ANIGOO JACEEL HEYSTA AYAA NANKALE GUUR SADEY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 126

  • @amaalmaxamedcabdi1760
    @amaalmaxamedcabdi1760 ปีที่แล้ว +71

    Qisadyda haddaan idiinka sheekyn lahaa, waxay u noqon laheed qof walba oo wax jeclaada oo laga tago , cashar aan waligii duugoobin.😭

    • @zahalali1535
      @zahalali1535 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤❤❤❤qufwalbo qiso ayuu lee yahay ❤❤❤❤❤ Noo sheeg

    • @najiibali6384
      @najiibali6384 ปีที่แล้ว +1

      Walaal adigo mahadsan ma nooshegi karta

    • @xafsoimam5651
      @xafsoimam5651 ปีที่แล้ว +1

      😢تحدثي حبيبتي

    • @nbk8251
      @nbk8251 ปีที่แล้ว +1

      Commentv kusoqor

    • @SuhaylaFiican
      @SuhaylaFiican ปีที่แล้ว +1

      Abaayo noo sheeg quruxeey

  • @xananxadari9202
    @xananxadari9202 ปีที่แล้ว +19

    Alle aduunydu qiso Badanaaa Qof walba Qisaa ku lamaaan 😢😢😢

  • @shamsaabdirasin3593
    @shamsaabdirasin3593 ปีที่แล้ว +13

    Qofaan qiso lahaan ma jiro lkn qisooyinku way kal xanuun kululyahiin 😢

  • @a.mofficialchannel1888
    @a.mofficialchannel1888 ปีที่แล้ว +6

    QADAR SHARIF sxbow gabadhan qisadeda markaan maqley mid aniga igu dhacdey ayaan soo xasustey.

  • @ibrahimali6609
    @ibrahimali6609 ปีที่แล้ว +2

    Waxan mesha kala taga nimamyaho . Gurigeda oo dhisan inee nin haasaawe lasameeyay qalbigeda siiso waa qalad waana wax ku kalifi kara qofka gurigiisa inuu burburo kii horana mahesid kan ku qabana nolol fican masinesid xuman inee kaa dhacdo laga yaabaa subxanallah

  • @najimuseyusuf3914
    @najimuseyusuf3914 ปีที่แล้ว +4

    Qofan qiiso an lahen ma jiiro dunida😢

  • @sharmahcadehlove3017
    @sharmahcadehlove3017 ปีที่แล้ว +5

    Been wye qisadan mrka qiimeye xarfanke is jclayen qab qabiil ahan lo buuse na dheh wala qadana moye labo isku mel ka shaqeysa mustaqbaal isma dhera😅😂👌👏👏

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 6 หลายเดือนก่อน

    Hadi ay dhici lahayd inan Ka hadlo Qasidadu Bilaw ila hada intay Nolol jirto wad xasusnan dontin Allahu Akbar.Waxan lamaniyasha isjecel waxan kula talin laha inaysan is gursan. Guur Jacayl Caruur Oo ay kadambayso. Furin kala tag waliba xuman lagu kalatagayo darted Gurka Iyo Jacayl ba iska dhafa. Jacaylki awey. Carurtina Aabe La'an/Hooyo La'an Nolol ah ayey Ku kori donan wa waxa ugu xanunka badan. Laailaaha illalaahu Muhammad rasuullah SCW

  • @calimursal1067
    @calimursal1067 ปีที่แล้ว +13

    Cod mcna inanta m.a❤

  • @AbdiaziizHassanIman
    @AbdiaziizHassanIman ปีที่แล้ว +7

    Wallahi sorry qof walbe jaceyl xanuun badan ayuu soo marey💔😭

  • @zakiOzil8
    @zakiOzil8 ปีที่แล้ว +7

    Qisadaan dhamadkeda sugenaa 😢

  • @abdiaziizabdullahi2460
    @abdiaziizabdullahi2460 ปีที่แล้ว +3

    Aduunyada qiao bdnaaaaa ruux walba tisa wayzata koleeey aniga wxa kuleyhay cafis waydiiso isaga wax walba waa qadar wll😢

  • @aamina9785
    @aamina9785 ปีที่แล้ว +1

    Qofku intu hadlayo hesta ka daa wll anu caadi udhagsano hadlkise

  • @Munira_Abdi
    @Munira_Abdi ปีที่แล้ว +10

    Sheekadan waxbaa ka khaldan hadiiba Maamadu u arkaysay qof halkaa ka shaqaynayaa inuusan mustaqbal lahayn gabadheedana u qalmin sidee bay mid isla meeshii ka shaqeeya gabadheeda ugu dartay mise anaa hor cararay 😂

