Lamaane shidan wey is qaateen garoobo is helay calafdoon

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wlhi Gabadhn qalib fican ninka caruru ushaya wanag kashays

  • @najmahassan8107
    @najmahassan8107 10 หลายเดือนก่อน

    Guurka soomaalida waa easy come and easy go waa guurka ugu foolxuun aduunka guurka somali.

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 10 หลายเดือนก่อน +2

    Garoobo duqowday is helay aha xariifka 33 sano jir aan ahay kulaha beenbadana qiyaasteda xarifka 45 sano islaanta 39 sano somalida dhibka heysato aya wexeey tahay guryaha iyo geed hoostisa aye kudhashaan inta badan qof walbana da diisa garamaayo qof walbo qiyaas ayu ku socda wuxu rabo ayu iskasheegana 😷😷😷😜😜😜

    • @anisacabdicali7398
      @anisacabdicali7398 10 หลายเดือนก่อน

      Wey is yareey nayaan waa beentood .

  • @Hibomohamed-nm4sg
    @Hibomohamed-nm4sg 10 หลายเดือนก่อน +1

    Naima masarkaad kuquruxsantahy wllhi madax hasoqawin qali

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 10 หลายเดือนก่อน +4

    Free33😂😂😂😂48

  • @KhadijaHassan-ow9wz
    @KhadijaHassan-ow9wz 10 หลายเดือนก่อน

    Quruxey nin fiican oo dhaqan rabo baa ii kentid

  • @AhmedHassan-gr7zm
    @AhmedHassan-gr7zm 10 หลายเดือนก่อน

    Good

  • @somaliweenguule3381
    @somaliweenguule3381 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SomGrl88
    @SomGrl88 10 หลายเดือนก่อน +2

    wuu farxay kuma lohoo "sadex wiila isku xejisay" ma ogo miya in 100% ninku masul ka yahay jinsiga cunuga..

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 10 หลายเดือนก่อน +2

      Anoo comment ga fiirinin welina video ga daawanin markaan aqriyey title ka ineey iyada 3 will dhashey asagana 3gabdhood dhaley ayaan niyada ka dhahay waxuu isdhihi doonaa wiilal ayeey kuu dhali doontaa ee miyuu ogyahay in asaga eey ilmaha ka imaanayaan. Kadib comment tiga aan fiiriyey ayaan comment tigaada arkey.

    • @SomGrl88
      @SomGrl88 10 หลายเดือนก่อน

      @@sucdiosman8337 mayla aragtay 😄 jaahilin ubadan yihin nimanka Somalida naag daba carar besay yaqanin

    • @Milgonura-cv4sg
      @Milgonura-cv4sg 10 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@SomGrl88jaahilnimo maaha waa kiis iska waal iyo edab daro lagu dhalay dhamaan way og yihiin wax iyaga ka imanay inay nooca uu ilmuhu noqonay masuul ka yihiin

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 10 หลายเดือนก่อน

      @@SomGrl88 haa. waa jahliga eey qaban.waxkasto in hooyada dusha loo saaro.

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 10 หลายเดือนก่อน

    Inanta sweden so dhawow

  • @AliMohamed-do9tv
    @AliMohamed-do9tv 10 หลายเดือนก่อน

    Soo yaaca