Koorso Cusub Lacag La'aan ah Adobe Illustrator || Graphic Design || Afsoomaali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Dhiiri galintu waa dhankiina!
    Fadlan nagu dhiiri geli
    1/ Subscribe
    2/ Shareout
    3/ Like
    #AbakarJinny #illustrator #adobeillustator #photoshoptipsandtricks #illustrator2022

ความคิดเห็น • 15

  • @abshircasaawe
    @abshircasaawe ปีที่แล้ว +2

    I can't wait

  • @saxowwaaberi7348
    @saxowwaaberi7348 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah, thanks

  • @cabdallamoha2599
    @cabdallamoha2599 ปีที่แล้ว +1

    Waad ku mahadsantahy macalimow masha allah

  • @iqruush_abdukadir
    @iqruush_abdukadir ปีที่แล้ว +1

    M.a wad ku mahadsantahay sida hagar la'anta ah ee lagu faideyseyso skills graphic design

  • @ValidIncomeOpportunities-be7of
    @ValidIncomeOpportunities-be7of 4 หลายเดือนก่อน +1

    ustaad mahahadsanid jazaaka allah
    waxbadan baan fahmay hore sifiican uma fahansaneen photoshop, iyon illustrator, iyo wxay ku kaladuwahnyihiin iyo waxa ay qabtaan ,
    marka ustaadow ms word malagatagay hadey softweeradaan qabanayaaan hooshiisa camal

  • @user-ct1yv3pw6s
    @user-ct1yv3pw6s ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Ustaad beginner PDS ilaa hada waa kula socdaa runtii si hagar la'aan ah ayaa noogu fa'ideysaa allah hakuugu daro miisaanka xasanaadka i.a

  • @Abdalla-hiil
    @Abdalla-hiil ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid macalimuu kuma aqano lkn wlhi abaal weyn ban kuuhayaa 🙏🙏❤️

  • @user-dx7cf1qg5e
    @user-dx7cf1qg5e 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad waad mahadsanthy halkee ayaan ka helayaa linkiga Adobe Illustrator

  • @faadmaalisha6508
    @faadmaalisha6508 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sidee loo sadajiyaaa

  • @abdulaziizaziizi6433
    @abdulaziizaziizi6433 ปีที่แล้ว +1

    Abduukar ciwaankii weeynaa aaway midkaan bilaaw waaye

  • @drilyasmuse790
    @drilyasmuse790 ปีที่แล้ว +1

    Ust cashir qaas ah kasoo samey pen tool please