    • @xafsoimam5651
      @xafsoimam5651 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂waad hor carartay abyo wxaa lagayaabaa dadnimo inay ukala duwanaayeen lacalla qof nolsha kadhacsan iyo qof nolsha uqurxoonthy

    • @sihammahdinur405
      @sihammahdinur405 ปีที่แล้ว

      Sas ila tahay😂

    • @AbdullahiMohamed-yn8cl
      @AbdullahiMohamed-yn8cl ปีที่แล้ว

      Sheekada wiilka laba eber la diray ducaan qaatay camal wa lagamad qoftaan 😅

  • @yuusufali2814
    @yuusufali2814 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi hadi idin lawadaagi laha qisadayda qof walbo oo maqlo waxan huba in u jaceyl dambe aaminaynin 😂😂 waxa laga jooga 2 sano waxana wili laxanun sanahay xanuunki igu reebay mana umalaynaayo in an ilaawidoono 😂😂

  • @Hooyohalima-t8q
    @Hooyohalima-t8q ปีที่แล้ว

    Team kaas ma ayagaa geedka jacayl layiraahdo ma ayagaaba aaamini doona .waalidiintu ha raaceen caruurtoodu waxay rabto

  • @nimcomohamed4120
    @nimcomohamed4120 ปีที่แล้ว +4

    Qisadayda hadan ka shekayn laha dad badan way oyi lahaye dad badan ciil baa qaban laha dadbabadna way icayi lahaye ugu danbayn dadbadan waxbadan aya ka faidaysan lahaa anigu sidan wax uga bartay waayo dhibkasti oo kuso mara waxaba laga barta alxm😢

  • @maryanabdi5382
    @maryanabdi5382 ปีที่แล้ว +2

    Ayy gabadha bila music macan mu taha

  • @IkranIsmaciil
    @IkranIsmaciil ปีที่แล้ว +8

    Qof walba qiso xanuna ayuu leyahy 😢😢

    • @drsnimcizh8650
      @drsnimcizh8650 ปีที่แล้ว

      𝐥𝐤𝐧 𝐚𝐧𝐢 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐡𝐢 😂😂

  • @NimcoAweiz-ge9vp
    @NimcoAweiz-ge9vp ปีที่แล้ว +5

    M.a codkeeda 💯💯💯💯

  • @wiilkacidadariska1707
    @wiilkacidadariska1707 ปีที่แล้ว +2

    qoraalka iska sax sjuu miyaa noqotay nin kale dheh

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd ปีที่แล้ว +1

    Shee kadan uman Bogin Waa waxay isku Gay Gay satay Benta jojiya Dadow Meesha Filin lama Jilayeee😅😅

  • @maxamedtaajir5394
    @maxamedtaajir5394 ปีที่แล้ว +2

    2:26 2:27

  • @SugulleOzman
    @SugulleOzman ปีที่แล้ว +7

    Dad isjecel miyaa kala caajisa ❤❤❤❤❤

  • @mahatgoosar
    @mahatgoosar ปีที่แล้ว +2

    Part 2 Awi yaqqq😢😢😢

  • @QoobeyQobka
    @QoobeyQobka ปีที่แล้ว +3

    Coment ugu horeyay Aniga weye

  • @ShatimaMokhtar
    @ShatimaMokhtar ปีที่แล้ว +1

    Wllie jcylku xnuun 😢😢😢 😢😢😢

  • @zakipoiofficial7467
    @zakipoiofficial7467 ปีที่แล้ว +1

    That's why am 2 xaniyoot

  • @fatuushainaaabdiwali79
    @fatuushainaaabdiwali79 ปีที่แล้ว

    Wlhy bilhya aniga qisadayda hadan ka shekeeyo sida gabadha u hadlaysa uma hadaleen Marakan so xasuusto ban ilmeeye iskada ano ka shekanya😢

  • @tktt-by4sy
    @tktt-by4sy ปีที่แล้ว +2

    Sorry Queen 😢😢🤦‍♀️🥺

  • @SaabariinCumar-
    @SaabariinCumar- ปีที่แล้ว +1

    Wlhi qof walba qiso qalbigeysa kabuxudo😢wlhi😢✅

    • @drsnimcizh8650
      @drsnimcizh8650 ปีที่แล้ว

      𝐚𝐧𝐢 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐡𝐢 𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐨𝐟 𝐦𝐚𝐚𝐡𝐢😂😂

  • @walaalek8639
    @walaalek8639 ปีที่แล้ว +2

    Qiso way iso martay xanun badan

  • @kunciilcade1250
    @kunciilcade1250 ปีที่แล้ว +2

    fanankaas kee waye ilayn shaqada fan waye ee dhahday
    midka ee katag fanankee waaye sheeg
    midka ee aroostay asne fanankey waaye
    yaaa nala wadaagi karo?

