MASLAX MIDEEYE | DHOOLA CADEE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @zahiradam7902
    @zahiradam7902 5 ปีที่แล้ว +2323

    Hadaad dhoola cadeynaysid like ta ha ila dhaafin 😂

    • @abdallahibrahim8820
      @abdallahibrahim8820 5 ปีที่แล้ว +8

      King Zahir 😂😂😂😂😂😂

    • @asaldhaladnimco8307
      @asaldhaladnimco8307 5 ปีที่แล้ว +12

      King sahir heestan niyadan ku dhistaa really wey taabatey

    • @karimakarim2964
      @karimakarim2964 5 ปีที่แล้ว +3

      Hi

    • @zahiradam7902
      @zahiradam7902 5 ปีที่แล้ว +2

      @@asaldhaladnimco8307 sidoo kale wlshey waa hees niyada kuu dhisaysa

    • @asaldhaladnimco8307
      @asaldhaladnimco8307 5 ปีที่แล้ว +2

      @@zahiradam7902 wakhti xun ano ku jira ayey Soo baxday wn dhageysanayey intiiba

  • @yokhan8609
    @yokhan8609 5 ปีที่แล้ว +688

    Wa fanaan buuxa ninkan mida kale ninkan fanki ayu wax kuso kordhiyey heesihi jcylka iyo calacal keliya aha na wareershay wax ka duwan bu keenay oo ah heesihi dhiira gelinta aha bu so nooleysiyay horey usoco bro

    • @bilanfarah2715
      @bilanfarah2715 5 ปีที่แล้ว +3

      Yo Khan xaqiq wlhi hn vive maslax mideye

    • @theoneandonlyqueen5144
      @theoneandonlyqueen5144 5 ปีที่แล้ว +3

      waa run wlh waa motivator

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 5 ปีที่แล้ว +2

      @@theoneandonlyqueen5144 byo Mcn wxan kaa codsanayaa subscribe inaad igu caawiso please🙏

    • @boqoradatogdheer8604
      @boqoradatogdheer8604 5 ปีที่แล้ว

      really ✌✌✌

    • @arliyaanwar2350
      @arliyaanwar2350 5 ปีที่แล้ว +2

      imkadabaan walshay ku laha sidaa wax cusub buu ku soo daray

  • @aheedatif6326
    @aheedatif6326 3 ปีที่แล้ว +69

    I am Pakistani!! Even tho I literally don’t understand a word of Somali, the voices in these songs sound so melodious 🇵🇰❤️🇸🇴

    • @haajiyosusu
      @haajiyosusu 3 ปีที่แล้ว +1

      Do you have what can be done ✔😉

    • @aheedatif6326
      @aheedatif6326 3 ปีที่แล้ว +1

      @@haajiyosusu what do you mean

    • @catchef5764
      @catchef5764 2 ปีที่แล้ว +4

      His saying smile for your enemy's and your friends salam bay from mogadisho dholacadey. Smile Pakistan zindan baad

    • @meryamibroham1324
      @meryamibroham1324 ปีที่แล้ว

      ​@@aheedatif6326 hggfdfgdfft😢😢😢😂😂😂❤❤❤

    • @liotechtutorials7089
      @liotechtutorials7089 4 หลายเดือนก่อน

      @@aheedatif6326 I don't know either lol

  • @mrdhaanteeye4926
    @mrdhaanteeye4926 5 ปีที่แล้ว +9

    Fanka dadka neh way ka daba ordaayan dadna fanka laftirkiisa ayaa u baahan
    Heeees xikmadleh iyo cod qalbiga dhax diisa ah ayaa ii muuuqda eee ma ila aragtay
    👏👏👏👏👏

  • @baahiye2479
    @baahiye2479 5 ปีที่แล้ว +325

    Walahy waa malintii ugu horaysay aan halkan like cid ka waydiisto
    Awal hore waanba layaabi jiray dadka liketa barya
    Bal maanta iga dhisa like saaxibayaal

