Coler editing saxa fananada codkeeda iyo muuqaalka top music top camera top. xoogaa light ayaa ku badan iska daaya hadaadan gudaha ku dubeen lightning fadlan🙏👍💿💃💯
WaxaanOo kale Larabaa Kii silac ku korey Waa siman nahay Wow @niinadance Waa kuwataa Boondheere production Nice producer @JOKER'S HORE USOCDA MY HOME BOYZ
Keep going bay ku leyihin iyo wax lamida😓hadey wllshod ahaan lahedna inay ka xanaaaqan baa surto gala War nacalaaye habluhu inteyna saan kasi daranan qabta Somalay hablahenu hada waali kaley so wadaan wlhi hadii sidan ay ku sii socdaan war nio habalahena way wanagaasnaaye maxaa saan ka dhigay🙈
KII NA JACEL CALANKA HUWINA LOVE CAYAAL XAMAR FROM JIGJIGA🇸🇴❤✌
Niini 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 boondheere salan from hargeisa
Niiini dance best song from gabilay somaliland
Somali people wada noolada
🥰🥰🥰🥰from muqdisho idin jeclhy saln Poqortoyo
💙💙💙💙💙💙❤❤❤❤
Dhamaanteen InshaAllah 🇸🇴💙
❤❤❤
Ar haka waalina bayo is astur muslim baa tahee Allah haku soo hanuuniyo
Niini dance vs sharma boy aan sugayaa inta igu raacsan like
Niini Boqortoyo waxan ku leeyahy keep going 🙏🙏🙏🙏🙏🙏💯
Wuuw!!
Ereyeda 💯%
Laxanka💯%
Codka💯%
Styleka💯%
Even performance 💯%
Hore usoco niina❤✌🤙
BEST hees wlhi niina is the BEST
❤❤❤❤❤❤
Heestan Waa Sugaaye Wlhi Niina waan taageera gabadhan❤❤
Shanta somaliyeed heestan cml sodeey ushidantahay baan kasugeynaa Munir aqaa 💖💖💖🇸🇴 Waad shidantihiin fananinta somaliyeed oo raba Daman 💖Nini 💖💖ish calaa cod cadawgeena Weey jabayaan
somali nimo unta ila jacel farta tag 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
One day heesti we kici donta top wye wlhi hees qaran 😭🫶🏻
Waraa qoftaan wee tagtay waa weenkee noqotay hala garab istaaga boqorada raabka waaye. Aad ayaan ugu helay. ❤️
From beledwayne🚶♂️💪
Halki aan kudhashay waa muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 muqdisho💪💪💪
Waaaw bondhere brodoction hurumar wcn💪💪💪💪
Niini tu es toujours raison continué comme ça ✌🇩🇯❤
Niina askari marecan ukaatay yaa ila qabo wali kuwa maavio kkkkkkkkk
Walashay niinni waxaa ku leeyahay keep going my sister ❤❤❤❤❤❤
Keep going my motherland love you so much. Cadowaga hajabo❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕
Asha Abdi rrrrrrrr
@@aarkapio621
Asc
Nina dance iyo king zola iyo blia wako tagero aan u ahay 💯❤❤❤ keep going
Halki caliyaale calanka utagan sinjigodu waa dhab somali dhalad kuwa silica ku korayna waan siman nahay danyartane ka duceesta❤️✅
Niin wan ku jclhy wlhi from bosaso
Niina Dance Hit song🔥 From Borama somalilanD 🙌
Somalilander dhaba
from sanaag
M.a Best Song Year Rab Somali 💓🌹🌹Waan Ku Tageera Nina Dancer Kaap Going Up to the top💝💝 From Canada
Bondheere Production is the one with your songs that can't be done keep going
Big fun for this little girl❤️ she is amazing Mashallah
Amazing Such a Beautiful song & singer too MarshaAllah
Bay iyo bakool baa barwaaqeysan sax waaye wllhi horay usoco legenad
Wllhi walashay mid sami qof hees kuqura raadso wllhi coodkaga wan kaheley hore uu socod
Wllhi video gaan dawasho badan ayuuuu inka mudan yahy Somalia maryoleeey🤳🤳🤳niina Diamond waye🧊👈
Lady gaga, Rihaana, ashanti, fabulous, shakira, pia mia, nicki minaj, falis, janifer lopez and nayer meel aad inaga saartay Niina dance❤❤ keep it up
Keep going
Malh
Bay iyo bakoolba bar waqesan niina waan ku wataa 🇸🇴🇸🇴👸💎🙏dalkeyga hoyo dhigaan uhuraa best song 👌
Queen niina from jigjiga love u Somalia 🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️
Wow m.a my habo i love you 💗😁
Nini codkeda waa jclhy 🤪😜
from somaliland yartan maygu darsaneysaan reer somaliyow😅✊
ha so dono 😂😂😂
@@maryanmaxamed2256 oo caruur ku arkee😅
@@Darwiishsakariyehareer1381 caruurta iska daayoo soo doono 😁
@@hujuumlastking1390 legend wax garad baad tahay waa kala hadhaysa dhe😅😜👈
Jokar iyo sahin gacan malap niina wad ka dhisten wow beautiful niini 😍 video best nec music shidan all wan idin wata
Coler editing saxa fananada codkeeda iyo muuqaalka top music top camera top. xoogaa light ayaa ku badan iska daaya hadaadan gudaha ku dubeen lightning fadlan🙏👍💿💃💯
Wowww dis gal iz awesome mashallah
Am in love with her style, music moves just outstanding
Another level nina🇸🇴✌
Www
🇸🇴❤️🇸🇴❤️👍🌹❤️🇸🇴👌💋
Mahadsanid
Intii bay iyo bakool ah like ku qabta 👍👍👍
WaxaanOo kale
Larabaa
Kii silac ku korey
Waa siman nahay
Wow @niinadance
Waa kuwataa
Boondheere production
Nice producer
@JOKER'S
HORE USOCDA MY HOME BOYZ
@NiiNi Dance officiall
👏 thank you wlshey sharaf
Boqortooyo Baay iyo Bakool baa Barwaqeysan❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
wa daadaleysaan saxibada bondheere production, guuleysta i.a
Two years Aya Laga joga 1M xita ma gaarin alaa somaliaya 😫😫😫😫😫🤮🤮🤮😫😫😫🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Atariishaadaan
Waa reer magaal inta ila fahantay
✌
Wlhi BesT hees iyo besT keep GoinG wlshY 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴
🥰😍😘🥺🤞😍niina dance ilov you cadawkaaga hajawaan
Wwww keep going 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤xamar bile boqortooyo👑👑👑👑
keep going niina love you ❤💙💚❤💙❤💚💙💛💜💙❤💚💙💛❤❤
Kina jecel calankan hujina 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙👌
Beat ka ayaa iga fadan xasan xidig qoftu waa heese wlhi m.a laxanku wa mcn yhy
niina wax kale wage keep going my sister😘🎹🎛🎧🎶🎤🎸🎛📢🎛🐮🚬🛂🚲
I Like The Lyrics Keep Going Niini
5ta Somali igu soo wadato.
