Xaaji Cali Shoocaac oo Maanta Wacdaro ka dhgay Sanadguuradii ONLF - JWXO.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

ความคิดเห็น • 38

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 ปีที่แล้ว +1

    Guul iyo Gobanimo warta Ehelkaga Aamiin ❤️❤️❤️
    Power Og 🌹🌹🌹🤲🤲🤲

  • @Faaraxdaahir1288Faaraxda-cn6iq
    @Faaraxdaahir1288Faaraxda-cn6iq ปีที่แล้ว +1

    Halkaa ka haaya somaali manoola madaxday ka dhimatay alaha idunku garabgalo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah ปีที่แล้ว +3

    Axmaarka, isaga oo Gaal ah ayuu diiday inuu madaxa dhiibto, Soomali Galbeedna/Ogaadeeniya, heeryadi bay iska qaadi la’dahay.
    Wallaahi Halgan aan Diin ku dhisnayn inaan gobannimo lagu gaarayn.

    • @abdullahalmuwaxid9643
      @abdullahalmuwaxid9643 ปีที่แล้ว

      Rabbi subxaanah haku sugo oo haku barakeeyo. Taas baa dhab ah.

  • @husseinduale50
    @husseinduale50 ปีที่แล้ว +3

    Anigu waxaa ahay nin Gurra ah .Beeshan Ogaadeen deegaan ayaan wadaagnaa. Aabahayna way dhaleen. Beeshan waan jeclahay. Miyaad ogtihiin waxaan ku jeclahay? Waa beesha kaliya ee soo taagan ee Muujiso waxa ay aaminsantahay. Ama ha saxsanaadaan ama ha khaldanaadaane. Cida idinku sheegto qabyaalada waa mayd dhintay, waayo may muujiyaan fikorkooda kuwa idinku sheegaya qabyaalada xitaa yaanu saxsanaane

    • @mayo3607
      @mayo3607 ปีที่แล้ว

      waxaad tahay ahlu caqli walaal. waxaan ahayn ogaadeen waligay qabyaalad soomali kuma kala xigsan. haddaan arko qoys soomaaliyeed oo ethiopia diidan walaaahi waan raaci magacay doonaan ha wateen. walaal ethiopia aan diidno. waliba dhulka Gurre dago aan ka difaacno oromada rabta inay qaadato. mahadsanid

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw ปีที่แล้ว

    jah jecliyaa xornimo aankujoogo hanbalyo guuuul🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁💪💪🔥🔥🔥🔥🫶🫶🫶👑👑👑♥️♥️♥️🥰🥰🥰🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 ปีที่แล้ว +3

    Xaaji SHOCAAC Allah haku xafido Viva ONLF

  • @jawariguulet4929
    @jawariguulet4929 ปีที่แล้ว

    Daraawiishta ONLF 🪖🥾✊🏽
    Guul iyo gobanimo waarta

  • @abdiqanimohamed1992
    @abdiqanimohamed1992 ปีที่แล้ว

    nin karimed gesi ader Cali shucaac kudayda dadkaygow

  • @jawariguulet4929
    @jawariguulet4929 ปีที่แล้ว

    Mashallah Abwaan sh Ali shucaac ilaahey cumrigaaga raaji . Cafimaad qab ku waar inshallah

  • @suhurdek8304
    @suhurdek8304 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allh aderky cimriga allaha kubarakeyo🇬🇲🇬🇲

  • @abdiqanimohamed1992
    @abdiqanimohamed1992 ปีที่แล้ว

    mashalah ader Ala hano kadayo inbadan

  • @Maxamed-p9e
    @Maxamed-p9e หลายเดือนก่อน

    Haxorowda ogadeenia ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salmansamir5570
    @salmansamir5570 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah. Geesi geesi dhalay. Shiikh Cali Shucaac ilaahow noosii daa, waayo badan.

  • @abdiqanimohamed1992
    @abdiqanimohamed1992 ปีที่แล้ว

    ax ax Ala waruntii

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 8 หลายเดือนก่อน

    MashaAllh ❤

  • @dsf9824
    @dsf9824 ปีที่แล้ว

    Ogaadeen ilaa qiyaamaha
    Xoriyad ayay radinayaan

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah ปีที่แล้ว +1

    Munkar iyo Fisqi isku milan Rag & Dumar, xorayn laguma gaaro

  • @abdulazizd
    @abdulazizd ปีที่แล้ว +1

    Jecliyaa cali shoocaac ilahay ha barakeeyo❤❤❤❤

  • @BusharoAbdi-c1z
    @BusharoAbdi-c1z ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @khadarjibril2626
    @khadarjibril2626 ปีที่แล้ว

    😢😢😊

  • @qadroibraahim553
    @qadroibraahim553 ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @yussufabdi6774
    @yussufabdi6774 ปีที่แล้ว

    👍

  • @ahmedabdi5176
    @ahmedabdi5176 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂 ahmmaaro shufto😂😂😂😂😂

  • @mohammedkoriohaji-vh1sq
    @mohammedkoriohaji-vh1sq ปีที่แล้ว

    manshaAllh adeer cali shucac ilaahay hakuxifdiyo guul onlf mr nuur aad ayan kusalamaya bro niko jigjiga mungu abariki Ogadenya aamiin

  • @gacayteabrizz-yk5ic
    @gacayteabrizz-yk5ic ปีที่แล้ว

    Diithi mayno geerida
    Deegta qorigu noo suran
    Hambalyo guul iyo gobonimo
    Waxannahay ogadenya jwxo

  • @AdamOsman97072
    @AdamOsman97072 ปีที่แล้ว

    Masha allah Illahay waxan kabaryay jamhuriyad dhan itus ...Somali galbeed qori baykuxobeye ... waxan sugna wa somali o mid ah i .a

  • @DaoudAhmed-g3w
    @DaoudAhmed-g3w ปีที่แล้ว

    Somaalida Ethiopia hantiya oo la tashada hadaad doonaysaan in aad hore u martaan .

  • @CaaqilInasalan-zl1cs
    @CaaqilInasalan-zl1cs ปีที่แล้ว

    Ogadeniga Guuul🇬🇲🇬🇲🇬🇲🔥🔥🔥🔥

  • @bellakinshirehussein6194
    @bellakinshirehussein6194 ปีที่แล้ว

    Mansha allaha rera yeedey i love

  • @mariish443
    @mariish443 ปีที่แล้ว

    Mansha alha weyi tasi

  • @adamabdi5174
    @adamabdi5174 ปีที่แล้ว

    Manshaalah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว

    Wixii kiraba oo dulmi falo maalin ayey hoos aadaan