Zaki iyo Munasar saa u daawado ilmaheyga say wllhi eh xitaa wa Baray😂 Zaki ma daawaneysid igu dhahaan hadey igu xanaaqaan😂 marka ku dhaho dami tvga iyagana Zaki ma daawaneysid I taalo😂 Zaki hada na arkeyso anago 7 ah ku salameynaa🎉 wa kuso boqondoontaa mar😂
Caqabadahan aniga inta badan ima qabsadan sababto ah 1.hurdada waxa an ahy dadka aadka u hurdada yar 2.sharabarka kabahyga kamaba saaro 3.gaari maba lihi mxn fure so ilawaa 4.asxbtyda inta badan isma qabtan haday is qabtana iyaga heshiya 5.tan hora ushego gaari malihi 6. 3&5 ban uga jawaabay 😂
Wazir gadhiga aad sawirka ka khaday waa RAV4 ilyn ciyalka hafadaa aya tahay😮 jabuti dumarka ayaa Susa Ku adaa 😂Adnaa khurba aya Ku haragotaa😅😅 kaftan Lee waye libax
Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed scw scw ❤❤scw 😢
M.a wasiir waa Topic wanaagsan oo mudnaa in aad ka hadasho ☑️❣️
Zakariye Abdirahman Nuur barasho wacan ader 😂😂😂😂😂
Ina binu caf u raaci😅😅😅
Kkkkkk ader aaaaa
@@ruqiyoahmed8752 cawfka masjid abuu hurayra jooga oo wadadka
Zaki iyo Munasar saa u daawado ilmaheyga say wllhi eh xitaa wa Baray😂 Zaki ma daawaneysid igu dhahaan hadey igu xanaaqaan😂 marka ku dhaho dami tvga iyagana Zaki ma daawaneysid I taalo😂 Zaki hada na arkeyso anago 7 ah ku salameynaa🎉 wa kuso boqondoontaa mar😂
Ilaahay hakuu naxariisto
Avec toi mr le ministre depuis Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
ZAKI BINA HAJI WAA AFTAHA WAZIIR WAA KU WADANAA ADG NA MA TALO NOO QABYAALAD GUULESO CIYAAL XAMAR ASAL ❤❤❤❤
Inta okiyaalaha raadisa mar wlpa
Only dumar fahmayya 😢😅😂
Inigana makasa Ni dhibey 😂😂😂😊
Ala hooyooy aniga wayba imacmiilatay😂😂😢
🫢🫢😂😂 allaa hoyooy mar kaa aqriyay horay ka ma fahmin lkn gadalaa ka fahmy balayo😂
War waziirka 1 m ma gaarsiin lanahay 2024😢😢😢, ceeb calayk wlh
2025 kafiirso
Hala gaarsiiye muxu qabta 😂😂
🇵🇸 I am the daughter of Gaza. I ask you, by God, to pray for us, my Muslim brothers.
