RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 12 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

ความคิดเห็น • 1K

  • @AbukarMahdi
    @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว +155

    THANKS FOR WATCHING --- WAAD KU MAHADSAN TIHIIN DAAWASHADA AAD DAAWATEEN WALAALAYAAL

    • @Happyugas2024
      @Happyugas2024 7 ปีที่แล้ว +3

      u welcome adiga ayaa mahad celin leh filimkan waa filim qali ah runti waa kahelay

    • @ifraxqurux2933
      @ifraxqurux2933 7 ปีที่แล้ว +2

      Abukar Mahdi camow full respekt ku haya ilaahey hano ka dayo 👏👏

    • @aishacbdi2366
      @aishacbdi2366 7 ปีที่แล้ว +1

      Abukar Mahdi adaaa mudun wllo

    • @shaymasharaf1797
      @shaymasharaf1797 7 ปีที่แล้ว +2

      jilayasha filimka iyo adigaba aadbaad umahad santihiin abukar mahdi

    • @shafihassan700
      @shafihassan700 7 ปีที่แล้ว +2

      Abukar Mahdi welcome back helsinki finland sxbow with hareeri

  • @eidhassan1427
    @eidhassan1427 7 ปีที่แล้ว +6

    cajjiibb cajiib. amina muse, inateeda, inankeeda, xuseen shire iyo faadumiina big great dhamaantiiin. abukar mahdi thanks

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว +1

      ADIGAA MUDAN WALAAL eid hassan

  • @gjwehliye4416
    @gjwehliye4416 7 ปีที่แล้ว +4

    Aamino my favourite somali journalist and actress.

  • @adoontiialle5328
    @adoontiialle5328 7 ปีที่แล้ว +6

    Maxaan filim turki soo saartay KU faleeynaa iyo hindi midkaan ayaanba lacag Hadii uu yahay xitaa KU dhibeeynaaa👏👏👏👏👏👏👏😘

  • @AbukarMahdi
    @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว +39

    TAAGEERAYAASHA RIWAAYADA QOOTO QOOTO DHAMAANTIIN WAAN IDIN JECELNAHAY WAXA NIYADA NOO DHISAAYANA WAA IDINKA HAMBALYADIINA MAHADNAQIINA NOOLAADA

    • @Itzmeahmet
      @Itzmeahmet 7 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi thanks

    • @saradahir9670
      @saradahir9670 7 ปีที่แล้ว

      ayuub

    • @berlula5157
      @berlula5157 7 ปีที่แล้ว

      thnkz brother Abukar

    • @maastrichet2551
      @maastrichet2551 7 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi îc tuig5Sven Jij alķ v vvv cxzs§fff5ygvt5 hķjjud5 $@ 4 .gh

    • @nadiifacadde9179
      @nadiifacadde9179 7 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi soo gal galiya plz halqadah

  • @munahaji4519
    @munahaji4519 7 ปีที่แล้ว +19

    omg fadumiina the one an only an ruwayada ugu jclhy salaam

  • @mohamudAhmed216
    @mohamudAhmed216 7 ปีที่แล้ว +5

    Allow yaa kaaran ii geeyo Aamino muuse cad mahan 👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @mohamedbashir850
    @mohamedbashir850 7 ปีที่แล้ว +7

    qooto Qooto ano dawan maba hurdo 😍😍😍😍😍😍

  • @yasminfarah2280
    @yasminfarah2280 7 ปีที่แล้ว +5

    Woow aamino muuse wey sii yaraatay Masha'Allah

  • @HALBEEGTRADE
    @HALBEEGTRADE 7 ปีที่แล้ว +4

    Well done Abukar Mahdi.stay strong bro long life

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว +1

      ADIGAA MUDAN WALAAL SHANSHEEG NOOLOOW

  • @ummixabibti65
    @ummixabibti65 7 ปีที่แล้ว +5

    woow husain shire iyo aamino Muse jacalkoda qooto qooto yaaah 🤘😎

  • @ismailahmedomar359
    @ismailahmedomar359 7 ปีที่แล้ว +4

    waa musalsal cilmi badan ku jira waa loo baahan yahay in lagu wacyi galiya bulshada si xikmad ku salaysan waana wax dhaca arimahan thanks Mr. Abukar Mahdi full respekt

