maxamed mooge liibaan HEESTII: sabab kale hamoodin oo dhamaystiran

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 49

  • @abdallakaariye7169
    @abdallakaariye7169 ปีที่แล้ว +8

    Adna sibiq ku dhaafiyo
    Salaan guud ha joogtee
    Sidaad tahay imaad odhan
    Intaad soo dhawaatee .
    M.Mooge AHU

  • @nazmaabdy7186
    @nazmaabdy7186 2 ปีที่แล้ว +6

    A legend who will never be forgotten mohamed mooge AUN ❤

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 ปีที่แล้ว +6

    Ahn legend waa fannaanka soomaalida ugu wayn sxp adna mhdsnd dhammaan waan dhagaystay heesihiisa inta aan arkay

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 2 ปีที่แล้ว +2

    Jibo aad iyoaad ayaan kuu salaamay ilahay ha unaxariistomaxamad mooge wixii igadanabeyow Leek igu dhuta

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 6 หลายเดือนก่อน +1

    Erayada maxamad cali kaariye
    Laxanka macalinka laxamada c/kariin jiir qaarey
    Codka maxamad moogr

  • @anigaqudhayda4066
    @anigaqudhayda4066 2 หลายเดือนก่อน

    Jibo qaraami sxb tumistu maaha xudaydi. Waxan u badinayaa bashiir xadi Allah haw naxariistee. Laakiin 1000% waan hubaa inaanu ahayn Xudaydi

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial1639 2 ปีที่แล้ว +4

    Alle Haw Naxariizto Maxamed mooge Libaan

  • @farhiamire8969
    @farhiamire8969 10 หลายเดือนก่อน +2

    Maxamed Mooge Liibaan (AUN) Nin culus aadna aan u taageero waxaan is dhihi karaa waa Libaaxii Fankii hore. Waa mahadsantihiin.

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 3 หลายเดือนก่อน +1

    Siday tahay naftaydiyo
    Lama socotid hawlaha
    Sanadahan i haystee
    Sasab iyo wax sheeg iyo
    Samir waan ka quustoo
    Waa in'aan salgaadhee
    Adna sibiq ku dhaaf iyo
    Salaan guud ha joogtee
    Sideed tahay imaad odhan
    Intaad soo dhawaatee
    Sabab kale ha moodine
    Suntaadii habeen-nadan
    Waan ka seexan waayoo
    Seedahaad i goysee!!!✍✋
    AUN Samigaygii ina Mooge🤲

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy 2 หลายเดือนก่อน +2

    Salaankaa aad fuushay
    Sare kuuma dhigayoo

  • @gudinimcaan613
    @gudinimcaan613 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto Maxammed Mooge Liiban.

  • @MaxamedHeebaan
    @MaxamedHeebaan ปีที่แล้ว +2

    Cawa oo ay tariikhdu tahay 31/12/2023 sacaduna tahay 10:30 pm ayaan dhagayznYa heestaan anigo mirqaansN sababta igu kaliftay heesta iyo qaadkaba waxa weeyaan inantiii aan ifka ujecla Ee aanu mudo badan soo wada sheekaysanayay ayaa balankii aanu lahayn ka baxday xitaa guur baanu ku heshiinay Lkn hada ma hayo iyadii oo way iga tagtay ❤️‍🩹

  • @bashiirbadall234
    @bashiirbadall234 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend maxmed mooge Liibaan

  • @IsmailAbdimumin-r1h
    @IsmailAbdimumin-r1h ปีที่แล้ว +1

    NHeestii
    Sababkale hamodine
    Codkii=mxmed mooge
    Erayadii=m.ali kaariye
    Kkabankii=mxm.xudeydi
    Laxankii=c.karin jiir
    Dhamaan AHU
    14-12-2023 galab
    17:25am karaan irshaad
    ❤❤❤create by
    Ismail Adde❤❤😅😅

  • @AbunakarCabdisheikh2023
    @AbunakarCabdisheikh2023 3 หลายเดือนก่อน

    Mooge sayidka barkaysan

  • @maxamedxuseen3318
    @maxamedxuseen3318 2 ปีที่แล้ว +4

    Ax ax ilahayi naxarti jano
    Haka warabiyo

  • @iltiredoualegemail6059
    @iltiredoualegemail6059 2 ปีที่แล้ว +1

    Hommage med mogue.

