicasiisbay3016
    @cabdicasiisbay3016 4 ปีที่แล้ว

    walaal yassir masha Allah waxa tahay qof wanaag San.alah ku xafido

  • @xananismaaciil1606
    @xananismaaciil1606 3 ปีที่แล้ว

    Keep go wllky yasir mukhtar

  • @alcadaalaboy2513
    @alcadaalaboy2513 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allh allha ku xafido wll yaasir mukhtaar

  • @queennasriina3259
    @queennasriina3259 4 ปีที่แล้ว

    Masha'allah ada u dhagesta dhiragalin tada una jclahy hor mar wacn

  • @ibramoha7303
    @ibramoha7303 4 ปีที่แล้ว +1

    M,a alh haku dhowro zxb

  • @zabriincabdirasaq722
    @zabriincabdirasaq722 3 ปีที่แล้ว

    Mhdznid wlky yasir mukhtaar AllhAllh hku sharfo abowe 🥰🙏🙏💯💯

  • @ruwaydaaadan2928
    @ruwaydaaadan2928 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Allah Haku Barakeeyo♥️

  • @abdimalikxapiip90
    @abdimalikxapiip90 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah qowlka wngsn waa naxariis

  • @xafsamaxamed2846
    @xafsamaxamed2846 ปีที่แล้ว

    Masha allah Allah hakuxifdiyo walaal😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maymunhussein7668
    @maymunhussein7668 4 ปีที่แล้ว

    thanks wll yasir mukhtar allaha kula jiro🤗🤗🤗

  • @fardowsocabaas9455
    @fardowsocabaas9455 4 ปีที่แล้ว

    masha aallah wll allah kuxafido xigmadadana kuusiyaadiyo

  • @ayaanomarmahmoud7263
    @ayaanomarmahmoud7263 4 ปีที่แล้ว

    M.a Alle hakugu Abaal mariyo Jannadiisa wll Yasir mukhtar Jazakallah ❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @zamzamsaed8168
    @zamzamsaed8168 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll qali ah xaqiiqatan waa icajabiyay hdl kada oo idil wll yaasir muqtar Allaha ajar iyo xasanad kaa siiyo

  • @maryanyuusuf7595
    @maryanyuusuf7595 2 ปีที่แล้ว

    Alah maxaan kujeclahay yasir muqtar🥺🥺🥺🥺😢🥰🥰

  • @ayaanabdillahi3688
    @ayaanabdillahi3688 4 ปีที่แล้ว

    MNsh all walky yasir mukhtar walhi wan ku jacelay walky sidad wax u so gali so thbks and wlky

  • @deekabarre9804
    @deekabarre9804 4 ปีที่แล้ว +1

    Mcha allah wll mhdsnid

  • @ubaxsiman7884
    @ubaxsiman7884 4 ปีที่แล้ว

    M.a walhi walalkey horey usoc

  • @AsmaFatouma-lf9mn
    @AsmaFatouma-lf9mn ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير يا اخي غالي

  • @misramohamedali427
    @misramohamedali427 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah Allah kuu xafido

  • @saabiriinabdisalam3942
    @saabiriinabdisalam3942 3 ปีที่แล้ว

    Ani marki hore asxap malehen wana faraxsana aad io aad lkn hada asxap ayaan leyahay wax farxad ahna aktoda ku dareemo kalinimadu waa waxa ugu wanagasan ☝️

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 4 ปีที่แล้ว

    Macalin na dhiira galiya mar walba

  • @nimaabdulkadir8301
    @nimaabdulkadir8301 3 ปีที่แล้ว

    M.wallky ilaahy haku xafido

  • @saynabmohamed9935
    @saynabmohamed9935 4 ปีที่แล้ว

    Walal yaasir alle kubarakeyo

  • @siciidoabdullahi3716
    @siciidoabdullahi3716 4 ปีที่แล้ว

    Runtii dhiiri galintaada aad ayaan u jeclahy qalbiga ayaan xaslooni ka dareemaa markaan dhageysanayo🥰🥰

  • @walalkawayn7257
    @walalkawayn7257 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllka

  • @fardusgiire7160
    @fardusgiire7160 4 ปีที่แล้ว

    Shukran wll

  • @samishdayib8945
    @samishdayib8945 3 ปีที่แล้ว

    Jasakallahu khayr wll

  • @sukhraabdirahman7274
    @sukhraabdirahman7274 4 ปีที่แล้ว

    Raxmaanku haku dhawro Yaasir mukhtar 👑😍💕💖

  • @umulkheyrabdiwali4348
    @umulkheyrabdiwali4348 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allaha haku xafido wllo

  • @abdiazizguuled3069
    @abdiazizguuled3069 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal

  • @maxamedcqadir456
    @maxamedcqadir456 2 ปีที่แล้ว

    Thank you so much brother

  • @hafsaabdulkaadir1718
    @hafsaabdulkaadir1718 4 ปีที่แล้ว

    Horay u soco wll yaasir

  • @aarkaofficial36
    @aarkaofficial36 4 ปีที่แล้ว +1

    First comment 😘

  • @muwaahipmohamed1858
    @muwaahipmohamed1858 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah wllo yasir Mhkhtar alle haku dhawro

  • @alidek2740
    @alidek2740 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Wllhi aad ayan oga helay