Sidee u dhacday Doodii maanta ee Maxkamadeynta Dadkii ka dambeeyey dilkii Caasho Ilyaas Aden

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Fadlan Nagu taageero In aad dhahdo SUBSCRIBE, Si aad u hesho Wararkii u dambeeyey.. #Wararkamaanta

ความคิดเห็น • 151

  • @Gaylan-Media
    @Gaylan-Media  5 ปีที่แล้ว +2

    Dacwadii Fadhigii Maxkamadda Sare iyo Qirshadii Dambiilayaasha
    th-cam.com/video/FAFivvypKB8/w-d-xo.html

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 5 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi sheekadan aad by u dheertay allhay xaqa ha iftiinsho allh baa ogeh waxa. Walbo aaamiin

  • @Cabdiqaadirify
    @Cabdiqaadirify 5 ปีที่แล้ว +4

    Allah ayaa u hiiliyey Caisha Ilyaas oo maanta waa xuralcayntii Aakhiro, dunida korkeedana waa kuwaas daalimiintii ku cadaaban isla markaasna si dhakhso ah ayaa loo dilayaa Insha akhiro cadaab daran bay la kulmi doonaan insha allah.

  • @kuwiinkuwiin2062
    @kuwiinkuwiin2062 5 ปีที่แล้ว +4

    dee maxay ka wad wadaan ma loo aar gooyo gabarta yar ee caaisho 3 wiil dil toogasho gabadha yar haloo aar gooyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @asmamaweel6532
    @asmamaweel6532 5 ปีที่แล้ว +47

    Qofka xumaan sameeya qofka difaacaaa wuxu la mid yhy inuu la sameeyay oo kale😭😭😭

  • @suhaanlove379
    @suhaanlove379 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi hadi gabra dhalay hadi dhika ku dhici leehed waaa uuu xunsan laha abyo alle haku naxarito aamin

  • @bushraayaancabdilahi7082
    @bushraayaancabdilahi7082 5 ปีที่แล้ว +9

    Ilaahyow casha uu hiliil

  • @farhiahussienahmed5958
    @farhiahussienahmed5958 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha laga cabsado aakhiro ayaa loosocdaaa

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 5 ปีที่แล้ว +8

    Reer puntland uma jeedaan inay miskiintaas xaqeeda usoo dhiciyaan. Waa dulinimo in xaqa hoos loo dhigo 😠😠😠😠😠😠😠😠

  • @mohamedjaanta8371
    @mohamedjaanta8371 5 ปีที่แล้ว +2

    Walaalkayga soomaaliyeedoow bal u fiirso waxa uu ku hadlayo aabo ilyaas uu dhiban yahay nin dulman in lasoo hadalqaado waa xaaraan

    • @aminajafar1987
      @aminajafar1987 5 ปีที่แล้ว

      Asxan Kalaam"wlhy sax waa xaqiiq-codkagu-thanks

  • @saarafanis2752
    @saarafanis2752 5 ปีที่แล้ว +2

    Ha warun ta abyo qofka qofxun difaacy uxu lamidyahy qof la sameyey😭😭😭😭

  • @sahraali5272
    @sahraali5272 5 ปีที่แล้ว +12

    Kan looyar uma eega waxad mooda ilmo yar oo qof kale la murmaaya

  • @sucaadnur5100
    @sucaadnur5100 5 ปีที่แล้ว +6

    Cii badana casho yar ma raga intaaa laa leeg ba isugu tagay dilay

    • @kabadagechannel9791
      @kabadagechannel9791 5 ปีที่แล้ว

      Ineysan ahayn baalaga yaaba ragii dilay ay laaluush badan dhiibeen wadankana kabaxsadeen

    • @sucaadnur5100
      @sucaadnur5100 5 ปีที่แล้ว

      KABADAGE CHANNEL iyaga uun bA ka danbeye sow maha insha allh kuwa kale na me gadhi mayan

  • @suldaanka7576
    @suldaanka7576 5 ปีที่แล้ว +5

    war hoyadin wasa a dila raga

  • @Gaylan-Media
    @Gaylan-Media  5 ปีที่แล้ว +2

    FADLAN NAGU CAAWI WALAAL SUBSCRIBE
    th-cam.com/channels/Q9BFrYrMXTgE9kbK4cnrFw.html?view_as=subscriber

