SIDEE LOOGA BUGSADAA CIILKA CAASHAQA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 441

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +10

    Habo, inan baanu isku fiicneyn muddo, subax qudhiya ayaan ku soo toosay ninkani maaha the man of my dreams..gap weyn baa nasoo kala dhex galay dhankeyga bireega ayaan jiitay. Waxa qudhiya oo aan u sababeeyo kala go'ayagana waa nasiibka. Waan daneystey...booskiisiina weli waa banaanyahay after 7month waxaan bartay nafteyda..markuu daaqada ka baxay jaceylkiisii waxa iridka iiga soo galay aniga jaceylkeygii...waxaan dhexda u xidhay mustaqbalkeyga. I don't need Dulleyste malaashaan I need a rijaal The Man Of My Dreams.♡

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 8 หลายเดือนก่อน +1

      Qodobka ah mar qudha inta baraarugtaay aan tiri this man is not the man of my dreams waan kaalaa simahay lkn inankan anigu isku ficnayn dulayste maahayne aniga sawirkan watay buu noqon wayeye

  • @suadfamily522
    @suadfamily522 4 ปีที่แล้ว +49

    Marka hore ayaga kula imanaya kadib ku niyad jabinaya bal maxu iga so donay 💔💔 😭😭😭 🙏 thanks habo fathie

    • @fatouma-zahra1884
      @fatouma-zahra1884 4 ปีที่แล้ว +2

      Allaha qalbiga ku dhaayo qali wan kula qaba amba

    • @suadfamily522
      @suadfamily522 4 ปีที่แล้ว

      Isra Abdilmalik ameen dhamentena lama ilawan baan dhahay

    • @indhergarad1437
      @indhergarad1437 3 ปีที่แล้ว

      Sabar wll qaali sabaraa sad leh

    • @somcana
      @somcana 3 ปีที่แล้ว

      Qalbiga ilaashada. Narcessist buuxa oo ku xeel dheer qalbi xadista.

  • @user-ro9oj8zx6t
    @user-ro9oj8zx6t 4 ปีที่แล้ว +21

    Waxan soo xusuustay heestii AUN Axmed Mooge Liibaan - A beautiful song oo dardaaran jacayl ah with such deep meaning, for those of understanding 💜
    Ma ogtahay amaanada
    Cirkanaad arkaysiyoo
    Dhulkanaa ka ooyoo
    U adkaysan waayee
    Adiguna naf idil baad
    Oogada ku qaadood
    Adhaxdaada saartee
    Bal ilaali ajashaa
    Aakhira dhib weeyo
    Kama eed baxayside
    Ma ogtahay aniyo adi
    Axdi bow dhexeeyoo
    Ma ogtahay midkeenii
    Oofin waayay wacadka
    Ifkoo lagu kadeediyo
    Abaalkiisu waa naar
    Abu jahal agtisee
    Bal ilaali ajashaa
    Aakhira dhib weeyoo
    Kama eed baxayside

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว

      Gudon wll qali isoboqo fadlan🙏👍

  • @zamuudahir1824
    @zamuudahir1824 4 ปีที่แล้ว +26

    Farhiyaaay mararka qaar nafta kuma saberto in uu waqtigu dhamaaday wyo waxaa u muuqdo qofka ey jeceshahay only

    • @shukriabdiweli4481
      @shukriabdiweli4481 4 ปีที่แล้ว +2

      Waan ku samrey sis. Allhamdulillah waan ka gudbay, hadana waxaan dhahaa Allhamdulillah.
      Alle baa kaas iga gudbiyey.

    • @somcana
      @somcana 4 ปีที่แล้ว

      Is jeclow. Qofaan ku jeclayn uma qalantid. Waxaan ogaaday qalbiga in aan qof ciyaar ciyaar lagu siin. Self love iyo ilaahay loo dhawaado baa mudan. Waa shaqo socoto oo waqti qaadanaysa in nafta lala xisaabtamo. Say sheegtay Fathia jacaylku waa nooc irsaaqada intuu ilaah kaaga qoraad heli. Laakiin ogow xaasidiinbaa ku abuura gabdhaha say u xanuujiyaan qof qalbigaa. Marka qofkaa kadhwerow. Kii sharaf leh am meeaha kuma gaariisyeen asoo bini aadanimo katahay inuusan ku Lug goyn.

