Gabadhii caawinaysay canadian boy oo ogatay inu tuug yahay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 43

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 12 วันที่ผ่านมา +2

    Oday mooryaan ah iikoow subxaana llaah xasbuna llaah wanicmal wakiil kooxdii horay udhibaataysay ayaa marba nooc la imaanaya

  • @leylahassansheekh1688
    @leylahassansheekh1688 10 วันที่ผ่านมา

    Inuu aabihiis gaalyahy yaa kuu sheegey hadaad taqaano maad u sheegtid

  • @saidahassanfarah8185
    @saidahassanfarah8185 12 วันที่ผ่านมา

    Jooji rufiyaanimada iyo xumaanta allaha idiin ciqaabo caawinaa da xoog maahin

  • @leylahassansheekh1688
    @leylahassansheekh1688 10 วันที่ผ่านมา

    Waar how ka leexo cunga
    Habaryarta waa ďuliyad

  • @abdirashidmuhumedyussuf9412
    @abdirashidmuhumedyussuf9412 12 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 12 วันที่ผ่านมา

    Wiilka kadhamaada caawintu ma khasabaa

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 12 วันที่ผ่านมา

    Odaygaan ma gaanbaa fargashiyada badan warwiilka miyaa lacag ka samaynayaa balo kugu dhacdaye

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 12 วันที่ผ่านมา

    Adeer adiga iyo naagta aad codkeed dartaybaa tuug ee heeshis ah ayaa u eegtihin waa ognahay dadka inta badan ay will habaryarti badbadinaya Adeer ka tag shashada waa ku fahany

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 12 วันที่ผ่านมา

    Odaygaan aan habaarno soomaaliyeey wuuuuw yaa muslim ah shaydaan wayn ayaa yimid

  • @xasanxaaji5768
    @xasanxaaji5768 12 วันที่ผ่านมา

    Maryan laguuma baahna wiilka yar waa kaa dhanyahay kuuma baahna

  • @BisharoFaatule
    @BisharoFaatule 11 วันที่ผ่านมา

    Ciracebed yakugutala

  • @khadijosahal8536
    @khadijosahal8536 11 วันที่ผ่านมา

    Beelow. Oo. beenley hadhibin maskin. Kaan

  • @hawoali120
    @hawoali120 12 วันที่ผ่านมา

    Sorry adigu hadad asaga cawineysay maxad babiibo kadontey waqiyaneysey asna wuu kufahay

  • @fadumociisemuxumed1000
    @fadumociisemuxumed1000 12 วันที่ผ่านมา

    Odeyga ha umaqlina nikii cawineyo caawiya waa inan Yar oon Soo korsaney walaleyaalow caawiya

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 12 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaa tahay wayn oo aabe ah. Ilmaha yar Ka har oo aad ku goobateen

  • @FatxiMaxamed-v4b
    @FatxiMaxamed-v4b 12 วันที่ผ่านมา

    Ilahay kabaq canugan qalad malahan asago yar aya somaliya lakenay MAxa kuheysata

  • @allowthechat359
    @allowthechat359 12 วันที่ผ่านมา

    Walalo ilahay dulmiga waa xarimay iska daa dulmiga maxamed wa ladulmiyay waa sax dadkii dhibateyay inuu xaqisa karadsado why logu ilobay somali habayar abti iyo caruurtoda canada iyo london ayeey jogaan haka keyboard noqon kuwa dadka dulmiya maxmed waa caruurtada o kale guriga bar dulmiga waa wax

  • @shamsafarah2174
    @shamsafarah2174 12 วันที่ผ่านมา

    Waralle kabaq ninkan meelahuu ku soo korey iyo hada nayrobia dadkuu lanoolaa sheegi lahaye alle kabaq subxanalaha war gabadhii ka keentay xamer lacagta idirtay ayaaba kayaabtay dacadiisa iyo dhawalihiisa subxnlha gabadha hadleysaa iyo adiguba beenta umada kadaaya naar ha muteysanine

