ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Wlh waaan rabay siirada sh xasaan o ka sheeekeeyo weliba hooyo khadiijo marku guursaaye
Xafduhullah shekhga Xassaan
abu salmaaan, allahakaa xafido wax walba oo kudhiba aduun iyo aakhiraba, kujecliyaa alla kujecliyaa, fahamka dheer ee diimeed iyo waaqica aad la socoto waa mid aysan haysan wadaaad xumeyaasha meelaha ka dhawaaqa, xasadkooda rabbi hakaa fogeeyo.
Rabi yoow nodaa shekhena
ALLE HANOXIFDIYO SHEYKHENA
Mansha allah sheekh xasan xusain aadan abuu salman ❤
Alaylehe caalim baa tahay been lama sheege aqoon diineed iyo mid maadiba waa ka dhisan yahay sheekhu alaha barakeeyo
شيخ الإسلام حسان ❤
Kitaabkan magici sheekhu akhrinayo
Salalahu calaye wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤
Shukaran sheekanaa❤
S c w
Sheekh Xassan dad waxaa jira yiraahda Caaisha ugu yaraan waxay ahayd saddex iyo toban sanaadood. Saxaabiyadda u doontay waxay ogeeyd in ay guurgaltahay, arintaa waxaan u maleeya waa labaadhi karaa.
❤❤❤❤
علّامة الصومال حسّان حسين
Sheikh xasanoow aan ku saxo 11 jirkaagi xaajiyo qamsiin ma jirin ee siteey manoogtaa jirtay’😂Meeshaas ku noqo pal oo naga sax qeyr allaha ku siiyee
Naagta ka daa Xasaanoow kalmad kalaa ka fiican
Wlh waaan rabay siirada sh xasaan o ka sheeekeeyo weliba hooyo khadiijo marku guursaaye
Xafduhullah shekhga Xassaan
abu salmaaan, allahakaa xafido wax walba oo kudhiba aduun iyo aakhiraba, kujecliyaa alla kujecliyaa, fahamka dheer ee diimeed iyo waaqica aad la socoto waa mid aysan haysan wadaaad xumeyaasha meelaha ka dhawaaqa, xasadkooda rabbi hakaa fogeeyo.
Rabi yoow nodaa shekhena
ALLE HANOXIFDIYO SHEYKHENA
Mansha allah sheekh xasan xusain aadan abuu salman ❤
Alaylehe caalim baa tahay been lama sheege aqoon diineed iyo mid maadiba waa ka dhisan yahay sheekhu alaha barakeeyo
شيخ الإسلام حسان ❤
Kitaabkan magici sheekhu akhrinayo
Salalahu calaye wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤
Shukaran sheekanaa❤
S c w
Sheekh Xassan dad waxaa jira yiraahda Caaisha ugu yaraan waxay ahayd saddex iyo toban sanaadood. Saxaabiyadda u doontay waxay ogeeyd in ay guurgaltahay, arintaa waxaan u maleeya waa labaadhi karaa.
❤❤❤❤
علّامة الصومال حسّان حسين
Sheikh xasanoow aan ku saxo
11 jirkaagi xaajiyo qamsiin ma jirin ee siteey manoogtaa jirtay’😂
Meeshaas ku noqo pal oo naga sax qeyr allaha ku siiyee