    • @fadxiahmed8452
      @fadxiahmed8452 3 ปีที่แล้ว

      Walaashay fadxiya waxaad tahay marwo qaaliya
      Kaliya raga lasaayir

    • @fadxiahmed8452
      @fadxiahmed8452 3 ปีที่แล้ว

      Walaal bun kadhin rags

  • @fatumasaida4345
    @fatumasaida4345 4 ปีที่แล้ว +46

    Fathia "I love u" for the sake of Allah❤️❤️❤️❤️Mashallah Tabarakallah laf dhabar ayad utahay bulshada soomaaliyed qaas ahaan hablaha soomaaliyeed,.Hodan naalaaye Allaha unaxariste adiga nojogo booskeeda ilaah hainokadaayo cimri dheer iyo cibado suuban kurajeyna.i don't comment usually but you deserve.

    • @qadanindhohassan5586
      @qadanindhohassan5586 4 ปีที่แล้ว +3

      I absolutely agree with you may Allah protect you sister and have a long life amiin yaa rabi yes indeed we love you

    • @shukridahir3925
      @shukridahir3925 4 ปีที่แล้ว

      Wow mash allh

  • @cabaascali6439
    @cabaascali6439 4 ปีที่แล้ว +15

    Runtiiii ereyadadaa xig mada badan wn ku bogsoodaa marwalba aan dhagaysto waxaad modaa poit ay naftayda u bahantahay in aad ka hadashid marwalba alle ha barakeeyo adiga iyo dhaman inta ku xirin chanel kada mahadsanid wll

  • @mohamedmohamed-sl1tf
    @mohamedmohamed-sl1tf 3 ปีที่แล้ว +8

    Aad ayan uga helaa Barnaamiyadaada ku aadan xagga jacaylka iyo talooyinka ku haboon inkastoo anigu qoftaan aduunka ka calmaday uu Rabbi iskukeen qoray alhamdulillah 🤲🤲🤲 i love her 💖 so much dabcan dee walaalaheyga soomaliyeedna waxan u Rajeynayaa inuu labadii is calmataba inuu Rabbi isku qoro alle na dhex dhigo
    jacaylka aan dhammaan Thank you 😊 🙏 all

  • @fowziamohamed6792
    @fowziamohamed6792 4 ปีที่แล้ว +13

    I love your scarf! this colour is beautiful ❤️

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 ปีที่แล้ว +4

    Fatxiyaay Gacalo, qoyan iyo dulayste iga dhaafoo Jaceylada nooga sheekee❤

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 4 ปีที่แล้ว +3

    Fathia Absie aad baan kuu salaamay qaali.
    Waxaan si wanaagsan u garanayaa wiil iyo gabadh is jeclaaday maalintay is guursadeen tiiyoo taashkii xidhan ayay tidhi kuma rabo oo gaadhi kale ka raacday.
    Wiilkii ilaa hada wuu qalbi jabsanyey iyaduna nin baa guursaday kale oo ilaa hada ma dhasho caruur meel walbana wey martay.
    Qofka biniaadankaa laguma ciyaaro

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 ปีที่แล้ว +2

    Video waa video igu horeeyey ee aan farxiya absiye ku baro marku uu qof friends ka mid ahi states soo dhigtay qeyb yar oo ka mid ah hadalkeeda iyo karti ka muuqata ka helay TH-cam weydiyeey qofki uu ii sheegay kadib sidii ku bartay ilaa maanta wanku xidhnahay

  • @indhodeeq2294
    @indhodeeq2294 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah tabarakallah fathia walal ilaahay caqliga wanaagsan ha ku daayo 🙌 in lays jeclaada waa iimanka badhkii xadiiskii rasulka ahaa
    لا تدخلوا الجنةِ حتى تؤمِنوا ، و لا تؤمنوا حتى تحابُّوا

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 4 ปีที่แล้ว +11

    Well you can walk out on me tonight
    If you think that it ain't feeling right
    But darling
    There's ain't no getting over me
    Well you can say that you need to be free
    But there ain't no place that I won't be
    Sweet darling bass run up
    There ain't no getting over me
    I'll be the bill you forgot to pay bass run up
    I'll be the dream that keeps you awake
    I'll be the song on the radio
    I'll be the reason that you tell the boys no
    Don't you know
    You can tell everyone that we're through
    You might even believe it too
    But darling
    There's ain't no getting over me
    Sweet darling lead, bass run up
    There ain't no getting over me
    I'll be the face that you see in the crowd
    I'll be the times that you cry out loud
    I'll be the smile when there's no one around
    I'll be the book that you just can't put down
    So you can walk out on me tonight
    If you think that it ain't feeling right
    But darling
    There's ain't no getting over me
    You'll see sweet darling
    There's ain't no getting over me
    No no no no No Darling
    There ain't no getting over me
    Oh
    No darling
    There ain't no getting over me
    Oh darling
    There ain't no getting over me

  • @mahamoudaabokor2176
    @mahamoudaabokor2176 4 ปีที่แล้ว +6

    Ascww gabadh qaaliya ayaad tahey guuleyso adiga iyo inta kula midaba rag iyo hablaba inaabti sidaa qalbiga uga korri adiguna waad guuleysaneysaa bi idni llaah

