DIGNIIN KHATARTA KOOXDAN & QAAR KA DARAN O SOMALIYA SANAM INAN CAABUDNO BAYNU KU SIGANAY SUBXANALAH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 166

  • @asmaaxlaam3363
    @asmaaxlaam3363 2 หลายเดือนก่อน +19

    Bisinka Bisnka Bisnka Ar kacaraaay Ar kacaraaay Ar kacaraaay
    Fafiruuu ilallaah😢 Fafiruuu ilallaah 😢 Fafiruuu ilallaah 😢
    Ar quraanka akhriyaay ar quraanka akhriyaay ar quraanka akhriyaay
    Arwaa laysasoogalayeey

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน +3

      Bil xaqiiq waa waxa 34 sano nowadays dowlad nimo dadki wadamada gaalada aadayna badhbaa lagaalaysiiyay aloow saqir amuraha Aaaamiiiin yaa rabbi

  • @abdulkadirmohamed2011
    @abdulkadirmohamed2011 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walaal bodhari maanta Ajir way Ayaan shaqaysatay, ictisaam na Ku dar ninkaas oo kale ayay Sheikh leeyihiin❤ Allow sahal Amuuraha

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 หลายเดือนก่อน +8

    Shaydan iyo qurun oo dhan quranka Aya ka adag

  • @shamlandhaqane9836
    @shamlandhaqane9836 2 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صلي على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 2 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم صل وسلم عليه وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 2 หลายเดือนก่อน +2

    Somali 🇸🇴 waa lagu soo duulay diin dal iyo dhaqanba ilaahoow naga bad baadi shartooda Aamiin

  • @ibro2o2
    @ibro2o2 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waad mahadsan insha allah Alle waa naga qaban.

  • @whome4851
    @whome4851 2 หลายเดือนก่อน +2

    War Soomaaliyeey waa nala soogalay , war kakacaaayaa

  • @SonSharib
    @SonSharib 2 หลายเดือนก่อน +1

    ABDIFATAH BOODHARI ALLAH SWT HA KU XAFIDO . AAMIIN YAA RABBI

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxana Allah illahay Cid kaso geeya oo lacaabudo majiro.

  • @AliyaSalama-kp2bq
    @AliyaSalama-kp2bq 2 หลายเดือนก่อน +2

    Suis pas somalienne mais je parle parfaiement en somalie

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 หลายเดือนก่อน +4

    Boodhari my habo waa fariid kulahaa walaqsade love you habo ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 2 หลายเดือนก่อน +5

    14:20 laxowlu wallaquwati illaa billaah istaqfurullaah

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 2 หลายเดือนก่อน +2

    Acuudubillah war kan Somaliga ayaa galadi kadaran bisinka sheikh Abdiqadir xataa been bu ka sheegay illhy io Rasuulkisa waa u u gafay Salamadka Illhyow khatumada no sug yaa rabi

  • @C.W.W
    @C.W.W 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂❤❤❤❤
    Boodhari so funny

  • @zahrahassan5286
    @zahrahassan5286 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc masha Allha illhay haku xafido aamiin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +4

    mucawidataynka suuradaha loo yaqaan ba ilaahay xirsi xidh ugu dhameeyay muslimiinta ee halagu dhaqmo oo hala barto inshaa allaah

  • @JojoSeylac
    @JojoSeylac 2 หลายเดือนก่อน +1

    Caleyhi salatu wasalam ❤

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 2 หลายเดือนก่อน +3

    RABI TALO KZu Filan Inshaaaaalh

    • @mahamoudchoukri7134
      @mahamoudchoukri7134 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Ouiii ❤

  • @HawaAbdullahi-f8h
    @HawaAbdullahi-f8h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shbhanallah

  • @qurxanqaaliqurxan9476
    @qurxanqaaliqurxan9476 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana Allah somali weey waa latay

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh cabdulqaadir addoon ilaahay buu ahaa been bay ka sheegayaan nimankanni dalkii awalba burbursanaa way ku soo bateen Subxaanalaah

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 หลายเดือนก่อน

      Ma ku salaami karaa ?

