Asxaabul kahf | Dhalinyaradii Godka | Qisada 309 sano oo hurda ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2019
  • Waxaan soo qaadan doonaa cad yaroo filim ah soo kicitaanka dhalinyarada laga sameeyo dareena leh lkn wax yar aan dul marno sida loogu sheegay suurada
    Qisada asxaabul kahfi ee suurada waxay ku bilaabanaysaa jumlo ah in qisadaan ayna ahayn waxa ugu cajiibsan taasoo ah in ayna kajwaabideeda qiyaas u noqonaynin runimada nabiga in ay jiraan wax ka cajiibsan
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 354

  • @mohassan2406
    @mohassan2406 4 ปีที่แล้ว +222

    *Ogaansho ninka kaliyee een naga ibin muuqalka wajigiisa ee lkin naga iibiya cilmigiisa we love you*

    • @queensimn9402
      @queensimn9402 4 ปีที่แล้ว +3

      Guuled wll subscrib iku cawi

    • @abdifatahmusse9369
      @abdifatahmusse9369 4 ปีที่แล้ว +1

      @@queensimn9402 ana kusoo saaray wll ii saar adna

    • @queensimn9402
      @queensimn9402 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdifatahmusse9369 waa ku sare wll

    • @hajijeyparton8474
      @hajijeyparton8474 4 ปีที่แล้ว +1

      ♥️♥️♥️♥️

  • @dur-durmediagroup5464
    @dur-durmediagroup5464 4 ปีที่แล้ว +98

    Ogaansho wallahi wax badan ayaan kaafaa,iiday mahadsanid wll cumar

    • @mohamedwadin656
      @mohamedwadin656 3 ปีที่แล้ว

      Adinka maxaa naliig faaidaa heeso moyaan nag taga

  • @bakaralamari9198
    @bakaralamari9198 4 ปีที่แล้ว +23

    باركالله لسانك وحفظ الله لسانك با أخي عمر انا أحب منك لأجل الله منك

  • @keinanabdalla8024
    @keinanabdalla8024 4 ปีที่แล้ว +7

    309 sano wlhi waa cajiib anigaaba hada cabsaday wlhi Allahu akbar

  • @mohamedabdullahi5016
    @mohamedabdullahi5016 4 ปีที่แล้ว +45

    Omar wll wan ku aamin sanahay hore u soco 👊🏿

    • @kabtanhaaw9800
      @kabtanhaaw9800 4 ปีที่แล้ว

      Maxa waaye feerka marka 😂👊

  • @fxppjp4658
    @fxppjp4658 4 ปีที่แล้ว +5

    Cajiib iyo cibrooyinka alle, qisadan wan jeclahaay marar badan ban akhriyay muqaalana kadaawaday. 👍🕌

  • @apdallabashiir7488
    @apdallabashiir7488 4 ปีที่แล้ว +23

    Mowduuucan wlh waa raadin jiray ustaad cumar waankaga mhd celinayaa ❤🙏

  • @arabkafilms2394
    @arabkafilms2394 4 ปีที่แล้ว +44

    Hoyada iyo abaha janada Allah geeyo wll subscriber isaar

    • @sultanyuusuf7556
      @sultanyuusuf7556 4 ปีที่แล้ว +1

      Jasakala khayr wallkeen cumar inshar runti aad ayaan u xiseeya mawadiicdaaad noso gudbisid aadka u cilmiyeysan dhamantoodna wan wada daalacday oo ima dhaafan mahad sanid wallo

  • @dr.saasiya6696
    @dr.saasiya6696 4 ปีที่แล้ว

    ilahay hku dhawro cumar wll ilahay jna hku geeyo

  • @keinanabdalla8024
    @keinanabdalla8024 4 ปีที่แล้ว +5

    Qisooyinkaan oo kale inoo soo badi wlalkey cumar kheer Allah kusiiye

  • @cabdaledawiil7642
    @cabdaledawiil7642 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc Shiiq C/ Casiis Qisadii Nabi Yuusif C's Noosodaa Mashaa Allaah Jisakallaah

  • @kiicadde2157
    @kiicadde2157 ปีที่แล้ว +5

    اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid walal Omar inshaar nosoo badi qisoyinka quranka iyo Taariikhda saxabada mahadsanid markale

  • @xaragoabdi5702
    @xaragoabdi5702 4 ปีที่แล้ว +1

    Inbdn maqlay asxabu kahfi qur anka ka aqrista wN radin jiray qisadooda masha allah mahadsnid wlh

