Asc dhamantin Drs sowda Qof somaliya oo an ari soracin Waa yar yahay Ilahay ha unaxaristo walaleh reer Gaza cadowgana Allah ha jabiyp Amiin Amiin yaarabi
Masha Allah abayo reerkenu badiye toos ah mey dagin xamar iyo gobulada dhexe ayan udhaxaynay waxa noojay ari mar mar ayan raaci jiray ilaa hada wan nicbahay xolaha wagas waxan jiray 10 markan sogaray 14 xamar uso gurnay❤❤
Halkan ayaad kusodiri kartaan qisoyinkiina thanks 00252616889436
Amin
Aniga wan soracay😢
Abaayo markad qisada kasheekenesid hanga qasin micnha sheeko kale hagalin😂😂😂😂😂😂
Adhl ansaracay❤
Sawda bilan Rida islaan kuguhaysatay. Hadey qof ahaan lahayd kawaran
Allah ayaa ka dulqaadi insha Allah way ka sarayn doonaa 🇵🇸
Masha Allah waad qurux badan dahay.
Waa qiso cajiiba allow afkayga habar iga ilaali aniga iyo waalid kaanaba sowdo
Sawda waxtahay gabadh aan aad ujecelahy illahay daartii❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aac❤❤❤
❤❤❤❤❤❤🥱🥱🥱🙏☝️🤲
Alla abayo intaa isku magac nahy hadana isku aabo nhy kawraan😢❤
Illahey Dartii ayan kuu jeclahy
Mugdiga iyo gaajada allaha ka baxsho faraj dhow alaha uforo
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا أختي الغالية يحفظك ويرعاك يا الله اللهم امييييين
اللهم صل وسلم وبارك
illaahey ha ugar gaaro walalaheena falastiin caruurta ariga raaca waaba dhiban yihiin miskiin 😢
Wlhi waa qiso mihiima ilaahay waxan ka barya allow afkayga ka ilaali habarka iyo nacdasha ilaahay afkena wax wanagsan haka so saro aamiin yaa allah
Aamiin aamiin illaahay gargarkiisu ha u yimaado insha Allah
Subxana allh rabi ha ugar garo wllh xanun waye rabi ha jawiyo yahuda rabiya ku filan
Ilahey haugargaaro umada muslimka ah ee dhibaateysa
Wallahi billahi waligey xoola dhaan maraciin baadiyana kumanolanin lakin xoola waan lahaayn waliba aad unadhan lakin waligey meel aay joogan maadhin.
وعليكم السلام اختي سوده الله يحفظنا
Salallahu calayhi wasalam alle how gargaro gargarka alle ayaa gargara ilaahay nasrigiisa how so dadajiyo aamiin
Ilahay haw gargaaro masakiinta ilahow dhibta ka dulqad yaa rabi
amiin
Subxanallah dadkeni ilmaha yar ma rumaystan mana aminan waxasi qalad aduunka qofka an dadka rumaysan ma fiicna dulmi weyn ayuu galaya qofkasi caruurta hala waraysto hana la rumaysto ciyaal marka tahay laguma ixtiramayo ciyaalka qarkod ayaa markad tidhahdo maxaa ku helay ayay ku odhanayan hadan waynan laha waa lay dhagaysan laha waa lay ixtirami laha allow walid wanaagsan naga yeel aamiin
Aaamiin alla masiibo haku rido yuhuuda
Mashaa Allah Allaah xa u gargaaro rer falastiin Insha Allah Amiin
Maasha Allah xabibti Jazaakallahu khair, Ameen inta aad noguduceysy in kabadn Illah hakusiiyo Ameen 🤲🤲🤲🤲
Illaahow ugargaar walaaleheen muslimiinta ah ee falastiin amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
wcs runtii habeen walba habeenka kale kaxanuun badan yaa rabi goorme farxayna ilahayow dhibatda leh
Anaa Ari sooracay sawda☝️
Wcs scw alle haw gargaaro reer qaza
Ana raaci jiray ☝️ Qali
Salaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu.
Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam.
Ilaahay ha u gargaaro walaaleheena Falastiin. Aamiin Aamiin
Ilaahayow ugargaar walaalaheen falastiin aamiin
اللهم انصر إخواننا المجاهدين والمستضعفين فى غزة يارب 😢😢😢😢😢
اميين يارب
V 😢😢😢😢😢😢
❤
allw ugargaar muslimiinta ladulmiyay
Yaa Rabi umada qasa gargar ilhaaya Adhi aniga ayaa Soo racay sawda wan waxa dhibaadn
Aameen yaa rabi ❤❤❤
Haa Salaadwalba Sujuuddaan ugaga Duceeyaa ee Allaah Faraj aanlafileyn hadiiyo Aamiin🤲🤲🤲🤲🤲Aamiin
Haa doucu habeen iyo malin baan uu duceya ilaahay ha uu gargaro palastine 🤲🤲🤲🤲amin amin
Allahuma Amiiiin
Allah hawgaraaro wlladen yaa rabi yaa rabi 😢😢😢😢😢😢
Haaa huno wa wadna Ducadii walalhen Alah ugargaroo
Aniga waan soo raacay waliba waan jeclaa raacida ariga
Yaaa rabi ugargaar reer falastiin
Subxanalaah walahi waa qalbiga ixanuny abayo walidka iyo anagaba cibro qadasho ayaa nogu sugan mahadasanid sawdoyo wan jeclahy qisoyinkaaga ❤❤❤❤ allahakuxafido
Jazakalhu khar
Sawda hoyo fican ku dhashay hoyaday camal masha Allah Allah xifdiyo walidintena kuwa dhunsana Allah so hadeyo❤❤
Allhu akbar
Asc dhamantin Drs sowda Qof somaliya oo an ari soracin Waa yar yahay Ilahay ha unaxaristo walaleh reer Gaza cadowgana Allah ha jabiyp Amiin Amiin yaarabi
Sowda hambalyo 45k❤🎉inshallah inta sanadka ka dhan 100000k aan gaarno asxpy meeshaan waa hoygeena gaarsiiya😊❤
Dumarku xoog bayka dhigtan habaarka sowday wlhi illahay awlaada hano xifdiyo ❤❤🤲
Asc dhamaan. Allaah subxaanahu watacaalaa how gargaaro walaalaheen Falastiin.
Allahuma Amiiin
Anaa soo raacay ari waa howl adag waliba xiliga jiilaalka
Shukran walaal allaha kubarakeeyo
Allahu Akbar ari aan raaco iska daaye labo ari hadaan u dhawaado waaban ka cabsadaa
Alaha ugargaro wllhen ree falastiin walhi adban uga murga mana ilawo😢
Aniga so raacay adhi ilahay falasttin dhibta kay dulqaad yuhuud iyo inta taageersan na sunaami ukeen ya allah 🤲
Allahuma Amiiin
Masha alaah abaayo anigana wan soo racay ariga
allaahow garaaro wllheen reer falastiin 😢inta dhimatay allaahow naxariisto inta dhaawca ah allaah Uboga dhayo waa shuhada reer falastiin
ani waan soraacay adhi ☝️
Aaaaamiiin yahuuda alow Jabi aaaaaamiiiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah u gar gaaro walaaleheen reer falastiin 😭😭😭💔💔
Wcs walaashey igu qaaliya sowda cadeey aadbaan kuu salaamay inbadan
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam
yaa rabi ugargaar walaalhena falastiin😢😢
haa ariga wan soo raacay UFAYIN ayan ku raacij jiray aad iyo ad ayey ii dhibi jireen
اللهم انصر إخواننا في فلسطين ❤❤❤❤ءامين🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha Allah abayo reerkenu badiye toos ah mey dagin xamar iyo gobulada dhexe ayan udhaxaynay waxa noojay ari mar mar ayan raaci jiray ilaa hada wan nicbahay xolaha wagas waxan jiray 10 markan sogaray 14 xamar uso gurnay❤❤
Ilaahay howgargaro wala heen reer falastiin 😢😢
Falastiin guul yaa rabi🤲
Riisado dheemash Allah ka dhiiigo Amiin yarib🤲😭😭😭
Haa Walaalo wn wadnaa Xalay waa habeenkii noogu xumaa haddii aan walaalaheen Falastiin Isbitaalka shifo oo istcmaalayey Solarka xataa xalay ayaa la duqeeyey Alxamdulillaah Guul Guul Falastiin Insha'allah Intii dhimatayna waa shuhadaa kuwa dhaawaca ahna Allaha ubooga dhayo Agoontaasna Allaha ugargaaro Salaad kastana Alla ayaan ubaryaa Alloow Adoomadaada reer Falastiin dhibka ka kor qaad Aamiin Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah
صي الله عليه وسلم ❤ wn soo racay in badan waliba adhi😂
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤
Illaahy haw gargaaro Palestine
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸
Aaminyarabi😢😢😢😢😢
Haaa anigu in badan baan raacay.
