XAMDI BILAN QOFBAA DABADAA DAGAY MAANKA OFFICIAL MUSIC 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Xamdi Bilan, Xariir
    Qofbaa Dabadaa Dagay Maanka
    Erayada Abdirahman Qoslaye
    Laxanka & Music Ilyaas Idiris
    Camera Kaafi Qaran & Khadar Waqal
    Editing Khadar Waqal

ความคิดเห็น • 607

  • @abdirahmaanhersi472
    @abdirahmaanhersi472 2 ปีที่แล้ว +59

    gabar galmudug oo habargidir gurxameysa geeleeduna xaradheere jowlo daaqo walee inaa tahay ❣️🙏

    • @ahmedcali8876
      @ahmedcali8876 2 ปีที่แล้ว +2

      Kudat adhicadeeyeH

    • @jubjubhassan8650
      @jubjubhassan8650 2 ปีที่แล้ว +1

      Uso aftiri miya lagu yari zxb

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa markii Qabyaaladu qof noqon jirtay. Gabadha ayadu ma oran intaad ku sheegtay. Waa Fanaanad Soomaaliyeed. Darajo taad ku sheegtay ka saraysa👍👍👍

    • @nazbz6663
      @nazbz6663 2 ปีที่แล้ว +4

      @@cadeycali6723 tiktok keeda la ka arkikra ini gabar HG waliba saruur tahay ⚡️

    • @abdirahmanhassanmohamed7208
      @abdirahmanhassanmohamed7208 2 ปีที่แล้ว +2

      Aad iyo aad hg sarur madar kicis hamda bilan nolow ina ader love you 😍

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir4085 2 ปีที่แล้ว +50

    Waa Xidigtii HG qurux io cod alle waa iskugu daray 🎤👌

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 2 ปีที่แล้ว +56

    Hamda qurux iyo cod bay isku darsatay boqoradii Galmudug barakallah sis🥰

  • @zakmire6925
    @zakmire6925 2 ปีที่แล้ว +135

    I like how Hamdi is so classic and still keeps her traditional and Somali value , beauty does not need a makeup or to show your hair or wear tight skirt or outdated fashion . May Allah bless you Hamdi you are true role model🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️

    • @mohameddeeq1136
      @mohameddeeq1136 2 ปีที่แล้ว +10

      Waaw u are so kind, absolutely she is very beautifully girl I like even me how she keep all of her body and keeping our traditional Somali she is a role model keep go

    • @mullachurre5423
      @mullachurre5423 2 ปีที่แล้ว +7

      Absuletly wlhi mashallaah hamda bilan

    • @midnimoahmed
      @midnimoahmed 2 ปีที่แล้ว +3

      I could not agree more 💯👌

    • @ilhanahmed9889
      @ilhanahmed9889 2 ปีที่แล้ว +4

      Well said

    • @midnimoahmed
      @midnimoahmed 2 ปีที่แล้ว

      @@mohameddeeq1136 I dont think so 😀

  • @guleedmohamed6605
    @guleedmohamed6605 2 ปีที่แล้ว +122

    Xamdi bilan on the beat
    Boqoradii reer galmudug ❤
    From somaliland🌳☁️❤

    • @amoore4261
      @amoore4261 2 ปีที่แล้ว +2

      from Iceland 🇮🇸😀😂😂😂🤣

    • @salmanmaankacadde6947
      @salmanmaankacadde6947 2 ปีที่แล้ว +1

      m.a Wnka heley wnku tageeraa xamdi bilan

    • @hibaabdilah
      @hibaabdilah ปีที่แล้ว

      Im neez

  • @najmaabdiseyruuq5186
    @najmaabdiseyruuq5186 2 ปีที่แล้ว +25

    Jecliyaa gabadheenan habargidir 😍😍

  • @somali3719
    @somali3719 2 ปีที่แล้ว +11

    I love Xamdi Bilan because unlike other female singers she keeps her dhaqan and doesnt show off. She is the top singer of Somalia!

