‘’Mukulaal minankeeda joogta’’? Weydiimo iyo xalqo 2-aad oo xiiso leh.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 116

  • @adanyuusuf5350
    @adanyuusuf5350 10 หลายเดือนก่อน +5

    Tilmaamaha ee Ah A.B.CD waxad ku badashaan xarfaha B.T.J.X
    Sababto Afkeena hooyo ayaa wanagsan

  • @Sarta100
    @Sarta100 10 หลายเดือนก่อน +1

    Bari xaafuun.

  • @ismahanmohamud5959
    @ismahanmohamud5959 10 หลายเดือนก่อน +8

    Wan ku salamay caabaas caade meqa sona islaa jogna taalow❤❤❤❤

  • @fardowsamaxamud7784
    @fardowsamaxamud7784 10 หลายเดือนก่อน +7

    Ani maba dawan sanadkii hore waan ku cajisay cabaas Lee dawada m.a adiga lagu talagay barnamijkan

    • @nazra101-o
      @nazra101-o 10 หลายเดือนก่อน

      Me2🎉🎉

  • @nadifanurmohamed7783
    @nadifanurmohamed7783 10 หลายเดือนก่อน +20

    Markuu daadaheynayo wiilkaan waa xiiso kii sanadkii hore waa lagu caajisi jirey

    • @salmaanyarrepro3924
      @salmaanyarrepro3924 10 หลายเดือนก่อน

      Aadoo ween wlh ninkaan tabinayo kaqeeb galasha xitaa waa ku heestaan woona u fududeyaa si heermagaalnima … ma ahan sidii kii xariifki horo dadka zeero diri😅😢

  • @fartun9503
    @fartun9503 10 หลายเดือนก่อน

    Wlc Brother 🙏👍👍

  • @fartun9503
    @fartun9503 10 หลายเดือนก่อน

    Ramdan kariiim ❤

  • @FarxiyoMohamed-h1i
    @FarxiyoMohamed-h1i 10 หลายเดือนก่อน

    Astan waa idin salamy

  • @fartun9503
    @fartun9503 10 หลายเดือนก่อน

    💯💯🙏👍👍👍👍

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ma soo noqotey wariye dahabshiil waydiimo.Ramaddan mubark.

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 10 หลายเดือนก่อน

      Qofki rabo ma aadi kara

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 10 หลายเดือนก่อน +2

    Astaan.
    Fadlan u fekera si Dad Muslim ah.. program Ramadan aad ugu Talo gasheen idinkoo Muslim ah.
    Suaalah u badiya Muslim iyo Somalia wax ku saabsan.
    Maxaa laga faa idi. Hollywood iyo ciyaaro su aalohood.
    Waa fekerkayga.... Waana idin daawanaa.

    • @ahlamhasansiyad3333
      @ahlamhasansiyad3333 10 หลายเดือนก่อน

      MAASHA ALLAAAAAH TABAARAKALAAH QOF IIMAAN LEH AYAA TAHAY WAA RUN SUAALAHA IN AY SIIRADA RASUULKEENA SUUBAN SALALAAHU CALEYHI WASALIM IYO QURAANKA KARIIMKA SUAALAHA DIINIGA U BADIYAAN AYEY AHEYD SI AY AYAGANA AJAR UGA HELAAN.

  • @LuulMaxamad-te7wj
    @LuulMaxamad-te7wj 10 หลายเดือนก่อน

    Legend pro😊😊😊

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 10 หลายเดือนก่อน +4

    2021

  • @AbdiJoro
    @AbdiJoro 10 หลายเดือนก่อน +4

    Insha allah marlee wan ka qayb galiihaa.

