Xamas O ku adkeysatay mowqifkeeda & Israil O ka fakareysa ka bixida filadelfiya| Videoga Cusub Xisbu

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 77

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 หลายเดือนก่อน +26

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 3 หลายเดือนก่อน +3

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @maryanmaxamuudcumar6712
      @maryanmaxamuudcumar6712 3 หลายเดือนก่อน +1

      xaya sinwaar sawirkiisa mahan ee waa isiga naftiisa inoo soo baxo ayuu sidaas udabaaldagayaa

    • @QadharHassan-vv5cm
      @QadharHassan-vv5cm 3 หลายเดือนก่อน

      Yaa sheq answer me this question
      Israel wax dawacme eyshegayan intey kakenen wayo xamas al yasiin ayey isticmalan al.yasiin ma wax dawaca.meshuu kudaco bes way.pleas.answer me this question for the next video

    • @shuceeybakariin5784
      @shuceeybakariin5784 3 หลายเดือนก่อน

      Asc
      Sheekh dulmi diid aaway barnaamijkii online ka ku saabsanaa oo online ka loogu shaqysanayay oo aad tiri waan idin soo diyaarinayaaa

    • @CabdulaahiIsmaacil
      @CabdulaahiIsmaacil 3 หลายเดือนก่อน

      10:29

  • @Sakariyecabdi-rm1mo
    @Sakariyecabdi-rm1mo 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ilaahayow jabi gaalada iyo munaafiqiinta ❤wll ku saliya xabiibkeena muhaned scw

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 3 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 3 หลายเดือนก่อน +1

    ☝️ SHUKRAN 🤍 AKHII ☝️🤍💐

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 3 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
    🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw sheikh wcs falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 respect ❤❤❤❤❤ Inshallah gull gobonimo hamas

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 หลายเดือนก่อน

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @AbdiazizJimale-vk2bw
    @AbdiazizJimale-vk2bw 3 หลายเดือนก่อน

    Asc.sheikh waad mahadsantahay war deg deg ah Allah will provide phlasteen what to eat,The protector will protect them . nothing else we can do for them but we shall pray for them .

  • @rafiq5722
    @rafiq5722 3 หลายเดือนก่อน +3

    QM, Maxkamad CAdaalad, Hay"ado Xaquuqal Insaan wax jira malaha waxaa jira nimaan shantaada kaa cein Sharci kaama celiyo Guul Xamaas, Cuutiyinta & Xisbulah iyo inta xaq u dirirka ah

  • @SaedCade
    @SaedCade 3 หลายเดือนก่อน +1

    M.allah, ilaahay baa makansiiyey guusha reer falastiin.

  • @koradmusse9083
    @koradmusse9083 3 หลายเดือนก่อน

    Allaa quudin iinshaa allaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 3 หลายเดือนก่อน

    Waa adkaatay xisbullaah Allaah guulay reer falastiin caawi ilmaha iyo dadka wayn baahid ka qaada🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸😢

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 3 หลายเดือนก่อน

    ❤wcs ❤qiyanada mareykanka +carabta +ruushka.......

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 3 หลายเดือนก่อน +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 3 หลายเดือนก่อน +2

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow anaga naftigeeda war ahaan udhagysanaa maba damqano subxaanalah iaahow wllhyga ugargaaar raashin nabdgaliyo sii adgaaa kaga dhow

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 3 หลายเดือนก่อน

    Wcsww wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤

  • @mohamedtowbah1922
    @mohamedtowbah1922 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @UbaxCali-h6u
    @UbaxCali-h6u 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa wajiiga yahuudu dhabtaha ineya balanta kabaxan inte jiire aye yahuudu Alle balanta ogaa baxeen

    • @nimconeyruuschannel9169
      @nimconeyruuschannel9169 3 หลายเดือนก่อน

      إن هذا القرآن يقص على بني اسرائيل اكثراللذي هم فيه يختلفون Israel waa dad dhib badan aana Balan laheyn wee Yaa Rab junuudkaada Ku Salida cir iyo dhul