  • @sonicmania101
    @sonicmania101 2 ปีที่แล้ว +24

    Mashaallah beautiful song, reminds me of my husband. Gave up on Somali brothers after failed marriage until I met you Thank you for been the best other half🙏🙏 taking me and my babies and completing our little house ❣ for all the Somali kings who treat their woman like Queens 🤴👑❣

  • @AliMohamed-zv1pu
    @AliMohamed-zv1pu 2 ปีที่แล้ว +11

    Boqorada xamar xamda bilan bartedii bad dhigtay huuno💋😍😍waa he's shidan

  • @hoodoabdisalaan7935
    @hoodoabdisalaan7935 2 ปีที่แล้ว +16

    Wan dareemyaaa heestan ..... Qof daacad ayaan la dakeeyey 😢

  • @mwengecreates
    @mwengecreates 2 ปีที่แล้ว +101

    XAMDI BILAN waaku wataa muuqaalkaan qurux badanaaa

  • @muhamudqarazta7865
    @muhamudqarazta7865 2 ปีที่แล้ว +9

    HaMDi BilaN Gbr Galmudug ❤❤ aniGu Wx dhaliil Kuma Hyo Wlhi ❤❤ Waqal Studio You Doing GreaT Job HanGa seexn WeliGaaa 🏏🏏🇸🇴🇸🇴

  • @abdinasirfaisal9665
    @abdinasirfaisal9665 2 ปีที่แล้ว +31

    Another level Queen of Queens 👸
    Hamda bilan ❤ Fananadayda

  • @maryanruun2468
    @maryanruun2468 2 ปีที่แล้ว +12

    Hees shidan iyo muuqal qurux Bdn 😊
    Qofkii tagay badalkiisa imanayo saas wye 🥰hadad dulqaad leedahey samirkaga ku meel mareysa😇

  • @fandisheemusxafaaadam7227
    @fandisheemusxafaaadam7227 2 ปีที่แล้ว +6

    I am from Ethiopia xamda bilan waan ku jacelahay 🥰💟
    Me Oromoo grill 😍

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble4802 2 ปีที่แล้ว +25

    Cod iyo qurux weey isku darsatay🙏❤

  • @addeadawe7330
    @addeadawe7330 2 ปีที่แล้ว +2

    Fanaanad haday jirto waa Xamdi Bilan cod macaani, qurux, soo jiidasho iyo qalbiga oo heesadayda ee taabanaayaan madaxa ayay noo furtaa 🙏🙏🙏🙏👸👸👸👸❤❤❤❤

  • @Maryam-gi6qp
    @Maryam-gi6qp 2 ปีที่แล้ว +5

    Xamdi is always presenting herself very well.I love her way of dressing 👌 and she's beautiful she doesn't need more make-up.Her songs are always on 🔥🔥🔥.How I wish I could understand every word.I love Somali people ✌️

  • @Ali-uh4lo
    @Ali-uh4lo 2 ปีที่แล้ว +4

    Waqal layaab layaab Xamdi bilan wax kale😉 muuqaal shidan Cod Dabiici ah masha allaaah😍

  • @user-jl4iz8uc6f
    @user-jl4iz8uc6f 2 ปีที่แล้ว +4

    Naagta quruxdeeda Ku joogta magaalka xamdaay 😍🤍
    Best waqal studio.

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +38

    The One N only Khatar WaqaL Another ĺevel 💯
    Xamdi Bilan la yaab la yaab 🖤🎈🔥

  • @asadhappy2649
    @asadhappy2649 2 ปีที่แล้ว +3

    Isdooriyay meel dagay rees leh dulqaad qof lahoo idanqaarin......... what a song ♥️♥️

  • @Funny99554
    @Funny99554 2 ปีที่แล้ว +6

    Mucjisadiii fanka hamda bilan keep going baayo

  • @mowliidcabdi5746
    @mowliidcabdi5746 2 ปีที่แล้ว +7

    Mar marka qaar adoo ugusoo horeeyay wax aad sooqortid mawaydaa😃

  • @saadbedri6425
    @saadbedri6425 2 ปีที่แล้ว +14

    Beatku wa another level
    EraYadu wa cajiib
    Codku wa hallaagsi
    Ugu dambaYn Khadar waqal oo ciyarta Guul kuso dhaMeeyay❣

    • @maslaxdaahircamey5423
      @maslaxdaahircamey5423 2 ปีที่แล้ว

      Another level hamdi bilan beatku waa cajiip. Codka halaagsi waye

    • @WaqalStudio
      @WaqalStudio  2 ปีที่แล้ว +2

      Allaah ya Sharfak Sa'ad Bedri

  • @sassamohamud913
    @sassamohamud913 2 ปีที่แล้ว +12

    Maasha Allaah ina adeertey 💚💚💕💕🤍🤍♥️♥️
    What a song 🌹🌹🌹 we love you 👏👏👏keep going 🌸🌸🌸🌸

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla cod macaanaa daganida ka sii daran qoftaa xamda queen bay ii badashay xamda bilan boqoradda galmudug nolow from puntland

