Iidle inaadan mar kale ka soo hadlin dadkii ka soo hadley ayaan ka mid ahaa laakiin hadda waan ka baxey marba haddi Waalid caay la keenay sharaftaada difaaco
@@korontostudio2819 adaa mudan waalidka caay ma mudno wax la qaadan karana ma aha anigabo ma yeeli lahayn inaan ka aamuso qof waalidkey caayey nin diin iyo akhlaaq lagu soo koriyey ayaa tahay sharaf iyo karaamo korkaada ha ahaato Inshaa Allaah
Ma ogaayn yaa rabi walll qali allaah unaxaristo😢 abo waxaan hubaah ina tahay ilmo xalaal ah o baari ah abe wad u dadashay allaah janada ha inagu kul miyo ❤
ASC walaal AABO ALLE haa UNAXARIISTO kuma aqaano laakiin walaal wanaagsan baad iila. Miiqataa. ALLE DULMI MA OGALA IYO IN QOF LAGU BEEN ABUURTA. DULMIGA AAN ISKA DEENO DADKANA DULMIGA AAN KA DEENO SIDA WALAALKAAN OO KALE.
koronto waa kusalaamay, S. Kadib Iidle waxa uu kusiiyay fursad Dahab ah, you have 3 choices, 1: in aad kafiicnaato, 2: in aad la mid noqoto 3: in aad ka hoosmarto ….. if I where you I won’t say anything,allena waxa waxa uu jecelyahay kuwa wax cafiya, mahasanid
Karonto gar loo ma wada sino runta rabibaa Waan dhageeystay gar naqsigaaga sharaftaada iyo karaamadaada iyo tan aabe haduu nooilaa iyo haduu dhintayba in aad difaacda waa xaqaada xaqna waad u leedahay aabe alaha ka waraabiyo janada Goronta waxa kaa muuqda hadaladaasa sida wanaagsan ood u hadashey sifada dadaka wanaagsan oo Ilaahay ku maneeystay caqliga iyo garashada wanaagsan ayaad lee dahay Maashaalaah tabaarakalaah waadna sabir badan tahay iidle asagana waxaan dhihi lahaa maqal dame waa ilaahay banii aadamka waa qaldanaa waxaana ugu fiican kuwa qaldama oo qaladkooda ka soo laabta walaalkeey iidle sida uu u hadley ma fiicneeyn ee hanjabaad ayuu soo diray mid iidle ayaan lee yahay qofka wax dile waxna nooleeya waa Ilaahay kali ee iidle wax madili karo mana nooleeyni karo wuxuu iidle ku qasban yahay in uu raaligelin buuxada siiyo walaalkiis cabdiqaadir koronto
ALLAH ma ku Hartid Abaha Ajar aa u socdo Qofkii waxa yirahado Abahaa janatul Fardosa ALLAH ku wariyo 400 Dahir Calasow aa ku Diyaradaha yaa hubo in ey 600 aad isticmashen RAGII waa ka darnaten NAGAHII RAGNimo Dhamayey Nagaha Idinka Fican
Dahir Calasow Ma ku sinino 400 wuu ku shegay adigan waxatiri 600 an dhibey Adiga iyo Iidle iskumid aa tihin Aniga Abagal ahay RAG Somali u dhamatey ALLAH idin so hadeyo Aloow Amiin
Koronto abo inuu dhintay ma ogeen allaha unaxriisto inta an kaa arko wiil aad Dagan ayadtahay allaha ku xifdiyo inta xun allaha kaa qabto iidle waa ku qalad kuna sharaf daro waalidka inu ugafo wana wax laga xumado runtii qabiilkada ma aqan lakin wad ka sharaf badan tahay qabyalad wa waxa narogay rabi Hanaga qabto
Abahey dhintaye anigune idle ka xanajina Sokorta ku kicina myaa hdalkada hdi ku yello xtaaa warka waaa un af iidle gcntisa kuma garin abahana tiisu madhaafi laheen Aun Ee niyow waxaagu wa kabadbadis
War walaalow ninkan adiga kumaba heysan e adaa badaan isku tuuray wlhi adaa ila qaldan wayo xitaa hadad lacagtaas ledahay horay maxaadan ugu hadlin kuleelkan marko galay maxa uso gale
