maxamed❤hambalyo baan leeyahay intii caawisay ale ajar haka siiyo wiilkaasna ale ha xafido kii reerkoda anfaco oo is anfaco ale haka dhigo adna hanoy I cafi maxa yeelay markad dhinaca daahir ku riixday baan iri wiilkan yan loo dhiibin daacad uma aha marka walasheey wiilka hooyadii iyo ciyaalka sidii dadkas looga soo wareejin lahaa quraana loo geyn lahaa halaga shaqeeyo
Duqdaan wey ka bad badisay ma is dhahdeen wax la talitana ma heysato iney dhiman doonta ma oga mitaa oo cadaab uu jiro Lacag been lagu raadiyo waa xaaraam
Somali maryooleey waada FBI qaasatan dadka social media joogo xitaaa FBI ayaa ka sheegtay waxeey dhaheyn fadlan joogo cases waaaba soosaareeysaan int aan anaga sooosaarin yaaaab shaqo ayaa ka socoto social media walhi
Cunug kasta oo gangster ah,dad soo dilay ayaa soomaaliya la geeyaa markuu xabsiga soo dhameeysto.gabar yar ayaa lagu daraa si caafimaadkiusa ufiicnaado.waa dhaqan fool xun. Marka waa iga su'aal ehelka ma saxan yahay?mise waa qaldan yahay
Hana sister congratulations you did great job my dear ,go on with your help to bring Mohamed’s Mum and siblings .🎉🎉🎉Good job .
Tani Guul waa dhaaftay walaalyaal dhamaan waad salaamantihiin somaaliya hanolaato
Alla qofka kuu shegay haka shining abayo hana Somalia abni ķma jiro hadana mama da soo qaad
Asc hanan abayo ilaaheey ajar iyo xasanad ha kasiiyo insha allah waan ku farax sanahay 100 kiba 100 ok daahir alasow ha kugu taag naato
Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guuuuuu
Maashaa allaah
Great job 👏🏾
🇸🇴🇸🇴🇸🇴somaaliyey ilaalso calankaaga iyo ciidda iyo dadkaaga waalama taabtaan mahadsanidiin
alle ha ku adeego sister
Hana AlAha kubarakeyo rerkas iyo rero badano la dulmiyay aya jira marka inshalah gul
Soo caawi awal khalad baan kaa fahansanaa❤❤❤
Hana abayo Waan kugarab taganahay hook iyo hiilba
maxamed❤hambalyo baan leeyahay intii caawisay ale ajar haka siiyo wiilkaasna ale ha xafido kii reerkoda anfaco oo is anfaco ale haka dhigo adna hanoy I cafi maxa yeelay markad dhinaca daahir ku riixday baan iri wiilkan yan loo dhiibin daacad uma aha marka walasheey wiilka hooyadii iyo ciyaalka sidii dadkas looga soo wareejin lahaa quraana loo geyn lahaa halaga shaqeeyo
Aamiin aamin Illahay haw aqbalo ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Yes
Ok dahir alasow ha kugu taag naato
Ver. Good
Ma canadaa waxaa qorta
Aamen
Waa cusbitaalka waalida muqdisho u weyn
waxa dhicidona ayad le dahay manad aminsanan in Allah un ogyahay wixi dhicidona
ILMAHA MAGACA ABTIGOOD AYEY WATAAN, EE KAN DHALAY KU MAGAC MA AHA, WALOW AY CANADA KU SOO DHALI JIRTAY.
Duqdaan wey ka bad badisay ma is dhahdeen wax la talitana ma heysato iney dhiman doonta ma oga mitaa oo cadaab uu jiro
Lacag been lagu raadiyo waa xaaraam
Wuu guulaysanayaa wanu guulaystey Alxm hoyadii iyo wllaalihii rabi ha uso keeno xanuunkii usoo maraey iyo rafaadkii raaxo ha ugu badalo
Ilaahey famligiisii cadowga haka reebo guulaysta Hana iyo Abudijaana akhiro iyo Aduunkaba
Somali maryooleey waada FBI qaasatan dadka social media joogo xitaaa FBI ayaa ka sheegtay waxeey dhaheyn fadlan joogo cases waaaba soosaareeysaan int aan anaga sooosaarin yaaaab shaqo ayaa ka socoto social media walhi
Xaqa ku dhimp wa saxsan thy
Ala waa la dilayaa malaha 😨😨😨
Dulmi.iyo.gaala.u.shaqeyn.ayaa.tahay.maxamad.haduu.joogi.lahaa.
Kanada.saacaan.muslim.ma.ahaan.laheyn.hada.waa.labaatan.jir.musli.ah.
Hibo Asc❤
Safaana waa cisbitaalka abuukar xaaji jimcaale
Good DRKA UGU WNGSN QEYBTA NERFAHA WAA DR ABUKAR XAJI JIMCALE MASHA ALLAH WLLAHI DR ABUKAR ALAYAXAFIDAG❤❤❤
waasix rantahey ?
alla og
Hibo. Asc
Maamo batuulo way qaldantahaye hubsada
Waxa yaaba sidaas oo dhan maxa logu xumeyna maxamad hoyadis
Cunug kasta oo gangster ah,dad soo dilay ayaa soomaaliya la geeyaa markuu xabsiga soo dhameeysto.gabar yar ayaa lagu daraa si caafimaadkiusa ufiicnaado.waa dhaqan fool xun. Marka waa iga su'aal ehelka ma saxan yahay?mise waa qaldan yahay
Mid inkaar qabe ah oo daroogo cuno dhan gabar baa lagu dhibin waxaan xasuusta mid yurub darbi jiif ku ahaa inta somalia la keenay gabar walaashay ah lagu daray kadib marku noqday dib dambe looma arag😂 ilaa isagoo dariiqyada cabsan la arkay
Sax
Asc Hanan abayo ilaaheey ha ku bara keeyo insha allah ee abayo aniga 5000 oo doolar aan ku shaqeysto isoodir
Faan badanaa
Samafale ayaad tahay hanna