  • @mohamedali8307
    @mohamedali8307 7 ปีที่แล้ว +5

    Legend Amina muuse wehliye👌✌️️🙏👍🏿👍🏿👌👌

  • @sakibotan5952
    @sakibotan5952 7 ปีที่แล้ว +4

    waaaaw walahi cadi mahan waan ka helay aamino wehliye

  • @filsankhan472
    @filsankhan472 7 ปีที่แล้ว +1

    saaan usugayay waaan daalay thanks kaape

  • @ismailaden7
    @ismailaden7 7 ปีที่แล้ว +4

    xuseen Jire Actor Shidan Waaye

  • @mohammudomar8578
    @mohammudomar8578 7 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkkkk Fadumiino wallahi wa ku haystaa best actor's kkkkkkkk

  • @mylove-ke7re
    @mylove-ke7re 7 ปีที่แล้ว +5

    walaalkay abukar Mahdi qooto qooto gacaan ayan u tagay✋💕👍

  • @princessindhaqurux8944
    @princessindhaqurux8944 7 ปีที่แล้ว +2

    thanks wll in badan sidoo kale farxad ayan ku rajeynaa

  • @xalilovesomlixalilovesomal4647
    @xalilovesomlixalilovesomal4647 7 ปีที่แล้ว +2

    hhhhj cadi maha qeebtaaan qooto qooto tageero no 1 Anaa ah PLZ WEEKII LABO MAR KA DHIGA WA CODSI

  • @sadaqabdurahim8957
    @sadaqabdurahim8957 7 ปีที่แล้ว +4

    axsan riwaayad oo ka tarjumaysa nolosha dhabta ah.... keep doing good thnz #Abukar mahdi

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว +1

      adigaa mudan sxb sadaq

    • @zack.dempsey.10
      @zack.dempsey.10 7 ปีที่แล้ว +1

      Abukar Mahdi fiska kusodar ruwayada

  • @princessindhaqurux8944
    @princessindhaqurux8944 7 ปีที่แล้ว +4

    walalo waxan ka codsanaa sida qeybtan o kale in aad u so deeqsan qeybaha kale cawa masha allah so funny ayey aheed thanks so mash abukar mahdi

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว +2

      waa talo fiican waa balan insha allaah walaal princess indha qurux NOOLOOW

  • @henokisaac8753
    @henokisaac8753 7 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayaan ugu mahadcelinayaa dhamaan fananiinta somaliyeed ,horta anigu waxaan ka hadhaey filimadii iyo sheekooyinkii americanka ayaan ka hadhay Qooto qooto waa Super Super

  • @halimaahmed2995
    @halimaahmed2995 7 ปีที่แล้ว

    big thnks t abuukar mahdi iyo fanaaninta ka qayb qadaty riwayda.

  • @abdirasaaqnimcan9435
    @abdirasaaqnimcan9435 7 ปีที่แล้ว +4

    habarah u jabay war habar lacag leh isoo qabta bila caleeg😂😂😂I'like habar lacag leh

  • @sundusissa6387
    @sundusissa6387 7 ปีที่แล้ว

    Fatimiina magalada adaa kalawado malagudhahay horta maanta qooto qooto adaa kalawado ❤️❤️❤️❤️

  • @wllkaahargeysawi17
    @wllkaahargeysawi17 7 ปีที่แล้ว +2

    thnkz abukar mahdi iyo dhamaan fanaaniinta qooto qooto plz hanaloo kordhiyo ruwaayada asbuuci laba mar xitaa jimce iyo arbaca codsi !

  • @naajiyare6877
    @naajiyare6877 7 ปีที่แล้ว +5

    baladkii aadan yabaal viva aamina muuse wehliye

  • @sadiyahpdx
    @sadiyahpdx 7 ปีที่แล้ว +3

    Wow loved it... Amina muse ❤️

  • @izabeylaibraahim8826
    @izabeylaibraahim8826 7 ปีที่แล้ว +6

    Walaalkey Abukar mahdi in aad u bdn waaa mahadsnthye qooto qooto aad ayaan u jacelhye

  • @gokhanaskim119
    @gokhanaskim119 7 ปีที่แล้ว +1

    Xusen shire iyo aamina muuse wehliye jacaylka jilistiisa aye qatar ku yihiin 😍😍😍💞💞

  • @ibrahimtoreye6636
    @ibrahimtoreye6636 7 ปีที่แล้ว +6

    qaybtaan Amino iyo ina ciyaar jecel waa Top,xaga farsamada iyo xaga jilida waa Boqol Boqol

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว

      THANKS SXB IBRAHIM NOOLOOW

  • @maryanmahamed9282
    @maryanmahamed9282 7 ปีที่แล้ว +8

    amino muuse 😂😂😂😂😂 jacelakalay jaceel qotoqooto Thnks

  • @princessindhaqurux8944
    @princessindhaqurux8944 7 ปีที่แล้ว +1

    thanks so much abukar mahdi

  • @farhiyogelle4314
    @farhiyogelle4314 7 ปีที่แล้ว

    faarax murtiile iyo faadumiin waa ku heytaa caadi mahan. Thanks abukar mahdi fikirkada maasha allah.

