Fadumo you were the epitome of Artistry Djibouti and the Somali ppl lost a national treasure may God rest your soul. You will never be forgotten! Love you💚🇩🇯🇸🇴
1999 anoo jooga magaalada jigjiga ee dalka Ethiopia ayaan wayay inan aan jeclaa waana layga dhoofiyay maan haysan meel aan kala xidhiidho waxa wehel iinoqotey heestan o ahayd marka aad dhagaysto inan ku nasto 😢 maalmo allaw u naxariiso faadumo ahmed dhinbiil
Heestan aniga qiso aad u adag ayaa iga soo martay, 2013 aniga magalada kismaayo ku nool, dugsiga sare dhigta markaasna hana qaaday, aya waxa taleefan noga so dhacay qabridahar la ina sheegay in hooyaday iyo walalkay curadka la xidhay, intaas kadibna aabo oo Nala joogay nabad galiyo isaga oon na dhihin safar u galay goday, waxan dareemay murug iyo in cirku igu banaanaday waayo adag ayan wajahay, nin daris nala ahaa, qayili jiray aadna u wanagsanaa ayaan u tagay habeenki u sheegay in sidaas Nagu dhacday aabana anan garanayn wixi lagu Samayn doono in ladili iyo In laxidhi war iyo wacaalna anan Ka helin safarkiisi kadib,waa qadar iska samir ayuu yidhi heestan ayaanu noo daaray shaahan cab buskadkan cun ayuu iyidhi heestan Ayan dhagaystay, heesta waxa ku jirta halkii aan taalada dhigay tilmaantii hooyaday jacaylku ha tamariyo tigaadi hasoo baxdaa Talaasbso marki aan idhi Soo kaa cadaw ii tashaday Tumaatida ila hubsaday" Waxooga markan dhagaystay ayan gocosha ooyay ilin ayana iga soo daadatay bilaa ikhtiyaar.intaa kadib xafada iyo bay'adii aan ku noola een wax ku baranayayba iyo dadka igu xeeranba heeso dhagaysiga kuma badnayn, markasta waxan u Iman jiray ninkii sxbkay ahaa heestan ayanan ka shidan jiray cajal CD ah, waan ku nafisi jiray rayrayn iyo naruuro ayaanu ku dareemi jiray. Waxan dareemi jiray in heestu I toosa aniga igu qotonto ooy ii taabanayso.mudo kadib ayaa hooyaday lasiidayay markas aniga oo galaaska dhax fadhiya waliba safka hore ee sabuurada ku aadan fadhiya waxa igu weheliyay inabtigay runa igana yara, intaan booday oon aad u qaylyay ayaan school orad kaga baxay aniga oo farxad dayaxa maraya, qof kasta oo iga hor yimaada wadada xitaa aniga oon aqoon wax ku dhahayay hooyo wala soo dayay orad ayanan Ku dhaafayay, macalinkaygi dugsiga Ayan Sido kale ku idhi hooyo wala sii dayay aad buu ii jeclaa xitaa kuman simin in uu laabta I galiyo ama uu dhididka iga toro haweenkii xafada iyo saaxiibaday hooyoyinkood Ayan sii wada maray Una sheegay hooyaday in lasii dayay ilaa aan xafadi ka tagay Bilooyinka ay hooyaday xidhnayd waxa hooyo ii ahayd faadumo Ahmed dhimbil ilaahay haw naxariisto aad ayan u jeclahay waalid ayayna ii xisaabsantahay Jano Ayan u waydiinaya ilaahay.
Geesiyad Soomaaliyeed weeye. She is a great Somali heroine. Fadumo est une heroine Somalienne. EEBBE ha kuu naxariisto. Weligaa kuma iloobi doono. You will be always honored and will remain our heroine forever. RIP.
Wa wakhti habenimo aha waxa bilamaya sanad cusub waxyabo badan ayan niyada ku haya ilahy hay rumeeyo 19:30 1/1/2021 sanad khayrkisa wata alleh haynoga dhigo😔😪
I just came after watching her gabey "anaga orobaa sida Awra noo rarata" and may Allah grant her jannah firdows she was national treasure for the Somali people.