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 5 ปีที่แล้ว +2

    war anagaa yaab aragnay kulahaa gabadha lama kufsan biyana kuma shicinbeen badanaa war sabadta gabdha loo dilay waa inay kufsadaan oo habeen iyo maalin yay korayeen oo guri ku hasteen ama calaacal ama buuq ragaan tiirka waytagi waana la xanuujin say gabadha u xanuun waa inay maraan

    • @jirfe
      @jirfe 5 ปีที่แล้ว

      Sister nasro odaygan koofiyada cad Sito WAA khaayin sister inanta caasho AHN qabiilkeedu WAA ayo inamadan gabadha kufsaday oo dilay waan ognehee

  • @shirhamhasan7085
    @shirhamhasan7085 5 ปีที่แล้ว +3

    Ha la dilo nimanka gabadha somaliya Heli mayaan xoriyada hada la dilin nimanka caasho dilay sida xun u dilay 😭😭😭😭😭

  • @xamdishacab464
    @xamdishacab464 5 ปีที่แล้ว

    Allaha ha laga cabasado caasho cadaalad bayrabtaa nimaka caasho ka soo hor jeeda ilahy ha ka baqaan

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 5 ปีที่แล้ว

      Kuwaan illaaheey kama baqayaan

  • @shukrisharafmohamed5196
    @shukrisharafmohamed5196 5 ปีที่แล้ว +2

    Haladillo kuwa waa dambilayaal kuwa udodayoo ilahay hakuu fogeyoo naarta wax cadalad ah kumahayaan meesha xitaa maxkamada waa qabiiil

  • @khadraismail9091
    @khadraismail9091 5 ปีที่แล้ว

    Manshlah ilahay ayaa uu hiliyey allahu Akbar

  • @najmagabane3280
    @najmagabane3280 5 ปีที่แล้ว +4

    Qof warida ayaa canugisa ladulmiyay ilahay kacabsada ilahay wax kama qarsano

  • @queenanuzh1361
    @queenanuzh1361 5 ปีที่แล้ว

    Kan dabilasha difacaayo misuusan gabar dhalin ama ladhan balaayo Ku aragtay waa isku mid kan dafacaayo iyo kan falka geestay Alle haku tuso xanuunka caaisha walidkeeda dareemayaan insha Allah adaa gadidaaada kalax Ku shuban doona lalushne in wax tarin ogaan doona

  • @hanadyare3275
    @hanadyare3275 4 ปีที่แล้ว

    Laa ilaha illalaah

  • @farduusabiib1943
    @farduusabiib1943 5 ปีที่แล้ว +1

    Haduuu isagau caasha dhalaye sidaaa umuu hadleen lkn hablahaaga utudho lacagi yena ku qaaadine

  • @umufadumosahra1421
    @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว

    Mar waan farxay marna waan naxay .hooyooyinka illahay haw naxariisto. Awlaada iyo maalkuba wa imtixaan

  • @faiselaraye1558
    @faiselaraye1558 4 ปีที่แล้ว

    War puntland kubsiu badaan aya ka jira

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 4 ปีที่แล้ว

    Isbaaro mxaa lagawadaa

  • @gullbarwaaqo9594
    @gullbarwaaqo9594 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha ka abaal mariyo ku wii wax dilay ee dhibka ku sameeyey cunugaan yar

  • @salmaismail1878
    @salmaismail1878 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilhy ha abal mariyo Aaaamiiiin

  • @umaxmad6272
    @umaxmad6272 5 ปีที่แล้ว

    Wuxuu yiri isbaaro , waa uu cadystay inuu yahay isbaaro ,Allaw caasha uhiillih oo xaqeeda soosaar

  • @naimamohamed1609
    @naimamohamed1609 5 ปีที่แล้ว

    Mohamed Xareed alle hakula qabto

  • @borobadamobel6646
    @borobadamobel6646 5 ปีที่แล้ว

    meeshaan waxaa kacad somalya diin la aan teeda xukunkii allaah lahaay lamarabo rergalbed ayaalagudayanayaa racfaan iyo qareno ayaa lasobaray manalarabo cidii wadato diin qaalisa allaah newaxoow rabaa diin qaalise