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 7 ปีที่แล้ว +8

    Viva karaan iyo wardhiigley hee, amino muse ku celi queen Tasha wardhigley pls. Lol

  • @sadiyiaddawe7986
    @sadiyiaddawe7986 7 ปีที่แล้ว +5

    queen tashaa ku jcliyaaa fashion style wlh

    • @sedraaml9701
      @sedraaml9701 7 ปีที่แล้ว

      Sadiyi Addawe qosol ley waaye

  • @hodan19
    @hodan19 7 ปีที่แล้ว +2

    Loved this episode. Inaan ana jilayaasha ku jiro bay ahayd malaa 😂😂😂😂
    Thanks for sharing and plz hurry up with the other parts

  • @ozillovemadrid5977
    @ozillovemadrid5977 7 ปีที่แล้ว

    qooto qooto wan kuheystaa thnks abuukar mahdi

  • @qadijoxubi462
    @qadijoxubi462 7 ปีที่แล้ว +4

    mashaalah kuteyso amino muse sidey uasturantahy Isku asduraa

  • @munaizirabdullahi3621
    @munaizirabdullahi3621 7 ปีที่แล้ว +6

    Ana qooto qooto in aan akti gareeyo waan jeclaan lahaa abuukar 😂

  • @queensuuzaanahussein3393
    @queensuuzaanahussein3393 7 ปีที่แล้ว

    Wnba dhararsanaa wlh saan usugo kamaba daalo i love 😍 qooto qooto tnx bro abukar mahdi

  • @muxidiinmaxamuud7599
    @muxidiinmaxamuud7599 7 ปีที่แล้ว

    thanks abwan Abukar Mahdi runtii waa ruwayad dadka aykawada heleen

  • @amarbadansidahooyaded9379
    @amarbadansidahooyaded9379 7 ปีที่แล้ว +3

    Thanks abukar mahdi

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว +1

      ADIGAA MUDAN WALAAL MARYAN

  • @sarahmohamed3951
    @sarahmohamed3951 7 ปีที่แล้ว +13

    fadumiina iyo farax murtinle idinma waayo kkkkkkk😂😂😂

  • @ahmedsadexle734
    @ahmedsadexle734 7 ปีที่แล้ว

    Abukar mahad thanks zhp mcn riwayadan waa ka helay

  • @ayaneabdi76
    @ayaneabdi76 7 ปีที่แล้ว +4

    gabar mise habar kkkkkkkkkk qooto qooto waayeedaa wiilka

  • @samiramahamud9184
    @samiramahamud9184 7 ปีที่แล้ว +8

    faadumiina lots of love from boondheere inbadan ayaad iga qoslisay.

  • @gokhanaskim119
    @gokhanaskim119 7 ปีที่แล้ว +2

    Side u dhawrayey baa kursigi ku gam qooto qooto ku hurud weeye ay thnks Abuukar mahdi

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว

      KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK ADIGAA MUDAN WALAAL SUHEYB NOOLOOW

  • @saidawarsame1944
    @saidawarsame1944 7 ปีที่แล้ว +1

    adinka ayaa mudan sida quruxda badan ee aad noo ma dadaalineysaan waxaan usugnaa sida Musalsalaadka aan usugno waa fanaanin far samo yaqaan in iyo soo saarayaal aad u Carbis an dhamaantiin waa idin salaamay salaan sare

  • @hanaindho6224
    @hanaindho6224 7 ปีที่แล้ว +20

    kkkkkkkkkk faadumina faarax murtiile uunba ka badaniya

    • @M45_0
      @M45_0 7 ปีที่แล้ว +2

      hana indho wuu iryadeey waliba kkk jacayl qasab ah

    • @selenajama4927
      @selenajama4927 7 ปีที่แล้ว +2

      hana indho kkkkkk

    • @shukrijama6934
      @shukrijama6934 7 ปีที่แล้ว

      TH-cam. maataynta. Kachina

    • @shukrijama6934
      @shukrijama6934 7 ปีที่แล้ว

      TH-cam. sheekh. cabdiraxmaan dabacasar
      .

