ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

ASKARIGII HAAYAY FURAHA XABSIGA SAYID CALI KU XIRAN YAHAY OO LA DILAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2024
  • INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇www.instagram....

ความคิดเห็น • 90

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  หลายเดือนก่อน +11

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut

  • @user-py1bj1rb4t
    @user-py1bj1rb4t หลายเดือนก่อน +2

    ku saliya kan ugu qeerka badan koonka nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama ❤

  • @MaxamedCarab-wg2sj
    @MaxamedCarab-wg2sj หลายเดือนก่อน +8

    Allah ha unaxariisto askarigan muwadinka shuhadoo na qaatay janatul firdoso insha allh

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq หลายเดือนก่อน +4

    Askarigaas Waa halyeey Qaran😢💔🇸🇴Alaha unaxariisto, amiiin yaarabi🤲😢💔🇸🇴

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 หลายเดือนก่อน +3

    Xamar Usc ayaa lagu soo nooleeyey mar labaad waana Khalad in la aamino Usc ❤waayo aawey dalkii buuxay oo looga tegey aawey akh akh

  • @ayanwarsame7044
    @ayanwarsame7044 หลายเดือนก่อน +8

    Xasan xusen gesigi naftisa kuwayey ilaa linta maxabisti fakan lahed oo furayaashi diday ilahey haunaxaristo janatul fardowsa allaha ugu bishareyo

  • @KaraamaAxmed-n2b
    @KaraamaAxmed-n2b หลายเดือนก่อน +8

    Dalkeena amni ilaahey haka dhigo guys 👦

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 หลายเดือนก่อน +4

    Askerigaasu waa wadani lkn majirto dawlad garaneysa allaaweyn

  • @MahadOsman-vb8ro
    @MahadOsman-vb8ro หลายเดือนก่อน +3

    Munasar sxb waan salaamay ee zaki yare adna sidoo kale runti dableh xassan xuseen alle naxariis korkiisa ha yeelo🎉🎉🎉

  • @Himiilo-
    @Himiilo- หลายเดือนก่อน +2

    Allaha uu naxaristo qabriga allaha uu wasiciyo Martin lajecelyahay allaha ka dhigo amiiin yarabi yahu meshan dowlad ma jirto ee dadkey naga dhameynaya xabsi an kamiro laheyn waliged lama shegin ee umadan illahey ay leyihin

  • @user-hu5sy5kc9j
    @user-hu5sy5kc9j หลายเดือนก่อน +2

    Geesi talkisa iyo dadkisa jecl Masha Allah Allah unaxaristo

  • @mukhtarmohamed4364
    @mukhtarmohamed4364 หลายเดือนก่อน +4

    Alle wuxuu yiri qisaastu idinka ayay nolol idiin thy maanta waxaas ma.dhaceen hdii mujrimiinta abaalkooda lamarin lahaa yacni xukunkooda lagufulinlahaa markasta oo cadaalada ilahay iyo xaqa lagarab maro halafisho sidan iyo sikaxun wax walba oo dhacayna wxa iskaleh musuuliyadeeda Kow baad waa xasan shikh

  • @sadiahassan798
    @sadiahassan798 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxariisto jannatul fardoowsa Allaha ugu bishaareeya waa geesi somaliyeed

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp หลายเดือนก่อน +2

    AALLAHU HA U NAXARIISTO AAMIIN WLLKE

  • @nimcihassan8190
    @nimcihassan8190 หลายเดือนก่อน +1

    Waa geesi allaha jana fardowso geeyo waa geesi eheladiisana Samir iyo imaan hakasiiyo qabrigiisa waa sac alaha kadhigo Aamiin

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 หลายเดือนก่อน +3

    Alaha unaxariisto askariga

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk หลายเดือนก่อน +1

    Insha alaah geesiga furaha tuuray dowlada xasan sh Sjaakie malaha wax waa uqabaneeysa waana maqli doontaan insha alaah

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahey ha u naxariisto wiilkaas yaa rabi niman dil ku xukuman maxa loo haysatay dil waa dil xasan dhiiqo aya ka mas uul ah waxan dhacaya oo dhan

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +5

    ASKARIGI FURAHA HAYAY, ALLAHA U NAXARIISTO, DAL AY MUNAFIQIIN MAAMULAN , AYU DAACAD U AHA.

  • @bogorehabdo3324
    @bogorehabdo3324 หลายเดือนก่อน +3

    Waa geesi soomaaliyeed marxuumku.

