Wararkii ugu Danbeeyey Cida Iska leh Hubka itoobiya Laga Keenay & Gaadiidka Qulqulaya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Subscribe | Share | Like Comment

ความคิดเห็น • 142

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 หลายเดือนก่อน +12

    Horufadhi Media Horufadhi TV guulest Allah idin xafido Suleman xaashi eng yaasiin ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

    • @CabdiShire-mo9ge
      @CabdiShire-mo9ge 2 หลายเดือนก่อน

      😅😮😢😊

    • @CabdiShire-mo9ge
      @CabdiShire-mo9ge 2 หลายเดือนก่อน

      Jsh

    • @CabdiShire-mo9ge
      @CabdiShire-mo9ge 2 หลายเดือนก่อน

      Col manihon snaakuleh eewaaleyskukeendiraysa mana kalamsarNotuntaa hankaagu waa pubogeye Kiran uqssd waxaanad eegee darisni Mada dabiivihaz doomaaliya markeydhisanto waaduglamaasiya haloowdey baatlamaan udhaxeeyz labada fowladood hazlasameeyo iIDIKSS WAX FAHMICDOONWW

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 2 หลายเดือนก่อน +3

    Guuleyso walal xaashi ilaah haku barakeyo amiin 🤲
    Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan munafaq amiin 🤲😢

    • @FardussYussuf
      @FardussYussuf 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin INSHAALLAHA walaal

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 2 หลายเดือนก่อน +5

    😭💔 Waxaa so baxay Wajiga dhabta ah e u Leyahay Xasan 😭💔

  • @KuuloowYare
    @KuuloowYare 2 หลายเดือนก่อน +4

    ader xaashi ma aqoon baad uleedahay miyaa xaashi miyaad swoon umalihid xaashi waa caqoonyahan buuxa oojamici ah weriye buuxa weyaan xaashi horey usoco wlle mcn nolasha hakuu wacnaato weriye fantastig ah ayaa tahay

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allah Allah AK bar ❤

  • @olowtower4946
    @olowtower4946 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qabyaladii ku qaaday kuma dhigto ''afartii xabo wax u dhiheesay maahan oo reerkaaga ah''

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 หลายเดือนก่อน +7

    Hubka aan qabsanay walaalaha Dhulbahante,Leelkase iyo Cumar maxamuud ayaan qaybtooda siinanaa,waxaan kasoo qorayaa commentigaan Caabudwaaq.

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 2 หลายเดือนก่อน

      Maxay tahay sababta aad u siineysid marka waa maxay u jeedkaagu

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn 2 หลายเดือนก่อน

      @@kamalhussein5603 32 sano ayaa dadkayga la xasuuqayey, maanta ma doonayno in aan aargoosi aadno laakiin hadda kuwii caruurteena dili jiray maanta kuma dhacaan.

  • @CwaaxidRabiic
    @CwaaxidRabiic 2 หลายเดือนก่อน +2

    Cadawga dhabtaa waa itoobiya kenya

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 หลายเดือนก่อน +1

    S/c Saleebaanow doqon weliba dammmin ah hannagu daalin .
    Waa qofka adddunak ugu dammmminsan waxa u dheer wax han ah maleh dadku wuxuu wax ku yahay hanka xassn sheekh han maleh.

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runta walaal itobiya shacab ahan baan cadow u nahay itobiya waa cadowga umada somaliyeed

  • @phprince5153
    @phprince5153 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan arinkaan ka dambeeyay waa imraadka iyo etobiya oo doonaya in soomaaliya is xasuuqdaa

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalidu waxey caabudaan qabiilka

  • @omarelmi4568
    @omarelmi4568 2 หลายเดือนก่อน

    Fifa hogaamiye ruuxiga xasan shiikh maxamuud ❤

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida.inta.badan.cudurka.cansarka
    Ee.qabyaalada.ayaa..haya

  • @aliHaji-hq1jk
    @aliHaji-hq1jk 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adigaa dhihi jiray farmaajo waa dowlada ixtiraama waa dowlada

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 หลายเดือนก่อน +1

    Caabudwaaq hubka aan qabsanay annakaa leh, Allah ayaa nasiiyey,maanta Hawiye oo dhan kaadi ayaa ka da'aysa,xasan gurguurte villada kama soo bixi karo. Mareexaan hadda waa in bilaabaan in ay baad qaataan, sidaan ii suubi ama,ama sidaan ayaa dhici doonta.