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว +1

      Mahamoud wll qali isoboqo fadlan🙏👍

    • @mahamoudaabokor2176
      @mahamoudaabokor2176 4 ปีที่แล้ว

      🍀☘️ascww xagee kaa soo booqdaa wll

  • @maymunali4966
    @maymunali4966 10 หลายเดือนก่อน

    Ciilkii caashaqu igaga tagay wuxuu isoo dhaweeyey inaan helo oo hanto daweeyihii dhayay boogtii caashaqa the man of may dream 🩶🩶

  • @haajaraisse730
    @haajaraisse730 4 ปีที่แล้ว +6

    Mama fathia absie ilahay kher ha ku siyo
    😥 wa runta in ad noqoto lama ilawan
    Balse hdi adan garan sabab uu qof ku baxy waxy kugu noqon layaab waxd radin in ad ogada sababta
    Talada wad ku mahadsnthy

  • @TUFAAX411
    @TUFAAX411 2 ปีที่แล้ว +2

    Very late but you are very wise
    I wish I found this when it was first posted, because I was going through a very bad heart break

  • @neamanoor8654
    @neamanoor8654 4 ปีที่แล้ว +9

    Talladaydana rabbi hayoo
    Ruuxna ma Hubee
    Ma hungoobayo
    Hadafkaygiyo
    Halkaaan u Socdaa
    Dhawaynee
    Horee u soco
    Gacalo u make me carry like a baby same time .love uuuuuu

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว

      Nima qaali isoboqo fadlan🙏👍

    • @neamanoor8654
      @neamanoor8654 4 ปีที่แล้ว

      @@itzzarashow1996 gacalo haye waa ii sharaf

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 4 ปีที่แล้ว +5

    Subxaanalah hablahu damiir xumaa maxay sidaa ugu galeen inamada walalahood ah in aad daacad ahaato waa muhiim. Xaqdarada ha la iska ilaaliyo

  • @mohamoudaden7882
    @mohamoudaden7882 4 ปีที่แล้ว

    Farxiya Obsiye waa wax garad. Alle caqliga haw barakeeye. Nolosha wax badan bay ka taqaanaa. Alle hakayeelo tii farxad ku noolaataa. Aakhira janadii.
    Waxba kamay tegin. Maansha Allah Mahadi hakuu sugnaato

  • @rasmiaadan7406
    @rasmiaadan7406 4 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha aalh alhakusharfo maamo fathia absie talowacan illhy janada xisabla aan hakugugeeyo wlhi ku jecliyaa wax runaad kahadashaa marwalba

  • @mulkinuura223
    @mulkinuura223 4 ปีที่แล้ว +20

    Habo fatxiya wlhi illahay dartis ayaan ku jeclahay qofka kaliya oon wajigiisa markan eego aan farxaa tahay taasna waxa u sababa qalbigada nadiifka ah illahay adun iyo aqiro haku naxaristo❤️👑

    • @jamilaali5374
      @jamilaali5374 3 ปีที่แล้ว

      Aad bay unasiib badnayen

  • @maryanali2606
    @maryanali2606 2 ปีที่แล้ว +3

    Fadxiya can you please share with us such kind of videos, let's take a break from the other things.

  • @munijama2840
    @munijama2840 4 ปีที่แล้ว

    Walhi wayo arag ba tahy illhy caqliga iyo garashada haku daayo wa dabecad in la kla dhamado muhimada ah in an laga raysan noqotid lama ilawan xirir ugu dheer aad gashana wa tan naftada ad la galeysid iyada ku hareysa marka naftada respect u hay

  • @nasrayussuf2309
    @nasrayussuf2309 4 ปีที่แล้ว +7

    Soon or later fathia absie am gonna meet u, And share with u great memories and stories ensha allah🥰. Inta kahoraysa cafimad iyo farxad kuwi kukala maqnaada alle idankii.

    • @scwscw3047
      @scwscw3047 4 ปีที่แล้ว +2

      Nasra Yussuf good luck!

