Xog Sira Dagaalkii Laascaanood iyo Cidii ka danbeysay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 4 หลายเดือนก่อน +2

    Weriyuhuwaa huwanta

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 หลายเดือนก่อน

    Carabkah in lagah jeroh bad istahishah cimrigisih wuxuu ku dhamaday doqonimoh iyo xaqid idor ilahay ku dulay idor Qadhmun

  • @kaltumjama6989
    @kaltumjama6989 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qalbiga idinka raacay allaha idinka reebo SSC!!!

    • @kaltumjama6989
      @kaltumjama6989 4 หลายเดือนก่อน

      @user-wi1io6vl3t marxuumada iskadaa waa iga talo adigay Ku anfacaysa!!

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ssc ma hoyadaba kaga dhimatay ya idi siyay?????

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 4 หลายเดือนก่อน

      Tuuloyinkina yaryare coshada ah ku ekada falestiney

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 4 หลายเดือนก่อน +2

    SSC WAA KHAATUMO SEEG

  • @IlhanMohammed-yj3iz
    @IlhanMohammed-yj3iz วันที่ผ่านมา

    Ader raali ahow sool way tagtay

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 4 หลายเดือนก่อน

    Hooyadaa baa somaliland ah qashinyahow qabiilaystaha ah

  • @mohamedomer5061
    @mohamedomer5061 4 หลายเดือนก่อน

    Oday nacas furadiisa ayuu ka shèekeynaya Isaaq iyo Siilland ayaa iskaga qaldan.xooloow Dhulbahante kaadh ma qaadan.

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 4 หลายเดือนก่อน +2

    Marba oday weynoo qayiloo futadiisa jiir ku jiro ayay waraysanayaan oo aan huurada iska cadayin 20 sanadood

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 4 หลายเดือนก่อน

    Aryaa Isaaqoow xaan idiin Lee yahay riyaad ku jirtiin Daarood kulkiisa ooga hara kiina iimaansada. Hadiis kale waa idinku durdurinaa lee

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 4 หลายเดือนก่อน +1

    Saami kama maqnayn reer lascano ee dheeraad bay haysteen ee nacayb isaaq ayey la bukaan iyo inay helaan maamul goboleed ay hawiye ku xukumaan waadan jecel xukun iyo dhul dhulka somali degto oo dhan bayna doonayaan inay yidhaahdaan anaa leh hakana anaa leh halkoona anaa leh meel walba anaa leh

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 4 หลายเดือนก่อน

      Xabiibti magacioda fahan waa dhul ba hante waa dhulka oo dhan hante

    • @SuadaDahir-l7u
      @SuadaDahir-l7u 4 หลายเดือนก่อน

      Haddu dhulku kugu yartahay ee eedo Ilmaha ceshta

  • @salmaomar-m1v
    @salmaomar-m1v 4 หลายเดือนก่อน

    Wardaad oo meelo badan kaga faani ayaan dhagaystay
    Harti 8 xildhibaan muse abokor 19 xildhibaan. Xagay dagaan?
    Ceergaabo duqa magaalada ku xigeenkiisa iyo barasaafkaba waa isaaq
    Bal fidnadaas ninkaas ka warama

  • @commentikuxoogle
    @commentikuxoogle 4 หลายเดือนก่อน

    Ingiriis jabyoo waxaa ku dhacay jaciyo baaruude
    Dulmadoobe waa tii lagu jarjaray jananadiisiiye

  • @Ibnunuur-c3l
    @Ibnunuur-c3l 4 หลายเดือนก่อน +1

    ISKA ILAAWA DHULBAHANTE WAA SSC KHATUMO

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 4 หลายเดือนก่อน

      Ssc wax la idhahdo o gooni uleyahay dhulmahante majiro sool lascanod baka degtin ku ekada hadana laydin kasarin dhawanba sanagna hasheganin dhuxuleysatoyinku waku marti caynaba waku riyota