    • @khadarsomali9497
      @khadarsomali9497 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhhhhh hubka ragbuu rabaa yaa kuu ridaayo sure ayaa kaala wareegayo 1 bil kadib

  • @abdulkadirahmed1462
    @abdulkadirahmed1462 2 หลายเดือนก่อน +2

    Niyahow xiliyada danbe bentada weybadatay idicad dhaxdhaxad ah mahid idacad darod ayanoqotay

    • @RedwanMuhammad-ui7jz
      @RedwanMuhammad-ui7jz 2 หลายเดือนก่อน

      5ta somali hakudaqdoo dir iyo darod =Muslim ❤❤❤the fact you have to sallow it is unity ,equity,transparency of ✌️ peace

  • @abdirahmanabdilaahi6563
    @abdirahmanabdilaahi6563 2 หลายเดือนก่อน

    Saleeban manta waad ka wanaagsantahay

  • @ibrahimabba512
    @ibrahimabba512 2 หลายเดือนก่อน

    Qaf sadaqo masiinkartid waa ruunta Allah ayaan ka baryeena in shillinka lasoo ciliyo
    Insha Allah

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 2 หลายเดือนก่อน

    fikiraaga haku masixin fikirka xasan sheekh danta laas caanood kahadal

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 2 หลายเดือนก่อน +2

    Nacasyahow miyaanad ogeyn in farmaajo uu noo sheegay in sadex hashish uu afar dekedood u saxiixay oo shan goor tagay qabyaalada ku qaaday la 9g

    • @RoodaIsmail-i6p
      @RoodaIsmail-i6p 2 หลายเดือนก่อน

      Dameer, xassan dhiiqo alle hanagaqabto

  • @abdirahmanyousef592
    @abdirahmanyousef592 2 หลายเดือนก่อน

    11:00 Xasansheek,dawladnimo,garanmaayo,Usheega,

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 2 หลายเดือนก่อน

    Xassan dalka in laga badbaadiya waa jaajuus shisheye u shaqeya

  • @AbdiGarre
    @AbdiGarre 2 หลายเดือนก่อน

    Horufadhi meia guuleyso inshaALLAH

    • @AbdiGarre
      @AbdiGarre 2 หลายเดือนก่อน

      Horufadhi media guuleyso Mar waliba inshaALLAH waad guuleysan inta aad xaqiiqada sheegeysid

  • @CwaaxidRabiic
    @CwaaxidRabiic 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cadwga koobad ee somlida wa madxdooda sabtuna waa waa waxkaliyoo somli lagu burburiyaya

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 หลายเดือนก่อน

    MashaAllaha.Suleymaan
    Etopia.col.aan.abedkood.ma.heshiinkarno

  • @HanadMohamed-x1i
    @HanadMohamed-x1i 2 หลายเดือนก่อน

    Hawiye o ah kheyrumasuul io darood o ah digteerar ba halkaan dhigay

  • @XamseMaxamed-h1h
    @XamseMaxamed-h1h 2 หลายเดือนก่อน

    Suleiman.hachi..a.s.c..marwalba.waanku.dhegeystaa.barnaamishyadaa....dhiirin.galin.iyo.daljsàcey.ka..dhalinyada.somaliyeed...aadku.dhiiringalinta.wadid.ilaahay.sharka.cadow.somaliyeed..a.s.c.

  • @maxamuudcawil3422
    @maxamuudcawil3422 2 หลายเดือนก่อน

    Bare bulaale ma hiraab buu ahaa saxafi❤

  • @ahmedfaarah9677
    @ahmedfaarah9677 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiikh khaain wadan waa nin abii axmed uxidhan waana shakhsi dilaala dalkisa

  • @AxmedMaxamedCali-q9q
    @AxmedMaxamedCali-q9q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliyey dal dakiisaa badbaadiya mudaharaad loobahnyahay xasan xarash donimano hadhaco

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 หลายเดือนก่อน

    Musiiba plus Musiiba

  • @fatumai8275
    @fatumai8275 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ascw
    Somalida qarkeed waxyku duceystaan
    Axmaro oodlaboobey ilahow kayeel

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 หลายเดือนก่อน

    Nin eng ow ushaqee jiray Aya Mw laga dhigay waa nasiib daro umada somaliyed ku dhacday qabyald

  • @abdifataahahmed6476
    @abdifataahahmed6476 2 หลายเดือนก่อน

    Warka HF tv Mar walba runtaan kujecely anuu waxaan ahay somali somali dhalay muwadinimada jecel waxa walalkay aah somali waxa walashay aah somaliyad dalkeda jecel iyo dadkeda qofka ajanabiga jecel waa in qoorta laga gooyo wana muqadas tasi