  • @omard7649
    @omard7649 4 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi qof kujecel haddii aad ilmadiisa daadiso ogow nabsi baad dhitaysatay oo xaqiiq ah aniga ayay igu dhacday "anan aan aad u jeclaaa ayaduna igu oran jirtay waan kujeclahy ayuunbaa xariirki ii jartay marqura wahan iyo walbahaar joogta ayey igu reebtay habeen iyo maalin waan harsani waayey oo hergali waayey
    Waqti dheer kadibna way soo laabatay waana iska saamaxay oo aan soo dhaweeyey waayo anigaa aad u jeclaa" war dhalinyarooy ilaahi ka cabsadoo qof idin jecel qalbigiisa eega hadhow ayaad dhahaysaan xagee la iga gaaray xaqbaa la isku leeyahay rag iyo dumarba waan idin canaantay

    • @ugbadosman2204
      @ugbadosman2204 ปีที่แล้ว

      anigay ihaysataa xaladasi jacayl beena ayuu igu abuuray markii danbana sabab laan ayuu iskaga tagay

  • @samiaahmed5443
    @samiaahmed5443 2 ปีที่แล้ว +1

    Woow shekadan cadi m ah aniga jeclka waan ka hela

  • @shamsomohamed2946
    @shamsomohamed2946 4 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah waxaad tahaay qof qalibi wangsan allah ku xiifdiyo macaanto

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว

      Shamso abayo isoboqo fadlan🙏👍

  • @hiboosman6705
    @hiboosman6705 ปีที่แล้ว

    Woow one of my favourite video,❤❤❤ love it can we have more history like this after ramadan.

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah habo sharafeey waan ku salamay salaansare halkeedaad dhigtay waasax nolasha khiyaanada lama dhexgeliyo daacada ayaa lagu hodmaa allaahu akbar

  • @edilhassan7542
    @edilhassan7542 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah fathiyaay waan ka helay “Noqo lama ilaawaan” adaa iska leh hal ku dhigaas. dumarkii iyo ragii waa laga wadda dhex qaylinaya waana beenta lugooyadda ay isku sameeyaan. Danaysiguna waa badan yahay. Hadal iyo waano xigmad leh ayaad sheegtay. Mahadsanid dear.

  • @abdinurmohamed8740
    @abdinurmohamed8740 4 ปีที่แล้ว

    Raali iga noqo in aan ku qash qashado marabo,lkn waxaa igu dhex wareegta jacaylkaga wax qaadey,badwayn,wabi,gaadhi ,colaad,mawjadaha waa wayn,lolalka,walaf iyo qaar kale oo badan.wll iga soo jawaab

  • @naciimomagamed9386
    @naciimomagamed9386 4 ปีที่แล้ว +5

    My darlin fathiya you just aspirational walahi sidaad u fahamtay dadku sida ay I isticmaalan word of love💯💯💯💓💓🌹

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว

      Naciimo qaali isobooqo fadlan🙏👍

  • @mukhtarabibsuldan21
    @mukhtarabibsuldan21 4 ปีที่แล้ว

    mar maaha oo laba maaha intan ciishoonayna hadana wa inaad marwalba adigu xumaanta io kla taga anad sobob unoqon intaa dawo ka fcni majirto thank you habo mcn

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomali 4 ปีที่แล้ว +1

    Haduu Qof Dookh leeyahay Aniga Dookhaygu Waa Adiga Balse Nasiib Daro Habo Uun Baad Iga MudantahaY
    Shukran

  • @farahbashir3932
    @farahbashir3932 4 ปีที่แล้ว +7

    You're amazing lady i wish I could hear your thoughts and voice 24/7 big love to you from hargaysa💚💬❤

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 11 วันที่ผ่านมา

    Ala kama daalo inaan daawado oo daawado vedeo gan habo ilaahay hanoo kaa daayo wax aan hooyooyinka iyo macalimiintu na barin baad na bartaa walee😢❤

  • @stxtt7775
    @stxtt7775 ปีที่แล้ว

    True, Amazing.

  • @abdirahmanmohamed7387
    @abdirahmanmohamed7387 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah. Hadalka muhimadisa ayaaba intaa ah

  • @ilhanali3868
    @ilhanali3868 4 ปีที่แล้ว +6

    Ciil caashaq anaa ley bady 💔😭😭😭 markasta waxad moodaa inaad aniga iga hadleyso markan daawa dna waan nafisaa walhi Fathia abyo illaahay haku xafido waxad no thay role model hadanu dumar nahay 🙏❤😍❤😍

    • @loveumaamo116
      @loveumaamo116 4 ปีที่แล้ว +2

      sister waa xanuin aan bosi lahyn lkn hadaad xadhiga rabi qansatid waad ka badbaadaysaa

    • @maxamedqarmo4099
      @maxamedqarmo4099 4 ปีที่แล้ว

      Yaa ku ciilay wllo

  • @na300meym8
    @na300meym8 4 ปีที่แล้ว +5

    You are an amazing,incredible person wllhi fathie i love u soooo much 💕

  • @viateurniragira3633
    @viateurniragira3633 ปีที่แล้ว +1

    I love Somali women .I'd like to marry one

  • @abubakarahmed5998
    @abubakarahmed5998 3 ปีที่แล้ว +1

    fathia masha allah ma kula tahay in uu jecelku yahay nooc walida ka mid ah waxan odhan laha dhalinyarada hore uu socda dib how jaleeciin wax walba naftada dhiib uu kenaya