    • @HamdkI
      @HamdkI 4 หลายเดือนก่อน

      Yaab oo idinku qabiilbaa tihiin isaaq la yiraahdo annaguna qabiil darod layiraahdo. Baanu nahay ama dhulbante scc khaatumo

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 4 หลายเดือนก่อน

      @HamdkI wxa wa laga dhadhacsiyay ssc ya kgu yidhi dhulmahante leh? wd iskaga riyaqdane laba tuulo ka degtane imansada dhul aydan lehenba idika dhagtay hadad qabilka kashekeyneysid yaku weydiyay hadad darod tihin anakana isaq bna la idhahda so what's the difference

  • @ahmedburhancali
    @ahmedburhancali 4 หลายเดือนก่อน

    Bal car wakase iguimow ama usodhawow kaliya kuyiri lascanod wa Somaliland ader dhigi walaladay ba kumaqan meshan riyada kakac

  • @w410921
    @w410921 4 หลายเดือนก่อน +6

    Gobol ma Ma maqna ee degmaa maqan, maxaa weriyaha ka si ah

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 4 หลายเดือนก่อน +2

      Even say village
      TUULO AYAA DUDAY😂

    • @FadumoGabweyn
      @FadumoGabweyn 4 หลายเดือนก่อน

      @@princehigh-flierp8965yaan lagaa dareemin carada

  • @shadiaali2750
    @shadiaali2750 4 หลายเดือนก่อน

    Kan wariyaha isku sheegaya ayaaba dawakhsan gobolka maqan uu sheegayaa waa kee ma Laascandho ayuu gobal ka dhigayaa tuulada bilaa laydhka ah ha maqnaadaan dooni maynee

  • @SuadaDahir-l7u
    @SuadaDahir-l7u 4 หลายเดือนก่อน

    Ciidu ma guurto haha isaaqow kalmadaas Kama Qajishaan miyaa goormeed ka caraabteen idinku Kabaha gacmaha ku sita engliriis dhulku ma bixine alla ku beeray Mirqaan ku dhib badana 😂😂😂😂😂

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 4 หลายเดือนก่อน

    Bal waxan wuxuu ku hadlayo day oo ma rag bay kunoqonayaan codkooda gabol oo dabadeedna h j ayay kunoqonayaan gobol, waar ninkii hj codkooda kuhaystow, cibaadada udhimo, saraar codkooda cid umadafadhiisandoonto,

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 4 หลายเดือนก่อน

    Wariyuhu miyu mirqansan yhy
    Horta war sool iyo lascanod bey isku qasaan kalasaara sool wa gobol isaaq wu degaa owaliba uga badan yahay xagay rerka dhulbahante usinayan dhulkena

    • @SuadaDahir-l7u
      @SuadaDahir-l7u 4 หลายเดือนก่อน

      Sool miyaa Isaaq daga eedo qaad ka dhacay iska days we qoray ha qaaata Comment wallahi dhama 😊

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 4 หลายเดือนก่อน

      @@SuadaDahir-l7uiidika qaadka qamrada idi dherada o uga badsatin dadka kale falestiney 🫢 Sool tan adku digrisin horta ma hoyadin ba idika bakhtidey o dhaxal kga tagtay hadi ay dhulmahante leyihin laguma murmen lkin wa gobol e ka degan dhulmahante lascanod iyo labo degmo yaryar okale isaaq bana uga badan o dega orod so baro dhulalka sida lokala dego intana afkadher nalaso galin jahilow

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 4 หลายเดือนก่อน

    Abwaan goormuu sidaa u aragti gaabtay mise waa ula kac dagaalkan waa dagaal laga soo shaqeeyey 7dii sano ee farmaajo joogay wixii hub iyo tababaro iyo lacag magaca somali lagu qaatay ayaa s land lagula soo dhaqaaqay taas oo ay ka horaysey in dowladii somali lan la dhex galay odayo warbaahin baarlamaan wasiiro taasoo ay masuuliyadeeda leedahay dawlada jilicsan iyo mucaarad mar qudha fadhiisan waayey oo dawladii jilicsanaydba xididada u siibay oo cadowga u soo raacay