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida ayada cadow is ku ah cadow kale mabataqano jaahilinimo inta Ee garsiisay

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hada dadka ugu badan ee inkaartu ku dhacdey Waa umada dagan moqdisho cid ka xigtana ma jirto Hassan Shiiq mana oran karaan war nadaah 😂😂😂😂

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 หลายเดือนก่อน

    bismillah asc fiiri horta erayga x aboor oo ah col lama nihin itobiya waxey kadhigantaa anigu col lama ihi itobiya wllhi waxa kakeenaya waacabsi uu kabaqayo abii inagu somali hadeynu nahay waligen itobiya isma aanan jclyn hadana isma jcln kaalay adigu nagu dirqi balaayo allaha kurido

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 2 หลายเดือนก่อน

    Wariye yaabay ma yaabtay wadan aan adunka lacag laheyen ma jiraa aan somali aheyen

  • @CumarFarax-og9kv
    @CumarFarax-og9kv 2 หลายเดือนก่อน

    Dhibka wadanka somaliya haysto. Wa shacabka

  • @Omar-p5m4n
    @Omar-p5m4n 2 หลายเดือนก่อน

    Waa siyaasad. Adeer,ee wax fahhmmi mayyyyysidd

  • @MohamedXirsiBare
    @MohamedXirsiBare 2 หลายเดือนก่อน

    Wariye akhli badan masha allh

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 2 หลายเดือนก่อน

    SOMAALIYA. WAXAY HABAWDAY. MARKAY MASKAX. SHAN SANO QAYLINAYSAY. AY. UDHIIBEEN DAL. BAXNAANO. UBAAHAN

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 2 หลายเดือนก่อน

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hamsemuhumed1680
    @hamsemuhumed1680 2 หลายเดือนก่อน

    Allaah haku xifdiyo Zxp

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 หลายเดือนก่อน

    Subxana Allah

  • @abdullahimuhumed
    @abdullahimuhumed 2 หลายเดือนก่อน

    beeloow caawa ayaad ugu fiicantahay

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey ha idin xafido tiimka Horfadhi

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 2 หลายเดือนก่อน

    Isoomaaliya iyo itoobiya waa isku cadw Hal cadow yaan leenahey waxaan rabaas baarlamaan kakooban qilaafaadks blagafhexsameyey eaxaad easladhaafey calaahuxaal nabafa iladoorta fadlan taageradey😊😊😊

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 2 หลายเดือนก่อน

    Aleh haku xafido

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 2 หลายเดือนก่อน

    War cunaqabateynta hubka in lagu celiyaa la Rabaa Itoobiyaanka kadambeysa

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 หลายเดือนก่อน

    Impossible

  • @CabdiaxmedFolaad
    @CabdiaxmedFolaad 2 หลายเดือนก่อน

    Asc horfadhi tv/waan idin salaamay /arinta aad kahadlaysaa waa wax jira/itobiya inay somali necebta hay waad kugaran/ isbadal kasta oo itobiya kadhaca madaxwynaha waxa
    Uu sooqaataa buug yaala oo ah Nacaybshaha
    Somaalida/ markaa jacayl inaga dhaxeeyaa mjiro

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xubin Walbo Oo Soomaaliyeed Oo Madax Ah Kama Dhageeysaneeyno, Kama Dhageeysandoonno ithiyoobiyaanka Cadowgiina Maahan.
    Dalka ithiyoobiya iyo Dad ithiyoobiyaanka Tilaabada 1aad Ee Aanu Ka Qaadaneeyno Waa in Aanu Dib Uga Soo Furano Dhulkeena SOOMAALI GALBEED iyo Dadkeenaas Soomaaliyeed Ee Soomaali Galbeed

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 2 หลายเดือนก่อน +1

    Itoobiya ilaa maalintii aduunka la taagey bey col nala aheyd siiba qowmiyada amxaarada cadowtinimo lafaha iyo dhuuxa gashey ayey noo hayaan.inta caqliga leh waa ogtahay taas

  • @khadrahire1225
    @khadrahire1225 2 หลายเดือนก่อน

    Ascww dhaman somalida khasatan wariyaasha walalyaal waa in ad umada uga digitaan hubka lagu so guray wadankeena waa baabi umadeen ee qof kasta oo wax garanay ha ka qeyb qaato in ay dadka somali is baabin la hadal dadkada iyo dawlad goboleedka in an dagal la gelin somaliyee Caqliga ha shaqeeyo hadi kale waan baba eyanaa Allahayo Umadeena ka badbaadi dhagarta loo maleeyo Amiin Allahayo, Amiin Allahayo Amiin Allaha!!!