    • @NasteexoIbraahim-t6q
      @NasteexoIbraahim-t6q 10 หลายเดือนก่อน

      Wllo halka kaa qaba gashay

    • @gabdhamamhinda1157
      @gabdhamamhinda1157 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@NasteexoIbraahim-t6q bisha soonka ka horeysa page astaan la soo dhig linked halkas ka Codsan

  • @FarxiyoMohamed-h1i
    @FarxiyoMohamed-h1i 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @Sarta100
    @Sarta100 10 หลายเดือนก่อน +1

    Xaafuun bari

  • @sigashmattoo9821
    @sigashmattoo9821 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc fadhlan ramadhan Kareem ❌ ma aha wa ramadhan Mubarak ✔️ marka iskuday in ad ramadhan Mubarak isticmasho mahadsanid

    • @MashkaxMuse-pp5uz
      @MashkaxMuse-pp5uz 10 หลายเดือนก่อน

      Walaal maxaa loo diday in aan dhahno ramadaan karimm jazaka Allah qeyran❤

  • @canabmacalin5045
    @canabmacalin5045 10 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 10 หลายเดือนก่อน

    Abaas ducada Aminamin amin amin amin amin amin

  • @rodashacir143
    @rodashacir143 10 หลายเดือนก่อน +1

    Inaa ka so qeyb galayo ayaa rabaa inte kaala xariiraa

  • @Sarta100
    @Sarta100 10 หลายเดือนก่อน +1

    Istanbul ,turki.

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 10 หลายเดือนก่อน +6

    Kkk afdoolan waa dahab waa maahmaah soomaaliyeed re maaha maahmaah mudug

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 10 หลายเดือนก่อน

    WOW ASTAAN DADKA KOR HALO QAADO SHAQOOYIN HALA SIIYO LACAG HALA SIIYO MASHA ALLAH

  • @Nihaam.nuur1
    @Nihaam.nuur1 10 หลายเดือนก่อน +1

    In aan kaqeebgalo Ayaan rabaab

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi6148 10 หลายเดือนก่อน

    Waa istabul

  • @casharashow46
    @casharashow46 10 หลายเดือนก่อน +1

    In aan ka qebgalo baa rabe waba hilmamey markan arkan xasuusta

  • @Sarta100
    @Sarta100 10 หลายเดือนก่อน +1

    Miisaank.

  • @mohammedabdirashid7053
    @mohammedabdirashid7053 10 หลายเดือนก่อน +3

    Barnaamijka aan ka faido soonka , ya kle oo jecel barnamijkn

  • @FatimaSuleimanjeilani
    @FatimaSuleimanjeilani 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mar unbaan ka qeyb qaadan doonaa I.n

  • @HAMSEEzmah
    @HAMSEEzmah 10 หลายเดือนก่อน

    Dadkani ma wxn ba sualo uu ah wlhi Muqdisho naga cilmi yar😂😂😂😂😂

    • @AbdorahmanSorre
      @AbdorahmanSorre 10 หลายเดือนก่อน

      Waxaa fahmeeena suaal noo eh , lahjada reer waqoooy maxaa Naga galay 😅😅😅

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 10 หลายเดือนก่อน

    Miizaan waaye

  • @faadumocabdi8644
    @faadumocabdi8644 10 หลายเดือนก่อน +1

    Macalinka saanaa

  • @AbdullSUKELAHilow
    @AbdullSUKELAHilow 10 หลายเดือนก่อน +4

    Mcalinkan mradhakarid Abaso legend

  • @komantikudhiigle1153
    @komantikudhiigle1153 10 หลายเดือนก่อน +2

    SAASAAA MACLIN JAAMACAD KUTAHAY MIYAA GARABAA LAGUUGU GEEYI MACLINIMAD JAAMACADA BAANGALA DEEESH MACLIN KA AHAY KULAHAA SABUUL GANLEEY NINKUSIIYAA LASIIYAA

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 10 หลายเดือนก่อน +1

      War mayeee jmcda bangaladesh ku taalaa master buu ka diyaarinyaa heer baadiyayohow😂