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay idamkisa inantan fariid weeyaan waan jeclahay ilaahay haku daayo walaalo adiga iyo ehelkaagaba

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 4 ปีที่แล้ว +9

    Asc farhay ogaaday waxan jecaha isdad nogu huurat gaarshada alle kuugu gaalad iyo siidad u taaqano afsomaliga sharafey waad kujacaha jaacada fardowsa alle hakugu buusharayo🤲💕🙏

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว

      Afrah wll qali isoboqo fadlan👍🙏

    • @afrahafrah6819
      @afrahafrah6819 4 ปีที่แล้ว

      @@itzzarashow1996 wall qali maxa dhacay samay isku qaabat

  • @munaducaale9505
    @munaducaale9505 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan soo maray xilliyadii ugu xumaa oo igu adkaa aniga qudhayda, oo kaliya qof walbana uu aaminsanahay inaan fiicanahay Dadka idhaw mooye waxan kaga gudbay Murugo iyo ciil badan Dabaded Sabadkan coronaga ha watee aniga cafimad wayn ayan kala kulmay Alxmdu allah rabi calamin ❤️❤️

  • @ayanjama7955
    @ayanjama7955 4 ปีที่แล้ว +2

    Love you for the sake of Allah hapo fathia obsie ❤️ you are ehel jacal keep going.

  • @kawsarabdalla3600
    @kawsarabdalla3600 2 ปีที่แล้ว +1

    Fathia ilhy caqliga haku barakeeyo

  • @safiahassan2950
    @safiahassan2950 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah qurux iyo caqliba eebe waa kuu dhameeyay, sida psykolog ah eed bulshada ula hadasho runtii barmaajidyadaada wax badan wey ka badalayaan dhalinteena ❤️

  • @fahimacrizaaq4897
    @fahimacrizaaq4897 4 ปีที่แล้ว +3

    Igu halee farhiyo aad ayaad umahad santahay mar marka qaar waxana moodaa wlhy inaad igu dhex jidho waaxnahay dad isku si wax udareema alle haku xafido aduun iyo aakhiroba ifka nabad iyo sharaf iyo maamuus ku joog aakhirana janadii alle kuu waydiin abayo habo mcn❤❤❤❤💋💋💋💋💋

  • @ifrahhisiriwantsonginmynam3193
    @ifrahhisiriwantsonginmynam3193 4 ปีที่แล้ว

    Asc walal bil adanku sidisaba imtixan ayu ku jira marka xanunka iyo dhibku korsimahaga aya ku jira wayo ilmoho hadi una kufin una kicin socodka mu barten

  • @FarhiaMali
    @FarhiaMali 4 ปีที่แล้ว +1

    We love u dar alle noolow adunka rabbi hakugu garab galo xagee kaga si xidhidhaa farhiyaay

  • @samiaahmed5443
    @samiaahmed5443 2 ปีที่แล้ว

    Cumar dhuule ilahay ha u naxariiste baa had ka hor dhehay ha inkiran kalgacalkee ka dhiga lama ileewan 🥰🥰🥰🥰❣❤

  • @cabdiqanisuleman4518
    @cabdiqanisuleman4518 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allh wlo fthia illhay quruxda iyo caqligaba hakuu siyaadiyo

  • @qadrohassan5395
    @qadrohassan5395 4 ปีที่แล้ว +1

    Sax aniga ayaan non isjcelanay isguursanay kala tagnay hada mailawin xanun. Weyn

  • @nasracarab680
    @nasracarab680 4 ปีที่แล้ว +1

    fathia absie aniga waxan so maray marxalad aad uqadhaadh oo jacaylo ah waxan ku dawooba talooyinkaaga

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 4 ปีที่แล้ว +9

    Noqo lama illaawaan!😍💔 laakiin aniga maaha taasi waayo waan is aqaan 😪

  • @emeeliluthra1230
    @emeeliluthra1230 4 ปีที่แล้ว +7

    Beautiful story ❤

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว

      Wll qaali isobooqo fadlan🙏👍

  • @karuur_Ali.
    @karuur_Ali. 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc farxiya walaal waxaan mansha Allaahkugu leeyahay dadnimada alle kugu hibeystay adaaba ah lama ilaawaan kuma tiltilmaamikaro Allaa Ku sharfay kunasiiyey caqli xigmad iyo miisan mandhs Allaah tabaarakallaah

  • @adentohyare7225
    @adentohyare7225 4 ปีที่แล้ว

    Woow! An asset to somali community...keep going fathiyaa... .