Waa heesta ugu murtida badan ee aan abid dhageys tay wax badan bay ka bedeshay hankii aan lahaa sbabtoo ah aniguba abwaan baan ahay waxaan is lahaa cidi kaama murti badna ma kaftamayo soomaalidaa tidhaa ninba quma nihiisaa qoorta ugu jira reer jabuuti waa dad xigmad badan
fatouma ahmed la grande chanteuse djiboutienne de tout le temps cood dahabley iyo hooyada heesaha qaaciga ee jamuuriyada jabuuti vive cette chanson me rappelles toujours mon enfance merci
allaha u naxaristo mamo faduma qabrigana u nuuro insha allaha ..markay ciidu qooyde xididadu cabanbay bixisaa caleentte waa mid ka mida hesehegia murtida ku salaysnaaa
Tariqda baal dahab aye Kaga jirtaa Allow ku naxariso adiga dhaman Sxbadada faadu mo ahmed Dhimbill habenimo #11.12 PM from somali Nairobi 16/ 6 2021 remembering me All the Good days ax yaa qaraami😍😘🥰🇸🇴💉🩸🥰
waayo wayo took a journey to yesteryear ,vive Djibouti mon pays ,fatouma ahmed une legende Djiboutiennes I beleive this is the song about Mahamoud Harbi may Allah make his abode in janatul firdus . merci hassan
tufaaxii aan tirsaday halkuu tagay waad ogtahee kol uun ma i tustaa. xidigta fanka djibouti allah haku dhawro. jacaylku ha tamariyo tigaadi hasoo baxdo wow wow
waxaan soo xasuustey marki laxooxda into shaah la ii ag dhiigo salidi akhtarka aheyd madaxa lay imariyo ee schoolka isku diyarinayo. allah ya raxma mama fadumo
aan ku saxo walaalkay Zakariye heesta waxa sameeyay Abwaan Hassan Elmi AHN sida uu ku xusay walaalkay Seerbiya taariikhda koooban ee uu ka qoray fanaanadii Faadumo Ahmed
Hees qaaliya Waxaa curiyey hadaanan qaldamin abwaan xasan cilmi .fadumo axmed dhimbill ilaahay ha u naxariisto , aad baan u jeclaa heesaheeda .j ai grandis entendant sea chanssons tout les matins en allant a l ecole primaire de boulaos .she left a great heritage for us.you didn't die in vain. Rest in peace .
Fatouma Ahmed que Dieu vous accorde la bénédiction et la paradis vous étiez une chanteuse nationale connu et célèbre vraiment vous êtes inoubliable et toujours vous resterez nos exemples❤❤❤❤💕💕🇩🇯🇩🇯💯💯
Deegaanka ay heesta ku qaadayso waa asal maaha mid la sameeyey sida imka dhacda hybqaadkeeda iyo siday tufaaxa u hayso waa hibo faneed haybad lahaa ALLAH yarxamu Fatima
illahy ha u naxariisto Fatima dadkii hore iyo tayada ay lahayeen kolayba lama gaadhaayo dadka imika waa xawaash dad ma ah wixii ay tareena lama tari karo
Fadumo you were the epitome of Artistry Djibouti and the Somali ppl lost a national treasure may God rest your soul. You will never be forgotten! Love you💚🇩🇯🇸🇴
1999 anoo jooga magaalada jigjiga ee dalka Ethiopia ayaan wayay inan aan jeclaa waana layga dhoofiyay maan haysan meel aan kala xidhiidho waxa wehel iinoqotey heestan o ahayd marka aad dhagaysto inan ku nasto 😢 maalmo allaw u naxariiso faadumo ahmed dhinbiil
sorry man, gabadhii dib ma u heshay
Hayee wll dib maysku hesheen sxp 😢😢😢 hadaad nooshahay reply inaad isoo gasho ayaan rajeynayaa wll 😢😢😢@@Amen.ahmed1
Itoobiya ma adaa dhulkanaga siiyy? Stupid