  • @Ummabasement-tb5nu
    @Ummabasement-tb5nu 12 วันที่ผ่านมา

    Ninyajow shaqo raadso doqonyohw ninweyn baad u eg tahay

  • @hawoali120
    @hawoali120 12 วันที่ผ่านมา

    Aabe weyn ayaad tahay ilaahay kacabso habaryartu hadey fiicantahay maxay bassapor kiisa usiin wesey ciduu rabo ha ahado waa maslin wana wiilyar hadadan cawen karin hadumu Subxanallah

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 12 วันที่ผ่านมา

    Meeqo qof ayaa soo dishay muqdisho oday

  • @abdulnasirali227
    @abdulnasirali227 12 วันที่ผ่านมา

    Dulmiga ha u hiilan wiilkaan waa la dulmiyey

  • @NasirNasir-m3d
    @NasirNasir-m3d 12 วันที่ผ่านมา

    aacudu bilahi ma adaba qamarji ku shegayo canuga yar bon urayo uf moriyan cada qata ah duq in tan la ego hada qud kaso galay eilka yar uf

  • @faatumafaatuma
    @faatumafaatuma 12 วันที่ผ่านมา

    Xishow waxbadan ayaan ogahay

  • @farhia2984
    @farhia2984 12 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey ka cabso umadana ka xishoo adiga hataa naftaada unax yaan been iyo dulmi lagugu baran wax fiican ma aha aaqirana wax baa lagaa weydiin waxaad ku hadleyso wiilkaa waxba uma dhimi kartid Soomaali kama xigtid kamaba saari kartid Soomaali haduu rabo isla yaab ciraad leedahay caqlina waad ka maran tahay subxana laah xishoo oo waxasn iska masax wax fiicana ku hadal hadaa rabto in lagu dawado

  • @OmAbdurrahman-s9o
    @OmAbdurrahman-s9o 12 วันที่ผ่านมา

    Suboxaanlaaa

  • @xasanxaaji5768
    @xasanxaaji5768 12 วันที่ผ่านมา

    Sheydaanki oo oday weyn ah

  • @f.o847
    @f.o847 12 วันที่ผ่านมา

    subxaanallaah

  • @SaynabWehliye
    @SaynabWehliye 12 วันที่ผ่านมา

    War wiilkayar isagahar oo illahay kabaq

  • @xasanxaaji5768
    @xasanxaaji5768 12 วันที่ผ่านมา

    Daalim baa tahay cadaalad cadaalada waa kafogtahay munaa faq baa tahay

  • @deqanur5799
    @deqanur5799 12 วันที่ผ่านมา

    Bisinka ma xishooneeysid oday weyna waa u eg tahaye

  • @xasanxaaji5768
    @xasanxaaji5768 12 วันที่ผ่านมา

    Saqajaan ayaa tahay

  • @SahraMahamud-t4w
    @SahraMahamud-t4w 12 วันที่ผ่านมา

    Habar yartaa hadey qaldan tahay waa lasaraa maxkamadaa wiilkaan waa ladulmiyaay asaga iyaa hoyadi hadu xuun yahay ninkaa hoyadii qabaa xaqisaa ayu usodayaa habar yartaa waa musibo

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 12 วันที่ผ่านมา

    Waryaa isku xishood nin weyn ayaa u eg tahay uf uf.

  • @leylahassansheekh1688
    @leylahassansheekh1688 10 วันที่ผ่านมา

    Beenaale uf

  • @DuniaIsmail-of1oe
    @DuniaIsmail-of1oe 12 วันที่ผ่านมา

    isla yaab nin weyn ayaad tahay beenale ayaad tahy gaajo ayaa ku geysay ilmaha yar

  • @NimcoCawale-tn2fk
    @NimcoCawale-tn2fk 12 วันที่ผ่านมา

    Warkas waxaqiiq

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 12 วันที่ผ่านมา

    Dislike saara