Wasiir qaabka hurdada waan ka qeeliyey Gacanta xabadka la saaranaayo waa another level. 😂
Wasiir socod baad Nagu Garacdayy👍😂😂😂😂
Waziir hanagu istaagin fadhiga kushidantahay igu qaado 😂😂😂😂😂
Abbbbbb masha allah wasir sharaf iyo karamo korkaga allaha ha kadhiigo ❤
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم الدال قال رسول الله صلى الله عليه وسلم الدال على الخير كفاعله
Maa Sha Allah Good Job Waziir🎉🎉🎉🎉
لمن يقرأ تعليقي صحيح أني لا أعرفك ولا أستطيع رؤيتك ولكن أسأل الله أن يملأ قلبك الجميل بفرح يبكيك من الفرح اختكم من غزة 🇵🇸 اطلب منكم الدعاء لنا,
Stop this please we susupected you if it is true may Allah give you every thing but you are groups and we aware of that nonsence
May Allah give you power
اللهم انصر إخواننا في غزة وفي كل مكان
ءامين اختي الغاليه تقبل الله منا بهذا الدعاء اسال الله العظيم ان يفرج كل هم
Zakariye Cabdiraxmaan nuur barasho wngsn
Iyaah wasir manta adigu isfalaqey😊
Wasiir wa nodhumataye sharaxada wad ku fiicantahye 😂
Je suis avec toi bonne courage,wasiirrrka ❤️❤️💪💪
Jaam Bakaaro ayaan ku nayacey yurubna makajiraa #waziir Zaki ibni Xaaji #MMT Nin Tagay Baatay 👍🇸🇴
Niche perfect ah ayaa waziir soo jeedisay
Alle ha ku sharfo walaalkey
Guulayso wasiir❤
Wasiirka waanada waakaahayaa
Labiska ayaaa igudhib badan😂😂😂
Free dhaghadal 😂😂😂 wasiir wn ku wataaa
Horta asxaabey waziirka maxaan ugu dhaganahay 1m aan gaarsiino ninkaan cimaamadiisa lama haysan karee
Wasiirku waa robot miil 😂😂
Waziirkeena ha Noolaado ❤❤❤
😂😂Furaha gadhiga iyo sharbadkaba waan ilawaaa
Wasiir waxiiba routine kadhigtey lkn gadala kakentay big legend Hosow pro
Dad culus ban arkaa, oo Hoosow kamid yahay, waa idin salaamayaa dhammaantiin. Waa wax aad loogu baahnaa barnaamijka oo dhamaystiranna waa rajaynayaa, kolley Hoosow baa soo galin doona. Waa dhibsanna kuwa meela ka qayliyee xishoodka daran
Iyo geele bashiiir😂❤
النبي محمد صلى الله عليه وسلم
Swc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw
Dooqa baa iga dhuma markaas cml 😂😂😂😂
Saki nin ay shanta somaliba sheceshay guulayso wllo
Guulayso Waziir zaki bin Haji🙏
Wasiirka malinta ugu horese uusocdo aan arko 😂😂😂
Waasax 😂😂😂😂😂😂
Alla wasiirkeena dhib badanaa❤😂
😂😂legend wasiirka waad namatashay
Waziir jaakat cariri ..aad umahadsanteh😂😂😂
Mahadsanid wallkey ku wii ku cibriqaata allahanaga dhigo
Waad sogashey kusaliya nabiga scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Zakariye A/Rahman nor barasho wacan bro
Zaki binu xaaji nin wax badan fahansan horay usoco bro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Zakariye cabdirahman nuur wan ku salamay 😂😅😊
Wasiir quruxda caqli ayaabaa kuu dheer
Guuleyso wll meelkastaa aad joogto ✌🏽✌🏽✌🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽
Qabada waynad o anako aroos u socona naqabsatay adreeska oo naga qaldamay malin mal kale ka dacnay 🤗😂😂😂
Zaki bin xaaji legend meeshaas waad nagu matashay ugaz
Legend wasiirka ❤❤🎉
Mashallaha wllky qali 😂❤
Jaamka iyo Traffic Lights 😂
zakaria abdirahman noor m.a wazir anoo 5 saano kutageraayo ayaa manta barte magacaga saxda
Wallhi ani Mogadishu ayan joga caqada ugu weyn waa jam
Wasiir sudka away hee😂😂😂😂
Ar-wasiirkii oo kala kicinaa ayaan ujeeda.