  • @luckylansare879
    @luckylansare879 3 ปีที่แล้ว

    Wllahi xbbt waan ku jecelahay Alle ha ku sharafo intaad ii sharaftay hpo qaali Waxaan ka Hela Pramaamujadaad Qaali Ah

  • @filsanmahamed7918
    @filsanmahamed7918 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh fathia absie aad iyo aad ayad u mahadsnthy run ahanti waxtay gabadh caqli iyo oqon iyo waayo argnimo leh allh ku sharfo 😘😘😘 way adagtahy qof si dhab ha u jecltay marku kaatgo inad ilawdo waqti dheer ayay qadanaysa 😐

  • @saafially2547
    @saafially2547 4 ปีที่แล้ว

    Runtii waxan nolasheda bilowgeda waxan balan kaga qaadey inan maalin qof nabsi ka galin wayo waxan ogahy inunan waabsanyn wad arkysa qof kuso janta laakinse hada adi nafsad u haynin si wanaagsan aya wax logu shega sax lama ilawban is the best

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaa walaalo Fatciye Allaah ku xifdiyo garshada Allaah kuu daayo 💖👍

  • @saeedcabdullahi2522
    @saeedcabdullahi2522 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc daawadayaal iyo Fathia,
    Waxbadan ayaan kabartay muuqaaladaada kusaabsan Caashaqa, waliba "sidee looga bogsadaa ciilka caashaqa". Murti ayaa ku idlaatay muu qaalada aad duubto.
    Hablaha kunoo qaaradeena Africa waxaan kula dardaarmi, lahaa in ay balanta illaaliyaan. Intooda badan, waahablo wanaagsan garanaya dhaqankii hore, utababaran siddii hooyooyinkii hore.
    Joojiya hablaha reer Africa koow maahmaahdii ahayd gabadhu 1000 ayey la,haasowdaa/shukaansataa midbayna kadoorataa. Iska noqdo hablaha kunool North America oo kale Halnin kabadan laba sheekeystaan, balantana way ku adagyihiin.

    • @bsbsznzn7341
      @bsbsznzn7341 4 ปีที่แล้ว

      halki QOF o dacada ayaba jirin dadki Wa leysku wareray

    • @bsbsznzn7341
      @bsbsznzn7341 4 ปีที่แล้ว

      qalad waye in qof niyada laga dilo

    • @bsbsznzn7341
      @bsbsznzn7341 4 ปีที่แล้ว

      daa cadey intee ku noshahay

  • @fadumoguleed8825
    @fadumoguleed8825 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa waana dhaxal gala dhiga laab udaloola ayuunbaa qaadanaya
    Illaahay haku Sharfo sharafeey

  • @abdiwahaabnoorarjantiin5917
    @abdiwahaabnoorarjantiin5917 4 ปีที่แล้ว

    su,asha aan qabo waxa wayay Dhowr dumar ah baan xiri so sameynay mana ilaaabo ayagana iga tagay marka micnahedu ma waxey tahay Daacad bey ii Ahaayen Anigu taa ma Aqaadan?

  • @mohamedjamanuur2857
    @mohamedjamanuur2857 3 ปีที่แล้ว +2

    Noqo ruux lama ilaawaan ah oh my god meel baad iga danqisay aan islahaa waad ilowday
    Oh my god

  • @AdvKeyd
    @AdvKeyd 4 ปีที่แล้ว +1

    Salaam, Fathiya maansha allah rabi wakhti dheer hanookaadaayo.
    Runtii halkan waxaan kahelay hadal macno weyn “NASIIBKU WAA SIDA MALAKULMOWD KA OO KALE” very true walaahay

  • @kawsarkawsar6413
    @kawsarkawsar6413 4 ปีที่แล้ว +1

    Fatxiyay meel idamqnysaad dirka iga qady ciil iyo catw baa qayrky iga reeby gormaan ladnaanyaa 😭😭😭 aduunkn u jeclaa inan hantiyo xayto jacyl ku dhisn se my dhicin oo nasibkaa iga hiilyay 😭😭mxad ii xumysy mxd ii ciishy😭😭😭

    • @aliishaahmed64
      @aliishaahmed64 4 ปีที่แล้ว

      Cashar haku ahaato kuso maray wll noloshada qordhayso rabbina isku xidh

    • @kawsarkawsar6413
      @kawsarkawsar6413 4 ปีที่แล้ว

      @@aliishaahmed64 mhdsnid gaclo cashar igu filn wn ka brty se mrka ad argto mel sheekdaada lgu hyo wd damqanysa

  • @yonisadan3562
    @yonisadan3562 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid.............................