    • @liibaankilaz962
      @liibaankilaz962 4 ปีที่แล้ว +3

      💘💘💘💖💖💖

    • @khadardeeqhurre3435
      @khadardeeqhurre3435 4 ปีที่แล้ว +2

      Alla maxaad taqaanaa sida loo tuugsado hhh

    • @muxubokalgacal376
      @muxubokalgacal376 3 ปีที่แล้ว

      Kow

    • @xaliimomaxamedaadan2948
      @xaliimomaxamedaadan2948 3 ปีที่แล้ว

      @@khadardeeqhurre3435 33mmmmm3y3um mmmmmmmmmj3onmmmtth33m3oo3omm3n3mmmmum mmmmm4mmm3 momiomoommmm y mmmk3oooooooooooooooooooookiimoooioooookooooomoooo3uoooooookooooooooooooolloooooooooooommm3y4y4433

  • @mohamedeman9326
    @mohamedeman9326 3 ปีที่แล้ว +144

    Heestan waxa la qaaday 2019
    Maantana waa 2021
    Haddii imika aad xaalad ama sabab mid uun aad u dhagaysanayso 👍 ha ila dhaafin

    • @yuuzamaahmett4653
      @yuuzamaahmett4653 2 ปีที่แล้ว +3

      Mantna 2022🤣🤦🏻‍♀️

    • @hayaatquruh2033
      @hayaatquruh2033 2 ปีที่แล้ว

      2022

    • @omarraage87
      @omarraage87 2 ปีที่แล้ว +1

      Cwa iheysataa ani🥲

    • @Ruqiya-ra
      @Ruqiya-ra 2 ปีที่แล้ว +1

      @@omarraage87 hadey xaalad iyo dhib aad Ku jirtid wll laba rakco tuko Alle aad u Bari insha'Allah ilaahay wuu kuu fur furayaa albaabada kaa xermay ilaahay haku soo hanuuniyo anagane Alle Hana hanuuniyo aamiin

    • @m8x.33o
      @m8x.33o 2 ปีที่แล้ว

      @@hayaatquruh2033 dhamaadka 2022

  • @Anabsulieman4
    @Anabsulieman4 5 ปีที่แล้ว +204

    mazlax mideeye fanaanki sandka inuu yahay yaa igu raaczan dhiirigaliye❤💪

  • @Zizouu94
    @Zizouu94 5 ปีที่แล้ว +111

    Anigo yar awoowgeyga allah u naxariste wxo i dhihi jiray labo u dhoola cadee , cadowgaga iyo nolosha , marwalba wa dhola cadeeya si kasto nolosha dhabarka iso aadiso lkn i never give up 💪 ☺️

    • @balqiisakush3109
      @balqiisakush3109 5 ปีที่แล้ว

      Ameen keep up

    • @sumayaahmed4629
      @sumayaahmed4629 5 ปีที่แล้ว +1

      Allah yrxmk 🙂

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 5 ปีที่แล้ว

      @@balqiisakush3109 tnx balqiis 🙏

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 5 ปีที่แล้ว

      @@sumayaahmed4629 Ameen shukran ي صباح 🌷

    • @fatheerfat3044
      @fatheerfat3044 5 ปีที่แล้ว

      Waasax

  • @housseind.dirieh8234
    @housseind.dirieh8234 5 ปีที่แล้ว +235

    Waxa xusid mudan oo in lagu maamuso ah : EREYADA & LAXANKA & CODKA intaba isaga samaystay wa FANAN & LAXAMISTE & ABWAAN. waxa koloo oo mudan in hoosta laga xariiqo : laxanka sida uu u saarayo waa qaab ku cusub fanka soomaaliyeed AL-FANAN MASLAX Recpect bro u r a LEGEND )) #born_to_be )) hadad igu racsanthy like ta ha igala bakhylin))))))))

  • @istuufasimba2197
    @istuufasimba2197 5 ปีที่แล้ว +67

    The one and only motivator singer keep going Maslah mideeye 🌟🌟
    Thumbs up fans 👍

    • @SubanjalafSubanjalaf-mo5og
      @SubanjalafSubanjalaf-mo5og ปีที่แล้ว

      ❤😂😂😢😮😅😊😅😅😮😢😢😊😊😅😅😮😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @andreelmi4486
    @andreelmi4486 5 ปีที่แล้ว +73

    maslax bro horey u usoco from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴😀❤️❤️

    • @hadiyaqueen1689
      @hadiyaqueen1689 4 ปีที่แล้ว +1

      Maslax mideeye

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 3 ปีที่แล้ว

      Maslax waa somali galbed dj waxag wadagan on qabilka

    • @najaxcabdi5178
      @najaxcabdi5178 3 ปีที่แล้ว

      Masha alah dhoolo cadee 😁😁😁😁

  • @mustafbilaadi1534
    @mustafbilaadi1534 5 ปีที่แล้ว +314

    Fanaankan intii corkiisa ka heshaY LAKI HA IISARTO👍👈

  • @alfahajjiofficial
    @alfahajjiofficial 5 ปีที่แล้ว +368

    Hadad dhola cadaysay intay hestu soctay halmar like sar

    • @natashaasad2595
      @natashaasad2595 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh magacaga ban baa ku qoslay ... wiilki nagtu kufsatay aaa.