  • @ascadmohamedsalah1954
    @ascadmohamedsalah1954 2 ปีที่แล้ว

    Qybta kale Aaway noo Soo dhameestir Shukran

  • @munasaid4504
    @munasaid4504 4 ปีที่แล้ว

    Wll asxaabul ukhduudna cumar noo so samee ilhy danbigaga ha dhaafo

  • @Hadyad1
    @Hadyad1 4 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid wll waxaad nala wadaagtay mowduuc muhiim ah oo aad u diyaarsan.
    Allaha kaa ajar siiyo waqtigii aad galisay.
    جزاك الله خيرا ❤

  • @Tariqueeeee
    @Tariqueeeee 9 หลายเดือนก่อน

    Mashallah waa qiso macan

  • @mohan146u
    @mohan146u 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a sxp noo soo badi qisooyinka quraanka kujira

  • @eesy8947
    @eesy8947 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Wan jeclahay qisada
    Asxaabul, kahaf

  • @kabtanhaaw9800
    @kabtanhaaw9800 4 ปีที่แล้ว +20

    OGAANSHO waan ku jeclahay walahi love saar ❤

  • @abuukarcarab6824
    @abuukarcarab6824 4 ปีที่แล้ว +15

    Maasha allah ilaahey haku dhowro omar🙏🙏❤

  • @ipcapital4747
    @ipcapital4747 2 ปีที่แล้ว

    Waa sida qabriga oo kle qofka mrka qabriga la galiyo oo qiyamaha lasoo xaadiyriyo waxa uu moodayay in maalin barkeed uu qabriga uu ku jiray

  • @LiibaanPro
    @LiibaanPro 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll xog aad muhiim u ah baynu ka faaidnay shukran wll ogaansho.

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 4 ปีที่แล้ว +13

    Hhh Bro OGANSHO gabar aan kugu hadiyeena meel aan kuwada kulanno abwe hadiyadaada gabar ka ween ❤️👍🏻👍🏻 thanks abwe inta aan kaafaaideestey aan weliba asxaab badan idinku xirey adi iyo sahanka xogaha iyo yislam Omar channelo aan kafaaidey waan idin jeclahay ❤️❤️💯💯👉🇸🇴❤️🇨🇦

    • @nastexocali8732
      @nastexocali8732 2 หลายเดือนก่อน

      Gbdha alaab miya mrka u hadiyeynesid

  • @apdipozz9025
    @apdipozz9025 4 ปีที่แล้ว +16

    OGAANSHO❤

  • @MAbdi14
    @MAbdi14 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah 😍Qiso qurux badan

  • @princeahiil5018
    @princeahiil5018 4 ปีที่แล้ว

    Qisada soo dhamestir wllo

  • @kingkroosslyrics9100
    @kingkroosslyrics9100 2 ปีที่แล้ว

    Jasakallahu khayran jasaa

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 ปีที่แล้ว

    ASC waa Masha Allah Masha Allah Waxan ku rajeenaya kher mid aduun iyo mid aqiiro Isha Allah Isha Allah

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher3058 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a ustaad oinshar waan ku salaamay caawa muqdisho jawi roobad anago ku jirna ku salamaya ustaad alx

  • @mubarakmuse5110
    @mubarakmuse5110 4 ปีที่แล้ว +1

    Zxb cumar horumarwacan

  • @ugaas-yadareerhajji6955
    @ugaas-yadareerhajji6955 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa nagu kala.goosay ustaad waxaan ka codsaneynaa inaad noso badisid qisooyinkaan ookale sida asxaabul ukhduud

  • @AbdullSharrif
    @AbdullSharrif 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah ustaad omar waan kuu xiisney run ahaantii

  • @saadoomar9982
    @saadoomar9982 4 ปีที่แล้ว +7

    Jazakalah khair💕💙🇸🇴💕❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Xikmaawi77
    @Xikmaawi77 4 ปีที่แล้ว +1

    *WAA DHAB NINKANI NAGAMA IIBIYO WAJIGIISA LKN WAXA UU NAGA IINIYAA CILMIGA IYO AQOONTIISA*

  • @samiirirfaan64
    @samiirirfaan64 4 ปีที่แล้ว

    M.a nuuur calaa nuuuur

  • @hajijeyparton8474
    @hajijeyparton8474 4 ปีที่แล้ว

    Ogaansho guuleyso.waligaa

  • @khaliilmohamud8567
    @khaliilmohamud8567 4 ปีที่แล้ว

    Magac'yadooda manoo sheegi kartaa

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 4 ปีที่แล้ว +2

    Omar Sir Ogaansho maaha nin isku soo shaac saaraya TH-cam sida somalida kale oo wajigiisa dadka tusa.
    Jassa kallah wll ❤❤❤

  • @abdullahiadanshabanshaban6594
    @abdullahiadanshabanshaban6594 4 ปีที่แล้ว

    Walal Omar kashekey qeerka imbadan tariiq islamka

  • @fahamkadunnidkarokaro1785
    @fahamkadunnidkarokaro1785 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllkay omer