Heestan aniga qiso aad u adag ayaa iga soo martay, 2013 aniga magalada kismaayo ku nool, dugsiga sare dhigta markaasna hana qaaday, aya waxa taleefan noga so dhacay qabridahar la ina sheegay in hooyaday iyo walalkay curadka la xidhay, intaas kadibna aabo oo Nala joogay nabad galiyo isaga oon na dhihin safar u galay goday, waxan dareemay murug iyo in cirku igu banaanaday waayo adag ayan wajahay, nin daris nala ahaa, qayili jiray aadna u wanagsanaa ayaan u tagay habeenki u sheegay in sidaas Nagu dhacday aabana anan garanayn wixi lagu Samayn doono in ladili iyo In laxidhi war iyo wacaalna anan Ka helin safarkiisi kadib,waa qadar iska samir ayuu yidhi heestan ayaanu noo daaray shaahan cab buskadkan cun ayuu iyidhi heestan Ayan dhagaystay, heesta waxa ku jirta
halkii aan taalada dhigay
tilmaantii hooyaday
jacaylku ha tamariyo
tigaadi hasoo baxdaa
Talaasbso marki aan idhi
Soo kaa cadaw ii tashaday
Tumaatida ila hubsaday"
Waxooga markan dhagaystay ayan gocosha ooyay ilin ayana iga soo daadatay bilaa ikhtiyaar.intaa kadib xafada iyo bay'adii aan ku noola een wax ku baranayayba iyo dadka igu xeeranba heeso dhagaysiga kuma badnayn, markasta waxan u Iman jiray ninkii sxbkay ahaa heestan ayanan ka shidan jiray cajal CD ah, waan ku nafisi jiray rayrayn iyo naruuro ayaanu ku dareemi jiray. Waxan dareemi jiray in heestu I toosa aniga igu qotonto ooy ii taabanayso.mudo kadib ayaa hooyaday lasiidayay markas aniga oo galaaska dhax fadhiya waliba safka hore ee sabuurada ku aadan fadhiya waxa igu weheliyay inabtigay runa igana yara, intaan booday oon aad u qaylyay ayaan school orad kaga baxay aniga oo farxad dayaxa maraya, qof kasta oo iga hor yimaada wadada xitaa aniga oon aqoon wax ku dhahayay hooyo wala soo dayay orad ayanan Ku dhaafayay, macalinkaygi dugsiga Ayan Sido kale ku idhi hooyo wala sii dayay aad buu ii jeclaa xitaa kuman simin in uu laabta I galiyo ama uu dhididka iga toro haweenkii xafada iyo saaxiibaday hooyoyinkood Ayan sii wada maray Una sheegay hooyaday in lasii dayay ilaa aan xafadi ka tagay
Bilooyinka ay hooyaday xidhnayd waxa hooyo ii ahayd faadumo Ahmed dhimbil ilaahay haw naxariisto aad ayan u jeclahay waalid ayayna ii xisaabsantahay Jano Ayan u waydiinaya ilaahay.
waa dareen xanuun leh runtii.
Geesiyad Soomaaliyeed weeye. She is a great Somali heroine. Fadumo est une heroine Somalienne. EEBBE ha kuu naxariisto. Weligaa kuma iloobi doono. You will be always honored and will remain our heroine forever. RIP.
Ilaahay ha u naxariisto Fadumo Axmed Dhimbiil oo ku geeriytay 24/05/2018 Turkey AUN
Heestan mantas ka hor ma maqlin aad uga helay ilhy amarkiis ❤❤❤❤
Alla cod macaaneydaa Fadumo Ahmed Alah ha u naxiisto iyada iyo intii islaam ahba iyo labadeyda waalid. 🙏❤
Wa wakhti habenimo aha waxa bilamaya sanad cusub waxyabo badan ayan niyada ku haya ilahy hay rumeeyo
19:30 1/1/2021 sanad khayrkisa wata alleh haynoga dhigo😔😪
Gulayso wllo 😭
Commenti dareen leh
After 7 months
Sethy abaayo qaali ma jogtaa
Wllo side tahay wxan kurajayna inaa ficantahay ❤
Sagal halkay wax kuu marayaan wlo
Souvenir d'enfance, avec beaucoup de nostalgie,
C'etait en1981,la premiere fois que que je l'avais ecoutè .