  • @irisspring7148
    @irisspring7148 5 ปีที่แล้ว +3

    Wali manoolyihiin

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 5 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan Xaaq uMaa Hadlayo ilaahey Naa mayaqan Taloow Gabadh Maa dhalin miYa

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxan qareen la leeyahay dambiile yaal buu difaacayaa ilaahay makuu baqin

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 5 ปีที่แล้ว

    Caruur tala xumaysatay ayaan moodayay ee shaw waa odayaal shadaadiinta qaatay

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay kabaqa hadifacinina gacan ku dhiiglayasdha iyo saani muxsanka hadii kale waa lagu halaagayaa

  • @bilalcali2060
    @bilalcali2060 5 ปีที่แล้ว +3

    garsooruhu inuu qareenada iyo xerilaalinta usoo jeediyo fadhiga bari may ahay waa inuu goaamiyaa.
    waayo talo kuma le.

  • @fadumoabdi6289
    @fadumoabdi6289 5 ปีที่แล้ว +1

    waa looyar lacg lagu shubtay isagaba la danbi ah

  • @Abdihafiid2
    @Abdihafiid2 5 ปีที่แล้ว

    War aniga waxa aan ba laayaba nahay dad kaaan udoodayo danbila yaasha subaxana alllah

  • @haboonismaaiil569
    @haboonismaaiil569 5 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢😢 aax xanun badana allow caisha uu hili 😭😭😭😭

  • @boqoradarerxaji1866
    @boqoradarerxaji1866 5 ปีที่แล้ว

    alah allow adun iyo aqiro hana cebayn

  • @nastexomawlid6631
    @nastexomawlid6631 5 ปีที่แล้ว

    Zubxnllaaah lamaba yaabin kuwa dambiga gaystay kuwa difaacaaya ayaaba la yaab leh ....waxy lamid yihiin kuwii galy aygoon dambigaa galin 😭😭😭😭

  • @xamdiabdi2988
    @xamdiabdi2988 5 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭

  • @abdifatahmohamudsalad655
    @abdifatahmohamudsalad655 5 ปีที่แล้ว +1

    Qareenkaan aadbuu uaqlaaq xunyahey
    Mana yaqaano shuruucda qareenimada

  • @umunadachannel3281
    @umunadachannel3281 5 ปีที่แล้ว +4

    Nimanka wax difacaa il adkaaa oo war xumaaa hala dal dalo xaraanta

  • @mariambela3389
    @mariambela3389 5 ปีที่แล้ว +1

    nacalaa nikutasho raga kufsi iyo dil iskudarey miya still aduunka jogaan Allah somali qabiil kunacay hade haanilahayen qabiile kale sacadan dill lakuxukumilahaa.Allow kuwan kucadaab aduunaka masakiin yar inte dilen aye still indho adeg isufadiyan.hoyadii dashey iyo abihi waxa uhormuqdo gabdhoda .axx ciil xumaa kuwan

  • @waayeelkamedia4838
    @waayeelkamedia4838 5 ปีที่แล้ว

    waxani waa dogo dogo dhashay wlhi ilahey ma yaqanan runta ay la dawolaya benta ay la shcinaya wr aqiro ay inka tabesa maxkmada alle ay inaka tabesa ay waxwlbo og ay idhaha iska tiraya ine qawil socoto somali hormar gari meso wllhi ine hoos u dhacato mahine ilahwo kuwani inaka qawo o aduyata ku catab allwo amiin amiin dara e jiran iyo benta e shegayan kwrma all somali cadalat xuma

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 5 ปีที่แล้ว +1

    xaqii waa iftiimay

  • @anu_ali0138
    @anu_ali0138 5 ปีที่แล้ว +3

    Wxa iga yaabisey kn u doodeya dm biilayasha mnta hddi inntiisa ay ahn lyhd oo ooyi lahaa lkn lacag uunba u drn