Masixunaa Cunto Usoo cuntay sakaarka see leedahay😂😂😂😂
Wasiirka manta waaba shidantahay😂😂😂❤
waziir allaha ku sharfo waa na daaweysay no qabyalad
Waziir caqawa deydu waa jaam bajaj aa idhibtay 😂😂😂
Waziir heesta ka sugaya be 😂😂😂😂😂
Sharabaad la'ana bixi lahaaba Waad ixasuusisay hada waan raadina 😅 thanks ❤ wllka
#Kolhaadaan lakamaarmikarin muranku waaceeebe
# midigta iyo bidixneenu waa labo mataanoode
#midnimada kutaag naada waa mahadindoonaaye
Wasiir waa point muhima
Noloshayda ninka xaflad tagay ma ihi xitaa hadii layga casuumo waan ka cudur daartaaa zero interest Ayaan ahay inaan tago meelaha lagu 😮😊
Wazir qof xaar haayo u igtiihe😅😊
Caqabadahan aniga inta badan ima qabsadan sababto ah
1.hurdada waxa an ahy dadka aadka u hurdada yar
2.sharabarka kabahyga kamaba saaro
3.gaari maba lihi mxn fure so ilawaa
4.asxbtyda inta badan isma qabtan haday is qabtana iyaga heshiya
5.tan hora ushego gaari malihi
6. 3&5 ban uga jawaabay
😂
Ninka kaliya ee iga qosliya 😂😂😂 guuleso pro
Wasiir socodkan inaka cun😂
Waziir adoo raliya codbkagu would is bedelay❤🎉
Sakariya cabdirixmaan nuur❤😂
waziir wan ku salaamay su.aalan an dhabo dhigo safarka markad ku jirto io markad dagantahad Qurux badan tahy war yaa ilaqabo
Masha Allah tabarakallah ❤
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
waziir dharka dabasha cmlaa kkkkkk
ma u ekoohee saxibow
Wasiirka waaan ku zalaaamy ❤
War waziirka waa kufadhida wlhi. Wax shega edit ina kuhabesa umalenaye ilen wa qudben karta. Talada wanagu badh goyse lakinse waziir 😂
1m inta sanadkan udaman i.n✌️
Wasiir the legend 😂❤
😂😂😂😂😂absoluty you are true on that point
War kan ani ma dhalay zakariye c.raxman nuur Aaa wiilkeygi wye 😂😅
Adigoo daahsan oo qubeesan rabo markii musqusha lagaaga hor maro oo hadane qofkii musqusha ka soo bixi waayo 😂
Wasiir raga kale shafkaytaagan lkin adiga calooshad taagta😂😂😂
Wasiir fadhigaa ku qorxoontahee ku dadaal mar danbe adoo socda muuqaal yaana kaa arkin😂😂😂😂
Waziir is daga iga waran 😅😅
Wasiir Socodkii Shabalaala Leedahay 😂
Oo masir qurux bad u socon tontaa yeee Turux 😅
Hurdada ayaa ila tagta aniga mar kasta 😅
Wasiir ileen dhul dhaqaaqay bad ahyd nin dheer ban ku modaye 😂😂
Wasiir istaaga Hor dhac moo u yahay 2025 😂😂😂😂😂
Wasiir waxaad kusoobaxdaa
Kusoobaxdaa
Wax soojeedinta markaa waa inaa laguu doorrtaa madax weynaha jaamacadaha somaliyeed
Si dhalinyarta somaliyeed wax ugu sheegto
Guulayso wllky
War ileen somalidu xaflaad moyee waxkale yurub kuu maa haayaan😂😂😂😂
Wazir gadhiga aad sawirka ka khaday waa RAV4 ilyn ciyalka hafadaa aya tahay😮 jabuti dumarka ayaa Susa Ku adaa 😂Adnaa khurba aya Ku haragotaa😅😅 kaftan Lee waye libax
Wasiir rahim starlen cadiyaad noqotaye dhiico😂😂
Wasiir 6 caqabadood wayba ila darseen anigee saan isaga galaa 😂😂
waan rafanooyaa midka aan ku billabay ayaa i qarxi doona haka shakin. insha Allaah. 😄
Shuraabatah idhibay aniga 😂😂
Labo qof bis iga horeeysay😂😂🎉
Asxabey zaki bin xaji an ku turno 900k inta sanadka cusub ka dhimn
Waziir kow aniga hadan ka hora balamaheyaga iyo casumitan geywa yarayen wa iqabsada wa hurda ila tagta
Wr nioyahy waziirka fadhiga ayuu ku qorxanyahy ee Naga fadhiiso waziir