  • @fadumaabdirahman4798
    @fadumaabdirahman4798 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks fathia 🙏❤

  • @juweriaibrahimelmi2631
    @juweriaibrahimelmi2631 4 ปีที่แล้ว +1

    Fathia absie adaa lama ilawaan wll alla haku xafido wll sheekoyinka wax ku ollka ah aad nala wadagtana

  • @nasrahirsi2934
    @nasrahirsi2934 4 ปีที่แล้ว +3

    that's really good advice ❤️❤️

  • @princesstaslim4708
    @princesstaslim4708 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaha Abaayo fatxiya farxad waliga iku nolow insha alaha

  • @sahranuura946
    @sahranuura946 4 ปีที่แล้ว +3

    Hi !! Boqoradii Caashaqa.

  • @ayaanhussein5090
    @ayaanhussein5090 4 ปีที่แล้ว +2

    Aniga wan sameyay wana ka qoomamaye😢 markan dalka joogay ka keenay ban dhahay guur diyar uma Ahi caruurnimo caqli yarida Ibaday malaha Asigii ka bogsadaye Ane jacel hore uma qabin hadane uma qabe waxan isku Arka dambiile qalbi dhawacay inan Ahay😔

  • @munaducaale9505
    @munaducaale9505 4 ปีที่แล้ว

    Markuu qofna ogaanin xaddiga xanuunkaaga
    Qofna ma garanayo sida cabsi, murugo iyo xanaaq
    Wadnahaaga murjin ku jirta
    Balse Eebbe ayaa og kuna hiilya markad talo sarato waxba ma xumayan adduunku waa ibtaxan
    had iyo jeer xusuusnow
    Marku ilahay ku ibtaxano in ad u adkaysato runti waxa aan ciilki isoo maray kaga gudbay salad quraan adkaysi wayn
    rabiga oo talo sartay iyo kun ku jecel waxa kale idin ogaysinaya marka ad qof jeclahay adna qaae badan ayaa ku jecel ogodaa ❤️😄👍qalbigaaga qofka jabiyayna waa daalim
    Xuman kula badhedhay waxanan ogaa marki hore iyo hadaba in uu cadawga ya kobaad yahay qunyar qunyar ayaa looga bugsadaa calol yowga iyo adkaysi Badan oo ad muujiso

  • @wardahassan1323
    @wardahassan1323 4 ปีที่แล้ว +8

    Were is mahadho habo we waiting 😭😭

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف 3 ปีที่แล้ว +1

    Farxiyay jacal waah kih horah iminkah majiroh jacel waxa jirah waxa layiradoh iskudaneysih oo ninkah waxuuh rabah nag ukadhalo ilmoh oo layiradoh nag bukhabah gabadhanah waxeey ugusatah ineeysan waynan oo ladhihin waah waynatay oo yagursanayah
    Sidaas bey udhamatay nolashih
    Markah wagihorah gabadhah iyo wiilkah waxa kadhaxeyay jacal waxeeynah ahayeen labuh islawadah jacalkah oo nah iswatah mudoh oo wadah shekastah oo nah ixitiramah akhirkinah is arosah oo usadhalah ubad
    Lakin nimankah hadajogah waxay jacilyihin haday gabar bartan eey jicalyihin ineey horay kakuran iiyadih ukhabin markah nimankan hadah jogah magalan amanoh manah yakhanin saxabtinimo iyo jacal ee waxeey uradayan maley waxa kushuban bed
    Masalan ninkiih waxuuh gursaday gabar markiih logeyay gabadhih oo lagaliyay gurigih buh waxuuh yalay dadkiih iyo ahalkiih ukanay gabadhah oowalih fadhiyah buh gabadhih intoh lacararay bugestah kholkih jifkah oo kusoxirtay
    Markas bey dadkih intay isxishodan bay kasotagen
    Markah kasokalah bakujirah nimankah
    Markah makhanih nimankah hadajogah waxa walayah
    Markah dad waah dadkiih horah nimanah waah nimankih horah oo xishonjiray niman kan hadah kufsanayah gabdhah
    Mas ogah markay kufsanayan gabdhah oo shawadah bah kaxobadan markah markilalayahay nin bah kusaday gabar yar oo jitah 8sanoh mah isgogah waxuuh samaynayo markuh dhameystoh buh iskuyabah oo xishadah
    Markah ilahaay hadahiyo nimankah markan waah sowashen manah daynayan sinadah iyo kufsigah ee ilahaay ha astoroh gabdhah somaliyed,/amiin/

  • @maanragaragtemaskaxdumardh4221
    @maanragaragtemaskaxdumardh4221 4 ปีที่แล้ว +24

    ciilka caashaqa mudaan iska bogsiinayoo iminkaan yara dareemayaa ladnaan tiiyo
    dhibta hada jirtaana waa inaan
    cidba isfahmi wayno.