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 หลายเดือนก่อน +2

    Alaha unaxariisto

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +3

    MADAXWEYNE XASSAN SHEKH, ISAGA DHIBATADAN KA DAMBEEYAY, SABABTO AH, DAD DIL KU XUKUMAN MUXU LA SAXIIXI LA'YAHAY, MA WAXU LA SUGAYAY WEERARKAN.

  • @AashasaidShire
    @AashasaidShire หลายเดือนก่อน +2

    ilaahay hunaxriiso😭😭😭😭🤲🤲🤲

  • @user-jt7cm6cv9r
    @user-jt7cm6cv9r หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto janadii allaha geyo taliye shub masuliyadisii wukasobaxay wataa logeriyoday abo masajidka xiyarta kadaa allahu akbar k😭

  • @user-bv5oc4im8k
    @user-bv5oc4im8k หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxariisto

  • @ShukriMohamuud-ip8fz
    @ShukriMohamuud-ip8fz หลายเดือนก่อน +1

    Allow ku.naxariiso😢😢

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan ma wuxuu dhiirigelinaya wixii had kadanbeeya in aan qaranka lodhiman wa run in wilkan siweyan dowladu uga hadasho oo ug weliba tdlolodhiso☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @AmaalMohamed-sr9tj
    @AmaalMohamed-sr9tj หลายเดือนก่อน

    Ala haw naxariito geesi garab wayay ❤❤❤

  • @fowsiyoabdi730
    @fowsiyoabdi730 หลายเดือนก่อน

    Walahi bilahi talaahi ninkas furaha u dhinty ilahey un ba abal marin karo ee fadkis ha laga qanciyo maashalah

  • @Quickdeen_tube
    @Quickdeen_tube หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxaristo

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 หลายเดือนก่อน

    Horta Meeshaan xamar yaa jooga yaa qabsadey 34 sano oo hada dhamaad ah oo bur bur bililiqo xasuuq u geystey dad dal diin ❤sow wixii weli ma joogaan yaa

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg หลายเดือนก่อน

    ilaahayow cadaala nokeen☝️☝️☝️☝️🤲🤲🤲🤲🤲 ma aamiin aamiin yaa Alaah 🤲🤲🤲

  • @luulmacalin-zr4mo
    @luulmacalin-zr4mo หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p หลายเดือนก่อน +1

    Sayid cali dilaayaasha kale maxuu kaga duwan yahay somalida hadey cadaalad haystaan adiga jeelka lagu Xiri lahaa

  • @HappyOleanderFlower-cn9sw
    @HappyOleanderFlower-cn9sw หลายเดือนก่อน

    Ilahey haunaxisto marxunkasi askariga wadani dhab ah

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +1

    TALIYE SHUB, XAFIISKIISA AFGOYE IYO XAMAR AYU KU YAAL TALISKA CIIDANKA ASLUUBTA, LAKIIN JEELKA TALIYA AYU LEEYAHAY IYO TALIYA XIGEENNO, SOW KUWAS MA JOOGIN JEELKA.

  • @HusseinOsman-io5mg
    @HusseinOsman-io5mg หลายเดือนก่อน

    ALLE HA UNAXARIISTO ASKARIGAAS, DHANKA KALE WAXAA ARRIN ISWEYDIIN MUDAN AH SIDEE XABSIGA LOOGU XIRI WAAYEY CAMERA (CCTV) ARRINKAN IYO DAGAALKA WAXAA SUUROGAL AH ILAALADA QAARKOOOD IN AY HUBKA IYO SHAXDA DAJIYEEN.

  • @Cadar49
    @Cadar49 หลายเดือนก่อน

    Ilahow jano sii wiilkaas shahiidkaa

  • @Gory-ali
    @Gory-ali หลายเดือนก่อน

    Muslin was. Naftiisii. Uhiray. Shawarma. Illaahay. Ha unaxariisto. Ehelkiisana. Samir. Allaha. Kasiiyo. Qaran iyo. Dowlad. Loo dhinto. Marjoram. Waayo. Ilaa hada. Maloo. Tacsiyeen

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 หลายเดือนก่อน

    Sababta loo haayo qof dilkuxukuman waa inlagato ayeyrabaan iyodadkale lagu bedelo ayey uhayaan kandilka kuxukuman waa dhaqaalo uyaal dowlada iyo hoosjoogaheeda hadhacdo dowlada gurguurte insha allaah

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 หลายเดือนก่อน +1

    Dhagar qabe sayid kusheega .in la dilo ayey ahayd habar gidirtan dhiigyo cabka .ah in baas lamariyo ayey ahay jeelka in lagu daayo waa qalad musuq iyo cadaalad xumo dheh