    • @aaminoxaajinaima3743
      @aaminoxaajinaima3743 5 ปีที่แล้ว +2

      Waa run maxaad layaabi hada kahor xitaa waa la xiray magiciisa waa xasan deriskiisa baan ahaan jiray askarta ku amartay inuu ku qorto si loo fahmo

    • @alfahajjiofficial
      @alfahajjiofficial 5 ปีที่แล้ว +1

      @@natashaasad2595 Labo sano ka hor ba gabar iga weyn i kufsatay😁😁😂

    • @alfahajjiofficial
      @alfahajjiofficial 5 ปีที่แล้ว +3

      @@aaminoxaajinaima3743 sidaas maheyn sheekadu hhhhh wad sii macaanise

    • @istaahilsamatar7554
      @istaahilsamatar7554 5 ปีที่แล้ว +1

      @@alfahajjiofficial aboowe sheekadaa iga daba gee bal hal mar ii bilow iina dhameee plz

  • @abokorabdirahman1509
    @abokorabdirahman1509 5 ปีที่แล้ว +242

    Inta Igu Raacsan Fanankan Inuu Yahay Fananka Sanadka 2019 ka Like Ta Ha Ila Dhaafina

  • @simanmuhumad7043
    @simanmuhumad7043 5 ปีที่แล้ว +27

    Dharaartaadi weyine dhoola cadee 😆😆😆😆😆😗maslax mideeye horow soco

  • @maslaxmideeye1
    @maslaxmideeye1 5 ปีที่แล้ว +19

    Marka aan arko walalo sidan oo dhan ii jecel iina xushmeeya waxaan dareema inaan ahay qof kartile inta aad isoo dhawayseen labo jibaarkeed baan dhawahay waad mahadsanthiin kamana aamusi karo meel layga hadal hayo raali ahaada inkastoon youtube caan ah aan lahayn ama subscribe badan lkn waxaa iiga qiimo iyo sharaf badan jacaylka badan eed quluubta iigu haysaan 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @abdiasiismoha6654
    @abdiasiismoha6654 5 ปีที่แล้ว +481

    Heestan video ka soo samey walhy way macantahay
    Inta igu racsan like
    👇👍👍👍👍

  • @mucaawiyefarah2577
    @mucaawiyefarah2577 5 ปีที่แล้ว +10

    Ninkan yar inta ila aragtay inuu heeso dhiiri gelina qaado farta igu soo fiiq 👍👌

  • @maxamedilyaas
    @maxamedilyaas 5 ปีที่แล้ว +163

    #Mideeye waa dhiiri galiye. Hadaad taageerto like saar

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 5 ปีที่แล้ว +4

    Awaleh doqon maslax ba badalay, waliba erayada isaga aya sameysto waa fanaan isku fiilaan masha Allah😍❤💃💪💪🎆🎆

  • @intaallejeceljecliyaa3852
    @intaallejeceljecliyaa3852 5 ปีที่แล้ว +17

    Maslax mideeye salaan boqortooyo 🙏🏽
    Dhaaxaad qarinaysee dhoolacadee hadaan nolashayda ka sheekayn lahaa waxaan is dhihi lahaa aduu kaa sameeyey 😢😢😢

    • @Therealhero-m8r
      @Therealhero-m8r 3 ปีที่แล้ว

      Walaal

    • @hodanjaamac7780
      @hodanjaamac7780 3 ปีที่แล้ว

      Wll waxay noloshu Ku badey qof xaladaz so marey dhab ufahmi lkn labadena isku dareen nahay umalayni 😭😭