  • @caishocqadir229
    @caishocqadir229 ปีที่แล้ว +3

    Jclow mxaa kunacay 😭💔

  • @najmosaid9855
    @najmosaid9855 11 หลายเดือนก่อน

    😢ani dhipka i hysta wxuu yhy wiil aa shekysan jirny mudo bdn isla socnay kadip waa kala dhcnay mudo bil ah kadip isgii baa iso lapty lkn ani kma yeelin lkn mrkuu baxo anigii baa is jeclany mr labad ba illhy ka barayah inuu iso celiyo kadip buu iso labtah kadip baa diidah😂kadip baa sii jclada 😢ilaa hda sidii ban ahy😂😂

  • @mrgacantogacan4610
    @mrgacantogacan4610 ปีที่แล้ว

    ❤ gabar I jecel waa rabaa

  • @nacimoahmed3488
    @nacimoahmed3488 ปีที่แล้ว +2

    Adunka sas iska eh😭🥺

  • @farabastokeshali1792
    @farabastokeshali1792 11 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @CabdirisaaqAxmed-dx5jd
    @CabdirisaaqAxmed-dx5jd ปีที่แล้ว

    Aniga qisadad waa cajip ee igu casuma

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee ปีที่แล้ว +1

    Barnaamij aan inaba caadi aheyn

  • @dhaynememorialofficial
    @dhaynememorialofficial ปีที่แล้ว

    Aaaaaax Sorry🥰🥰wllo qaali

  • @xuseenxaaji7448
    @xuseenxaaji7448 ปีที่แล้ว

    Horaaa loo yire jeceel xaasid ma waayo waa sax lkn markasto dhagaraha iyo qiyaanadda ayaaa xunuunkooda leh
    Jeceel means xanuun io qalbi jab 😡😭😡

  • @AdiriyeDiriye
    @AdiriyeDiriye 6 หลายเดือนก่อน

  • @Alishamaxamed2271
    @Alishamaxamed2271 ปีที่แล้ว +4

    Sorry Abayo 😭😭

  • @hodanabdulahi9469
    @hodanabdulahi9469 ปีที่แล้ว

    Sorry 😢sister 😢😢😢

  • @drabduwahid567
    @drabduwahid567 ปีที่แล้ว +1

    Wallahi qisoyinka dadka soo maro way kala xanuun badanyihiin sorry 😭💔

  • @_____caviyhofficial_____4113
    @_____caviyhofficial_____4113 ปีที่แล้ว +1

    Zhpie gapdha raaban😢❤

  • @ZamNoor-b3l
    @ZamNoor-b3l ปีที่แล้ว

    Sorry 😢

  • @Livequte100
    @Livequte100 ปีที่แล้ว

    Part 2 somalaha shekada khadarow

  • @Zackpodcast20
    @Zackpodcast20 ปีที่แล้ว +4

    Maxad u oynaysa awlba waad katagtaye xoolad yahay

    • @IkranIsmaciil
      @IkranIsmaciil ปีที่แล้ว

      😂😂

    • @xafsoimam5651
      @xafsoimam5651 ปีที่แล้ว

      😢oo hooyadeed ma intay kucaasiso bay nin karaacdaa

  • @GeenyadaNugaal
    @GeenyadaNugaal ปีที่แล้ว

    Bisle waa iga qosliyey wlhy

  • @HanadBarre-tz5mw
    @HanadBarre-tz5mw ปีที่แล้ว

    M.a

  • @shugrixusen7196
    @shugrixusen7196 ปีที่แล้ว

    ani jecel soma arkin marki an gursaday ayan arkay jecelka qisaba mahayo ani

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂 anigane wali ma guur san lkn jecel isma aragno

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 10 หลายเดือนก่อน

    😢😢🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤❤

  • @xasanmaxamed239
    @xasanmaxamed239 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉🎉🎉❤❤

  • @lilabdaaz2965
    @lilabdaaz2965 ปีที่แล้ว

    Qoftaan waxbo kama fahmin Qisadana madhamaystrno

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @najmaali1937
    @najmaali1937 ปีที่แล้ว