Waliba waxaan xasuustaa anigoo subixii canjeelo bac ku xirto oo aan makhribkii keeno
Salahu calhi waslm Salahu calhi waslm Salahu calhi waslm ❤😢😢😢 ale haw gargaaro walaalaheen❤😢😢
Haa wan so raacay
اللهم انصر اخواننا الفلسطين وفرج همومهم واعطي حريتهم اللهم انصرهم نصرا عظيما اللهم امييييين يا الله يا الرحمن الرحيم
Mnshaa❤🎉
جزاك الله خير abaayo ilahay haku xafido❤
Ha ari wansoracay dawacada hooy ka dhihi jiray😢
Amiin ya rabbi
Anaa soo raacay adhi😂❤
Haa wan soo racay inbadan onolashaydkamida ayn kuqataay adhiraac 😅😅
Ha wa aniga
Sheekada hore noogu gal scpeyy😮😊
😂😂😂😂wlhi waa funny 😂mamma
Alle ha u gar garo 😢😢 umada muslinka
❤❤❤❤❤❤❤
Haa warun
Waasoraacay mashallah
Allla hooyadeey baa markay xanaaqdo aad inoo habaarto ilaahay nooma aqbalo waxadhacday maalin malmaha kamid ah iyado maqrib la adimayo xaamilo bay ahayde ilmihi baa aad udhaqdhaqaaqay kadib waxay tiri nuuxsi badanaa waxa nafta ya daysee waxaytiri marki ba ugu dambaysay nuxsi subaxdi gabar mayd ah baydhashay maqribkay habartay subaxdedii iyadana noga shekeysay illa hadana hadey xanaaqdo isma celin karto ilaahay haka madoobeeyo iigu soduceeya adiga iyo asxaabtaada 😢❤
Alaha ka madoobeeyo habaarku ma fiicna runtii❤
Allaahayow hooyadaa macaan habaarka ka madoobey oo afkeeda ducada ku hanuuuni
Allahuma Amiiiiin
Aamiin Ya Allh
Yaa rab reer falastiin ugar gaar😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Asc sawda queen weligay baadiye ma tagin Waana jeclahay one day inaan tago insha allah
Jastan aan ku daawanayo adhi ban la joigaa baadiyaha burco ku dhow sowday wan ku jeceshalay ❤❤❤
Allaah illaahow habarka hanaga aqbali aan awlaadeena iyo intaan kaxaq daranahay aan habaarayno Aamiin Aamiin kuwa nahabaarayana ha ka aqbalin
Haa illahy haka dilaqadi 😭😭😭
😢falastiin walalayaal aan udecayno😢😢😢😢😢walhi waamurgo masexdaan macunteyan
😢😢😢yaarabii 😢
Alahakasaaro dhabka
Wcs
Aniga ari masoo raacin lkn wey igu feecnaalaheed dulqaad yara deyda iyo dabeecad xumayda allow sabar nagu arzaaq
Aamiin Ya Allh
Alle ha u gargaro wllhen falastiin iyo wixii muslim ahba ❤