  • @Ikraan_Abdi_Aziiz
    @Ikraan_Abdi_Aziiz 5 หลายเดือนก่อน +3

    Hees tan waxan dhageysanaya no tahrib u socdo dhola cade mar un gusha aa higsanayo wan gari donaa I.a🎉😢16/7/2024 time 11:11 haben nimo

    • @Afra_mohamett-r6y
      @Afra_mohamett-r6y 3 หลายเดือนก่อน

      Asc walashey 2 bilod kedib halkad hiigsanaysay magaadhay😊

    • @cabdifataaxcabdiqaadir3084
      @cabdifataaxcabdiqaadir3084 2 หลายเดือนก่อน

      Hada dhaqaaq oo ka dhabee ane wankugu xigaa dhoola cadee walashay❤

  • @yacoubguelleh7212
    @yacoubguelleh7212 5 ปีที่แล้ว +15

    Masha allah geesi bad tahay hore usoco maslax miideeye inta jecl like dhac igu siii 😉😳😁😅😀💯❤️😍🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 5 ปีที่แล้ว +11

    Maslax mideeey fanaan one week gudihiisa fanaaninta dhan meel ku saaarray
    ❤❤❤❤❤

  • @mariaseid9247
    @mariaseid9247 5 ปีที่แล้ว +79

    Ninkaan wa legend wlhy wx saxna wu kahadlayaaa .... dirisle team

  • @cabdalasomyare1260
    @cabdalasomyare1260 5 ปีที่แล้ว +2

    Wa xaqiiq waligaaa ha niyda jabin nolsha wa maaalmo yer sidee ku so marto ku qanca oo Alxmudullah dhe ha na is dhiiibin dhoola cadee😊😊😊💪💪💪💪 mar bada guull aaari inshallah 💪💪💪💪😊

  • @xasankorontoofficial6279
    @xasankorontoofficial6279 5 ปีที่แล้ว +135

    Inta hesaha maslax udhagaysata dhiirigalin like comanti🖐

  • @hipaqgaraw8558
    @hipaqgaraw8558 5 ปีที่แล้ว +77

    Dirisle abdi reactionkisa ayaan sugayna
    🤭🤭 Ha is Dhibinee Is Dhiiri Dhulka ha Is dhigine dhoola cadee 😁😁👊🙏📲 3:59 Habenimo aya so jeda 😋🙄😎

    • @mmimmi8727
      @mmimmi8727 5 ปีที่แล้ว +1

      _Iiseexo xbbti_

    • @mohajabir6068
      @mohajabir6068 4 ปีที่แล้ว

      Iskaseexo bby😜

    • @nimc_8
      @nimc_8 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mohajabir6068 😂😂😂

  • @alimohamud1251
    @alimohamud1251 5 ปีที่แล้ว +76

    Dirisle team 🙌🙌 dhoolcadee🙌🙌

  • @ardaynololeed148
    @ardaynololeed148 5 ปีที่แล้ว +3

    Runtii ma ahi ruux jecel heesaha kuwan danbe haw badnaadane lkn runtii fanaankan wxa qaaday dariiq an hore ugu arag faniintan cusub heeso motivation ah dhiirigalin ah hore usoco dhoola cadee music dilay sheikh iyo shariif waa ku tuuran lahaayeen

  • @ibrahimwarsame3488
    @ibrahimwarsame3488 5 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah, fanaaanka kaliya ee i dhiira galiya. Keep it up maslx!

  • @somalilandermidnimo3980
    @somalilandermidnimo3980 5 ปีที่แล้ว +2

    Kani lama qaban karo hore u soco iyo dhoolo cadee mida kale eryada iyo laxanka sida darandooriga u dhacayo isagaa leh hore u soco fanaan jiro maslax mideeye

  • @adendahir293
    @adendahir293 5 ปีที่แล้ว +15

    Meslax runtii waa dhiiri galiye wayn sxp hore usoco

  • @ramadanbarre1593
    @ramadanbarre1593 5 ปีที่แล้ว +8

    Top wanderbarre lied
    Dhoole cadee
    Super Mario maslax sln gobed bro💕🇩🇯🇸🇴

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 5 ปีที่แล้ว +10

    Horey usoco maslax mideyee 🇩🇯🇸🇴🙏

  • @DayaxCade-l8r
    @DayaxCade-l8r ปีที่แล้ว +5

    2024 qofki hada soo gaaray meeshaan waa.ku salaamay adaa kula hadlayaaye❤😅dhoola cadey liketa ii saar