(La'aan madaxa ayay ixanuuni).....!
Best Song Hesha kaliya an ka helay Niina Dance 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🙏🙋♂️
Kuwa silac ku kory wa simanhy
Danyarta ka ducesta Quen nina ❤
Waaw kuwa silac ku koray waan simantahay waxkale 💯💯💯
Boqortooyo ku wataa👑🥰😍🤩💖💖💝
Waan idinka faraxsanahay madaama hankiina kor usoogacay abowe qaaliya 11k aad mareysaan waxan idiin rajeynaa 1000m insha allaah
Keep goin zhp hore usoco
ina adeer talent ayaad leedahee
Wlhi gbdhan hestan weey u kla kacdy weyna shidnthy heestn👍👍🙏🙏
xabibti dalkayga iyo dalkaga heeszta waad u wada qaaday keep going abaayo
Stylke iga Gadan wlhY🔥😂 heer sare wlhY🔥
Hees iyo baaar 🥰🇸🇴❤🙏wadaniyaaad💯💯
Keep going 🇸🇴🙋♂️
Wow niini dance waa gabar aad u cod qurxoon. Im really proud of u.
Abyo is astur kaliya cod io quruxba ilhey kugu maneestay plse asturnanta ku dadaal abyo WNKU TAGEERA WADANIYADENA👸💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
I love you Nina Dance from Djibouti 🙏🤚💕
Wallahi gabadhaasi actorad ayay kusoo bxysaa
WIIL KOREAN UMA LEENAAYE BILLAHI 😂😂😂😂
Boqortoyo niina Dance ❤❤❤❤❤
Masha Allah abaayo Qali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪
Markastaka waxaaloohbaha inaa soodhawoowe ❤
Gabar talante leh baathaay sis keep going 💕🙌
Nina dance keep going 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤠😍👏
Kama dalo dalkayga hoyo difacisa dhiigan uhura 🇸🇴❤✍
😘😘😘😘 wan ku wadan fanadena
Xoolo kiifahmaa leefahmaa nooh intakale adinka iniijitaa 🤨🧐🤔💙💖💙💙💖🇸🇴💙💙💖💖💖💖💖🌺💖👋🎊🌸🌺✌️
Nina dance waku wataaa runtiii 🤚🤚🤚🤚👏👏👏👏
Niina dance wllahi love baan ku ahay iigaarsii haddii aan daris ahaan laheen waan guirsan lahaay wlhi uumac
th-cam.com/video/wLI4UmO0pOI/w-d-xo.html
Somalia 🇸🇴 power🦁❤️💋🌎
Cajiib madax iyo kalarkaan la yaabanahay waxaad u ektahay naag gaal ah Somali luuma maleeyo🙆♂️🙆♂️
Keep going sistr ❣🇸🇴❣🇸🇴
Ni
Waaw wlhi barteeda bee dhigtay heesta 🥰🔥💯💯
Waw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw waaw 😍😍😍
Joker...manz...
Waani..wataa....horey usocdaa..ayaan..idin leeyahy
Our Quen❤✌✌👍
Nice song form sheikh and bouty mountain came on
Wlhi aadbay u qurux badan thy gabadhaan
Nina Gawadheydha5somali Boqorada Muqdisho Giyrl Rap nina dance🤟🤟
Wow keep going gabdhan hala garab istago
Shanta somali
Muqdisho
Hargesa
Jigjiga
Jabuuti
Garissa
Xamareyyy❤️🥺🇸🇴
Keep going bay ku leyihin iyo wax lamida😓hadey wllshod ahaan lahedna inay ka xanaaaqan baa surto gala
War nacalaaye habluhu inteyna saan kasi daranan qabta
Somalay hablahenu hada waali kaley so wadaan wlhi hadii sidan ay ku sii socdaan war nio habalahena way wanagaasnaaye maxaa saan ka dhigay🙈
Background qashinaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Nini way kabxsaty💘💘💘👌👌
M.a wll qli horay uu soco wlll🙏🌹🌹🌹🌹🌹
Caliyaale calan u taagan 🇸🇴💯
Nini wallahi wakuwata 🇸🇴❣️