  • @spork_spoongamer5081
    @spork_spoongamer5081 5 ปีที่แล้ว

    Subxanallah yaahuu kan qareen maaha inkari kugu dhacday

  • @sweetymunal6422
    @sweetymunal6422 5 ปีที่แล้ว

    Waxa uu so baxeysa gesiyed taso aan ka ogadey bug lagahelay uk aniiga haddi aan gobta jogi laha waan togan laha wayo indha iyo indhahoda isma qabte ku dawanayan waa duliyin kale baalse waxan sugnaba geesiyadas dalkana wax badn ayeey ka badaleysa

  • @suweydomohamedali7804
    @suweydomohamedali7804 5 ปีที่แล้ว

    Allaha xaqasosaaro nimankaas saas sameyay waxay istahilan ayago nool in lagubo

  • @halimatameryousseff4529
    @halimatameryousseff4529 5 ปีที่แล้ว +1

    Waryada ilahey ka cabsada qabiil is ka daya

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 5 ปีที่แล้ว

    Wiilashii kufsady oo dilay waa la dhuumiyey waxaa ahaayeen maxamuud saleebaan waa in lagu dacweeyaa beesha caalamka bari waxaa haysta kook qowleysato ah oo maxamuud saleebaan la yiraahdo diday doonasn ka treks bari waa in layska wanton dhaqaalihiina Ouagadougou Aflac u dhigtay badii laga shaweysan jirayna Wuxi dhigay imaaraad oo lama Gali Kari waxaa summer waa cusurinimo walogood maxamuud saleebaan cunsuriyiin aan dadka was u ogolayn ahaayeen bari kaligood kuma Nola Dani waa in ii soo celiyaa nimankii ii dhuumiyey oo gabadha dilay howshaas midi ayey sameynayeen iyadoo Sousa’s barre saaran yahay ayey dhuumin Jitendra loofa wax dila pls oaks qabta oo ha u dagaslamina marka ay soomalilaan soo weerarto waxay yaqaanaa Yaasmiin Saar oof aheey marka dagasl Draco marka swoon qeybsi la yiraahdana Utah’s ka soo dhaafto

    • @Aqlileey
      @Aqlileey 5 ปีที่แล้ว

      Marka Atwood qaybsi la gaaro Ouagadougou ma soo dhaafto marka dagaal lagu soo weerarana waxey yiraahdaan yaa daarood ahey waa cunsuriyiin

  • @fartunsalahahmed7690
    @fartunsalahahmed7690 5 ปีที่แล้ว +1

    Horta kuwaan maxaa kufsiga ku caan bixiyey war kuwan maxey ahaayeen aawey wixi dhaley oo walidiinta ma soo tarbiyeeyaan mise lagamaba yaqaan tarbiyo maxaa isku hal ka dhigey

    • @abdifatahmohamudsalad655
      @abdifatahmohamudsalad655 5 ปีที่แล้ว

      Fartun Salah Ahmed
      Tarbiyada kaliya kama lunsanee diintooda baa shki kujirta nin hooyadiis ciqaabaya manaqaano wxaan kutilmaamno

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 5 ปีที่แล้ว

    Illaahoow looyarkaan gabar uu dhalay maa la kufsada markaas aan aragno suu u hadlee

  • @dagandheman6514
    @dagandheman6514 5 ปีที่แล้ว +2

    Cadaalada sameeya o illahay ka baqa caasho illahay ha u hiiliyo

  • @shukiabdiweliahmedahmed7971
    @shukiabdiweliahmedahmed7971 5 ปีที่แล้ว

    Kaadi badne waa loo gogol badiyaa

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed9479 5 ปีที่แล้ว +2

    Alla maxa meeshan odayaal daalimiin eh isugu yimaadeen

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 5 ปีที่แล้ว +1

    Ha rafto

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 5 ปีที่แล้ว

    Bari aaa

  • @muslinjecel8430
    @muslinjecel8430 5 ปีที่แล้ว +2

    Wale waa ayandaro hadi gacan ku dhigle ad difaceysan idinko qareno isu shegayo rabiyow cadalada u hiili yaa xaq

    • @aminajafar1987
      @aminajafar1987 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk wlhy Ishaad Ka riday -Muslin jecel-magacagaa-meteshay-Nooloow

  • @amowabdi488
    @amowabdi488 5 ปีที่แล้ว +3

    eeyga abukataha ah asiga hala dilo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 ปีที่แล้ว

    Dad.in.la.dilo.ma.fiicno.kuwa.xoogeyna.hadey.run.tahey.xabis.ha.la.geyo.xoolaha.ey.walidka.leeyihiin.ha.la.siiyo.familka.nunada.laga.xoogey.oo.laga.diley.aniga.waxaan.ku.noolahey.yutub.afartansano.ku.dhaw.toogasho.waan.ka.soo.horjedaa.xabis.ha.la.geyo.

