WAXAY UGU TIMID NINKEDO QOF KUJARJARAYO SARIIRTEDA || QISADI MUNIIR & MUNIIRA || QISO CAJIIBA AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @munezachannel14
    @munezachannel14  7 หลายเดือนก่อน +17

    Asc axbab ina icafimad qabtana rajena dhamantin please #Like #share #subscribe nodhaha channelka dhiiragilin ayay itahay la'antina waxba Ma ahi 40k nagarsiya 🙏🙏

  • @ayaanwarsame8100
    @ayaanwarsame8100 7 หลายเดือนก่อน +2

    عليه افضل الصلاة والسلام

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 7 หลายเดือนก่อน

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Queen_Badiya
    @Queen_Badiya 7 หลายเดือนก่อน +3

    آللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 💝🧡💙💚

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 7 หลายเดือนก่อน

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 7 หลายเดือนก่อน +3

    Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤

    • @munezachannel14
      @munezachannel14  7 หลายเดือนก่อน

      أللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 7 หลายเดือนก่อน

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs walaashey mcn muneza cadeey aadbaan kuu salaamay inbadan allaha kubarakeeyo

  • @KHalidAxmed-q8q
    @KHalidAxmed-q8q 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asc walashey qaybtii 2aad qisadii Ninkii Gaadhigu jiidhey

  • @ayaanwarsame8100
    @ayaanwarsame8100 7 หลายเดือนก่อน +2

    Muna walashay waku salamay siban ufarxa muqalkada marka arko allaha kubarakeyo tankale ninka doqon ayuba aha sababto nolashisa xabsi asaga kadhigtay hooyada caruur marka Ay dhasho sidi hore nolasha Ma ahaneso balse inay plan samestan ayay ahed Ma ahen xaran inukuso ligaqo xalashisa qiyanadisa lagu kashifayi kuwa kufikira arimhas haku wana qatan

    • @munezachannel14
      @munezachannel14  7 หลายเดือนก่อน

      Amiin abayo mid alle ku farxo allaha kadhigo

  • @dahabocabdichannel4575
    @dahabocabdichannel4575 7 หลายเดือนก่อน +4

    saxiix dilaga intu falkas faraha kulajiro imankisa majoogo sheydan bu uraranyahay maxu fa,iday qasaro ti ugu xumeda qabsatay rabow adiga ka magangalnay gabdhow raga halo naxo daya ilmo marka dhashan ragina incidlesan qaladka ugu ween meshu ogayimi wa halkas SCW

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 หลายเดือนก่อน +3

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lajeledarerka7507
    @lajeledarerka7507 7 หลายเดือนก่อน +3

    Nasiib xumaya faarax xasiiskisa mulahadlo dhaho caruurta naga daa waqti isii nafleyan ahay intu macsi kufikilaha naagtu kuwashay macalfan magac xumo akhiro iyo aduun seeg wale waxu shega wahaya

  • @Queen_Badiya
    @Queen_Badiya 7 หลายเดือนก่อน +3

    Adigo kheer lasaxib aha noqo mid qatumo xumo kudhinto wa ayan daro allow khatumada kher nagu qatim qiso run ahanti cibro qadasho mudan waye qisadan waxana Rajena wano inay noqoto adigana abayo Ada umahadsantahay docada Allah ino qabalo

  • @ugbad8236
    @ugbad8236 7 หลายเดือนก่อน +3

    Bal maxa giliyay afarahas nolashi iskaga jiray holan hoshada ahen gacnaha hada lagasho wakudhamatay nin malin idil sona baqtiga ku afuru noqda muniir gormu caruurti iyo hooyadod kudaridona ban islaha balse gabar caqli badan ayay aheed muniira

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 7 หลายเดือนก่อน +2

    Carab sharkooda allehana mootiyo

  • @KHalidAxmed-q8q
    @KHalidAxmed-q8q 7 หลายเดือนก่อน +2

    Fadlan noo soo daa qaybta 2aad walashey qali

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wcl sister ❤❤

  • @KHalidAxmed-q8q
    @KHalidAxmed-q8q 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ok walal mahadsanid

  • @Hiildumarchnel
    @Hiildumarchnel 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa xanun wlh

  • @ugbad8236
    @ugbad8236 7 หลายเดือนก่อน +2

    أللهم صلي على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد 💙♥️💚

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 7 หลายเดือนก่อน

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KHalidAxmed-q8q
    @KHalidAxmed-q8q 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walashey qaybta 1ad iyo qaybta 2aad waa isku mid waa qisadii fatxiya iyo......

    • @munezachannel14
      @munezachannel14  7 หลายเดือนก่อน +1

      Wll wa sax vedio qebta 1 wax dhamadka codka kaxermay sbabtana ma aqano asxabti aya dhahday mesha kudhamatay qisada ayan rabna tas aya kentay inta sociliyo vedio ciladana wakaso saray qeebta danbe ma ifahantay hada

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 7 หลายเดือนก่อน +2

    Good❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 7 หลายเดือนก่อน +3

    Scw scw scw scw ❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 7 หลายเดือนก่อน

      Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lajeledarerka7507
    @lajeledarerka7507 7 หลายเดือนก่อน +2

    صلي الله عليه وسلم 🌹🌹🌹🌹

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 7 หลายเดือนก่อน

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