    • @komantikudhiigle1153
      @komantikudhiigle1153 10 หลายเดือนก่อน

      @@Amina_Isse WAXOOW YAHAY MALAHA DUKSI HOOSE XATAA SOO MADHIGAN GARAB AYAA LAGU GEEYI BANGAALADEESH WAXAABA IGA SII DARAN MIDKA DHAHAAYI MACLIN JAAMACADEED AAN AHAY KKKK SUAASHII KOOWAAD SHEEGI WAAYAY

    • @mohamedamiinabdiaadan6821
      @mohamedamiinabdiaadan6821 10 หลายเดือนก่อน

      Afka maruu kadhahay afkiisa iyo maskaxdiisa islama socdaan macalimiinta jamacada 55% hadii laso fadhiisiiyo saan le waye

    • @komantikudhiigle1153
      @komantikudhiigle1153 10 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedamiinabdiaadan6821 CALAL CAQALI HADUU SHEEGI LAHAA 4 SUAAL XATAA WAXAAY AHAAN LAHEED KAASAA MARKA LAGU DHAHAA WAA MACALIN XATAA CABAAS CABDI WAA U HOOS GILI ARDAYDAADA WEEY KU DAAWANAYAAN AAW DHAHAY KKKKKK

  • @habooncali1051
    @habooncali1051 10 หลายเดือนก่อน

    Barnamijka Ramadan kahor ma la is Diwan galiya I fahan siiya

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 10 หลายเดือนก่อน

    Mahmahyada xarafka ay qeybta hore ka bilabatay ayay qeybta dambana ka bilaban

  • @AskimBoi
    @AskimBoi 10 หลายเดือนก่อน

    Suaalahan dhafax waaye dadka maanta jiraa waa jilcanyihin haloo fududeeyo😂😂

  • @Uluufochannel
    @Uluufochannel 10 หลายเดือนก่อน

    Qofki rabo ma aadi kara indho sharer mala ogolyahy please iso jawaba??

  • @LuulMaxamad-te7wj
    @LuulMaxamad-te7wj 10 หลายเดือนก่อน

    Astaan xarif😂😂😂😂😂

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @caashajeylani6828
    @caashajeylani6828 10 หลายเดือนก่อน +3

    Cabaaas Adna Dadka Laba Lbeenta Kadaa Mar Hadee Su aasha Kajawaaban oo ogtahay inee Saxantahay Tike Usaar Qal qalka Kadaa

  • @LuulMaxamad-te7wj
    @LuulMaxamad-te7wj 10 หลายเดือนก่อน

    Sawul galey aaaaa😂😂😂

  • @maganmire4595
    @maganmire4595 10 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga

  • @abdiabdullahiahmed
    @abdiabdullahiahmed 10 หลายเดือนก่อน +1

    plze so ciliya guutale

  • @H.A.M320
    @H.A.M320 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qaabka looga qeyb galo yaa igu caawin karo asxaabta.

    • @sabriincabdisalaan6014
      @sabriincabdisalaan6014 10 หลายเดือนก่อน

      Codenta wey xirmaty sanadka dambo iskuso diyari 👍

    • @H.A.M320
      @H.A.M320 10 หลายเดือนก่อน

      @@sabriincabdisalaan6014 waan lasocdaa inay xirmaty ee xagee laga codsadaa war maka heydaa wlshy 🤔

  • @FatimaSuleimanjeilani
    @FatimaSuleimanjeilani 10 หลายเดือนก่อน

    Marunbaan ka qeyb qaadan doonaa I A

  • @AxmadDaahir89
    @AxmadDaahir89 10 หลายเดือนก่อน

    😂😢😮😮

  • @abdiabdullahiahmed
    @abdiabdullahiahmed 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkii 2023 dadihinaa halasociliyo oo ahaa guutale

    • @sumayaaxmed6445
      @sumayaaxmed6445 10 หลายเดือนก่อน

      Mesha ka carar 😂

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 10 หลายเดือนก่อน

      Hada rabo se lagu hela

  • @saabirayuub1276
    @saabirayuub1276 10 หลายเดือนก่อน

    War macalinka suu wax yeelay😂😂😂

  • @aburayaanyasin5968
    @aburayaanyasin5968 10 หลายเดือนก่อน

    Waxan kugula talin lahaa maadaama uu barnaamijka uu afsoomaali ku baxaayo fadlan ka fogow isticmaalka ereyada afka ingiriiska & soomaaliya . Waxaa ku daawanaya waa Soomaali kaliya.