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks my brother ❤

  • @elmimaalin3612
    @elmimaalin3612 2 หลายเดือนก่อน

    Wa sax

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 หลายเดือนก่อน

    Dalka Allah badbaadsho

  • @ilyaasgeelle6054
    @ilyaasgeelle6054 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaa qiyaamaha Soomaalida cadowgooda koowaad waa Ethiopia. Qofka hadda garaadsanayaa xataa wuu ogyahay taas.

  • @abdirahmanabdilaahi6563
    @abdirahmanabdilaahi6563 2 หลายเดือนก่อน

    Mar hadad karatay cadawgeeni awal walaala Isaq baad cadaw u taqaanay

  • @hamsemuhumed1680
    @hamsemuhumed1680 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia waa inala col taasi ma cid Bay shiki kaga jirtaa

  • @suleimanedimboru4531
    @suleimanedimboru4531 2 หลายเดือนก่อน

    Asc will ethiopia iyo somaliya waa Walsall ee isfanka ayaa naga maqan ee dadka cadaw ma aha aqliga adiga aad wado waa midka kuwa somalida ah ku tiraahday isma gursano iyo waa chareer walib adiga oo islaam sheganaya Allah ana cafiyo wll

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 2 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍❤❤❤

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 หลายเดือนก่อน

    Facts wlaahi

  • @cabdiqadirmohamud2647
    @cabdiqadirmohamud2647 2 หลายเดือนก่อน

    Xaashiyoow arintan hubka markaan rorogay ooaan dhinacwalba kaeegay waxaa iisoobaxday hubkan in ay dawlada imaaraad Ku Abiye Axmed Ka iibsatay si Gobolka Mudug amnigiisa khalkhal loogaliyo Turkiguna ugalaabto heshiiskii Shidaal soosaarita Hobyo, Abiyena Soomaali caadoqaatayaala ayuu uwakiishay inay Gobolka Mudug galiyaan hubka waamalahaygae inay dawlada damjidiid sooiibsatayna waa wax dhicikara

  • @alisaid6298
    @alisaid6298 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runta libaax

  • @marshaalmohamed5575
    @marshaalmohamed5575 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaalidu waxay kajacishay aan guleysano aan qabil noqon

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa uu lahadlayaa doqomada isagoo kale ah iyo xayaanka zoom ka, No: dadka caqliga leh

  • @RedwanMuhammad-ui7jz
    @RedwanMuhammad-ui7jz 2 หลายเดือนก่อน

    Kooga muslimkaa iyaa yaasaa somalii 😂is 😂the best

  • @NaasiirAhmad
    @NaasiirAhmad 2 หลายเดือนก่อน

    Adida Yaakov kaa qabyalad badan sxb

  • @aminahussein9450
    @aminahussein9450 2 หลายเดือนก่อน

    ASC. waqtigii Mxd. siyad bare internett aduunhaba kama jirin lkn. imudo daacad dheer way jirtay wadani ah TV.na markii dambe wa la sameeyey.

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 หลายเดือนก่อน

    Halaag

  • @CibaarGuuleed
    @CibaarGuuleed 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkanwamucarad ee ogada

  • @abdiabdullahi2400
    @abdiabdullahi2400 2 หลายเดือนก่อน

    Hanshi wllkeyow waxan ahay ninny jcl inu bartaa tariqdha bal qabka wanagsan on ubara ishg plz

  • @DaahirCali-mw2hi
    @DaahirCali-mw2hi 2 หลายเดือนก่อน

    Xashi qabileyste ayat tahay wax iskula har wan kudhegeysana

  • @cusmaansheekh1911
    @cusmaansheekh1911 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan filayaa in itoobiya ugu talogashay arinkaan si somaliya loo saaro cunaqabataynta hubka kadibne siday doonto kayeelato dalka

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mar kuu farmaajo joogay sawdigii lahaa idoobiyo waa walaheen is ma maashid runtiii

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 2 หลายเดือนก่อน +1

    Rubadanaa😢😅

  • @AbdikriimXusen-bm4lz
    @AbdikriimXusen-bm4lz 2 หลายเดือนก่อน

    Car cawa keen xiligii farmajo adigoo itobiyaan wac malin uu wax ka shegay kkk

  • @shuaibmahdy1633
    @shuaibmahdy1633 2 หลายเดือนก่อน

    War caqlgeena ha ku ciyaarn xiishow

  • @somaliwoodfilmsproduction9576
    @somaliwoodfilmsproduction9576 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb saleban xashi insha Allah dhawan kacdnka dhalinyarad so socda marka enener tiktok ku so biir somalia ha nollato

