Xog Liiska Wasiirada Cirro Oo lagu arkay Arimo layaaba Beesha Samiga ugu badan Iyo 28 Wasiir? Saluga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 50

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa habaar Garxajis reer Abti ha kuu noqdo. Waa la isku habaraa imika. Dawlada ha la soo dhaweeyo

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Akishe xilka wasiir ee la siiyay waan u hambalyeyey.jaarso iyo oromada iyaga muxuu u qadiyey madaxweynuhu ileen way inala dhasheen

  • @munirkh
    @munirkh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Habar awal iyo Gerxajis waa Walaalo dhib iyo dheef ba qeybsada. Kuwa kadaba qeylinaya ee isku dirayow ka dhex baxa waad is ogtihiine.

  • @FadxiyaDaahir-dc9co
    @FadxiyaDaahir-dc9co 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Habar awal magac dh eeraa

  • @MohammedBashir-v3r
    @MohammedBashir-v3r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Walaal aan ku toosiyee awalba harti afar wasiir ayey lahaayeen maalgashiga biyaha gaadiidka iyo wadooyinka iyo hawlaha guud

  • @mohamedomer2382
    @mohamedomer2382 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa saamigii ugu liitay.

  • @Mohamed-c4x3t
    @Mohamed-c4x3t 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Arab waxay hilayjireen waligoodba wariye Halkaa Arab sax Dibueeg

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ciro intuu ku shaqaystay ciidagale ayaa layiri ciidagale lows 😂😂😂😂😂 2bo wasiir. ciidagale waa reerka ugu cayda badnaa ee wiilka ay abtiga u yihiin muuse biixi caayi jireen

  • @Mohamed-c4x3t
    @Mohamed-c4x3t 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Arab Saamigiisa waasidii Hore wariya Dib ugu ugu noqo taariikhda

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Haa ilorbin in number kaa wasaradah laa kordoyay

  • @TobanKabe
    @TobanKabe 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    in beer gaadho alloow haka dhigin
    dadka somaliland, nin wallowba ku qanac wixii alle kuu qoray
    ogoow cirro waxba ma qoro
    allaa qora, waa guul iyo caddaalad,

    • @AxmedMahmed-j5b
      @AxmedMahmed-j5b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Eesh calaa wariye.mahadsanid mudane weriyee.

  • @abaydhaxan
    @abaydhaxan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Tira badanaa wasiiradaan! Waxay u egtahay in dhibaatooyinka REER Koofureedka haysta ay halkaan ka muuqato. Sida aan iska ARKO. Budget-kiiba wasiiradaan ayuu ku BAXAYAA!

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Meeshan waxa loo tashady reer kan Arab

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habar awal maanta lagabilabo muxaafdbanu nahay garxajis banu lasafanay

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    beesha arab maxaa looquursaday

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Has mahadln baastarbat tahay ma tolkayaa nagu diraysaa hadii aad aamuso weydo intaanu is halloo inaha gayaxno ayaanu dib uga noqon

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA TA DHEE XEERKI QAXO SNMLAND
    GOODBYE SNMLAND
    WELCOME AWDALSTATE

    • @XaliimoCali-xs1ou
      @XaliimoCali-xs1ou 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      S n m afka hallga daayoo waa taariokhdaya afku yaaanu idin kaga dhicin ama sida ooyaye qalbiga ka oy .m aad maqsh 7:31

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Buuuuufi huwantaa xaarmajo ushaqeesa dameeeero

  • @SayidCabdi-qn1wx
    @SayidCabdi-qn1wx 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waar xogogaalnamatihide arab horeba 2 labawasiir ayay ulahaayeen arimaha dibada iyo isgaadhsiinta hore

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cayda wax lagu faan maah garxajis faan haw aahhto madax enahaanu leeenahay oo nagu fillan sow taynu u waallanay madax weyne mar I dhaha

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MD Abdulrahman, inaga ilaali oo yuu San ku khiyaamaynin Abiy. Abiy iyo Emaraatku waxay heshiis ku yihiin inay XEELAD ku qaataan Sayaç iyo deegaankeeda. Ka digtoonow oo taako dhulkeena ah ha siin.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habar-Awal waxaa laga jarayaa Xisbiga Kulmiye.