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

      ​Mayeey kkkk
      Wala kal shakiyay ​@@mohamed88466

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 2 หลายเดือนก่อน

    Subxana laah,wa cayadubilaah! Laa ilaaha ilaa anta yaa alaah. Ilahow xusnal qaatima ayaanu ka bariney yaa alaah oo Ilahow diinta hanaga fidneynin, kutab gaablow na umada ka qabo.

  • @LAANDHEERE360
    @LAANDHEERE360 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallaah allaahu akbar

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 หลายเดือนก่อน

    Waryaarahe shiidii baan kujirnaye. Inteena wax garanaysaa. Ilaahay halugu xirnaado.

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu in uu xassan sheekh ka mid Yahay ayaanba u maleynayaa Sababtoo ah dhaqankiisaa ah kuwa Mansooniga ah

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaas hadlaayo waa suufigii waynaa ee SHEEKH SOOMOW AHAA

    • @rashkaarow45
      @rashkaarow45 2 หลายเดือนก่อน

      Acuudu billaahi minash-shaytdani rajiim . War ma hubtaa inuu yahay jaahilkii weynaa ee lla baxay Sh . Soomoow .
      Waa kooxdii Salmaan FLY .
      Aan dalxiisnee Salmaan sooraac .

  • @AliyaSalama-kp2bq
    @AliyaSalama-kp2bq 2 หลายเดือนก่อน

    J aime bien ecoute t émissions

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah ❤
    Allah ku ciseeyo isha ayaad ka tuurtay
    shayaadinta insi iyo jini Allah shartooda hanaga qabto ❤️💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 2 หลายเดือนก่อน +1

    Haye. Wll❤❤

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh ,politician,fanaan waa lainaka xayuubsaday qofkastow indhaha qalbiga kusoco❤❤❤

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 หลายเดือนก่อน +2

    Anigoo caruur ah baan maalin arkay islaan aan jiiraan ahayn oo hiliab ay qashay wada waxay tiri hilibkan waxaan u wadaa siyaarada qabriga sheekh aways oo ah sheekh jeelaani gacan yarihiisii waxay tiri awliyadaa cunaysa hilibka oo dibadaa loo dhigaa .yacnii dad la arkayo hilibka cuni maayaan...soomaalidu dhaqano shirki ah bay hoos wadaan diinteena xaniifka ah.........

  • @DrNucmaan
    @DrNucmaan 2 หลายเดือนก่อน

    2:52 😂😂😂😂😂😂😂😂
    Qosol iyo Wax Sheega isla Socda Yaa Laga Helaa Aan Boodhariga Ahayn 😂😂😂😂 Guulayso Boowe 😊😊😊

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 2 หลายเดือนก่อน

    Ilhow aaq hanaga dhigin afkayn wax san ku tir inshallah

  • @masaai-cw4lz
    @masaai-cw4lz 2 หลายเดือนก่อน

    DJ SUBEER AWAL BA REER ABAARSO BU AHAA OO QARSOON WAXNA KAMA DEYRINAAYO BALADA NAASAHA WEYN

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +1

    wa heedhe suufiyadu iyaga shayaadina bal fiiri waxay kuhadlayan subxaanallaah

  • @WarsanYaasin
    @WarsanYaasin 2 หลายเดือนก่อน

    Amàshaa àlaah

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan 2 หลายเดือนก่อน

    Xasbunallaah 😢😢 illaahow adaan ku aaminey yaa rabbi yaa raxmaan

  • @AliyaSalama-kp2bq
    @AliyaSalama-kp2bq 2 หลายเดือนก่อน

    Avec toi mo grand

  • @mataan10hasan77
    @mataan10hasan77 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah c/faataax bodhari❤alle ka cabsiga iyo ku salinta rasuulkena markasta ku muqaalkasta aad nala wadagto isha allaah❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah Somaliya dhexdeeda haday gaaladan shiiqnimada sheeganaysa illahow naga qabo walahay waayab shiiq cadiqadir baa dhaartay kuye dhulka kula go