  • @nastehoahmed8196
    @nastehoahmed8196 2 ปีที่แล้ว +15

    Another level hamdi queen😍😍😘😘🇩🇯🇩🇯

  • @fariida6236
    @fariida6236 2 ปีที่แล้ว +2

    Saruurnimo iga badan hore usoco ina adeer one love Saruur Cali wehliye 😍😍

  • @franlee6245
    @franlee6245 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allah this song is 💯 keep up the somali values wow what words she has put has made the somali tradition 🔥 her voice is ❤️ this song is the best song keep up the gpod work and keep going strong ♥️

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 2 ปีที่แล้ว +5

    Eedo macaan 🔥 hore u soco ❤💋❤

  • @shaakirhusein1281
    @shaakirhusein1281 2 ปีที่แล้ว +2

    Qurux, cod iyo asturnaan ayay isku darsatay xamdi bilan wow🥰

  • @maariyamohamed7928
    @maariyamohamed7928 2 ปีที่แล้ว +11

    Qof ii dabcayoon ii duleynin ayaa idaweeyay halkii idarnaydna❤️🌎🖇️💉

  • @abdilahihusseinofficial2458
    @abdilahihusseinofficial2458 2 ปีที่แล้ว +6

    Qof daacad ah baan la dakeeyey
    C♡C.... for ever, the one and only

  • @SWAHILINATION
    @SWAHILINATION 2 ปีที่แล้ว +10

    What a song 🔥🔥🔥

  • @USAME664
    @USAME664 2 ปีที่แล้ว +34

    Xamdi bilan Boqorada Codka iyo Isteelka❣️

  • @jabshepro
    @jabshepro 2 ปีที่แล้ว +13

    💕 Another Level Xamdi Bilan 💕

  • @xogahamuhiimka5990
    @xogahamuhiimka5990 2 ปีที่แล้ว +6

    2melion iyo kabadan aaan gaadhsiiino hormuudka yutubarada ❤Waqal studio🙏💋

    • @WaqalStudio
      @WaqalStudio  2 ปีที่แล้ว +1

      Allaah ya Cizak walalkay maxamed dahir, ilahay haku dhowro

  • @juleibibade
    @juleibibade 2 ปีที่แล้ว +5

    Naftii Damaq Wa Laga Daayey🥀❤️✨
    Hamda Bilan Boqoradeena❤️🌎💫

  • @amaldahir1391
    @amaldahir1391 2 ปีที่แล้ว +6

    Asturnaana akhlaaq cod qurxani laguu daa xamdi bilan boqorad galmudug ❤❤

  • @LalistuTofik
    @LalistuTofik 2 ปีที่แล้ว +1

    waaw i likemy kush somali music
    xamid your voice and ypu are aslo smart dear

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel 2 ปีที่แล้ว +10

    Layaab layaab queen of female singers🥰

  • @abdiqaniosman5387
    @abdiqaniosman5387 2 ปีที่แล้ว +5

    Boqorada codka e qarniga hamda bilan tan kale waqal studio is back bro go forward bro thanks

  • @apdizameda.a.dubbed2093
    @apdizameda.a.dubbed2093 2 ปีที่แล้ว +4

    Xamda bilan gabadh mustaqbal fiican ku leh fanka

  • @ayaanabdulaahi495
    @ayaanabdulaahi495 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌👌👌👌😍😍👌👌👌Xamadi bilan tagtay wallee

  • @abasshalyey5375
    @abasshalyey5375 2 ปีที่แล้ว +5

    The one and only 🇸🇴❤️❤️ xamdi bilan boqoradii fanka

    • @anzalsalat324
      @anzalsalat324 2 ปีที่แล้ว

      bilaan wankujeclahy m.a hees mcn❤️💋

  • @abdirahmanhaji9613
    @abdirahmanhaji9613 2 ปีที่แล้ว +2

    La yaab oo la yaab waqal ka duula 🙏Hamdi bilan ✨🔥🔥❤️

  • @daahirdaahir4685
    @daahirdaahir4685 2 ปีที่แล้ว +4

    Woow boqorada ❤❤ waqal nin adag❤✅✅

  • @abdilatifabdirahim6126
    @abdilatifabdirahim6126 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah 😍💗 Hamdi she so incredible n nice voice she got💓💓

  • @nadoxasan8809
    @nadoxasan8809 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo heesaha qaado miyaad soo xulataa wanyabaye midba mida kale kadarane quruxeey ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdidahirgorod898
    @abdidahirgorod898 2 ปีที่แล้ว +6