  • @jabahere9999
    @jabahere9999 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s 4 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خيرا

  • @abaskhaliif6076
    @abaskhaliif6076 4 ปีที่แล้ว +3

    Mzha allah wll omar inzhar allaha ku barakeeyo

  • @Abdullahiahmedxallane77
    @Abdullahiahmedxallane77 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayba Awood U Sugnaatay

  • @apdimalik94
    @apdimalik94 4 ปีที่แล้ว

    Wa Qiso layableh

  • @mr_hammza_cade
    @mr_hammza_cade ปีที่แล้ว +1

    War ilaahay awood badanaa

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 4 ปีที่แล้ว +16

    First view first comment 🤷‍♂️🤷‍♂️🤷‍♂️

  • @kokobulle653
    @kokobulle653 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ogaansho wax badan ayn ka FAA.idney

  • @cabdullaahiaanis6578
    @cabdullaahiaanis6578 4 ปีที่แล้ว

    Asxaabul Kahfi Waxay Yihiin ILAAHEY SCW Ayaa Qayb Ka mid ah Nooga faaladey Adna Waad Noo Faafaahisay Jazaakalaahu Kheyr Ustaad Cumar

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazakallah kheyr ustaaad Omar inshar👍🏿

  • @abdullahimohamed1966
    @abdullahimohamed1966 4 ปีที่แล้ว +40

    SOOMOOW Iyo sufo inay quraafaad yihiin ma runbaa
    Haa:LIKE
    Maya: comment

    • @alibarre5020
      @alibarre5020 4 ปีที่แล้ว

      Abdullahi Mohamed maxaad ku cadaynaysaa inay yihiin quraafaad

    • @Aminamohamed1
      @Aminamohamed1 4 ปีที่แล้ว +3

      Mowduuca kuma saabsana waxaad ka hadlayso. Like , Comment meel xun yaysan kaa galin wll. Wax faa'iideyso kuna dhaqan😊

    • @abdullahimohamed1966
      @abdullahimohamed1966 4 ปีที่แล้ว

      @@alibarre5020 Nabi Muxammad madhin Happy birthday halaiidhigo

    • @nuurmaxamed7836
      @nuurmaxamed7836 4 ปีที่แล้ว

      Waa khuraafaad waan kugu raacsanahay sxb

    • @wiilhoog3204
      @wiilhoog3204 4 ปีที่แล้ว

      @@alibarre5020 ilaah ayey lashariig yeleen suufiyada, waana mushrikiin

  • @dapihas9892
    @dapihas9892 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Ogaansho best chanel. Noo soo baadi

  • @mow-khaliifa995
    @mow-khaliifa995 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a omar Inshar so badi o qidoyinka Anbiyada iyo Tariikhda musluminta Inshlh wx badn ban kga fdhina

  • @kingbro6151
    @kingbro6151 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah, alah ku barakeyo walal qali

  • @falastiinibraahim102
    @falastiinibraahim102 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah haku xafido walal nugu qali ah

  • @siciidcalijaamac2113
    @siciidcalijaamac2113 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah masha alllah waaa channel qiimo leh

  • @axmedaliadam4771
    @axmedaliadam4771 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad si qurux badan aad inooga faaideyneyso cilmigaaga
    Wax badan waan kaa faaidney

  • @abdallaziyech5891
    @abdallaziyech5891 4 ปีที่แล้ว

    Allaah ku barakeeyo walaal inshaar🙏🙏

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 ปีที่แล้ว

    omar mahadsanid sxb

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah thanks cumar

  • @abdirisaaqciyow2646
    @abdirisaaqciyow2646 4 ปีที่แล้ว

    Wll Omar inoso badi qiso yinka inbadan baan sugayeeh

  • @al_takhwaa6502
    @al_takhwaa6502 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllky alha ku xifdiyo.🙏

  • @kingsaaqey3237
    @kingsaaqey3237 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad cumar waxbadn ban ka faiday ilah haku xafido

  • @liibaanxasanfantaastic4188
    @liibaanxasanfantaastic4188 4 ปีที่แล้ว

    Allah kubarakeyo ee asxabul acraaf kusoqado mowduc sosocda wall

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 4 ปีที่แล้ว

    SHUKRAN USTAAD OMAR INSHAAR

  • @haboonmaxamed6809
    @haboonmaxamed6809 2 ปีที่แล้ว

    Noosoo gudbi jasaakalaah qeyr Allah kaasiiyo dadaalkaaga insha Allah

  • @yuukeaxmad8349
    @yuukeaxmad8349 4 ปีที่แล้ว

    Chanalka kaliya wlhi aan wax ka faa'ido🥰🥰🥰🥰🥰🤗🤗

  • @Saneysaney11
    @Saneysaney11 4 ปีที่แล้ว

    Shukrn wll omar

  • @bileali8846
    @bileali8846 4 ปีที่แล้ว

    Soo dhameystiran sxb omar qeebta kale mahadsanid

  • @cadaynbuuxda5520
    @cadaynbuuxda5520 4 ปีที่แล้ว

    Maashaalaah Nin waxbadan Og Ogaansho

  • @nawaalcllahi7200
    @nawaalcllahi7200 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal horey usoco insha allh