  • @maxamedcumarcigaal
    @maxamedcumarcigaal ปีที่แล้ว +1

    𝐀𝐥𝐚𝐡 𝐧𝐚𝐱𝐫𝐢𝐢 𝐚𝐦𝐢𝐢𝐧

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 ปีที่แล้ว +1

    LEGEND KII U MAGACA DHEERAADAY FANKA SOMALUDA.

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 2 ปีที่แล้ว +1

    Jibo wanku salaamey masuul

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 ปีที่แล้ว +2

    Hibo Nuura markan waxay ku jirtaa hablaha jiibta macaan ku daray sida heesta ka muuqata bayd ayaa ku jira aanay qabadhi qaadi Karin oo marka Hibo duubtay ay ka reebtay timahaaga sagalkee sayma roob la moodiyo sanqaroorka kugu yaal ❤

  • @hagadherianofficial6567
    @hagadherianofficial6567 2 ปีที่แล้ว +2

    Gone but never forgotten MML

  • @khadarnimcaanyusuf-ki5he
    @khadarnimcaanyusuf-ki5he ปีที่แล้ว +1

    Khadar nimcaan

  • @ZackAli
    @ZackAli ปีที่แล้ว +1

    Heestan caawa oo ay tahay habeen jimce ah, taariikhduna tahay 28 September 2023 ayaan ku dhagaysanayaa magaalada hargeisa,
    Caafimaad qab baan idiin rajjaynayaa dhammaantiinba.

  • @iltiredoualegemail6059
    @iltiredoualegemail6059 2 ปีที่แล้ว +1

    Hommage ahmed mogue.

  • @youngmoa5431
    @youngmoa5431 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asxaabta Waan Idin Salaamay Dhamaan Iga Jaahil Bixiya Heestan Original Keeda Ma Mohamed Mooge Baa Hel Mise Hibo Nuura

  • @MohamedAli-wk8pf
    @MohamedAli-wk8pf ปีที่แล้ว

    ala weeeeey hai xasuusin ninkaaan aad ban utaagera fankisa allow ku naxriiiis

  • @khadarhogad5835
    @khadarhogad5835 ปีที่แล้ว

    Aniga iyo walaashay anisa iyo 2 wiil oo abtigayo dhalay baa heestan habeen dhan kusoo celceshanaynay inta u dhexaysa burco iyo laascaanoon.

    • @jiboqaraamimedia4583
      @jiboqaraamimedia4583  ปีที่แล้ว

      Sharaf iyo karaamo dhntiin

    • @anigaqudhayda4066
      @anigaqudhayda4066 2 หลายเดือนก่อน

      Waa is jeclaydeen waydaan isu sheeganin. Hada mays calafateen ilmaabtiyadaa?

  • @tvxumaandiidyoutube829
    @tvxumaandiidyoutube829 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxaa curiyay Abwaan
    Maxamed Cali kaariye
    Laxanka c.kariin faarax qaaray c.kariin jiir
    Waana heesahan loo qaaday jacaylkii Abwaanka kaariye uu jeclaaday fanaanada shankaroon axmed sagal

    • @abdiqani50
      @abdiqani50 ปีที่แล้ว

      Inantu jecladay ma Shankaron bay Ahayd .

  • @maxamedcumarcigaal
    @maxamedcumarcigaal ปีที่แล้ว +1

    𝐀𝐥𝐚𝐡 𝐧𝐚𝐱𝐫𝐢𝐢 𝐚𝐦𝐢𝐢𝐧