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 7 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkkkkkk kk wale wax ba ka dhacay fadumina iyo murtile so funny 😂😂😂😂😂

  • @zaamabii6966
    @zaamabii6966 7 ปีที่แล้ว

    Thank u Walalo

  • @darwiishboy8684
    @darwiishboy8684 7 ปีที่แล้ว

    Nice intaan qaybta kaleh sugaayo aya sanad ila ah wad mahad San tihiin reer qoto qoto

  • @nimcohassan2120
    @nimcohassan2120 7 ปีที่แล้ว +11

    kkkkk jiib carooday xamaraa ka helaysaa fadamiina caadi maahan

  • @saprinamaxamad8551
    @saprinamaxamad8551 7 ปีที่แล้ว +3

    farax murtile iyo Faduminaa wlhi wa qoslee

  • @ayanmuuse4620
    @ayanmuuse4620 7 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Director Abuukar mahdi

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว

      ADIGAA MUDAN WALAAL AYAAN NOOLOOW

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
    @shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 ปีที่แล้ว +1

    Abukar mahdi Dank wel meneer

  • @fafanoura6896
    @fafanoura6896 7 ปีที่แล้ว +3

    so dhacyooo

  • @najmacadey9068
    @najmacadey9068 7 ปีที่แล้ว +5

    hebeley kir ma taqnaa kutee alla fadumiiiina alle ha ku deesto plz fadumina yanan laga saarin qooto qooto mahadsnid universal tv

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l 7 ปีที่แล้ว

    Abuukar Mahdi ruwaayadaani qaana ruwaayad wanaagsan oo dhaqanka somalida qurbaha ka hadleyso was a Ku mahadasantahay lakiin walal ma ahan wax aay Wada fiirsan karaaan dad waawyen iyo dad yar yar wax yabaha qaarkood ka,badbadis iyo anshax xuma ayaaa ka muuqata marka fadlan dhaqanka iyo diintaba hala dhoowro.many thanks

  • @shakaal174
    @shakaal174 4 ปีที่แล้ว

    Caleek caleek laki xaji wacays baa ugu shidan qosolki aduunka

  • @qadijoxubi462
    @qadijoxubi462 7 ปีที่แล้ว +4

    ilaahy kabaqa eee jiirkinaa asdurtaa adunkaan walakaa takayaa madaxina asturtaa

  • @shucaybmaxamed7153
    @shucaybmaxamed7153 7 ปีที่แล้ว +3

    Queen Tasha
    iyada Ugu Qosol Badan
    wan Ku Haysta

  • @wajeerkenya
    @wajeerkenya 5 ปีที่แล้ว

    Faduminaaaaaaaaa.... Walee wa legend.

  • @smartcadey21
    @smartcadey21 7 ปีที่แล้ว

    queen nataashaa iyo fadumiina iyo laki farax murtiile ayaaa mcn ah qeebtaaaaan

  • @anhaarlove3777
    @anhaarlove3777 7 ปีที่แล้ว +10

    fadumiina iyo farax murdile maxaa kala qabsaday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂🔫🗡⛏🏹🔮🚜haljiib oo carooday an kasaa oo xafadeena ku guwaday xamar aa kahelee😂😂😂😂😂

  • @loverwyoy7974
    @loverwyoy7974 7 ปีที่แล้ว +27

    hhhhhhhhhhhh ani fadumina.ku hystaa wlhi nolow

    • @somalihanahilaa6891
      @somalihanahilaa6891 7 ปีที่แล้ว +1

      kkkkkkk kkkkkkk aaj dhulkuu islagaadhay waalays hayaaaa gol

    • @selenajama4927
      @selenajama4927 7 ปีที่แล้ว +3

      lover wyoy haaaa anibo mesha fadumiina ushidan

    • @mkareedullario308
      @mkareedullario308 7 ปีที่แล้ว

      Ubah Jama

    • @ibracadecali9806
      @ibracadecali9806 7 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh aniga kaki faadumiina waa kuhaytaa

    • @saaana3851
      @saaana3851 7 ปีที่แล้ว

      sikis

  • @khadijamuse2842
    @khadijamuse2842 7 ปีที่แล้ว

    Abukar mahdi adunka ayad u fiiirsatay oo ad u fikirtay wax dhacayo ayadna ka hadashe allah ki barakeyo qebta fikrada masha allah wlh wax loo bahna ayad ka hadashe bro

  • @abdinasir911
    @abdinasir911 7 ปีที่แล้ว

    OMG naagahaan kacsi hayo badanaa. kkkkkkk.com, qof walba qooto qooto ow radinaa nimankii ayagaa ka daran cml. I love it good show.

