ความคิดเห็น •

  • @deeqmaxamuudbaddal6089
    @deeqmaxamuudbaddal6089 2 ปีที่แล้ว

    Suhaybo wllsheen ilaahay dartiis ayaan kuu jeclahay horay ussoco ilaahay haku xaffido

  • @mursalsalah1868
    @mursalsalah1868 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah hadalkagu wuxuu ahaa wada xikmad

  • @ayaanmuse9295
    @ayaanmuse9295 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran qaali aniga ayey qisadaan igu dhacaday 2016 qof aan guur ku balanay haddana baleenteeni xiligeedii inan kale guursaday ilaa aan ragg dhan ka aaminay sidaas alxamdulillah xanuun badan waan maray oo qalbigu waa I holcay lakiin maanta alxamdulillah,wax walba waan ka soo kabatay.

    • @salmonellatyphi2601
      @salmonellatyphi2601 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha’allah gabar adag tahay, insha’allah kheyr danbeyo

  • @wilwaal545
    @wilwaal545 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @sayid_mohamedmahdi984
    @sayid_mohamedmahdi984 3 ปีที่แล้ว

    Allaah haku horu mariyo suhayba.

  • @salmonellatyphi2601
    @salmonellatyphi2601 3 ปีที่แล้ว +1

    Dib u gurashada waxaa sababa qof aanan diyar u eheyn guur inuu isaga kaa dhigo qof toosan, lkn walashey sidee lagu sii ogaan karaa qofka inuu diyaar uyahay dhab katahay? Nin aan guur dhan ka hadleynin aan la yaabayay wlhi ma aqaano nimanka qaabkoda qofki igu dhamo please ii faaiideya

  • @drsyaasminabdihakim2350
    @drsyaasminabdihakim2350 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha.allh goor wanag san ayaan dhagaytay vediogan waayo waxan ku jiray xaalad adag.. qof kaan wada soconay wuu is ka tagay.ama.nolashayda wuu ka baxay anuuna ii.sheegin wax sabab habeen kii igu danbaysay telkiisa caadi ayaan iskula hadal nay mar ka danbaysayna muuna isoo wicin fariimahaygana igama soo jawabayo anoo qalbiga.kadilan o is waydiinaya waxan ku sameeyay ayaan hadan is ilaw siinayaa waayo kolkii hore uu nolashayda ku soo biirayay waxan ahaa caadi hadna caadigii ayaan ku soo noqon insha allha tellkiisiii wan delet gareeyy xataa fariimihiii waxan rajaynayaaa inuu soo.xasuusto mar uun wanagiii.an la rabay iyo inaan nolsha.isla wadaagno lkn waxaa balan ah markuu isoo laabo.waan hubaa inuu soo labane inaaan ana dareen siiyo tuu imariyyy waayo daacad ayaan ahaa ani jcylkaygii.faraha badnaana wuu ka faiidaysty wuu.idoqon saday wuxuu moodooba.inaaan doqon ahay waaayo waxaa la yidhi. Soomalida wanaga way oga dartaaa.isna wanagaygii badnaaa ayaa oga daray 😪😪

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas 3 ปีที่แล้ว +4

      Waan ka xumahay abbaayo. IA qofna looma dhutiyo, qof ka wannaagsan ayaad heleysaa IA

    • @drsyaasminabdihakim2350
      @drsyaasminabdihakim2350 3 ปีที่แล้ว +1

      Ameen abaayo.qali insha allah wan rajaynyaaa😍

    • @salmonellatyphi2601
      @salmonellatyphi2601 3 ปีที่แล้ว +1

      Abayo cashar hakuu noqoto oo uga faa’ideysatid xiriir kale, kaligane ma ahan gabdhaha badanaa daacadnimadodaa badan wiilashane doqomee na moodaan, insha’allah mid ku astaahilaa helee Ilahey kuma dayacayo

  • @asmahappy8896
    @asmahappy8896 2 ปีที่แล้ว

    Aniga waygu dhacday ilaa hadan kama helin jwb saxa oo qof wayn sheego waxaan u arkay in dadka noocaas ah ay yihiin doqomo aan karti iyo geesinimo toona lahayn

  • @sasabmohamed933
    @sasabmohamed933 3 ปีที่แล้ว +1

    M a sister keep going

  • @khaalidabdisalaan4691
    @khaalidabdisalaan4691 3 ปีที่แล้ว

    Walashay arinkas aniga buu ihaystay maalmo in hada laga joogo gabdhii aan lashakaysanayey gabi ahaanba waxay iga xiratay talefankedii internetkii waa iga xiray isna wax cadayn ah oo ay ku maqantahayna iima aysan sheegin sida aan kadareemayeyna qof xirxiran bay ahayd oo markii xiriir diyaar uma ahyn lkn aniga ayaa kahelay waxayna igu xirtay shuruudo sida in aanan eraydada qaarkood ku orankarin sida: xbbi, mcn, qaali iyo kuwo lamidka ah.
    Waxay ahayd gabar diin leh quruxna badan sida aan anigu u arkay ilaahay ba yaqaan waxay kumaqantahay cid aan kala xiriirana garanmaayo laakin anigu waxaan jeclahay in aan nolosha aduunka maalin un dib isku aragno meshay noloshu geysay iyo sida anigu isku oranjirnay in ay heshay iyo in kale waana kasamrikaraa oo dhibweyn iguma hayso xiriirka ay jartay.

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas 3 ปีที่แล้ว +1

      Wcs walaalkeey waan ka xumahay.

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas 3 ปีที่แล้ว

      Alxamdulilah abaayo.

    • @adammuse4459
      @adammuse4459 3 ปีที่แล้ว

      Haa

    • @adammuse4459
      @adammuse4459 3 ปีที่แล้ว

      @@SuheybaBadqas haa

    • @salmonellatyphi2601
      @salmonellatyphi2601 3 ปีที่แล้ว

      Laga yaabaa sidaan inee kuu kheyrtahay, sidi kuu kheyra Allah kuu sahlo

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 3 ปีที่แล้ว +3

    Sorry abayo, dadka qaar ma u qalmaan in wax loo sheego, nimanka qaar waa qashin 🤮