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 หลายเดือนก่อน

    Maraykan iyo yuhuudi balan ma leh xal xabad joojin iyo heshiis midna ma rabaan lkn riwaayad iyo waqtiga ayey luminayaan

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs wrx wbr sheikh illahay haw gargaaro walaaleheen

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 3 หลายเดือนก่อน

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 หลายเดือนก่อน

    Allow Jawi Yahuud iyo wixii soo Raacaba

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 3 หลายเดือนก่อน

    🙏 Thanks 🙏👍

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 3 หลายเดือนก่อน

    Inshaallah guud Yahya sinwar

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay sanka haka duro

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 3 หลายเดือนก่อน

    Walee waa malintii uu xabsiga kasoo baxay ee la magac baxday wafaai axraar ee laqaadayey ❤.
    Qof walba camalkiisa ayaa loo fududeeyaa xukunkiisu waxuu ahaa 6000,oo sano .
    Maryoolay idinku sidiina ahaada.

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 3 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 หลายเดือนก่อน +2

    Shekhul dulmidid masar aya kaxanaaqday gaajaysinta fastiin? Fadlan subxanallah goorma ayad baran masar

    • @Fahadaxmedyuusuf
      @Fahadaxmedyuusuf 3 หลายเดือนก่อน

      Masar isreal yar waaye mxay tahay xuduudeda ciidamo lasoo dhoobay wolba kabxa may dhado😊

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 3 หลายเดือนก่อน

    Illaahow jabi yahuuda

  • @Ilalah1980
    @Ilalah1980 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @XusaamXasan
    @XusaamXasan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waan kuwareernay

  • @Jamaalyare1
    @Jamaalyare1 3 หลายเดือนก่อน

    Wadaadkan muxuu aqrinyaa. Carabta iyaga raba in dadkan la xasuuqo. Muxuu carabta uga hadli wayey

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 3 หลายเดือนก่อน

    Du ada badiya soomaliyey warka dhagysgiisa wxa kamuhiimsan ducada wllhayag udamqadaa

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 หลายเดือนก่อน

    Yuhuudi ma sheegaan wax dhimasho ah lkn dhaawac ayey sheegaagtaan

  • @Shaficiyacqub
    @Shaficiyacqub 3 หลายเดือนก่อน

    Shiikhow Netanyahu waana waalaya isgana wuu waashay

  • @jamiilmedia
    @jamiilmedia 3 หลายเดือนก่อน

    Video waa Golan heights ama juulaan gobolkaas suuriya ayaa laga haystaa

  • @rahmaosman7946
    @rahmaosman7946 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masar waxaa xureen doono xamas

  • @maryanmohamud9982
    @maryanmohamud9982 3 หลายเดือนก่อน

    Walagin ha, aminina

  • @cadeheybaari6045
    @cadeheybaari6045 3 หลายเดือนก่อน

    What happened to the courses on online jobs

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 3 หลายเดือนก่อน

    Dowlada ugu beenta badan waa zeezi dowladiisa (balaxa meel daran al kuu kexee )

  • @muhuboise751
    @muhuboise751 3 หลายเดือนก่อน +1

    Baan badanaa sisi miyaa rabo rerfastiin

  • @engineercavani5870
    @engineercavani5870 3 หลายเดือนก่อน +2

    Free plastine

  • @NasroAbukar-em2br
    @NasroAbukar-em2br 3 หลายเดือนก่อน

    Sh qow ayaga waxba kama dhintaan miyaa

  • @Ch-wp9jw
    @Ch-wp9jw 3 หลายเดือนก่อน

    Asc, Sheekh, waxaa baryahan haystay social media "xalane" oo laga soo sheegayo arimo xun xun oo diinteena lidi ku ah, markaa kasoo waran oo toosh ku iifi oo u bayaami in taad ka ogtahay dawlada waa intaasoo haba yaraadee ay wax ka qabataaye.

