Abwaan xasan weedhsame oo soo bandhigay maanso cusub oo la magac baxday Saaxiib.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • Abwaan xasan weedhsame oo soo bandhigay maanso cusub oo la magac baxaday Saaxiib.

ความคิดเห็น • 30

  • @abdirehmansudais2113
    @abdirehmansudais2113 ปีที่แล้ว +2

    Gaarriye oo nool abw weedhsame.

    • @halimali8389
      @halimali8389 10 หลายเดือนก่อน

      Wad la heshy

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 3 ปีที่แล้ว +2

    Nin alle.siisay aqoon cilmi.mid diin.iyo mid maadiba iyo hibo gaara garasho iyo mayl raad fog ku san tan abwaab xasan daahir weedhsame noolow wayo badan anigu waxan ku tageera dunimadiisa iyo mayal.ad kaantiisa

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 2 ปีที่แล้ว +3

    Saangaab adoo gaabay
    Waa ruuxu ku sidi kara ❤❤

    • @sharmaarkecawke8238
      @sharmaarkecawke8238 2 ปีที่แล้ว +1

      Saangaab maaha waa saan-qaad saan=cag, socod adoo gabay waa ruux ku sidi kara ayay u dhigmaysaa

  • @realymessi10
    @realymessi10 ปีที่แล้ว +1

    Saaxiib waa rafiiq somali ayaan

  • @caydarussuldaan5470
    @caydarussuldaan5470 3 ปีที่แล้ว +3

    Nasoo wada galiya bandhigii abwanka oo dhamays tiran

  • @sakarie3554
    @sakarie3554 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasan Daahir Ismaaciil -Weedhsame Hadraawiga jiilkan.👏

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 9 หลายเดือนก่อน

    Abwaan weedhsame wa abwaan jira oo miro culus runtii ❤

  • @axmedsheekhyasin9392
    @axmedsheekhyasin9392 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allha walalo

  • @Abwaan-Ayaanle
    @Abwaan-Ayaanle 6 หลายเดือนก่อน

    abwaan xasan ismail weedhsame

  • @durguf3993
    @durguf3993 3 ปีที่แล้ว +2

    Xasanow adoo mahadsan saaxiib afka somaliga waxaa lagu yiraahdaa jaalle

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 3 ปีที่แล้ว +2

    Wixii magacyo diin la xidhiidha waxaynu ka maqallay oo qaadanay Carab , wuxu magacyo technology ku saabsan waxaynu ka maqallay oo ka qaadanay Ingriis ( tire , taayir , Machine , mashiin , carburetor, kaarbeedhad I.w.m ) qaarna dhinaca Hindida ( gaadhi , baabuur , doobbi I.w.m )

  • @karama_osman
    @karama_osman 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnzha allha

  • @mukhtaariinomohamed4688
    @mukhtaariinomohamed4688 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanka Abwaanada

  • @ahmedali-zk7ud
    @ahmedali-zk7ud 2 ปีที่แล้ว +2

    Saaxiib = Widaa
    Ereyga saaxiib afsoomaali waxa lagu dhahaa "Widaa"
    Mahadsanid

  • @mohamoudhassan1758
    @mohamoudhassan1758 ปีที่แล้ว

    Jaalle ama waday

  • @axmedfaraxaxmedfarax
    @axmedfaraxaxmedfarax ปีที่แล้ว

    Wa

  • @user-ij9fc6qv9u
    @user-ij9fc6qv9u ปีที่แล้ว

    Luuqa somaaaliga hala ilaaliyo

  • @guhaadalley3312
    @guhaadalley3312 ปีที่แล้ว

    Saxiib =widaay /wadaay

  • @PlzSubscribe_Like
    @PlzSubscribe_Like 2 ปีที่แล้ว

    Qasaabuuni

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 3 ปีที่แล้ว

    Waarun

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 3 ปีที่แล้ว

    KANI MIYU WAALANYAHAY?? MUXU KA HADLAYA??

    • @karama_osman
      @karama_osman 3 ปีที่แล้ว +1

      My adaa walan oon wxpa fhmyn 😅😂

    • @sharmaarkecawke8238
      @sharmaarkecawke8238 2 ปีที่แล้ว

      Halkuu ka hadlayo ayaanad weli soo gaadhin nasoo yar gaadh

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 2 ปีที่แล้ว

      @@sharmaarkecawke8238 nazoo yara gaadh " 😂😂😂 runta usheegtey