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 หลายเดือนก่อน

    Askarigas allaha u naxariisto laakiin dawladan qeyr malaha maxay u haystan dadka ay dilka ku xukumen bal arka askarigas naftiisa ayey galafatay dawladan

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w หลายเดือนก่อน +1

    Waarun anaaba dhahay qof la dilaaayo ooo lahaysto yaaaab

  • @khadigiamohamud9938
    @khadigiamohamud9938 หลายเดือนก่อน

    Guuleste wlh wa gesi

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 หลายเดือนก่อน

    Meel kasta aduunka dhib waa kadhacaa laakiin Somalia waxay dheer tahay dunida sharcigii baa hoos maray.

  • @MaxamedCarab-wg2sj
    @MaxamedCarab-wg2sj หลายเดือนก่อน

    Asc sakiyow soomaali waxay badsatay firshashada India sida kashmiir iyo bombih😂😂😂

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v หลายเดือนก่อน +1

    WAXAAN ARKAA
    JAALE HAWIYE O KU XAARAY DOWLAD NIMADA UF WEY IS BAA BI IYEEN WEY IS DHACEEN WEY IS DILEEN EEY IS QARXIYAAN HG AYAA KADAMBEYSA WAAYO IYAGAA UGU BADAN GACAN KU DHIIGLAYAASHA WALEE WARBAA YAAL
    NINKAA FURAHA DIIDAY WAA GEESI HADU FURAHA DHIIBI LAHAA XATAA DOWLADKU SHEGA KAMUU BADBAADEEN
    WAXAAN DOWLAD KU SHEGA ISLA OG MA AHA DOWLAD

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน +1

    Shakimale inay laba shabaab wada
    Shaqeyaan Moqudisho oodhan baa
    Wada Alshaaba

  • @user-nc5ww1ig6k
    @user-nc5ww1ig6k หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭walee dowlada Xassan shiikh maxay yaab ledahay

  • @diishitaar9235
    @diishitaar9235 หลายเดือนก่อน +1

    Zaki adiga hal su"aal jawaab kaaga rabaa
    Nin dil toogasho lagu xukumay
    Siddee xabsi loogu sii hayaa?

  • @SheikhAbdalla-hq9jj
    @SheikhAbdalla-hq9jj หลายเดือนก่อน

    Ilaahaayoow noogar gaar❤❤❤😢

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 หลายเดือนก่อน

    Esa geesi geesidhalay halaxuso ilahay haunaxariisto

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 หลายเดือนก่อน

    Dulmi fowqal dulmi 🤫 ilaahay ha’unaxariisto ninkaa ehelkiisiina samir kasii.

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 หลายเดือนก่อน

    ☝️☝️☝️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭😭😭

  • @babygirl7513
    @babygirl7513 หลายเดือนก่อน

    Geesi waaye

  • @user-lx4nx2wp9d
    @user-lx4nx2wp9d หลายเดือนก่อน

    Maxaa Sayid Ali karabtaa kuwa dilaa ah baaba ka buuxay xabsigee

  • @FoosCabdi-dk9xh
    @FoosCabdi-dk9xh 16 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ayanwarsame7044
    @ayanwarsame7044 หลายเดือนก่อน +1

    Malatogto sayid cali maxaa mesha logu hayey

  • @ShamsadiinAdi
    @ShamsadiinAdi หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @TonyIbra-lq7be
    @TonyIbra-lq7be หลายเดือนก่อน

    Dommage

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 หลายเดือนก่อน

    Somaliya Dowlad kama jirto Aduunka oo dhan baa og
    Intay Somaliland cadowga ku yihiin weligood meel ma gadhayaan

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 หลายเดือนก่อน

      Hhhh markaasey iska haddashaa tana xagee ka keentay waxaas maalaayacniga war caqligu hakuu shaqayyo waad qarwaysaaye.

  • @abdimohamud906
    @abdimohamud906 หลายเดือนก่อน

    Askariga xasan xuseen rage oladilay dhaqaale haloo aruuryo caruur tiisa dhanka sojalka

  • @JUBAABDULLAHI-x5b
    @JUBAABDULLAHI-x5b หลายเดือนก่อน

    Balwayahay xasuq dac ah

  • @CharkoditstarcomCharmakeyahye
    @CharkoditstarcomCharmakeyahye หลายเดือนก่อน

    Waar yaa somali ya waa yaab Allaha u naxariis marxuunka naftisa huray xaqiisa Allaha Awoodale ha soo saro

  • @abdikarimhussein5483
    @abdikarimhussein5483 หลายเดือนก่อน

    Taliye Shub baa taalo u dhagax dhigay maanta baar

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 หลายเดือนก่อน

    Xasaskood xataa qol unsi kashidanyahay ayaa loo ogolada in eey ku fulaan what kind of xabsi is that! Everything in Somalia is crazy! Shalay diyarad masar ledahay aa soo dagtay half of muqdisho ayaa soo saftay! What kind of country is Somalia?