Superbe song
Dadkii hore ee ree Jabuuti,wada murti bay ahaayeen lkn ciyaalkoodii badi Af Soomaaliga maqoraan.
Allow kuunaxariiso Faadumo Axmad
IllHy Hku Naxariisto WlHi Heestan Heesaheeda ugu jeclahay 😭😭😭 Alloow Qabriga U Nuuri Amin Amin Yaa RabiH
Allah Hakuuu Naxariisto Maamo Faaduma Ahmed Dhimbiil Xidigtii Gobanimo Doonka Iyo Ilayskii Fanka
Alle ha kuu naxariisto. 28.aug. 2021
Marbaad tacabkaad heshaa
Ayaamuhu kuu tudhaan.
Tusmeeye ilaahayoow
Qof taag daran tiiriyoow
Tufaaxii aan tirsaday
Halkuu tagay waad ogtee
Kol uun ma isoo tustaa
Ilaahay ha unaxariisto mamo faadumo inta uu jecelyahayna haka dhigo. Aamin aamin
Waxan heesteedan iyo mamadaba bartay aniga oo joogaa istanbul ilaahayna waxa uu qadaray in xaqu ugu yimi isla istanbul oo ay ku geeryootay aniga oo weli jooga istanbul, caawa oo ay taariikhdu tahay 2021/8/12 waxa aan joogaa magaalada jabuuti oo ah halkii mamadu kasoo jeeday. Ilaahow kuu naxariiso🤲🏽🤲🏽
I just came after watching her gabey "anaga orobaa sida Awra noo rarata" and may Allah grant her jannah firdows she was national treasure for the Somali people.
Waa heesta ugu murtida badan ee aan abid dhageys tay wax badan bay ka bedeshay hankii aan lahaa sbabtoo ah aniguba abwaan baan ahay waxaan is lahaa cidi kaama murti badna ma kaftamayo soomaalidaa tidhaa ninba quma nihiisaa qoorta ugu jira reer jabuuti waa dad xigmad badan
Heesihi hore iyo babah 👍
Allow Djibouti ino da. 😣amin.
Cajiib cajiib! Wayuhu ninba waa toog tii🎸🤍
Qofka akhrinaya faalada cumar seerbiya heeskana dhegaysanaya like ha saaro😂😂😂
tufaaxii tirsaday halku tagey waad ogtehee koluun yaa soo tirsada
dadi waa dadkii hore hadalna waa intuu yidhi😍😍😍
Faduma Axmed best Somali singer ever, She is Jabutian Singer
Waa wakhti habeen ah 9:45 Fiidnimo oo ay soo galayso arbaca waxaana jooga magaalada Qabri dahar ee Deegaanka Soomaalida heestan ayaan caawa wad dhagaysanyina aanag oo badan Saxiibkay Cabdi wahab axmed oo ah nin Camerman ah ayaan heestan ii xasuusay Aun Fadumo Waa mid ka mid ah heesihi aan Sugaanta soomaaliyeed dhagaysigeed igu horaaysay aniga oo joogo Gobolka Sitti gaar ahaan dhanka Dhunyar Allaha dhawro Fannaaniinta hore Intii dhimtay Allaha AUN
I cried every time I heard this song
Many Somalis here I’ll not understand the meaning of this song
Lpai lute populaur africaine pour independence
Alle haw naxariis faadumo iyo Abwaankii heestalaha jigjigawe
waa Erayadii Abwaan Jigjigaawi Alle ha u naxariisto waa hees nolosheena ka waramaysa
Allah ha u naxaristo Fatima iyo abwaankii heesta sameeyay Abwaan Hassan Elmi Deriye: two legends. One of best somali songs ever
Stop brother ....Ibrahim garlex waa leex illahay xaa oo naxaristo labadoda second Hassan elmi
fatouma ahmed la grande chanteuse djiboutienne de tout le temps cood dahabley iyo hooyada heesaha qaaciga ee jamuuriyada jabuuti vive cette chanson me rappelles toujours mon enfance merci
c est le bon vieux temps
Cod dabiici ah Illaahow u naxariiso
Fadumo Ahmed Dhimbil 🍀🌿🌴
Fadumo Ahmed Eebe kaa farxi. Godkana khayr kala kulan
Wax badan iyo wayo badanban sxbkay iid heestan wada quudanay.