  • @saniiisman2610
    @saniiisman2610 5 ปีที่แล้ว +9

    fanankan wa mid fahan san dhalinta maanta oo xaqiiqdoda ka hadlaya wll hore usoco dhiiri galintada waa mid na anfacesa mar walba 😭😪💪💪 dhoola cadey 😀😀😀❤

  • @qadrahussein1424
    @qadrahussein1424 2 ปีที่แล้ว +8

    This is the motivation that got me thru that tough tym...love this song with all my heart

  • @Motivmomentum1
    @Motivmomentum1 5 ปีที่แล้ว +4

    All time favorite singer maslax mideyee 🤗 from heesti u horeysay an kaa dhageysta ila imika i am your fan 🥰 as always HOREY U SOCO 🤝

  • @wiilwaal4491
    @wiilwaal4491 5 ปีที่แล้ว +24

    I really like the Somali songs from Ethiopia 😍

  • @libaaxcaano4894
    @libaaxcaano4894 5 ปีที่แล้ว +3

    Intaas ayaan ugu jeclahay heestan music geeda (dhan walbood ka dhowrtaba dhibaatooyin baa jira dhaqaaqa wax kaa hayoo dhaawacyo ku badayaa ) keep going bro maslax mideeye 👑💯🤘

  • @salmamoha2965
    @salmamoha2965 5 ปีที่แล้ว +4

    Dhabarka u dhigo adaa dhisi kare Been mahaa wlhi Dhoole Cade 😁😁😁

  • @KaafiaYuusuf1995
    @KaafiaYuusuf1995 5 ปีที่แล้ว +6

    Wooooow heestan iyo tii hoore ani ayay ilahadlayaan 🤘🤘👏👏👏👏👏👍👍👍😃👌👌👌👏👏❤️❤️❤️❤️🎁🎁🎁🙏🙏🙏👏👏👏❤️❤️🎁🎁🎁🥰🥰🥰🙏🙏👏👏👏👏

  • @naaanqurux4982
    @naaanqurux4982 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlh laxankan wa laxan ku cusub somalida fanan laxamiste www horey isoco maslax ❤❤

  • @abbascadde963
    @abbascadde963 5 ปีที่แล้ว +7

    Cadi maha hestan waka helin hore u soco bro

  • @abaasabshir3583
    @abaasabshir3583 ปีที่แล้ว +1

    Hadhaliilij nolosho ha dhaleecayn ha dhihiin dhameysa aaho Haa is dhibiin 29/8/2023/ haawiin hawinada iga dugan wlh😢😢✍ 22:10 dib u soo xusi doona isha Allha Anoo riyoyiin badan I rumowen😢

  • @caaqdheer4845
    @caaqdheer4845 5 ปีที่แล้ว +227

    Inta dirisle reaction sugaysa like isaar 😂😂😂😂♩

    • @adenabdifitax8042
      @adenabdifitax8042 5 ปีที่แล้ว

      😋🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂

  • @nasiyaibrahim858
    @nasiyaibrahim858 5 ปีที่แล้ว +2

    That is my maslax 😍😍😍horey uu soco fanaan buuxo 😍gaaley show nogu qaabo Toronto😍

  • @raxliiraxley5404
    @raxliiraxley5404 5 ปีที่แล้ว +3

    Maslax mideye edo wilkan dhaley libaax jiir o joog na mideysey nolow o dhola cadeh dhararteni weyeh 😍😍😍😍😍😍😍

  • @drzamzamsuldandiriye2819
    @drzamzamsuldandiriye2819 5 ปีที่แล้ว +1

    Dholaa cadeyntaa iyo farxadaa waa dawoo
    Anigaa ayaa kuu dawobaay marwalibaa qof iskaa farxsan ayan ahay ahy,hestaaN is top walahi😍🤴💖

  • @khalethjeztoh8987
    @khalethjeztoh8987 5 ปีที่แล้ว +5

    Dhagba HoW dhigine Dhola cade
    Maslax Mideye Hore u soco❣

  • @asiaabdirizak8772
    @asiaabdirizak8772 5 ปีที่แล้ว +1

    maslax labadaada hees ee u danbeyay way idhiiri galiyeen wlhi🙏thanks wllky hore u soco