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 10 หลายเดือนก่อน

    Abaas sxb dhaqada aya naguyar ee noso badi daqida

  • @saadaqmohamed3376
    @saadaqmohamed3376 10 หลายเดือนก่อน

    3 sano ayaan dawanaa Waa barbamij xiiso iyo wax laga faaido

  • @Ruuja38
    @Ruuja38 10 หลายเดือนก่อน

    ninkaan ninki horay u tabin jiray miyaa mise waa walaalkiis adka xaa uga dhacay

  • @AshaAbdi-h4e
    @AshaAbdi-h4e 10 หลายเดือนก่อน

    macalinka waa fududaade😂

  • @ahmedmahdi88
    @ahmedmahdi88 10 หลายเดือนก่อน

    WAR REER ASTAANOW LUUQADA AAD WAX KU QORAYSAAN HAGAAJIYA. MAXAAD NAGALA DOONTEEN REER XAMAR MABA LA FAHMAAYEE.

  • @yahyeabukarabdulle8711
    @yahyeabukarabdulle8711 10 หลายเดือนก่อน

    20:57 C

  • @AbdullSUKELAHilow
    @AbdullSUKELAHilow 10 หลายเดือนก่อน +1

    kwan A leeh intee kasoscda

  • @shukriabdi4670
    @shukriabdi4670 10 หลายเดือนก่อน

    Xaakla masahlana😂

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 10 หลายเดือนก่อน

    Istanbuul

  • @shaafimuhudin6004
    @shaafimuhudin6004 10 หลายเดือนก่อน

    Barnaamijkaan waa mid aad iyo aad u wanaagsan in somalida yelato من سيربح المليون lkn waxuu u baahan yahay wariye codkar ah dha'dhan u yeeli karo. Barnaamijka nucaan oo kale ah maaha in lagu caajiso.

  • @gabdhamamhinda1157
    @gabdhamamhinda1157 10 หลายเดือนก่อน

    Sorry ustada caabaas inuu jawaabta ku haleshi wuu isku dayay lkn nasiibk ka codyay

  • @qadroali9261
    @qadroali9261 10 หลายเดือนก่อน

    A❤❤❤
    A a a

  • @aburayaanyasin5968
    @aburayaanyasin5968 10 หลายเดือนก่อน

    Qaaxira 😆😆

  • @caashajeylani6828
    @caashajeylani6828 10 หลายเดือนก่อน

    War Umaadaan Maah maahda Kaseenin Maxee aheed War Waxaan Yaa Anaga Nagu Soo Warejiyo

  • @XasanUbax-e4v
    @XasanUbax-e4v 3 หลายเดือนก่อน

    Anga io azxbteyda

  • @abbasgaras695
    @abbasgaras695 10 หลายเดือนก่อน +1

    Horta barmamijkan dadka damininta ma kaso qeyb galo lee ama level ka waxbarashada ey sheganayaan qaldan