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maschallah taabarakallah

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 2 หลายเดือนก่อน

    Acuudu bilaahi minashedaani
    Rajim
    Cabdiftx mahadsanid❤
    Soomaali qurbe qaarbadan
    Baa kuhalabey ilaahey hasohadeyo
    Dadka fiican raaacu yiri suubanhu Rasuulku caleyhi salaatu wasalaam
    Subxaan allaah curaafiin iyo faaliyaha soomaaliya waa kubaten xabashida gaaladu sixiroole suufigu gaaladey aaminsayihin waa nooc sheeco ah sharkooda ilaahey hakuceliyo dhagartu badantey
    Ee digriga allaah badiya Insha Allaah

  • @AliyaSalama-kp2bq
    @AliyaSalama-kp2bq 2 หลายเดือนก่อน

    Bonsoir mo frère

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 2 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw subxaan allaah

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 หลายเดือนก่อน

    Illaahay bay iloobeen. Kuwaan gaalna maaha. Islamickiina way ka tageen. Subxaanlaah.
    Illhow naga badbaadi.

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 2 หลายเดือนก่อน +1

    suufiyeey dadka diinti weey fahmeen waayna barteen iska lilaaliya suufi iyo qabuura caabud dadoow

  • @DrNucmaan
    @DrNucmaan 2 หลายเดือนก่อน

    NACLAD Eeebe Kugu Dhacday Rabbigayna JAHANAMA Salka Kuu Gee Oo MASIIXU DAJAAL iyo iBLiiSBA Ka Hoos Mar Lacnatullaahi Calayk Waan Xanaaqay Wallaahay Kuwa Dhagaysanaaya iyo isagaba Kitaabkaan intaan Ufiiriyo Waxay Mudanyihiin Marsiin Lahaa Wallaahay Oo Billaahay Oo Tollaahay Lacnatullaahi Calayk

  • @masaai-cw4lz
    @masaai-cw4lz 2 หลายเดือนก่อน

    SULDAN SERAAR AWAL JAAHIL EITHOPIAN AH BUU AHAA LKN KUWA KALE MAXAA HELAY ILEEN DUGSIYO QURAAN BAY SOO DHIGTEENE

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 2 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin yaa Rabbi Allah Amiin

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 2 หลายเดือนก่อน

    Xasbunalah shirkigi uguweyna weyan ilahay hanaga qabto

  • @xayatahmed8198
    @xayatahmed8198 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaah qofkas hada muslim miyuu sheeganaa yaa rabi shartooda nagamagan gali ilahow naxifdi

    • @mohamed-ey7ox
      @mohamed-ey7ox 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin Yarabi

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @XayaadXayaad-y2g
    @XayaadXayaad-y2g 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanllha

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 2 หลายเดือนก่อน +1

    suudiyeey beentiina waa la ogaaday waagiii soomalida,waxay soomareen xili ay waxaas culimo u ahaayeen allaa ima joojin xiligaas soomaliyeeyd diinta,barta

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 2 หลายเดือนก่อน +2

    scw scw scw scw scw

  • @CabdiFaarax-o9o
    @CabdiFaarax-o9o 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw 😢😢❤❤

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanaka yaacadiim

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahow sharakoda nagabadabadi qofki ilahay kuxiran oo talada sarata isaga kufilan

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallah muxuu yiri inta Naarta Naga darbeyn ?.??????

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 2 หลายเดือนก่อน

    Ilhay baa kaga man galin shirki 💔💔💔iyo wixii hal mala سبحانك الله والله اكبر

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekha ayuu ahaa ee benbay
    Kasheegayaan

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 2 หลายเดือนก่อน

    Maya ❤❤❤❤

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 2 หลายเดือนก่อน +2

    Gaalo halaga fogaado.

