Bidcada Kitaabka Manaaqibka Sheikh Mohamud Shible Qaybta 3/6

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @shiregahayr1248
    @shiregahayr1248 ปีที่แล้ว +2

    Jasaakallaah khayran sheekh shible

  • @Abdalladhiif.
    @Abdalladhiif. ปีที่แล้ว +1

    Caalim Shibli❤

  • @fartuunmuxiyadiin3042
    @fartuunmuxiyadiin3042 5 ปีที่แล้ว +3

    Allah ku xafido yaa sheekh cimirigaga kheyr allah kugu qatimo

  • @ahzalfural4850
    @ahzalfural4850 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxa safican u fasiray shikh muxiyadin xasan ayaale khayr badan allaha siiyo cimrikisa allaha dheereeyo aamiin

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 6 ปีที่แล้ว +2

    Allaah ha kuu saaro misaanka xasanaadka anagane allaah ha inagu anfaco aamiin aamiin waaba naxay illaa intaa qaladaad ah waa wax laga naxo weligey sidaan uma ogeen allow culumada inaa dhaaf aamiin aamiin

    • @irshaadcade3290
      @irshaadcade3290 5 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah Allow Wadaadada Xafid insha Allah' Waxay Hayyaan Shaqada Rasuulka (SWC)

  • @amedkohen5262
    @amedkohen5262 2 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar

  • @abdirahmanguled5297
    @abdirahmanguled5297 6 ปีที่แล้ว

    Sheikh illaahay haku barakeeyo

  • @mustaferaabi2027
    @mustaferaabi2027 2 ปีที่แล้ว

    walee sheekh adag bad tahay

  • @abdiazizamey2965
    @abdiazizamey2965 9 ปีที่แล้ว

    RAMADHAN MAQBUL.

  • @abdirahmanguled5297
    @abdirahmanguled5297 6 ปีที่แล้ว

    Jasaaka laahu khayr

  • @faatixaxmed8105
    @faatixaxmed8105 หลายเดือนก่อน

    bidco waa dhaaftay ee gaalnimada dheh

  • @AhmedOmar-no1ci
    @AhmedOmar-no1ci 4 ปีที่แล้ว

    Shiikhow kitaab ka hadli meyside malaha Greek mythology ayaad akhrineysaa waayo astaamaha aad sheegeysoo dhami wexey shabbahaan sheeka xariirooyinkii Griigga .

  • @ahzalfural4850
    @ahzalfural4850 3 ปีที่แล้ว

    Aqoontaada ayaa kutustay

  • @diinimedia4187
    @diinimedia4187 6 ปีที่แล้ว +1

    beerka alle kugu dhufay bal intey kuqorantahay waxaas. wax wan akhrinahe shekh carabi bad intas isku adsatid ayad ledahay saan aya lagawadaa

    • @Bsmart-bn7pn
      @Bsmart-bn7pn 5 ปีที่แล้ว +1

      hadii ayna meesha ku qorneen marhore ayaa lasoo bandhigi lahaa adiga video iska soo duub cadeena iney meesha ku qorneen illaah u laabi ahlul kheyr

    • @khaalidismaacilali9556
      @khaalidismaacilali9556 5 ปีที่แล้ว

      ذ

    • @qeysarsenal2701
      @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว

      Hadanbaabine kitabka munaqibka raadi raqamka iyo baga ayow kushegayaabee

    • @qeysarsenal2701
      @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว +1

      Sh.shibili asaa kamid ahaan jiray sow ugu luqeynaa somadan arag ilaah baa Ka rebay qafkow ilah jecelyahoow hanuun ladoonaa

    • @AhmedOmar-no1ci
      @AhmedOmar-no1ci 4 ปีที่แล้ว

      Xujadaada la imaad haddaad run sheegeyso

  • @fadhegutaale2300
    @fadhegutaale2300 8 หลายเดือนก่อน

    Xaqa in la caddeeyo waa xaq waxaan ognahay shiir shibiloyow inaad tahay macallinka khawaarijta
    Daacosh iyo alshabaab iyo takfiiir
    Waxaan kaloo ognahay inaad kunturaad ka haysato yuhuudda iyo
    Amaba kirishtaanka caalamigaa ood sirdoon u tahay oo ay sandareerto kugu siiyaan qalloocinta diinta iyo fasaadinta
    Caqiidada islaamka

    • @YAASIINIGA
      @YAASIINIGA 7 หลายเดือนก่อน

      Markaa suufiyada ayaa saxan baad leedahay caqliga ALLAAH kusiiyay bal kufikiroo intaan diinta iyo waxay kaqabto lagaadhin dhagahaagaad unacaysaa ereyada halista ah ALLE ayaan kugu dhaarshee masi aad suufiyo udifaacdo ayaad waxaas umaraysaa

  • @mnshiqmnshiq6849
    @mnshiqmnshiq6849 2 ปีที่แล้ว

    Wa qof daalim ah wuxu shegayo wa been abuur

  • @jaamackaasimkaasim7696
    @jaamackaasimkaasim7696 4 ปีที่แล้ว

    Kan iyo umul doqomo weeye waxaa ka geesisan sheekh xasaan war geedaha haku gamban ee ku dhawaaq oo cadee suufiyada waa gaalo ee yaan loo tegin cidii u tagtana waa gaalo dheh shaydaan murjia weeye

    • @bashirelmi4555
      @bashirelmi4555 4 ปีที่แล้ว +1

      xasaankaka heyso lkn culimada kale ha af lagaadeyn.

    • @maxmudxareed1345
      @maxmudxareed1345 3 ปีที่แล้ว

      Ha talax tagin.

    • @wadanisomali9675
      @wadanisomali9675 ปีที่แล้ว +1

      Xasaan waa sheekh lkn shibil iyo umal waa laba caalim