    • @Mirahamaskaxda
      @Mirahamaskaxda 10 หลายเดือนก่อน

      Su’aalaha waxbarasho Iyo field ga aad sovaraty shaqo kuma lahan badankod

  • @qadroali9261
    @qadroali9261 10 หลายเดือนก่อน

    A waayaa ama b

  • @mohamadmakaraan237
    @mohamadmakaraan237 10 หลายเดือนก่อน

    Wale macalinka macalfan hadoba mahmah garaway wa nasiib daro

  • @kobciyeservices12
    @kobciyeservices12 10 หลายเดือนก่อน

    Ha lagu daro hadi kale subscribe waa idin kala labana😂😂😂😂

  • @sahrosiliki4626
    @sahrosiliki4626 10 หลายเดือนก่อน +2

    Macalinka koyto mi

  • @qadroali9261
    @qadroali9261 10 หลายเดือนก่อน

    ❤ a😮

  • @qadroali9261
    @qadroali9261 10 หลายเดือนก่อน

    A

  • @seynabsharif3708
    @seynabsharif3708 10 หลายเดือนก่อน

    Ustaaad muudey

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 10 หลายเดือนก่อน

    Maxaa helay macalinka sabuul galay nin kusiiyaa lasiiyaa........?ma ogeen miyaa in ay hees dhan tahay

  • @abdiwarsamecaag5275
    @abdiwarsamecaag5275 10 หลายเดือนก่อน

    D

  • @AskimBoi
    @AskimBoi 10 หลายเดือนก่อน

    Y

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl 10 หลายเดือนก่อน

    Mahmah reer mudug mah waa mahmah somali ah horta dadk qaar waay iska hadal🤭

  • @komantikudhiigle1153
    @komantikudhiigle1153 10 หลายเดือนก่อน

    REEER MUDUG AAN AHAY IYO JAAMACADA UMUDAAN KASOO BAXAY IYO BANGALA DEESH AAN BAACH KA DIYAARINOOYA BEEN BEEN GARABAAA JAAMACADA LUGU BAASI INNA ADEER KIIS XILDHI BAAN AHAA GARABA LAGU GEEYI

  • @fatumafashiondesigner1461
    @fatumafashiondesigner1461 10 หลายเดือนก่อน

    Kan aminad tayad leh kuma hadlayo

  • @qadroali9261
    @qadroali9261 10 หลายเดือนก่อน

    A naayaaaa

  • @aminayusuf-l5g
    @aminayusuf-l5g 10 หลายเดือนก่อน

    Nevermer 30

  • @caseeryare
    @caseeryare 10 หลายเดือนก่อน +1

    Macalinka in aad kabootisaan ayey aheed, sorry

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 10 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @jamiilacali939
    @jamiilacali939 10 หลายเดือนก่อน +1

    Firs comment

  • @fouedahmad
    @fouedahmad 10 หลายเดือนก่อน

    Ninki sugaya la waydiya waaye

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 10 หลายเดือนก่อน

    Sacada ibnu waqas waye

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 10 หลายเดือนก่อน

    MACALIN JAAMICI AAN MUQDISHO KA AHAY IYO SAANAA ? 😂😂😂 SUAASHII 1AAD EE U FUDUDEED AA LAGU DHACAY CEEB LOOMA DHINTO KA OROD🏃‍♂️🏃‍♂️ MEESHA🤣🤣 WAABA LAGU HEESAA SABUUL GALEY NIN KU SIISTAA LA SIISTAA REER MUQDISHO ASAL AH MA AHAN ODEYGAAN😀

  • @iraani115
    @iraani115 10 หลายเดือนก่อน

    Sabuul galeey ninkii ku siiyaa lasiistaa waa maah maah iska caan ah hadaa ciyaal Xamar tahay waye not ciyaal gobol

    • @sumayaaxmed6445
      @sumayaaxmed6445 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂

    • @AbdorahmanSorre
      @AbdorahmanSorre 10 หลายเดือนก่อน

      Ani ciyaaal xamar aan ahaaa mana kasaaayi 😂😂😂😂

  • @FatimaSuleimanjeilani
    @FatimaSuleimanjeilani 10 หลายเดือนก่อน

    Marunbaan ka qeyb qaadan doonaa I A

  • @qadroali9261
    @qadroali9261 10 หลายเดือนก่อน

    A

  • @qadroali9261
    @qadroali9261 10 หลายเดือนก่อน

    A

  • @aminayusuf-l5g
    @aminayusuf-l5g 10 หลายเดือนก่อน

    A