  • @twinslaugh8444
    @twinslaugh8444 5 ปีที่แล้ว +65

    Waa ninka keliya ee isaga kaliya erayada iyo laxanka samaysta cidiii igu raacsan like ha ilaawin

    • @Isko790
      @Isko790 5 ปีที่แล้ว

      saxardiid aya mar samaystay zhp ereyada iyo laxanka iyo musica iyo codkaba zhp

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 5 ปีที่แล้ว +3

      qamar suganiba wu samaysta iyo deeqa afro

    • @kingmaame3196
      @kingmaame3196 5 ปีที่แล้ว

      Iyo sakariye kobciye ma adaa u sameya

    • @deksuldaan5852
      @deksuldaan5852 5 ปีที่แล้ว

      Tamrat desta.....fanaan ethiopian ah ayaa laxanka heestiisa laga copy gareeyay.....

    • @yowshorts8132
      @yowshorts8132 5 ปีที่แล้ว

      Sharma poy na ereyo lxan cod😂

  • @mahdihufane5116
    @mahdihufane5116 5 ปีที่แล้ว +2

    Haa isdhigi
    Oo dhulka haa isdhigin
    Ee dhola cade
    Heesaha dhirigi galinta ah somli way u bahnayd wayadan heeso jecel ah aya batay lkn maslax fanki hore somaliyeed ayu so celiyay new things weyan well done bro go head

  • @wiilhoog3204
    @wiilhoog3204 5 ปีที่แล้ว +56

    'Dhaman nacbkeyga waan Ku dhaafi , hadaad like isaarto .gacanta fur oo dhoola cadeee.

  • @dhamassomali6442
    @dhamassomali6442 5 ปีที่แล้ว +128

    Walee somali way wada niyad jabsan yihiin ilahow aduunka noo iftiimi

    • @nadiifoabdullahi7559
      @nadiifoabdullahi7559 5 ปีที่แล้ว +2

      Haa wlhi😭qof walibo 😭kalsonidiso ka baqa😭

    • @cabdalasomyare1260
      @cabdalasomyare1260 5 ปีที่แล้ว +2

      Inshallah kher by nqon niyda kher u sheeg mar walba adunydn wa maaalmo yer iska farax abyo 💪💪💪😊 ha niyda jabn inshallah wlshy😊😊😊💪💪💪

    • @Muhanad-lowkey
      @Muhanad-lowkey 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa runta

    • @tuugajabsadayoutubka6180
      @tuugajabsadayoutubka6180 5 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhh maxaa Niyad jabiyey zhp Somalida Anagubah wn jognah Farxad iyoh Nabad iyoh cfmd aa ku haysanaa Alx broh Hadaa adih niyad jabsantahay dadka layskuma qaadoh Bweh mcn

    • @asaldhaladnimco8307
      @asaldhaladnimco8307 5 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamedxoogsade4731 wll dadku iskuma jiraan kuwo aan aduun ka raacin wey I niyad jabiyen

  • @mohabaashi4376
    @mohabaashi4376 5 ปีที่แล้ว +59

    Ani cml comments aqris hadad uso gashay like bac igu siyaa😂👍

  • @zeinanbali6985
    @zeinanbali6985 5 ปีที่แล้ว +1

    Manzh allh mazlax mideye zo da heezo bdn huno tagero ku ahy wliga💋💚💛

  • @bashkayt1154
    @bashkayt1154 5 ปีที่แล้ว +3

    Maslax Nin nolosha wax bdn ka fahansan thanks for your encouragement inta heestan hit iney noqoneyso aminsn like

  • @DeeqoAli-kl1tv
    @DeeqoAli-kl1tv 5 ปีที่แล้ว +5

    😍wlh perfect song mideeyee horay usoco

  • @osamefilmsvlogs1670
    @osamefilmsvlogs1670 5 ปีที่แล้ว +4

    Waa fanan horman fcn leh hadne abwaan ah laxamiista eh masha allah keep go.in bro 👍