  • @aminamohamed7833
    @aminamohamed7833 2 ปีที่แล้ว

    Jazakh allah qeyr

  • @lukamore9679
    @lukamore9679 4 ปีที่แล้ว +2

    Thank you Omar inshar 🙏

  • @goodman6874
    @goodman6874 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaalo aad baad umahad San tahay Omar inshaar aniguba waan doonaayay video somaali oo ka hadlaaya qisada asxaabul kahfi

  • @mohamedcqadir4285
    @mohamedcqadir4285 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah omar cashar wanaagsan weeye zhp

  • @dr.zakirnaik7245
    @dr.zakirnaik7245 4 ปีที่แล้ว +7

    Isxpu kahfi

  • @naajiofficial4707
    @naajiofficial4707 4 ปีที่แล้ว

    Walal cumar baryahan

  • @qadarcabdulahi774
    @qadarcabdulahi774 4 ปีที่แล้ว

    Sxb mahadsanid inoo sodhameystir

  • @suhaybgiire7478
    @suhaybgiire7478 4 ปีที่แล้ว

    Wll waa toddoba wiil iyo eygooda
    Mahadsanid wll cumar inshar

  • @habraactv3799
    @habraactv3799 4 ปีที่แล้ว +2

    Sxb dad sidhaba uyaqAan waa jiraa. Sida quraanku ما يعلمهم إلا قليل

  • @Mesut418
    @Mesut418 ปีที่แล้ว

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @parkhad_yuuph7052
    @parkhad_yuuph7052 4 ปีที่แล้ว +7

    Thanks....OMAR...♡♡♡

  • @abdiaziizabdullahiomar3315
    @abdiaziizabdullahiomar3315 4 ปีที่แล้ว

    Hori usoco cumar inshaar

  • @alii8721
    @alii8721 4 ปีที่แล้ว

    Wad noo fa'idesay alle haku barakeeyo

  • @mohamedabdi9801
    @mohamedabdi9801 4 ปีที่แล้ว

    Waa ku mahadsanthy cumar sidee qisada loola wadagtay

  • @abdirahmaanaadan4166
    @abdirahmaanaadan4166 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah pro omer insha horay usoco allah kubarakeeyo waad noo faa'iidaysay wlhi

  • @mohammedsharifali3938
    @mohammedsharifali3938 4 ปีที่แล้ว

    cumarow magacooda midkamid ah ma isooraadi kartaa sxpw codsi waaye hadii aad awoodid mhdsnid

  • @raxmobishaar9941
    @raxmobishaar9941 4 ปีที่แล้ว +1

    Kan 2baad noo soo gali waa ku sugeena

  • @caliyareoffacial6502
    @caliyareoffacial6502 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a walalkey ogaansho keepgoin brother

  • @maxamedyaasinshcali8385
    @maxamedyaasinshcali8385 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad waa ku mahadsantahay mowduucyada aad noosoodiyaariso oo aan wax badan ka faaidno. Lkn ustaad waa in aad mowduuc xisaabta ka hadlaaya noo soo diyaarisaa iyo micnaha xisaab waxa layiraahdo ❤❤❤❤.illahayn waxaan kuu waydiinaya in janatul fardowso ku siiyo amiiiiiiin. Cumar waxaa tahay macalinka macalimiinta sooomaaliyeed. Illhy haku sharfo ustaad

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 ปีที่แล้ว

    Waa Awooda Alle🥺

  • @abdisalaanahmed7874
    @abdisalaanahmed7874 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay sxb qaali ah

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 4 ปีที่แล้ว +1

    shukran wllky allaha ku desto

  • @cabdirisaaqyusuf4546
    @cabdirisaaqyusuf4546 3 ปีที่แล้ว

    Walaahay waa cajiib illahy cilmigiisa iyo qisadani

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsaniid Ustaad Omar...

  • @idriisosman7843
    @idriisosman7843 4 ปีที่แล้ว

    Cumar nin weyn proud to you

  • @haboonmaxamed6809
    @haboonmaxamed6809 2 ปีที่แล้ว

    Walaal su Aasha Ah waxa aytahy ruuxdu

  • @kafiayoonis2984
    @kafiayoonis2984 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid alle hku sharfo wlll