  • @faizamohmud7180
    @faizamohmud7180 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah fathia quruxey

  • @sarinaalii7141
    @sarinaalii7141 4 ปีที่แล้ว +3

    I seaport u habo mcn love u Qof wax badan og

  • @farhiyoruun7784
    @farhiyoruun7784 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah shugran anigaaba ka mid ah dadka ciilka cashaqa qabo

    • @kungabdhoodkaroon8000
      @kungabdhoodkaroon8000 4 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isaar channel kayga abayaday

    • @farhiyoruun7784
      @farhiyoruun7784 4 ปีที่แล้ว

      Kun gabdhood Karoon waan kuu saray qali

    • @kungabdhoodkaroon8000
      @kungabdhoodkaroon8000 4 ปีที่แล้ว

      @@farhiyoruun7784 Wad mhdsnthy wllshy Allah haku sharfo

    • @Said-zd3ux
      @Said-zd3ux 4 ปีที่แล้ว

      Farhiyo Ruun intee sano kaso weregay? Iga raali ahaw hdy private kuu tahay!

    • @farhiyoruun7784
      @farhiyoruun7784 4 ปีที่แล้ว

      Said Osman 1sano wlky lkn alx ima dhawicin iimaanka muhiim ah shugran wll

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 4 ปีที่แล้ว +2

    *noqo lama ilaawaan kalmadaas meel baan ku guntaday shugran wll*

  • @Daryeelhooyo
    @Daryeelhooyo 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah mahadsanid farhia obsiiye waa waano dhaxalgala (noqo lama ilaawaan)

  • @jamaali3847
    @jamaali3847 4 ปีที่แล้ว

    Walal waxan ahay will somaliya waxan Ku nolahay bosaso runtii markasta wan dawada shekadada wan Ku bogadinaya walashay qaali waxan jeclan lahaa in an kulaso xiriro

  • @aaminaabdi9088
    @aaminaabdi9088 4 ปีที่แล้ว

    Habo waan ku salaamay aad iyo aad waxan jeclaan laha meel lagaa la soo xiriiro inan helo mahadsanid

  • @hamdiiina
    @hamdiiina 4 ปีที่แล้ว +1

    Wixiii tagaayo hatagaan no jacayl cml wlhi markadan jacayl jileynin dadka jacaylka jilaan ee lamanaha ah lalabo buu kulayahy nolosha xoriyada ay kumacantahy lkn lamanimadana lagama maarmo qof ku koolkoliyo oo kaa warqabo lagama maarmo waaba sababta ale lab iyo dhadig usameyey

  • @nuoraahmed8890
    @nuoraahmed8890 4 ปีที่แล้ว +3

    Manshlh long life my role model ilahay haku xafido

  • @jamilamusse5616
    @jamilamusse5616 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah I hope ineey ku maqlaan wax qurux badan waad usheegtay

  • @farahdualle4126
    @farahdualle4126 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allaah wall ku jecliyaa❤️

  • @ambaroabdille6552
    @ambaroabdille6552 4 ปีที่แล้ว +3

    Allah swt jecloow bini aadan jecleyliisa macna maleh

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah tabarakallaah wllo mcn ilahay haku xafido

  • @abdullahialle7682
    @abdullahialle7682 4 ปีที่แล้ว

    Hadalkaagu waa mid aad loola yaabo waxayse tahay yaa fahmaya oo kalliya.
    Waa qofka qofkale si dhab ah u jeclaaday se lkn ay mowjadaha aduunydu midba dhinac u jeedisay markay ahaayeen kuwo dhinac uwada jeeda.
    Lkn arrinta aniga shakhsiyan igu dhacday ee hawlahaa iga soo martay waa layaab.
    Hadaad hawlahaa aad soo tabisana waan kula wadaagi.
    Mahadsanid

  • @deeqacabdi1373
    @deeqacabdi1373 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah hbo codkaagan ku hysta illhay ha ku barkeyo

  • @nimam7846
    @nimam7846 4 ปีที่แล้ว

    Thanks Fathia it is true and helped "noqo lama ilaawan"

  • @quruxwanaag1276
    @quruxwanaag1276 4 ปีที่แล้ว +3

    Mawduc ubaahna shukrsn farhia

  • @bilankabacabdi1084
    @bilankabacabdi1084 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah wan jeclahay vidiyowga fathia alaha kuxifdiyo teladada ad ayan uga helaa

  • @jamilomahomed5033
    @jamilomahomed5033 4 ปีที่แล้ว

    Wll qali inaan kula soxiriro iyan u bahanahiy