NIMCO MIGIL | SIDA GOLOF COLAADEED | SHOW DJIBOUTI CIID EL-FITR 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 8

  • @nimaibrahim1009
    @nimaibrahim1009 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaw Super ♥️👍👍

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei ปีที่แล้ว +1

    Waw hees iyo badh fanaanadii lahayd alaha u naxariisto faduma ahmed nimca barteedi aya dhigtay

  • @nimoomar5422
    @nimoomar5422 6 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxay ii xasuusisa markan yar djibouti magaladi agoon kuria ilaahow djibouti barake amiin

  • @oumalyoussouf-le6bb
    @oumalyoussouf-le6bb 9 หลายเดือนก่อน

    Nice voice sa mai plai bcp bb

    • @oumalyoussouf-le6bb
      @oumalyoussouf-le6bb 9 หลายเดือนก่อน

      mey asameyn xagay wax kadhacayan dhinaca kale lamara sas qof SIvillise aah ku noqon

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +1

    Waxani hees Waa dhaaftay nimcana Waa qofka ugu fiican Inta fanaanad heestan ka daba qaaday Gabadhii iskal lahayd ee faadumo dhimbil

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el 21 วันที่ผ่านมา

    Sida goodir cara ama goob liibaxeed ama guluf colaadeed
    Ama ciyoowga galbeed ama geeyi abaaro laga guuray moye ciidla gacala aan sanado dheeraday gabal igu dhacay gud curko madow baan xidigaha sanado dheer ku gudaa ano talabta haleeli wayeey guuraha hiilacan galacdisa raaca bidinta dhalan teedkan hadba meel ugu gureya
    Waxaan riya dheer adunka ku dhex maro ma waxaa Dan baysay daal iyo sahwi aduun hadaad aduunka igu arki wayden ama aad garab kayga jogi wayden ma qabriga ayaa garab iyo micin igu siinaysan
    Anaa aragiina diido dhawaqina dacar inoqday

  • @cabdiadan6563
    @cabdiadan6563 ปีที่แล้ว

    Koko