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      waxaa umabaxaan

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daruur dahabi haday noo dado qaar baa ka ooyaya waar ku farxay waxa wanaagsan yuhuudaad matashaan

  • @QAASIMFARTAAG
    @QAASIMFARTAAG 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyadaa habar jecllo wastay maxay heshay

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaa aay isaaq mar gacnta saraan Arab oo aay sidoodii
    Gawda kasaran mooyane
    Wasiirna madoonaan arab

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waar jooji qabyaalada waad caqli xuntahaye, anagu waxanu doonaynaa uun nabad iyo wax qabad

  • @AliAbdi-l8q
    @AliAbdi-l8q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siibaqtii waad fulaynimo codayseen lkn YUSRA HARTI malintay dhulbante KU qashaan wale GARXAJIS ayaan KU gurman habarjeclo waa gun kk

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    XUBEER AWAL NIYOOW SIDOODAY DAWLAD GAAR AH U YIHIIN SABABTOO AH MADAXWEYNIHII YIMAADABA WUU U AFDUUBAN YAHAY,HJECLO IYO GARXAJIS WAA SHICIB NIYOOW ANOO HJECLO AYAANA SIDAA AAMINSAN

  • @Islanimo
    @Islanimo 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Innader hbjeclo 5 toljeco 6

    • @gurmadabiib5504
      @gurmadabiib5504 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Habar magaado waa 12 iyo madaxwaynaha

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaryaa midgaha daladooda horaa. Loo daawadayi waa faashil masuulnimo iyo muslnimo ma juujiyaan

  • @mohamedomer2382
    @mohamedomer2382 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Been baad ka sheegtay beelaha Arab.

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar beenta jooji habarjeclo waxba mayhelina 4 qanaabac buu idinsiiyaye hal xil oo A kumajiro

  • @abdijama-n8h
    @abdijama-n8h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer munafaq wa kuwi Somaliland faqash gacanta ugeeliya

  • @abdiasiisdabhaye3784
    @abdiasiisdabhaye3784 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Been waas inaad tahay wixii aad habeenada oodhan kasheekeynaysa waxa karunaa axmad saasin inta kale beenbaad dhuraysay

  • @ayaanbeautyshot7636
    @ayaanbeautyshot7636 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Been😂😂😂😂

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale

  • @Qaadiriye
    @Qaadiriye 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    18 Wasiir ayaa Isaaq ah. Ma jirto wax la wadaleeyahay. Waa xukuumad Isaaq

    • @Axmed-he4oz
      @Axmed-he4oz 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dalkay kuwa kale kga badan yihiin wllo

    • @Qaadiriye
      @Qaadiriye 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @ badnaasho maaha wll. Isaaq ayaan rabin dowlad la wada leeyahay. Dhulbahante iyo Warsangeli in qolaba 4 Wasiir la siiyo ayay ahayd. Mida kale wasiradii nafta lahaa kuli Isaaq baa qaatay.

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Dabcan dalku waa Isaaqland. 80% tirada dadku waa Isaaq.

    • @Qaadiriye
      @Qaadiriye 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @ dadka gobolada waqooyi degen 40% ayaa Isaaq ah laakiin in Somaliland Isaaqland noqotay waan kugu raacsanahay. Harti xuduudiisii xidhaye gudabiirsi saad doontaan ka yeela.

    • @KareemHussein-yr3yp
      @KareemHussein-yr3yp 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Midkiiba 5 baa looga dhigayaa ee kalaya dalkiina wax kaqabsada

  • @QuáchThịDự-y3g
    @QuáchThịDự-y3g 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ich habe dieses Video meiner Großmutter gezeigt, und jetzt will sie auch Bloggerin werden. Sieht aus, als ob wir im Familiengeschäft sind🍭