Allah ha u naxariisto
allaha u naxaristo mamo faduma qabrigana u nuuro insha allaha ..markay ciidu qooyde xididadu cabanbay bixisaa caleentte waa mid ka mida hesehegia murtida ku salaysnaaa
heestan waa heesihii gobanimoonka baan filayaa gabadhana waa faadumo albaaya
Heestan 2008 baan qaadi jiray bari aan gabadh ku jeclaaday saxaraha u dhaxeeya liibiya iyo sudan
ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
8/11/2022 arbco
Tusmeeye ilahayow qof taag-daran tiiriyow tufaaxi aan tirsaday halku tagay waad ogete kol uun ma isootustaa😢❤️
See Dareemoysaa
7/9/2023
Wxn taa uga socdaa tolaayda ihaysatiyo cidlada aan taaganehe😢
Tariqda baal dahab aye Kaga jirtaa Allow ku naxariso adiga dhaman Sxbadada faadu mo ahmed Dhimbill habenimo #11.12 PM from somali Nairobi 16/ 6 2021 remembering me All the Good days ax yaa qaraami😍😘🥰🇸🇴💉🩸🥰
Fadumo Axmed dambile allah ku naxaristo janatu fartusa
Rabi ha ku naxaristo tufaxiii an tirsaday halku taagay waaa ogtaheee 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Alla haku Naxriisto
Tiir bira oo ka baxay
Fanka somalida
Still watching 12/01/19 love it this song eebe hkuu raxmado faadumo axmed dhimbiil
waa galbnimo isiin 2021 biish 2aad waaxn dheegty waqtiyo badn nolshyd xasuus ku leedaahy maarn wayay jaclki igu horey waaxn raajan in wad jiir uu dhaagyso anig iyo isgaa maa qofn uu saadiyo niydaayd ooo aan ul baaxy daweyh oo an jeclha inu ii baadlo 😭😭😭😭😭😭😭
heestaan waan jeclahaay markaan xasustoba waan raadsada waxan daa wanaya 01/23/2020
Allh unaxariisto faadumo axmed dhimbiile abwaand and fananad waqti dhaw ayaan maqlay in ay ku dhimatay dalka turkey janatul fardowso allh ka waraabiyo
waayo wayo took a journey to yesteryear ,vive Djibouti mon pays ,fatouma ahmed une legende Djiboutiennes I beleive this is the song about Mahamoud Harbi may Allah make his abode in janatul firdus . merci hassan
ismaciil geello golxob ayauu sitey markey heestanu soo baxday
Galab Axada bisha Jully24,2022 waxaan heestan udhageygsanayaa inaan kusoo xasuusto Jaceylkeygii wakhtiga iyo waayuhu nakala haleeyey Gudoon Cabdiraxman Qaali waxaan kuu rajeynayaa nolol iyo Aayo fiican intaan ifka ku noolaheyna waa habeenkii Xaley ee tagey inaan ku iloobo❤❤😭😢😭😭
2021😢❤💯 tufaaxi aan tirsadey halkuu tagay waad ogtee Mar uun maiso tusta
faadumo axmed dhin biil waxay ahayd halgamaa wayn oo reer
jabuutiya ala hauna xariisto wale sheen faadumo.axmed dhinbiil
Fadumo Ahmed Dhimbiil waxay ahayd fanaanada Aan taagero.