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 3 หลายเดือนก่อน

    ❤🔻❤🔻❤🔻❤🔻❤🔻❤🔻❤🔻❤

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 3 หลายเดือนก่อน

    Hakasii fakarto Yasiin feeraha kaga jugeeya hana kadaynina ilaa ay neefsan waydo. oo naf lacarar noqoto. Kadibna jugta ubadiya ilaa ay meeshii ay asalkooda kasoo hayaameen dib ugu hayaamaan diyaaradahana isku buurtaan!

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 หลายเดือนก่อน

    Masar iyo israa iil waa isku mid waxba isma dhaamaan

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 3 หลายเดือนก่อน

    Wayka guuridoonaan

  • @AbdiazizHassan-d8n
    @AbdiazizHassan-d8n 3 หลายเดือนก่อน

    Natanyahu wa nin walan 😂

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze 3 หลายเดือนก่อน

    Bro waxba qaldan marna maya marna haaa waa geym

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 หลายเดือนก่อน

    Masri biidhi qaate la iskuma halayn karo

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka.inay.xasuuqaan.ayay
    Doonaysaa.iyo.juuc.inay
    Ku.disho.ayay.doonaysaa
    Illaahow.dhibta.ka.dulqaad
    Kufaartanaa.jabi

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 3 หลายเดือนก่อน

    Falastine Golaysda insha Allah 😢

  • @WADAAG-MEDIA
    @WADAAG-MEDIA 3 หลายเดือนก่อน

    Ciidanka Israil dhaawac maahane koo xitaa maka dhinto😅😅
    Maadaama ay dhimashada dhaawac u arkaaan.

  • @Mohamedahmed-mw9ew
    @Mohamedahmed-mw9ew 3 หลายเดือนก่อน

    Shekhow corsadi warkedu intu maraya

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 หลายเดือนก่อน

    Yaxya sinwaar waa gobonimo doon ah xaq u dirir

  • @YusufAflahar
    @YusufAflahar 3 หลายเดือนก่อน

    Markii yasir carafat iyo yuhuudda oslo lagu heshiisiinayey ayaa natanyaahu ku bolotiigay in uu falastiiin 240 sannadood wada hadal la gelayo aan waxba ka jirin tii buuna wadaa

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 3 หลายเดือนก่อน

    Masar ayadaa israil kasii daran sisi waaba cadowga falastiin

  • @maryanmohamud9982
    @maryanmohamud9982 3 หลายเดือนก่อน

    Israil runteda lama, ogado

  • @angel67ball51
    @angel67ball51 3 หลายเดือนก่อน

    Tan iyo maalintii dagaalku biloowdey waxaa la lahaa israil waa ka cadahay iyadey ugu jirta dan in dagaalku is taago askarteedii waa daaleen waa jabeen laakiin waxa heshiiska xabad joojinta hortaagan waa israil dagaalkana xoog u sii wada ma arko wax guul ah dadkii wey dhamaadeen ilaahay ha u gargaaro

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 หลายเดือนก่อน

    Masaarid kama naxayaan falastiiniyiinta, masaarida waa munaafiqiin Israël la jiro khiyaamada iyagaa wada inkaar ala haku ridee

  • @abdishakur5408
    @abdishakur5408 3 หลายเดือนก่อน

    Israel wexe aminsantahay. Carabta wadahadal lugu daaliya kadib wey aqbalayan. Lkn xamaas weeka warheysaa. Ma ahan sida madaxda carabta Zionist ga ah.

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 3 หลายเดือนก่อน

    YAXYA sinwaar YAXYA sariiq GUUL

  • @Ilalah1980
    @Ilalah1980 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Ilalah1980
    @Ilalah1980 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Ilalah1980
    @Ilalah1980 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