  • @samowibrahim1692
    @samowibrahim1692 2 หลายเดือนก่อน

    Sharatooda illahey hanaga qabto

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 หลายเดือนก่อน

    Subxana Allaha. Kan muslinimp shawo kuma laha

  • @SulubXirsi
    @SulubXirsi 2 หลายเดือนก่อน

    Waw hayay

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasbiya laah wanicmal wakiil

  • @lulaa1113
    @lulaa1113 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah !!!!bimacnaa ilaahay ayaa ka baqaya cabdulqaadir jeylaani

  • @abdikadirhassanabdi2143
    @abdikadirhassanabdi2143 2 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw

  • @abdulfattahboodhari
    @abdulfattahboodhari  2 หลายเดือนก่อน

    Bal idinku waalidan hadlaysa eega illaahay & sh jaylaani baa is qabasaday kuye oo cabdi qaadir jaylaani ayaa naartii sida kubada u laadi gaadhay😂😂😂😂 waxaas oo miidhan baa islaam sheeganaya😂

  • @maryanali1413
    @maryanali1413 2 หลายเดือนก่อน

    ما شاء الله تبارك الله

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 2 หลายเดือนก่อน

    SubxanaAllah 🤔

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 2 หลายเดือนก่อน

    Daadka Norway joogaah daadka umaa caaga juuglaan kaaraan ee niinkaan baalaayo anloojeediin baa laahaad laaysa.

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 2 หลายเดือนก่อน

    Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalaam Salalaahu caleehi wasalam

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 หลายเดือนก่อน +2

    Salada hada ka tagto oo xumanta kudhex jirto shaydan Aya daris la noqon

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +1

    waxan wa wax jira in shayaadin lacaabudo ee dadka halaga wacyi geliyo waayo soomaali dhibaata haysata waxana sababa jahli ileen xumaanta markad garaneysi baad iskailaalisa ee bara dadka kooxdan

  • @rowdanuur4883
    @rowdanuur4883 2 หลายเดือนก่อน

    Subaxanlaah 😭

  • @Asanbile
    @Asanbile 2 หลายเดือนก่อน

    HAIL. (L) waa runtaa lkn dadkan somaalidaa waxalba mafamayaan

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah subxaanallah

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 หลายเดือนก่อน

    SCW SCW

  • @HibaaqQaybdid
    @HibaaqQaybdid 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaa how na bad baadi

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน +2

    Oo ayaga yaa ilaaliyo
    Doqonimo Ka weyn ma arak

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +1

    horta calaamada sadex geeska guryaha soomaaliya lagu dhisa war ileen wa waxa soomaalidu u waalanyihin oo weliba isaaq lala yaabanyahay

  • @habibohussein2019
    @habibohussein2019 2 หลายเดือนก่อน

    aamiin

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanalaah

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 2 หลายเดือนก่อน

    Wlh wa runti somalidu markey ka jiifsato ayey hadal han badan radiyan video yada hebel aya laso qarxiyey wa ben iyaka isku so qarxiiya dinta dhaqan ka hala ilaliyo somaliyey walalken omar iyo inti la miid ah illahay ha caafiyo ishaallah

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax allxmduliilh subxanllh subxanllh acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh subxanllh subxanllh acdubilh acdubilh

  • @sahramohamud1694
    @sahramohamud1694 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal ninka jahalkaha waa qof diinta waxba ka qoon mark illahay naga jahilinta diinta waxba ka aqoon

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 หลายเดือนก่อน +1

    14:40 EEBE baa ba baqay. Naarta yaan leeyga haraatin ne. Gaalka Janadii geeya 😂.
    Subxaana LAAH.
    Ninkaa waa Reer Naar.

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 2 หลายเดือนก่อน +1

    Calaahi calamuune cusbana ma safar baa boodhari afsomali miidhan 😂😂

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin Aamiin yaarbi❤

  • @mohamedbahadun27
    @mohamedbahadun27 2 หลายเดือนก่อน

    Waadxanuunsantahay miyaa

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 หลายเดือนก่อน

    Kulahaa naartii baa la demiyey cawaan

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 หลายเดือนก่อน

    Xereyga kaarbaa shaydaan lashaqeysta oon ogahay aqaaney

  • @RahmaMahamud-fd9rt
    @RahmaMahamud-fd9rt 2 หลายเดือนก่อน

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw❤

  • @AashasaidShire
    @AashasaidShire 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaana allah

  • @Miimisom
    @Miimisom 2 หลายเดือนก่อน

    Heedhe calaamada sadexda gees ee arhaamta ishu kudhextaalo one dollar ka💵 America ayeyba ku dhextaalaa