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 หลายเดือนก่อน

    Teeda kale talefan in lo ogolado mahan qof maxbuusa wa mamnuuc

  • @user-ry3fy8wh8l
    @user-ry3fy8wh8l หลายเดือนก่อน

    Sayad cali laydinka raac maxaa kaligiis idin daba dhigay waxaad ku haysataan waa qabiilkiisa bas qaa imiin iimaan laawa yaal ah irsaaqadiina meel xun allaha gasho

  • @nadiaahmed3488
    @nadiaahmed3488 หลายเดือนก่อน

    Waxaso oo dhan waxa ugu wacan daw 0:28 ld lant haday dawladi jirtoo ma dhici lahayin masking lagu dilay forah kan walib intu laba nafa uu gubay hadan masikinkan loo dilya ma nafqaliy saayid Ali misa wa boqor Somali lah

  • @user-cy4se4ou2s
    @user-cy4se4ou2s หลายเดือนก่อน

    War maadah weenahaaba tuga😂

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t หลายเดือนก่อน

    Dulmi iyo dadkale oo dambi lalaraadsho maxaa ka heleysiin , waardiyaha ayagaa dilay beenta daaya .

  • @user-bw5ok5ub7o
    @user-bw5ok5ub7o หลายเดือนก่อน

    Mashan.waxa.madaxka.ah.moryan.tuga.ah.waxa.shaqadoda.ma.aha.talo.wAXA.udhisi.laha.farmajo

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 หลายเดือนก่อน

    Nin toogasho ku xukuman inuu mobil taleefoon haysta ayaa qalad ah. Meeshaan madaxda ayaa ka dambayso gaar ahaan taliye Shub waa markii sedexaad ee intii uu Taliye yahay oo Alshabaab ka dhex dagaalamaan.

  • @Gory-ali
    @Gory-ali หลายเดือนก่อน

    Aduunka Kama. Dhicin. Xabsi. Hub lasoo. Galiyo. Sid cali. Intuu. Taleefanka. Ka keenay. Waa rune. Sid cali. Adeerkiis. Ma oga. Miyaa. Inuu. Wiilkuu. Adeerka. Uyahay. Waayaab. Dad toogasho. Kuxukumanse. Maxaa. Cardigan. Dhigay

  • @SagalAbdikarim
    @SagalAbdikarim หลายเดือนก่อน

    Maxbuuska maxaa udiidey talefan waayo bil iyo 2bilood maxir naanayo waqtibadan buxiranyhy

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk หลายเดือนก่อน

    Kuwa dilkaa kuxukuman maxaa looraajiya taas waa shaki meesha kujirta

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 หลายเดือนก่อน

    Kan Dadka wacaya see telefonla ku helay?

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaa😢

  • @mohamoudahmed685
    @mohamoudahmed685 หลายเดือนก่อน

    Sxb hg naceebkada waa badanyahay yaan lagaagaran dee

  • @user-ne3cq5ux7w
    @user-ne3cq5ux7w หลายเดือนก่อน

    Maxa mesha matugan ba mise waa xabsii

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 หลายเดือนก่อน

    Sheeko ayeyku jiiran ninks diilga ah kor iyo hod we dhimnya

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน

    Kaarto qadaad weyen

  • @abdurahmanmohamoud7280
    @abdurahmanmohamoud7280 หลายเดือนก่อน

    War kan yar yaa nagu soo balimiyey 4nin oo qoryo wato ku lahaa waxa aad ka hadleeyso Hubso horta waxaa israacisey askari cid kawarqabeeyso malahan iyo siid cali hadu baxsado cid soo qabeeyso makahan ma adigaa og taas waxaa isaga keen dhigeeysaa nin War noo tabinaya Lakin ilmo farmajo ayaa tagey

    • @geenyodila9095
      @geenyodila9095 หลายเดือนก่อน

      Weli Farmaajo maa ku riyootaa 😂😂😂

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey ha u naxariisto wiilkaas yaa rabi niman dil ku xukuman maxa loo haysatay dil waa dil xasan dhiiqo aya ka mas uul ah waxan dhacaya oo dhan