    Aniga Mxu Jcyl igu dhicilayhy nio😂

  • @nacimoahmed3488
    @nacimoahmed3488 ปีที่แล้ว

    Ano qireysan ku qosley omg su u dahayo lee😭😂😂😂

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man ปีที่แล้ว +1

    Sheekooyinkaan mala soo qoraa

  • @xuseenxaaji7448
    @xuseenxaaji7448 ปีที่แล้ว +1

    I AAMIN NINKAN DANBO OO KU YAACEY QARAAABO AYAAN YIHIIN GABADHAAN 😂

  • @SamsamYusuf-h2n
    @SamsamYusuf-h2n ปีที่แล้ว

    Sorry abayo 😢

  • @AyaanCabdi-p9s
    @AyaanCabdi-p9s ปีที่แล้ว +1

    😢😢😮😮

  • @SamdaMuxumed
    @SamdaMuxumed ปีที่แล้ว

    Sorry abayo mcn

  • @SamsamSheikhahmed-mt6px
    @SamsamSheikhahmed-mt6px ปีที่แล้ว

    Sorry abyo mcnto😢😢😢

  • @X__A_channel
    @X__A_channel ปีที่แล้ว

    Cod mcna m a

  • @fahadaxmed1887
    @fahadaxmed1887 ปีที่แล้ว

    Allaha xaqa natuso

  • @MrAbdikariin
    @MrAbdikariin ปีที่แล้ว

    Sorry sister 😢

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 ปีที่แล้ว

    Fanan waa un fananee ma qab qabiil baa lodiday inanka kle 🥺

  • @CabdixakiimCawil
    @CabdixakiimCawil ปีที่แล้ว

    😢😢

  • @SacdiyaMaxamed-s6s
    @SacdiyaMaxamed-s6s ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤

  • @IkraanAhmed-k2g
    @IkraanAhmed-k2g ปีที่แล้ว

    Sorry wan kaxumahy😢😢😢

  • @preciousheart4237
    @preciousheart4237 ปีที่แล้ว +1

    Alla adunyadan qiso badana maxa QOF waliba qisooyin u gaara ku duugan laabtiisa 😢 sorry wllhi inanta waan la ilmeyey

  • @boolo612
    @boolo612 ปีที่แล้ว

    sorry Abyomcnto 😢😢

  • @faraxapdikani8665
    @faraxapdikani8665 ปีที่แล้ว

    Ax jecl ma jiro😂😂

  • @NastehoAhmed-kc2bf
    @NastehoAhmed-kc2bf ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @dirhamcumar2810
    @dirhamcumar2810 ปีที่แล้ว

    Oh My God
    Dadihiyaha ma qurbo jooogba

  • @abdisalanmuhumed6135
    @abdisalanmuhumed6135 ปีที่แล้ว

    Qabyo wye shekadha 😢

  • @jaamacfarxiya9207
    @jaamacfarxiya9207 ปีที่แล้ว

    Absolali😂😂

  • @Ahmethozman
    @Ahmethozman ปีที่แล้ว

    waa beenley qoftan qiyanade sameysay aye ku daboole

  • @Nadiirmohamuud
    @Nadiirmohamuud ปีที่แล้ว +1

    Cᴏᴍᴏɴ ᴏɴ sᴀʜɪɪʙ ᴠᴇᴅɪᴏs

  • @ibrahemaadanahmed-nf7dw
    @ibrahemaadanahmed-nf7dw ปีที่แล้ว

    5iigo

  • @amirakhyre4099
    @amirakhyre4099 ปีที่แล้ว

    Sorrry walalo😢

  • @aalusharif2170
    @aalusharif2170 ปีที่แล้ว

    No Sxp guur is halaal

  • @Hamzemattan
    @Hamzemattan ปีที่แล้ว

    the pest song in ever ❤

  • @AhmedKafi-y5t
    @AhmedKafi-y5t ปีที่แล้ว

    Been cadi ee alifanosaa sharmutada

  • @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr
    @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @axmedmaxamed5798
    @axmedmaxamed5798 ปีที่แล้ว

    Sorry 😢

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 ปีที่แล้ว +3

    Sorry abayo 😢

  • @salwachanne
    @salwachanne ปีที่แล้ว

    😢😢😢

  • @anisocadey7696
    @anisocadey7696 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭

  • @nastexodahir2482
    @nastexodahir2482 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