  • @ahmettali5518
    @ahmettali5518 5 ปีที่แล้ว +6

    Dhoola cadeey 😁 Legend maslax mideeye❤️

  • @mahadalkhaliiji2290
    @mahadalkhaliiji2290 5 ปีที่แล้ว +58

    Hada maslah heesihiisa cusub sugeysy like anaa xaq uleh 👍

  • @ildheereproduction3753
    @ildheereproduction3753 5 ปีที่แล้ว +2

    Motivational Speaker maslax wll Xaga khayrkana nala soo eeg

  • @thehalit7179
    @thehalit7179 5 ปีที่แล้ว +3

    Dhoola cade dhabankaga qurxi dheeha wajigaga dhalaali
    😍🎧👑☀️

  • @faysaladan1113
    @faysaladan1113 5 ปีที่แล้ว +1

    Masxl waa dhiirigaliyee nolsha hore u soco bro waaa fananka kaliyee ee shacabkiisa dhiire galiyaaa 💪💪💪💪

  • @wardahashi6144
    @wardahashi6144 5 ปีที่แล้ว +11

    The best motivation I ever had 😍✌

    • @jeywow
      @jeywow 4 ปีที่แล้ว

      waa daawo

  • @WAXGARAD
    @WAXGARAD 5 ปีที่แล้ว +226

    Dirisle Abdi dhoola cadee adiga
    Like saar dirisle team

  • @maryamadahir1199
    @maryamadahir1199 5 ปีที่แล้ว +3

    Soomalidda Heesahoodda Nin Iyo Naagba Waa Macaanoow Waan Kuudhimanayaa Iyo Macaaneey Dumar Karoneey Iyo Fadhaq dhaqaaaaq Iyo Bacaaaac Iyo Waxaanba Loo Joogin Oo Qayaaali Ah. Lakiin Ninkaan Fankii Saxda Ahaa Buuu Sooceshay Masha Allah. Fankii OO Dhan Labo Hees Buukubadalay Yasallaam.

  • @zohanajoseph573
    @zohanajoseph573 5 ปีที่แล้ว +3

    Wooow fanaankii fanaaniinta 😭🤗

  • @updirahmanhaji9483
    @updirahmanhaji9483 5 ปีที่แล้ว +49

    Adoo Heesta dawanaya Hadaad
    Comentiga akhrinay side...
    Like iii saar walal..... 😂😁

  • @zackyMoh
    @zackyMoh 5 ปีที่แล้ว +1

    Hees ijiidatay
    Khaas ahaan
    dhoola cade dhabankaaga qurxi dheeha wajigaaga dhalaali dhamaan nacabka waad ku dhaafi dhaayo kujecelbaa ku dawoobi ❤❤ nice song wlhi

  • @maxamedkarama7904
    @maxamedkarama7904 5 ปีที่แล้ว +10

    Dhiirigeliyaha
    Fanka
    Hore usoco
    Dhola cade
    Liki sar hadad
    Kahesho
    Sidu dadka wax
    Ugu shego

  • @KaafiaYuusuf1995
    @KaafiaYuusuf1995 5 ปีที่แล้ว +2

    Fananka aan sanadkan tageero hoore usoco wllo 🙏🙏🙏👏👏👏👏👏👌👌❤️❤️🙏🥰🥰🥰

  • @salmacumar2516
    @salmacumar2516 5 ปีที่แล้ว +7

    Dhira galiyaha naftayda mideye ku jeclahay 🌹 masalah mideye 💓💓♥️❤️💯

  • @asiyahaji8047
    @asiyahaji8047 5 ปีที่แล้ว +3

    Cod so jiidasho leh ayu leyahay mashalah 😍😍😍

    • @sakiname505
      @sakiname505 3 ปีที่แล้ว

      HAA RUNTAA WAYE M.SH 🥺💫

  • @haanaaegen3323
    @haanaaegen3323 5 ปีที่แล้ว +42

    Reer diridhabe dhoola cadeeyaa 😁😁😁😁😁😁

  • @muusemohamed4361
    @muusemohamed4361 5 ปีที่แล้ว +1

    Soomaliyeey bal wada dhoolacadeeya Maslax horay usoco bro 😆😆😆

  • @caaqiloadam1070
    @caaqiloadam1070 5 ปีที่แล้ว +7

    Dhagba haudhiginee dhoola caddeee 🔥🔥🔥

  • @hafzaahmed995
    @hafzaahmed995 5 ปีที่แล้ว +2

    Dhool cadee intasa laysku dhaafe axsan 😀fanaan ❤️

  • @DIDI3LIVE
    @DIDI3LIVE 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaw nin TagaY PlHi #MASLAX #MIDEEYE HoraY U Soco