  • @heyfaiyohelan9865
    @heyfaiyohelan9865 5 ปีที่แล้ว

    Xiisho abukate. Casho ilh ha siyo cadalad

  • @halimatameryousseff4529
    @halimatameryousseff4529 5 ปีที่แล้ว

    Diinta islamka halkey ugu jirta racfan

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 5 ปีที่แล้ว

    Indha adakaa- Qareenada- Mujrimiinta u doodaya- Inkari iniku dhacday

  • @themenuaziziya1996
    @themenuaziziya1996 5 ปีที่แล้ว

    muu cabsanyahay ninkan wajigiisa waxaa ka muuqata naxariis daro wuu iibsanayaa ilmahaa la xumeeyay dhiigeeda iyo sharafta umada soomaaliyeed uf calyka wa calaa shaklak

  • @abdullahiabdi6813
    @abdullahiabdi6813 5 ปีที่แล้ว +3

    Kuwaan uma eko kuwa dacad ah

  • @libanmolu8188
    @libanmolu8188 5 ปีที่แล้ว

    Aslm wrm wbarkatu

  • @abdulqadir4454
    @abdulqadir4454 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi waxa xaqiqa ah ineysan dhamaneyn kufsiga iyo dilka waayo qofki dembi gala hadii sidan loo daafacaya oo gormu dhamanaya kufsiga iyo dilka waa ayandaro runti ragani gawadhi yared kufsaday hadana dilay hala wada dilo qabyalad baa melxun idinka gashay somaliyed

  • @khadromoha6342
    @khadromoha6342 4 ปีที่แล้ว

    War kuwan yaanga aamusiya yaab nimnka dhakhso hloodilo mxa loo hystaa

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 5 ปีที่แล้ว

    Qareen be

    • @idilidili9058
      @idilidili9058 5 ปีที่แล้ว

      🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄

  • @cabdiqadiraxmed9777
    @cabdiqadiraxmed9777 2 ปีที่แล้ว

    55

  • @xawomaxamed4411
    @xawomaxamed4411 5 ปีที่แล้ว

    Nimankan in la dilo lama rabe naga daya caga warejinta farah badan malin walbo racfan lee maan ku jureynaa

  • @imanisse4329
    @imanisse4329 4 ปีที่แล้ว

    Racfaan banlow

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 5 ปีที่แล้ว

    kan lowyer ka u ah nimankaan arxan laawayaasha ah wax ilaahey yaqaana ma aha asaga u baahan in wax laga qabto?

  • @nasrokhalid2066
    @nasrokhalid2066 5 ปีที่แล้ว

    tallo an idinsiiyo wa ladiinta ilmha dhalley cadalad illaahey baa bixiyo adunyo wey kadhamatey iska daaya shekadan iska dawa dhertey

  • @ugaasraage4178
    @ugaasraage4178 5 ปีที่แล้ว

    Haddii kale walaahi naagihiinii shafka garaaci jirey candhaday garaaci doonaan kkkk

  • @nasroaxmad2743
    @nasroaxmad2743 5 ปีที่แล้ว

    danbigaad jula jirtaaye illahy kabaq qabiil udhimateene

  • @hamdaahmed1046
    @hamdaahmed1046 5 ปีที่แล้ว +1

    Damir darna niinku daqoinimdoka dary wuxu shee meybal intese ahato qarca

  • @ruqiyaabdisalam4731
    @ruqiyaabdisalam4731 5 ปีที่แล้ว

    hadalkaani waa mar hore

  • @sweetupah4737
    @sweetupah4737 5 ปีที่แล้ว

    Nac nac cidlaa ay wadan 90kaba o an dhamad lahayn e nimanka dira waxa kle o la barayo mxa waye 🤔🤔