Guulayso Habo abe Allah ha u naxariisto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qof sifiic loosoo tarbiyeyey ayaad iila egtahy walalky allha ku sharfo❤
Illaah ha unaxariisto aabojanadii allaaha geeyo ku tubkiisana gacanta midig allaaha ka siiyo adigana Samir iyo iimaan hakaa siiyo aaaaaaaaaamiiiiiiiiiin
Iidle inaadan mar kale ka soo hadlin dadkii ka soo hadley ayaan ka mid ahaa laakiin hadda waan ka baxey marba haddi Waalid caay la keenay sharaftaada difaaco
Mahadsanid walal qaali aniga waalid hadan caayo waalidkeyga ayan caayay anigana waalidkeyga kama kaftamo.thanks
@@korontostudio2819 adaa mudan waalidka caay ma mudno wax la qaadan karana ma aha anigabo ma yeeli lahayn inaan ka aamuso qof waalidkey caayey nin diin iyo akhlaaq lagu soo koriyey ayaa tahay sharaf iyo karaamo korkaada ha ahaato Inshaa Allaah
Ilaahy ha naxaristo abe
Walahi waa sax hadii waaridka lagu xadgudbo waliba dhintey dulmigu mafiicno abaawo hadaad hadleyso waxkalarabo oo sida wax magartadaa ee qabiilka iyo caayda iska ilaali
Koronto wakadartey iskada
Is ka cafi wll
Sharaftaada iyo cirdigaada difaaco wllo
❤❤❤❤❤❤❤
walal xaqaaga haka aanusin waad guuleysan insh alah
Ilaahey u naxariisto aabo
Allah ha u naxariisto aabo 😢😢
SHARAFTAADA DIFAACO. SCP. KORONTO✊✊✊✊✊✊IIDLE MUNAAFAQ WYE
ASC wllkey koronto Aabe Alle ha unaxaristo Janatul Fardowso Alle hageyo Adigana Samir iyo iman allehakasiyo iyo dhaman Familka
Koronto ilahy ha u naxariisto aabo
Adna ilaahay ku sharfo aakhiro iyo aduunba ❤
asc koronto waa nin ducaysan aabihii oo xanuunsanaa buu caawiyey 100%
Iidle yare waxa ka muuqda calaamadaha munaafaqiinta oo dhan waana ehlu naar
Adigu myaa naarta haya geberey
Abowe khyr alle haku siiye iska daa ,sonkor bu qaba hal mar ay ku kacdo uu sida ku dhinta dhici karta marka faraha ka qaad alle darti isaga cafi
iidle yare haduu xanunsan yahy ma waalno waa kaa eglan show raali giliyey dulmiloow waaye iidle waa jisaar eglan iyo daahir ku jisaarey ee koronto adigu usabar wll ahleen iidle ha udhaafin fiilada ugaabi ma xishonayo iidle. aabahaane allaha unaxriisto
Saxiiix wlh iidle Wa munafaq
Asc wllky illaahay ha unaxariisto Aaba mcn qabriga allaha uwaasiciyo xaqaaqa dhacso wllky illaahay qalbiga hakuuqaboojiyo
Wa ruunta abowe
Walaal ino aabo dhintay ma ogeyn hada ayaan maqlayaa allha u naxariisto yaarbbi 😢
Ma ogaayn yaa rabi walll qali allaah unaxaristo😢 abo waxaan hubaah ina tahay ilmo xalaal ah o baari ah abe wad u dadashay allaah janada ha inagu kul miyo ❤
Nin dagan oo sharaflex....blessed u brother
Walaal illahay swt aabe haw naxariisto
Iidle waa ceeboobay ha is dhiibo
KORONTO. WLL GARABKAAGAAN NHY. ✊✊
It shows that you are nice person the fact that you still calling him walal Iidle. Allaha ku dhowro walal keep the positive attitude🫶🏾
Ilahay ha unaxariisto aabe well
Walaal Aabe Allaha ha u naxariisto Aaamiin
Waad kusax santahay❤❤❤❤
Allaah ha unaxriisto aabahaa
Guuleeyso walaal horay usoco
Aabe macaane Allah unaxariisto
Sax wllo 😘
ASC walaal AABO ALLE haa UNAXARIISTO kuma aqaano laakiin walaal wanaagsan baad iila. Miiqataa. ALLE DULMI MA OGALA IYO IN QOF LAGU BEEN ABUURTA. DULMIGA AAN ISKA DEENO DADKANA DULMIGA AAN KA DEENO SIDA WALAALKAAN OO KALE.