  • @abdirahmanshiine7988
    @abdirahmanshiine7988 7 ปีที่แล้ว +7

    haweenkii iku ficneed riwayada caawa aheeed amina dhool qiso dhab ah ayee kahdlee qofkii fahmikara fahmikaro

  • @anfacdagan3564
    @anfacdagan3564 7 ปีที่แล้ว +7

    aamino muse romantic waa dhaaftay sey xussen shire u soo jiidaneyso

  • @ismaciilmaxamedtaxta2642
    @ismaciilmaxamedtaxta2642 7 ปีที่แล้ว +1

    abukar mahdi allaha ku xafido wll riwayad dr qooto qooto mahadnaaq

  • @callidheere2600
    @callidheere2600 ปีที่แล้ว +1

    Aamino muuse wehliya arjantiin xafa deeda

  • @saaxilka1
    @saaxilka1 7 ปีที่แล้ว +6

    kkkk naaag lagaaga horeeyay iska ilaaali hadii kale dulqaad muuji cml kkkkk

  • @kowsarKowsarcadey
    @kowsarKowsarcadey 7 ปีที่แล้ว +6

    tlhi wee calacashe amino muse😂😂😂

  • @faizanboy7959
    @faizanboy7959 7 ปีที่แล้ว

    queen tasha fadumiina laki aa ugu qatarsan.....queen tasha waan ku haystaa kkkk noolow ykhy

  • @xeroshiinochannel8189
    @xeroshiinochannel8189 5 ปีที่แล้ว +2

    laki xaji love you

  • @anisahomar7550
    @anisahomar7550 7 ปีที่แล้ว +3

    Kaaraan sisi iyo arjantiin Wlhi mama aamina isku xaafad aan ahayn Masha allah

  • @shaymasharaf1797
    @shaymasharaf1797 7 ปีที่แล้ว +3

    qaybta 13 waxaay soo baxaysaa 11 bisha 11 inshallah waxaan sugnaa waa qaybtaas 13 iyo qaybo kaloo badan

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi3503 7 ปีที่แล้ว

    Thank you thank you so much

  • @hanimohammed790
    @hanimohammed790 7 ปีที่แล้ว +2

    Amina muuse wehliye cadi MA aha✌✌

  • @mizabrinaahmed9533
    @mizabrinaahmed9533 7 ปีที่แล้ว +6

    fadumiiina 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @duufaanyare2028
    @duufaanyare2028 7 ปีที่แล้ว +5

    Amino kulaha Tan Yaa Kaaran Igeeyo😂😂😂

  • @runsheegsomali576
    @runsheegsomali576 7 ปีที่แล้ว

    best directer abukar mahdi ayadoo guryaha lagu dhigayo bankaa sugaynaa brother

  • @faizaahmed3295
    @faizaahmed3295 7 ปีที่แล้ว

    Qooto qooto qeebtaan qatar waye. Love it

  • @ifka-nuuraabdi4345
    @ifka-nuuraabdi4345 7 ปีที่แล้ว +3

    Lakiiin ruwaayadaan waxey cashar u noqon islaamo badan oo lacagta wiilasha qootoqooto kaga qaadan jirey

  • @samerahoney5621
    @samerahoney5621 7 ปีที่แล้ว +4

    inderkay faarah furtile ayan odhnyaa Abubakar hadi Qooto Qooto iigu so qabo Omg😆

  • @queensuuzaanahussein3393
    @queensuuzaanahussein3393 7 ปีที่แล้ว +2

    Alla aabo calool adkaa allow hooyoyinkeena noo daa

  • @qofnahaqursan2827
    @qofnahaqursan2827 7 ปีที่แล้ว +1

    thank you abukar mahdi mahadsanid qooto qooto family all waa qatariisana riwaayada fadumiina tageera her dabeled aa itimid kulaha 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kadraali9180
    @kadraali9180 7 ปีที่แล้ว +3

    kkkk. quen taasha .hoyadeed iyo walalkeed ey ku mashqushay aakhiran iyada lagu mashquulaybo waa lagu celina camal .