  • @nasrokhalid2066
    @nasrokhalid2066 5 ปีที่แล้ว

    war waladiinta dhalley ilmha hala weydiiyo afis waxaba tusbx halaalin ee inta jilbha qabsatid icafi dheh kudul ooy

  • @NiciimaTiriig
    @NiciimaTiriig 4 ปีที่แล้ว

    Bunthlahlnd huno sbscrbe isar bls

  • @hudaabdirazaq6953
    @hudaabdirazaq6953 5 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @fahadfarah4490
    @fahadfarah4490 5 ปีที่แล้ว +2

    fadexadi qarniga
    casha raga dilay wa rer mahad rer mahadna sharciga iyo cadalada way kasareyan

    • @musaibnnuseir8313
      @musaibnnuseir8313 ปีที่แล้ว

      Kumeeye maanta ragaas afka ciidda loodaray

  • @heyfaiyohelan9865
    @heyfaiyohelan9865 5 ปีที่แล้ว

    Hhhh duuli xiisho. Gawdha waa la baray

  • @sweetupah4737
    @sweetupah4737 5 ปีที่แล้ว

    Wxn waxay raban in ay sheko dher o an dhaman laga dhigo hadba lahana bilaa music ah baa la kenayaa o la sarayaa in ay so gagagabowdo lama rabo o nimankan la dilo nacalaa iniku yal e nimanka dila haba ka hadline mxa danbigu wa iska cadyhye wali la barayaaa wale nimankan hdi la sidayo o cafis lo vidiyo in usan adunkan cago ku tagnanayn dumar bdn wa dhiman donan waxan ma harayan hdi laga sexdo e sheka so af jara qawadkina nacalaa ku tale eyhy kala folaha xun 😡😡😡😡😡😡😡caysha rag bay ka dhalatay tas ogada hdi ad ila ader io ina ebal weye o lama dilayo ad ku dhamaysan shekada

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 5 ปีที่แล้ว

    Looparna wajigiisa nacalad ayaa. Ka muuqato maxaa yeelay xaqdaro ayuu Ku doodaayaa

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani isagaba khatil u eeg loyar isku sheega ahi

    • @mumtaazcfalifaarax8061
      @mumtaazcfalifaarax8061 5 ปีที่แล้ว +1

      Sax haa malintiisay ku imanaysaa kuwasba waxa ku jiro ninkii jubba erways ee dagmada kaalgacyo

    • @ugbaadsaid5156
      @ugbaadsaid5156 5 ปีที่แล้ว

      @@mumtaazcfalifaarax8061 walaal ma sadexdanu ka mid yahay iknkartu kudhacday

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 5 ปีที่แล้ว

    fadhi kudirir ninka qareenka isku sheegaya

  • @halimatameryousseff4529
    @halimatameryousseff4529 5 ปีที่แล้ว

    Aduunyadan naar aya ka danbeyso

  • @queenbilanqueenbilan8861
    @queenbilanqueenbilan8861 5 ปีที่แล้ว

    Walayalow kan kle maxey ugah Rebeen igah dabageeYoh 🤔🤔

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 ปีที่แล้ว

    Nin weyn ku jira 50 ka

  • @ugaasraage4178
    @ugaasraage4178 5 ปีที่แล้ว

    Haddaan wabeenerye nahay cumar maxamuudow waa inoo dagaal haddaad raggaas diliwaydaan

  • @Gaylan-Media
    @Gaylan-Media  5 ปีที่แล้ว

    Muxuu ka dhigan yahay xukunka lagu riday nimankii dilay Caasho Ilyaas?
    ://th-cam.com/video/TaFTwBFoZi4/w-d-xo.html

  • @reo9475
    @reo9475 5 ปีที่แล้ว

    Maxaa cadeyn ah oo raggan lagu hayaa? Subhanallah I hope inaysan ragganan wax ba geysan loo dilin xaq daro

  • @puntlandforce6504
    @puntlandforce6504 5 ปีที่แล้ว

    Isbaaro kkkkkk