    Wow the one N only voice Xamda bilan ish-calaa recording qurux bdn

  • @deyrhashi1177
    @deyrhashi1177 2 ปีที่แล้ว +11

    hamdi bilan another level

  • @ismailhassan7043
    @ismailhassan7043 2 ปีที่แล้ว +7

    The best music 🎶🎵❤👌 qof daacad aan la dageyay

  • @haleelchannel6152
    @haleelchannel6152 2 ปีที่แล้ว +2

    Xamda Bilan❤💯 Qurux, Asturnaan, degenaan, sharaf, Dhoolo cadeyn!= Boqorod❤ inaad tahay Lama helaan way muuqataa

  • @Abdiqaadir_17
    @Abdiqaadir_17 2 ปีที่แล้ว +2

    Xamdi bilan keep going walashey mcn 💞

  • @ruuni2
    @ruuni2 2 ปีที่แล้ว +1

    nafti damaq wa laga dayaya runta waye qofkasto qof ka tagay o qof kale nolosha u badaley ayey ka hatle hapalyo layahay qof kasto la xumeyay laga tagay qofkale ka qurux badan helay nolosha u badaley 💋💋💌

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah boqrasa quruxda edebta iyo codka iyo style Allaah ha ku xafido sis 😍🥰😍🥰😍

  • @abdallehassan55
    @abdallehassan55 2 ปีที่แล้ว +4

    Cod aad u macan iyo music qurxn cajiib
    Dhagaha na furan xamdi bilan 🇸🇴

  • @iprahimfaarax6192
    @iprahimfaarax6192 2 ปีที่แล้ว +6

    WaqaL studio inama caaadi maHa♥️👌

  • @suleymanyare3476
    @suleymanyare3476 2 ปีที่แล้ว +2

    Amazing layaab layaab layaab Quruxdii Iyo Codkii Oo Qofa❤💯💯💯

  • @horseedofficial7042
    @horseedofficial7042 2 ปีที่แล้ว +2

    One of ma favorite Artist- Hamdi Bilan.♥️👏👏

  • @aimarolol6812
    @aimarolol6812 2 ปีที่แล้ว +1

    Codkka, Laxanka Ereyada iyo Asturnaanta Haa baan U Hayaa Mss Bilan 💯% 🔥

  • @hanaanjabuuti6402
    @hanaanjabuuti6402 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof daacada ban la dakeyay🥺❤️👸🏽 Quen always Queen keep going Hamdaay

  • @nimcoladan6005
    @nimcoladan6005 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa udiday inay isada isu asturan hablaha maryaha dhigtay ee mid fanananad iyo mid kalaba adan kala garanayan hamada bilan keep going sister 💯❤👏👏

  • @abdiazizmraage1654
    @abdiazizmraage1654 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah allaha ha ku daayo fanaanad fiican baa tahay wali adoo timahaaga qaawan lama arag ee sidaa kusii soco fanaanada qaaliga

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 ปีที่แล้ว +5

    Erayada💯
    Laxanka💯
    Codka💯
    Musiga💯
    Duubista💯

  • @adnanismacil
    @adnanismacil 2 ปีที่แล้ว +1

    Eyyy Ubaneeya Barxada Xamda Bilan.

  • @libanaxmedmaxamed8616
    @libanaxmedmaxamed8616 2 ปีที่แล้ว +1

    Big fan ayaa ku ahay another level...

  • @abdallajrofficial1528
    @abdallajrofficial1528 2 ปีที่แล้ว +2

    Ina adertey xamdi bilan quruxdii tolka WA ku wataa ❤️❤️🌹🌹

  • @bellachannel887
    @bellachannel887 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan ani ayeeba iga hadleysaa wlhi love you xamdi bilan ❤️❤️❤️❤️

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof daacada baan la dakeeye♥️

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw heestii heesaha , cod muuqaal intaba waa ku heestaa horey u soco 😍

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 2 ปีที่แล้ว +2

    Manshaallah I felt this song may Allah bless you. Abaayo 😍😍🙏

  • @nuursiyaadmaxamed8333
    @nuursiyaadmaxamed8333 2 ปีที่แล้ว +1

    Walashay xamdi bilan ❤️❤️❤️

  • @ADiik_Rizack
    @ADiik_Rizack 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabdha ugu Quruxda Badan dumarka fanaaninta 👸💝 say manzha allh

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah cod, beauty, asturnaan, everything keep going Walaal.🙏🥰🥰

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 ปีที่แล้ว +1

    Amazing song waqalka xamdi bilan laayab nice back quruxey daa good music mcn ♥️♥️💯💥

  • @ayaanraabi1065
    @ayaanraabi1065 2 ปีที่แล้ว

    Qalbiga dilmo waa laga daayay
    Dabuub kulul waa laga daayay
    In loo dudo waa laga daayay
    Khalbiga marka laga hadlo waa iska noocaas🙌