  • @munaser2497
    @munaser2497 7 ปีที่แล้ว +4

    plz gueen tasha ka bixiya Ruwaayada faen

    • @qalinle1231
      @qalinle1231 7 ปีที่แล้ว +1

      Mohammed Sadaq waa kugu racsanahay

    • @luulmaxamed5012
      @luulmaxamed5012 7 ปีที่แล้ว

      Mohammed Sadaq

    • @ismaaciilmohamed1780
      @ismaaciilmohamed1780 7 ปีที่แล้ว +1

      Mohammed Sadaq haa wa runta

    • @shuudmedia
      @shuudmedia 7 ปีที่แล้ว

      aad ayaan uga helay waayo waayo iyo hobaladii waabari waxaa aad u jeclahay faynuus sheekh dahir qaabka ay wax u jisho lakiin xasuusnaada in aad ugurmataan cabdi tahliil harkaysa keena wuu dhaami lahaa siduu ku sugan yahay

  • @abdiwahabmuhumed107
    @abdiwahabmuhumed107 7 ปีที่แล้ว +1

    thankz wll abukar Mahdi

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว

      ADIGAA MUDAN WALAAL ABDIWAHAB

  • @sahrujasahruja2089
    @sahrujasahruja2089 7 ปีที่แล้ว

    kkkk cadi ma aha shukran abukar mahdi wall mcn

  • @rumaanmuuse4742
    @rumaanmuuse4742 7 ปีที่แล้ว +30

    adoo exam aqrineesid youtube maku aragtay qooto qooto adi qooto maku fiirsatay

    • @hajjiyuusufmohamed789
      @hajjiyuusufmohamed789 7 ปีที่แล้ว

      Daluuca Muuse
      hhhhhhhhhhh wlhi anaa ku fiirsaday bari exm leeyhy hdana waa 1:04 Am

    • @rumaanmuuse4742
      @rumaanmuuse4742 7 ปีที่แล้ว

      Aniga xataa exam ayaan lee yahay hhhhhhh yuusuf hazard allaha noo fududeeyo

    • @hajjiyuusufmohamed789
      @hajjiyuusufmohamed789 7 ปีที่แล้ว

      Aamin Aamin sis

    • @rumaanmuuse4742
      @rumaanmuuse4742 7 ปีที่แล้ว

      Sister dheh gabar waaye wiil ma.ahan hhhhhh

    • @Dareosma
      @Dareosma 7 ปีที่แล้ว

      Daluuca Muuse

  • @saaxilka1
    @saaxilka1 7 ปีที่แล้ว +3

    kkk amina muuse caadi mahin alla yaaa arjantiin ii geeyo

  • @fardowsanoor6706
    @fardowsanoor6706 7 ปีที่แล้ว +1

    Queen Tasha walalked rocks man

  • @nadyamalin4756
    @nadyamalin4756 7 ปีที่แล้ว +1

    Aamino muuse👍👍👌 geeraar aka dhacay caadi mahan

  • @queenayah7769
    @queenayah7769 7 ปีที่แล้ว +8

    Ruwaayaddaan qooto qooto ilaa madaxweyne Hassan Sheik daawado😂😂😂😂 caadi ma aha, kama xiiseyno daawashadeeda qooto qooto.😅😁😄

  • @hanaindho6224
    @hanaindho6224 7 ปีที่แล้ว +24

    wiilka ay quen tasha walaha yiihin wan ku haysta abukar mahdi wiilka iso qabo qooto qooto maha hada hhhh wa iga run

    • @ismailaden7
      @ismailaden7 7 ปีที่แล้ว

      hana indho anaa Abtigiiis Ah Abti Ee Makuu Soo Dhameynaa Mise Numberkiiisa Kusiinaaa Khalid Yare

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ok waan kaa gaarsiinayaa fariintada walaal

    • @ismailaden7
      @ismailaden7 7 ปีที่แล้ว

      Abukar My Director Ka Gaarsii Maskiinta Waa La Hayaa

    • @abdiali719
      @abdiali719 7 ปีที่แล้ว

      hana indho qooto qooto amaan kuugu gursadaa shrfy

    • @hanaindho6224
      @hanaindho6224 7 ปีที่แล้ว

      ismail aden hhhhh dhamayn qooto qooto ah miya