Koronto sxiib dar illahay ku sammir waa aduunyo
Kun jeer raali noqo wll
Abe macan allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin amiin amiin yaa raabi
Waryaarehee wardee Iidle waa kadhigay baalagaa yaabaa
Wll aabo allha ha u naxariisto sorry Iidle waxan u qabijiray qof sidaa dhama lkn wuuu soo wada baxay wll koronto sorry
Allaha unaxaristo 😢Aabe wall koronto
Legend ❤
Waa sax idle wuu ka darey meel iska sar 😅
Maya ka hadal
Waa naga yaabsaday Iidle, wadar iyo waaxid yaa waalan baa la yiri. Barasho wanaagsan
Wcs brother
Aabona janadii fardowso ilaahey hageyo qabrigana hauwasiciyo
koronto waa kusalaamay, S. Kadib Iidle waxa uu kusiiyay fursad Dahab ah, you have 3 choices, 1: in aad kafiicnaato, 2: in aad la mid noqoto 3: in aad ka hoosmarto ….. if I where you I won’t say anything,allena waxa waxa uu jecelyahay kuwa wax cafiya, mahasanid
Mr koranto isdaji oo shaydaan iska naar
Sax, sharaftaada ha ka kaftamin. Waxaas oo dhan waa xaq aad adigu lee dahay waliba waxan kugula talinayaa inad dacwayso si bannaanka lagaaga mariyo. Xanuunka Ilaahay swt baa keeno oo qaada, Allaha caafiyo laakiin caafimaad iyo akhlaaqdu labey kala tahay
Walaal aabo Allah ha’unaxariisto.
In lagugu gardaroodo mafiicna.
Iska samir shalay waan ku arkay adiga oo ka’cabanaya Iidle laakiin walaaloow musalsal inay noqoto oo aad is xagxagataan dadka lagaagama baran.
😢😢😢😢
Idlie aniga ina adeerkii ah waa khaldan yahay ee isska celi hadii uu raali galin ka baxin waaye bro
Haduu xanunsanyahay muslinka muuiska daayo diduu kucafimadaya
Asc walalkey ilaahey haku sharfo midiyo waa dad cebes haubixin
Aabahana waad kaduceysatee
Iidlana soomalidi waa ogaaden xaley waxunoq dey qof aan abaal lahen
Garabkaaga ayaanu nahay walal ee dhawr ka Qof ha ujaawbin
Wl idle waa qof wax ka si yihiin oo jasaara dadkana waa xanuunsanyahay ku beerlaxasada ee dulmiga ha joojiyo eyga xunka😏
War iidle saan kuma fiyoba iidle qofka ka xishoda ayuuku xad gudba😢
Sokor xanuun weyn ma ahan waa edab daran yahy
Iska soo afjar arinkaan
ninkaas waa iska hadlaah sorry ku leenahay abana allaha unaxariisto
Shalay waa is jecleedeen maantana ma sheydaan baa isku kiin direy
Karonto gar loo ma wada sino runta rabibaa Waan dhageeystay gar naqsigaaga sharaftaada iyo karaamadaada iyo tan aabe haduu nooilaa iyo haduu dhintayba in aad difaacda waa xaqaada xaqna waad u leedahay aabe alaha ka waraabiyo janada Goronta waxa kaa muuqda hadaladaasa sida wanaagsan ood u hadashey sifada dadaka wanaagsan oo Ilaahay ku maneeystay caqliga iyo garashada wanaagsan ayaad lee dahay Maashaalaah tabaarakalaah waadna sabir badan tahay iidle asagana waxaan dhihi lahaa maqal dame waa ilaahay banii aadamka waa qaldanaa waxaana ugu fiican kuwa qaldama oo qaladkooda ka soo laabta walaalkeey iidle sida uu u hadley ma fiicneeyn ee hanjabaad ayuu soo diray mid iidle ayaan lee yahay qofka wax dile waxna nooleeya waa Ilaahay kali ee iidle wax madili karo mana nooleeyni karo wuxuu iidle ku qasban yahay in uu raaligelin buuxada siiyo walaalkiis cabdiqaadir koronto
Mahadsanid walal aniga ayaa iscadeyn doono hadii qaladkiisa qirto aniga ma heysto walal
Bismillah how many people are complaining about idle? It's not excuse he is sick !