  • @mukhtaarjunio5288
    @mukhtaarjunio5288 2 ปีที่แล้ว +11

    Waqal keep going wllyal❤💪

  • @hassankhalif9151
    @hassankhalif9151 2 ปีที่แล้ว

    i lyk how hamdi keeps the nature, values of somali culture and how fluent she is,,,, congrats to her,,hope every Somali fanaan will follow her nature keep it up hamdi

  • @abdirisaaqismaaciil9808
    @abdirisaaqismaaciil9808 2 ปีที่แล้ว +5

    Hamda bilan quruxlayda fananiita🤩😘🥰😍

  • @rahmaismaciil9195
    @rahmaismaciil9195 2 ปีที่แล้ว +2

    My favourite song wllhi 🥰

  • @nafisoomar7884
    @nafisoomar7884 2 ปีที่แล้ว

    Markasay ku Leeyahin Xamar Fanan Majoogo reerr waqooyigu war dee Naga xishoda waat Bilanteni Bidhante🥰😄

  • @shukoorka9800
    @shukoorka9800 2 ปีที่แล้ว +1

    Xamda Bilan waa fananda KALiYA aan tageero codkedona enba cadi mahaa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Love you 🔥🔥💔

  • @faraxabdi1999
    @faraxabdi1999 2 ปีที่แล้ว

    Wow keep going sister Good music video best song 2022

  • @ilhaanaxmed1928
    @ilhaanaxmed1928 2 ปีที่แล้ว +1

    waaw hees iyo badh💔💥🌺🌹

  • @mustafebadmaax5035
    @mustafebadmaax5035 2 ปีที่แล้ว +6

    First comment hamdi bilan this new song keep going sister💋

  • @abshiroirshad2194
    @abshiroirshad2194 2 ปีที่แล้ว +2

    boqoorada quruxda shaxshaxda istelka masha allah

  • @qawdhanqowdhan9369
    @qawdhanqowdhan9369 2 ปีที่แล้ว

    Waa mida kaliyee ku riyoodo xamday kaalay idawee wllo ❤️

  • @horiyah6068
    @horiyah6068 2 ปีที่แล้ว +7

    absolutely style iyo hees 💯❤️❤️

  • @hassanstevan2157
    @hassanstevan2157 2 ปีที่แล้ว +3

    queeen hamdi bilan fankii oo dumar ah🎧😍

  • @muusecumar2990
    @muusecumar2990 2 ปีที่แล้ว +8

    Opapaay heestan imkan uqaadaya mid aanu kala dhamaany😂🥰

  • @fayzalmehraani6632
    @fayzalmehraani6632 2 ปีที่แล้ว +1

    Jacaylku ma ahan wax ku cusub aduunka mana ahan wax lal yaabo waana shay qaali ah waxaana u malaynayaa dadka waxaa ugu nasiib badan qofkii la jeclaado
    🥰🥺🤦🏻

  • @abdirahmangallan1412
    @abdirahmangallan1412 2 ปีที่แล้ว

    Xamdiyey inaa saas igu daadiso maha si wangsan lkn wax waliba waxaa ku ilaawaya jacaylkaan ku qabo 😢❤️

  • @nuzaibabihi1082
    @nuzaibabihi1082 2 ปีที่แล้ว +5

    Amazing Hamdi bilan. Thanks Waqal Team for producing such a high quality video. 💯💙

  • @getachewtessema6284
    @getachewtessema6284 2 ปีที่แล้ว +1

    XMADI BILAN
    THE GREAT SOMALIA
    SINGER
    Is she from Somalia or 🇪🇹Ethiopia's
    Please let us know .

  • @wadnahafm4151
    @wadnahafm4151 2 ปีที่แล้ว +1

    xamdi bilan keep going fanaanad sare guul

  • @qamusbay4412
    @qamusbay4412 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah xamdi bilan..run ti wan
    Ku wata codka.iyo.muqal.kaba
    Wafadhiyan

  • @farduusabdiomar7698
    @farduusabdiomar7698 2 ปีที่แล้ว

    Codkiiyo qofa quruxdiiyo qofa daganaan tiiyo qofa waqal baa lga hellaa🤩❤❤❤❤❤

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 ปีที่แล้ว +3

    Xidigtii. Quruxda xamar
    Bilan. Inaba caadi maaha. Heestu
    Madaxa ayaa Wali Furan
    Masraxa. Laguguma Haysto.huuno
    Waqal.studio Mahadsanidiin in badan