  • @mohamoudmohamoud163
    @mohamoudmohamoud163 2 หลายเดือนก่อน

    Saaxiib adoo ku mahadsan dareenkaaga wadaninimo waa runtaa in Amxaaro aan col nahay waxaad xisaabta ku dartaa Amxaaro Shacabka Ethiopia itee in le'eg ayay ka tahay miyaadse waabad ogtahay ee aan ku xusuusiyo Amxaaro shacabka ethiopia oo dhan ayey guumaysi ku haysatay

  • @BelieveandAchieve-3
    @BelieveandAchieve-3 2 หลายเดือนก่อน

    Xaashi cabdullahi Yuusuf Ethiopiankii uu dalka soo galiyay maxey muqdishu ka geysteen aniga ayaa marqaati ka ahaa marka waa in aad yara bareeg lahaataa waxaada dacaayad wey dhaafeen Nabad iyo Nolol asaliya baa tahay.

  • @moustafaali7297
    @moustafaali7297 2 หลายเดือนก่อน

    Xaashaw
    😊waxad tahay qabyaladayste
    Somalina adiga ka hor qabyaladu waxay ahayd 20% iminkana waa 40% adiga iyo dadka kula fikirka ah ayaa halkaa gaadhsiiyay
    Maalinta nin darod ahi kursiga fadhiyo waad amaantaa marka kalena waad caydaa illaahay kabaq waa talo

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 2 หลายเดือนก่อน

    XAASHIYAW BUUGGA MAGACII ?OO LUUQADDEE AYUU KUQORANYAHAY

  • @NabilBashir-o6n
    @NabilBashir-o6n 2 หลายเดือนก่อน

    Bariga afrikana wa midoobaysa waayo qabyalad aan meelay kujoogsato lahayn xal mah hada heshiisan idinka Somalia cidina ma dhibteen

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 2 หลายเดือนก่อน

    Geesi darwish wan kugu jeclahay runta ad shegayso

  • @aliabdalla8647
    @aliabdalla8647 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan munafaq waye kuwa tageray wa kuwan caqaliga u saxabi heen wayo soomali ay ku mahmahed mangaban ma mudulo baa

  • @AHMEDAbdi-sl9mm
    @AHMEDAbdi-sl9mm 2 หลายเดือนก่อน

    Alow soomaaliya midee Horufadhi mahad sanid

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 2 หลายเดือนก่อน

    Tigray oromo riday o meesha dhafisay sanaad wariye kusheganaysa benaale yahawni ciilqabaha ahi 😂

  • @shuaibmahdy1633
    @shuaibmahdy1633 2 หลายเดือนก่อน

    War wll maxaa kaa qaldan dee

  • @MuseeHamase
    @MuseeHamase 2 หลายเดือนก่อน

    Qudhada nccasaa🐈‍⬛🤑

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 2 หลายเดือนก่อน

    Garguurte wa daalim cadesty garguurte Asiga odaw Somali

  • @warss11
    @warss11 2 หลายเดือนก่อน

    No you Are laying Somalia/Somaliland

  • @mohamedwarsame8680
    @mohamedwarsame8680 2 หลายเดือนก่อน

    BAL IMIKA MAXAAD NOO SHEEGTAY.ADIGU BAL IS DHAGAYSO

  • @keyfmahmud5291
    @keyfmahmud5291 2 หลายเดือนก่อน

    HASHI ❤❤❤😂😂😂😂😅

  • @Jvc-k9x
    @Jvc-k9x 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk SHAQSIGGI JIRRAN
    YAN HAYN AQRIN

    • @cabdallacagey2632
      @cabdallacagey2632 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhhhhh Ethiopia ayaa kaxanaaqa bas ninkan ee amxaroow si kasto oo xassan Ethiopia ushaqeeyo waa inoo dagaaal

  • @احمدسعيدعثمانعبدي
    @احمدسعيدعثمانعبدي 2 หลายเดือนก่อน

    Dadkii laga ilaalin lahaa somaliya ayaa gacanta loo geliyey

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 หลายเดือนก่อน

    Xaashi Dagaalkii lascanood hadaad s omali jacshey Nabad baad faafin lahrydd qabiil baad dhinaca saartey kolkaa nin qabiil baad tahhey waliba bukaa