Asc wll inta aad arsan laheed waxaa quruxbadan inaad iska sabarto inkastoo aan bini adan nahay waxan jacelnahsy qofkii wax inaga sheego inaan ka argudsano balse hada wllka qaldomay oo qof dhintay iyo qof noolba aan cafin alle dartiis isaga samax plz aniga waligey adoo qof haysta ma arkin lkn aan ku ceshano
Ilaahey dartiis ucafi wll
ALLAH ma ku Hartid Abaha Ajar aa u socdo Qofkii waxa yirahado Abahaa janatul Fardosa ALLAH ku wariyo 400 Dahir Calasow aa ku Diyaradaha yaa hubo in ey 600 aad isticmashen RAGII waa ka darnaten NAGAHII RAGNimo Dhamayey Nagaha Idinka Fican
waxaan Kugulatalinayaa Inaad Sidii Qof Caadiya Uhadashid Meesha Sidii Qof Masaajid Kawacdinaya Ayaa Uahdlaysaa Qiira Jabaanta Jooji Please
Dahir Calasow Ma ku sinino 400 wuu ku shegay adigan waxatiri 600 an dhibey Adiga iyo Iidle iskumid aa tihin Aniga Abagal ahay RAG Somali u dhamatey ALLAH idin so hadeyo Aloow Amiin
Koronto abo inuu dhintay ma ogeen allaha unaxriisto inta an kaa arko wiil aad Dagan ayadtahay allaha ku xifdiyo inta xun allaha kaa qabto iidle waa ku qalad kuna sharaf daro waalidka inu ugafo wana wax laga xumado runtii qabiilkada ma aqan lakin wad ka sharaf badan tahay qabyalad wa waxa narogay rabi Hanaga qabto
Allaha unaxariisto guuleyso
Maya
Sorry koronto wll waxaanka mid ahay dadka in Iidle loo sabro jecel lakiin sidaas silamid ah baan sharaftaada iyo tan abahaaba aan rabnaa in aad amaan hesho
Waan ogahay in aad tahay qof qalbi fiican is ka daa data xumatada ka buuxdo
Koronto qabiil kee tahayna wllo 😮 ?
Qabiilkeyga magaciisa waa Adagyahay ee somali ayaa ka fudud
War waxayaw hagu goobanina wiilka
Walaal waxaa qurux badan inaad iska dhaafto waayo ceeb baa lasii dhexgalaayaa
Sorry..walal..idle..qalad.kisa..ba.nanku.keenay..waxu.is.qariyaba.Idle..Cuqubo..uu.dad.ka.galay..aa.ka.muqato
koronto walal iidle yare ku daa xalada haysato raganimo mahan waa laga hadlee ana markayga miyay ladhasho jirin mar dande hako fogaan
Walal aniga cadeyn iyo marqaatiyo unbaan la ima ayaa sharafteyda unban dhworanayaa cidna kuma xad gudbi doono.insha allah
@@korontostudio2819 abowe wa saxan tahay xaqaga marna afka ha ka xiran wad saxantahy❤
Komantida dheg ha ujalaq siin waa taageerayaal qabiil hadha gaysan cid baa soo diray isaga dhan waa la adeeg sadaa
Walal somali waaku taqaan waxaad gudo waxaad gashaba walal wanaag ayaan kugu baranay
Xaqa hadii afka laga xiro feererohoowka dilaacaa ee iidle heesku mashquulinin
Wuu ku qaldayahay
War ragii somaaliyeed qaarkood sidii dumarkii ayay isku dhagan yihiin foolxumo ayay ku nool yihiin iyo ceeb oo ku cuneeyaan walba ragoow waxaad aad ku jirtaan waa xaalada dumarka subxaana laah war maanaa waalan mise meeshu waa gam yaaaaaaaaab
Samare ayaa seda leh ee samira
Koronto Waaku Saxan Tahay Waxaad Sheegtay Oo Dhan Runtii
Asc, wllky carradaada liq ilahey ayaa ajar ku siinayo
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh
Munafaq..2.jibaran..waye..Idle.Si.fiican..aan.u.aqanaa..marka..la.qabto..Ilinta..shaydanku..qubaa
Komantida tuur ha ujawaabin koox ku caayaysa oo la diyaariyay weeye kiiska buu iska waalin iidle oomaar hooyadiis buu caayay
😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅
Sorry wll illhey hawnaxariisto aabe ani aabe inow kaa dhintay maba ogeyn adoo daweynayaa iigu danbeysay
Kulliigiin waxba isma dhaantaan doqomo
Sheekada waad Isla ogtihiin jooji
Waad ogaan doontaa xaqiiqda lkn aniga drama waligeey ma sameyn ha sugi waayin insha allah
Sharaftadada iyo tan aabahaa difaaco
Abahey dhintaye anigune idle ka xanajina Sokorta ku kicina myaa hdalkada hdi ku yello xtaaa warka waaa un af iidle gcntisa kuma garin abahana tiisu madhaafi laheen Aun Ee niyow waxaagu wa kabadbadis
Qofku haduu waaridka kasoo maro way adagtahay si loogu duqaato waalidka waa lama taabtan wiliba waaridka dhinto am sorry koronto
Waxaanoo kale iska ignore gareey walaalkey
War walaalow ninkan adiga kumaba heysan e adaa badaan isku tuuray wlhi adaa ila qaldan wayo xitaa hadad lacagtaas ledahay horay maxaadan ugu hadlin kuleelkan marko galay maxa uso gale
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wllkey iska cafi walaalkeen Iidle waa qof xanuunsan adiga oo ku dulmiyey wanaagiisa sii wad guusha sidaa ayaad ku gaari insha Allah.