Tufaxi Aan tirsaday. Nice Song
Ilaahoow u naxariiso xusuus ayay nooga tagtay♥️♥️💛💛💚
tufaaxii aan tirsaday halkuu tagay waad ogtahee kol uun ma i tustaa. xidigta fanka djibouti allah haku dhawro. jacaylku ha tamariyo tigaadi hasoo baxdo wow wow
Hi
Fadumo Ahmed nous a quittés ce soir. Que le Bon Dieu l'accueille dans son paradis eternel.
انا لله وانا اليه راجعون
Heestani aad ayay ii taabata "tusmeeye ilaahayow qof taag daran tiiriyow "eebe ha ii yeelo sidaan jeclahay aniga iyo dhamaantenba
Iliyn dadku Kala tag Ron tarikhdana uma sine
Axya song fadumo ahmed dhibil raxmanku haku dayo
Amin
A historical and legend song. "Djibouti"
nice song waayo waayo
waxaan aad uga xumahay iyadoo qof kaliya oo garanaya taariikhda heesta iyo abwaanka Sameeyay waxa uu uga danlahaa in aanan arkaynin
ax yaa hess
Waqti isbadal badana war iskawarama manoshihin
الله يرحمكي ويجعل مثواكي في الجنة
i cant stop listening this song😁
je suis trop fan par le courage cette femme
Ala waqti isbadal badana
tufaaxi aan Thursday
halku tagay wad ogte
kolun mayso tustaan😢😭
ina sacad markaan yara bay hestan iso xasuusisa ee lagacta dhulka laga guuran jirey imaka 10fr dhulka ma yalo allah ya rahma mama fadumo ahmed
waxaan soo xasuustey marki laxooxda into shaah la ii ag dhiigo salidi akhtarka aheyd madaxa lay imariyo ee schoolka isku diyarinayo. allah ya raxma mama fadumo
@@adenunknown3088 AHUN
Kkkkkk maxa waayo loso joogay, tu taas la mid ah ayaan burco ku qaatay wlle xataa lagactaas hadda shillin ayadoon dhulka la helin ayaa igu danbeysay.
Heestan waxan dhagaysanaya 2024-3-25 waxaan jooga Garoowe……
Ilahay ha😢 u naxariisto
Ilaahya ha gu naxaristo mamo fatouma Ahmed 😢
aaamiin abaayo mahadsanid
Heesi qiiro, xigmad, murti iyo madaddaalo ku fadhida.
Waxa sameeyey Abwaankii waynaa AHN Ibraahin SH. Saleebaan Gadhle
aan ku saxo walaalkay Zakariye heesta waxa sameeyay Abwaan Hassan Elmi AHN sida uu ku xusay walaalkay Seerbiya taariikhda koooban ee uu ka qoray fanaanadii Faadumo Ahmed
Hees qaaliya
Waxaa curiyey hadaanan qaldamin abwaan xasan cilmi .fadumo axmed dhimbill ilaahay ha u naxariisto , aad baan u jeclaa heesaheeda .j ai grandis entendant sea chanssons tout les matins en allant a l ecole primaire de boulaos .she left a great heritage for us.you didn't die in vain. Rest in peace .
Illahay haw naxariisto Faaduma Axmed Dhinbiil
Ilaahay haw naxariisto faadimo axmed dhibiil abwaanad iyo fanaanad ayay ahay gabadh noocaas ahi way ku yartahay soomaali
Fatouma Ahmed Allah o naxariisto eedo qali wan ku boholyonay 😓😔😓😓😓😓
Samir iyo imaan Allaha ka siyo huno way inaga wada baxday. Dar illahay ban u jeclaa anigu wlh
Fanaanad qaran bay ahayd AUN
Faadumo axmed. Une légende djiboutienne! Une belle chanson pour Mahamoud Harbi, père disparu!!
Waqti isbadal badana tes en vie sxb
2020 dhamaadkisa baan bartay fanaanadeeni weynayd allh yaa raxma
9march 2021 5:44 galabnimo hargaysa xaafada axmed gurey baan ku dhagaysanayaa heestan macaan ,heestan waxaan ku bartay podcast uuleeyahay ismaaciil ubax oo uu kawaramayo sheeko ku dhacday weriye cumar seerbiya.