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlh mazlx mideye Wax xaqiiqa ayuu kuhadlaa👌👌👌💯💯💯♥️♥️♥️

  • @somaliromaticaxmed4615
    @somaliromaticaxmed4615 5 ปีที่แล้ว +4

    Maslax oo hore u soco waa tagerahaagi 🔜

  • @katraabdullahi1678
    @katraabdullahi1678 5 ปีที่แล้ว +2

    Hees dhiiri galin ah keep going bro Maslah👏👏👌

  • @hoodoalihussein4950
    @hoodoalihussein4950 5 ปีที่แล้ว +2

    Maslax dhiirigalintiisa wankuhaystaa horay usoco ❤❤❤💋😘 wandhoola cadaynayaa intaan noolahay waliba anoo nolosha wax igadhimanyihiin ilaah riyoyinkayga ha irumeeyo ❤😘🙏

  • @sadiiqabdirahman723
    @sadiiqabdirahman723 5 ปีที่แล้ว +1

    Hore uso alfanan maslax fanan buuxa tahay xaqiiq zhp

  • @treezzy4602
    @treezzy4602 5 ปีที่แล้ว +4

    The beste ever Somali Music .... for the new generation

  • @KikiKiki-pm7fh
    @KikiKiki-pm7fh 5 ปีที่แล้ว +1

    Maslax mideeye my faafarayt fanaaan dhoola cadeeeeee😆😆😆😆😆

  • @calijawharioz8138
    @calijawharioz8138 5 ปีที่แล้ว +6

    Masalax dhoola cade pra barbarta🇩🇯😍

  • @hindi3522
    @hindi3522 5 ปีที่แล้ว +2

    Cdka iyo laxanka hesta ika gdn mirahaba ka drn😻😻

  • @youngwinner4775
    @youngwinner4775 5 ปีที่แล้ว +4

    Wow fantastic experience song keep going brother maslax💋💯💯💯♥️✅🌍

  • @mobilej5249
    @mobilej5249 5 ปีที่แล้ว +1

    Horey usoco bro Maslax mideeye waxa thy fanaan buuxa

  • @zakiabdi8617
    @zakiabdi8617 5 ปีที่แล้ว +5

    Maslax Fanaan Jira 2019 Keep Going Bro 😍

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees message wada. Life is always good. Saa darteed, dhoolla caddee. Waa run!

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 5 ปีที่แล้ว +14

    Dhoolacadee Noloshada Oo dhan 😀

  • @ahmedsoran6071
    @ahmedsoran6071 4 ปีที่แล้ว +2

    Nio heestan waa mid aan ubogay maslax horay usoco waa fanaanka kaliya ee aan maanta iri horay usoco awl waxaan ahaa mid dhex dhexaada yacni fanka aan nebcayn jacylna aanan uhayn keep going maslax waa fanaan dadka waxaad Ku wanisay Wax jira

  • @abdalehassan7006
    @abdalehassan7006 5 ปีที่แล้ว +8

    Maslax heesihiisa waa boogaadin malaha dad badan oo cawadgiisa baa jira oo iska muusayaa inta motivation dereenta like ta isaar👀

  • @khalifaomer9893
    @khalifaomer9893 5 ปีที่แล้ว +2

    Hadii aad xasuusto heestiii #hore usoco farta taag👍👍👍👍👍👍👍

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 5 ปีที่แล้ว +131

    Team Dirisle😂💗

    • @khadradaemon7489
      @khadradaemon7489 5 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @axmednuur9639
      @axmednuur9639 4 ปีที่แล้ว +2

      YaHye apdi MaaHir♡

    • @SihamMohamed-s2v
      @SihamMohamed-s2v 7 หลายเดือนก่อน

      Hdmhrbr

    • @mustafekhalif6138
      @mustafekhalif6138 หลายเดือนก่อน

      Hnzdnfkodmfmxkdjfgoidkzlzkckxkxnxizzjjxixku😢🎉😅😮dndllzlspspspspapspsppapzozozzppozxpoxozoxkizkxjxjxjxidjxidodoodososisifudxijgidosowwooaoaosdoodfofopsspossdpd

  • @kumanriyaqinebalkadzo1760
    @kumanriyaqinebalkadzo1760 5 ปีที่แล้ว +1

    wooooow wiilka keliye markasta ereyo dhirigalina ku so heesa horay u soco wllo