Fadumi axmed dhimbiil
-Tufaaxi aan tirsaday
Still wan dhagaysanaya 2023 February
Allah kuu naxariisto maamo
Alle ha u naxariisto fadumo iyo abwaankii sameeyey ee Ibrahim gadhle
Ereyadi Xasan cilmi
Waar beentaa dadkaa kaada waa eraayadi abwaanka abwaaniitaa Xasan Cilmi Dirieh AHUN
Waar beenta dadka kaada waa Heeskan waxaa sameyey Abwaanka abwaaniita Xasan Cilmi Diriyee (AHUN) waxayna ku jirtay ruwaadii laga magacbaxday “Hanwaynaa ma huryaa” 1973
Allow u naxarisso Fadumo Axmed Dhembil
Fatouma Ahmed que Dieu vous accorde la bénédiction et
la paradis vous étiez une chanteuse nationale connu et célèbre vraiment vous êtes inoubliable et toujours vous resterez nos exemples❤❤❤❤💕💕🇩🇯🇩🇯💯💯
Fière d'être djiboutienne
Ilayn dadku kala taag roon
Taariikhdana uma sinee
super hees qiiro leh
Yaa daawaneya 2019. December last month 2019
Ilaahay ha ku naxaristo faadumo Ahmed
Deegaanka ay heesta ku qaadayso waa asal maaha mid la sameeyey sida imka dhacda hybqaadkeeda iyo siday tufaaxa u hayso waa hibo faneed haybad lahaa ALLAH yarxamu Fatima
Allaah u naxristo mama Faduma
ahn fadumo ahmed dhimbil fanand qaliya ayay ahyd heestana waa mid kamida kuwa ugu caansan heesaheda
Still watching 13/06/219
Way igaga oohisay runtii heestani 😢
Alaha u naxariisto fatuma . A. Dambiil.
Tufaaxii aan tirsaday 😭😭😭😭😭😭😭
Illahaw u naxariiso fadumo axmed
Que la terre te soit légère Mama Fatouma Axmed Dhimbil,tu manqueras aux Djiboutiennes et Djiboutiens
Biensur
Carrément 😭😭
AHUN Fadumo Ahmed Dhimbil maxaan waqti iyo waayo adag heestan ka dhigtay gaashaan.
Xasuus aan qalbigeyga ka guurin ayey igu leedahay wlhi
Aduunkaba tabaliyo tiirayaa loo dhisee 😭😭
Aduunyadu waa iska sidaa uun
Aad ayaad ugu Mahadsantahay
JABOUTI TV;;Keydinta Suugaanta
Nuxurka Xambaarsan ee Xusuusta
Dhacdooyinkii runta ahaa ee dadka
Soomaaliyeed Soo Maray Xambaarsan
Abaal Marin baad Xagayga Ka Mudan
-tahay:: Halkaana Ka sii kordhi
DADAALKAAGA,THA NĶS..........
Alaya raxma raximiin hooyo ilahay janada haku geeyo😭😭😭😭😭🥱
Habenkan cawan dhagaysanaya tufaxian tirsaday halku tagay wd ogte xajigaygii oo iga dheer ilahay hayso nabad ceeliyee 7 / 11/ 2021
Ilaahow u naxariiso
il faut vraiment etre le dernier des cons pour ne pas savourer cette voix;
biensur il faut comprendre les paroles, la musique, leur sens
2021 hada daawanayso like saar
Tusmeeyo illahayow
Qof taag daran tiiriyow
Tufaaxi aan tirsaday halku tagay waad ogtee kaluun mayso tustaa
Allayaaraxba Maamo fadumo A dhibil,waxad noogatag xasuus wanaagsan
Such an authentic sound.
Saxa
illahy ha u naxariisto Fatima dadkii hore iyo tayada ay lahayeen kolayba lama gaadhaayo dadka imika waa xawaash dad ma ah wixii ay tareena lama tari karo
Tufaaxii Aan Tirsaday {1oOct2023}
❤❤❤❤❤❤❤
26/9/2023😢💔